malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Gheelle, the Somali parliament surprised us yesterday and delivered one of the most exciting news for Somalia. Lets hope the President will do the same in selecting pm with mature understanding of where Somalia is at today. It’s significant that Pm has fair and mature understanding of where Somalia is at today , and can used this good atmosphere that country is feeling to his advantage and mobilize the nation. There are plenty room for the technocrats in Government , for example foreign minister and etc We need reliable guy abdi billa
  2. We need man that can unite the country, an active man , A man that will travel every district of Somalia a likeable man. We need Young man 45 to 51 max I believe and nationalist , A man that can erase bad history , Rally country behind him . What we don’t want is a • I B M technocrats and etc. • Fake professor’s • Clan lover
  3. unuka said they wanted the presidency or they will join alshabab again. that is what happened. your family was organizing chaos if the presidency is not given to them. alhamdulialh the rest of somalia said let us save the little peace Abdiweli brought to the country. ReR Unkua out campaigned Mr gas and Faarool that’s all , sxb Mogadishu belongs to Somali’s regardless what region . Hassan Shiekh Mahamud brought something on the table both Gas and sharif couldn’t offer behind close door ? Don’t insult the clan sxb its ceeb , You have seen large scale demonstration for Farmajo and other candidate’s . The Power house the Somali army is runned by Dblock relax sxb , no one can cause any damage to stability whether the outcome of election would have been different.
  4. Garoowe Puntland Demonstration in support of President Sheikh Mahmoud Banaanbax lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya oo maanta Garowe ka dhacay. Posted by Pi1 on September 11th, 2012 Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbaxay lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiekh Maxamuud oo xildhibaanada Baarlamaanku ay cod aqlabiyad ah ku doorteen habeenimadii xalay ahayd. Banaanbaxa oo uu soo abaabulay Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe oo iskaashanaya ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne boolaal ah oo wata boorar kala duwan iyo Calamada Puntland iyo Soomaaliya islamarkaana ku dhawaaqaya Erayo soo dhaweyn ah oo ay ku soo dhaweynayaan Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya iyagoo ku matalaya dhamaan shucuubta reer puntland. Banaanbaxan oo mudo saacado ah ka socday magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa dadweynuhu waxay socod ku mareen qaybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada iyo Wadada Laamiga ah waxayna si dhab ah u taageereen hanaanka isbadelka ah ee soomaaliya u ifay iyo horumarka doorashadan xalaasha ah ay soomaaliya u horseedi karto. Banaanbaxani wuxuu yimid xilli Madexweynaha dawlada Puntland uu xalay u hambalyeeyay Madexweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya daqiiqado yar uun kadib markii guddoonka Baarlamaanku uu ku dhawaaqay in uu guulaystay, sidoo kalana uu maanta shir-saxaafadeed arrintan ku saabsan ku qabtay xarunta Madextooyada. www.puntlandi.com
  5. Former PM Prof. Cali Khaliif campaigning for presidential candidate Prof. Hasan Sheikh Mohamud, September 9, 2012 Prof. Hasan Sheikh Mohamud September 09, 2012 Musharax Prof. Xasan Sheekh oo Qado Sharaf u Sameeyey Xildhibaanadda cusub Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh oo isana ka hadlay kulankaa yaa ku sheegay in "Musharax Xasan Sheekh uu yahay Ruux Ka Walwala Xaaladda Dalka Soomaaliya lehna dareen Qarani islamarkaana Taariikh Wanaagsan ku leh Bulshadda Soomaaliyeed iyo Aduunkaba" http://www.midnimo.com/2012/09/09/mu...aanadda-cusub/ http://boramanews.com/index.php?opti...d=34&Itemid=53 __________________________________________________ _______________ Deg Deg:- Dabaal Deg Ka Socda Caasimada Taleex Iyo Magaalada Laas Caanood, Buuhoodle, Xudun, Boocame, Widhwidh Iyo Dhamaan Deegaanada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of Somalia http://horufadhi.com/2012/09/10/deg-...ada-buuhoodle/ Waxaa guud ahaan ba Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ka Socda dabaal degyo kala duwan kuwaas oo lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin cida ku guulaysatay hogaanka dalka. Hadaba iyada oo ay taasi jirto ayaa waxa gudaha Magaalada Buuhoodle laga maqlayaa dhawaqa rasaasta kala duwan kuwaas oo farxad iyo damaashaad loo ridayo, iyadoona taas lagu nisbaynayo rajada cusub ee uu dalku galo. Dad weynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay rajo wacan ka muujiyeen waxqabadka iyo waliba barnaamijyada dhanka horumarineed ee uu la imaan doono madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya, iyagoona si weyn u soo dhoweeyey doorashadii xalaasha ahayd ee madaxweynaha lagu soo doortay iyo waliba qaabkii ay u dhacday, waxa ayna sheegeen in doorashadaasi ay ahayd mid si xaalaala u dhacday loogana baahan yahay hogaanka cusub inuu la yimaado waxqabad tayo leh. Sidoo kale dad weynaha ayaa aad ugu riyaaqay in 21 sano kadib ay doorasho ka dhacdo dalka gudihiisa, iyagoona sheegay in taasi ay tahay horumar balaadhan oo lagu talaabsaday lagana sugayo ganacsatada soomaaliyeed in ay maal gashtaan dalkooda hooyo si horumar balaadhan looga gaadho dhinacyo badan. Si kastaba ha ahaatee xaalada dalka soomaaliya ayaa haatan ah mid aad u wacan una muuqata in ay mar labaad dib u hanan doonto soomaaliya qaranimadeedii iyo magicii ay hore u lahayd isla markaasna ay dad badan kusoo noqon doonaan dalka kuwaas oo iyagu ka cararay dagaaladii ka dhacay gudaha dalka oo rajo wacan ka qabay in ay kusoo laabtaan dalka marka laga gudbo xiliga kumeel gaadhka.
  6. Change of attitude in puntland admin , or is it campaign For the PM , We need pic’s sxb , rally with picture posters ………
  7. You where hoping for Ina Gass sxb what change
  8. Whatever makes you sleep better sxb , we know what faroole wanted sxb he didn’t get it hence it was embarrassing the man got only 30 vote , It took Sharif Ahmed Cousin do beat him we accept that outcome . Sheikh Sharif Ahmed did his job , cleaned city paved the road for the new leader , Tell Faroole better change his attitude or PM will go to Gedo / Khaatumm state or better yet Somaliland wowow
  9. if Faroole had influence to remove sharif ahmed , Faroole would have help Gas win the President election. The New Parliament removed Sharif Ahmed, lost fair election it’s okay we are more than happy with new President
  10. tha man is being welcomed by his cousins sxb , big payday for them. Imagine me goin back to my tuulo with big bag of money sxb …. Everyone will line for me , hence the man should learn sharif Ahmed ceremonies it don’t get you= no where
  11. Its new dawn in Somalia , president Hassan Sheikh is not stranger , he has worked in the capital and elsewhere in Somalia while under control of alshabaab. Leaders of alshabaab constantly boosting that they don’t want a Somali leader with foreign passport, That they need a leader within the country that shared the struggled with them. For twenty years Professor Hassan Sheikh Mahamud educated young Somalis across the country at the cost of his own time, health, and property. When it was wise to wait the war out in a distant land, he flew home to Somalia. When the entrepreneurial and intellectual strongmen of the Somali nation were jumping ship to stake out new opportunities overseas, he sought solace in relieving the anguish of his people. And even when powerful powerful warlords and politicos were fleeing with their own caravans full of wealth and influence, he chose to stand his ground and build towards a better day for all Somalis. To alIshaabab we as Somalia people the elders , kids . Male or female all encourage and hope that you lay down your weapons and work with new admin, safe Somalia from Unnecessary bloodshed
  12. Stop that Campaign sxb , Reer Unku are competing just like rest clans … keep the eye away from beesha .
  13. The New Pm should hail from Somali land . We need Pm that would not clash with new president plans for the country unlike previous admins Character wise , the new PM must be independent , strong man and not puppet for foreign and clan interest , show diversity . Professor Samatar for PM
  14. abdi walli gaas should get the job since his familiar with it , we dont need to start from scratch everywhere .
  15. Well done sheikh sharif Ahmed ........... Thank you for the fair election , my god bless you and your family
  16. Shiekh sharif Ahmed is our answer , we need positive change not unknown person. Under sharif Ahmed nothing but prosperity and success for the future of Somalia
  17. viva viva viva la president ............................................. What we want Sharif Ahmed ........ what we need shiekh sharif Ahmed god bless you .....
  18. shiekh sharif Ahmed for president viva la president viva la president shiekh sharif Ahmed
  19. somalia no more debate lets waite for the outcome ..................... ? abdiwalli voted for the warlord today live ........ Lets hope the best man wins inshallah , Lets move on to better days
  20. Shiekh Sharif Ahmed for President , Go Go Go GO
  21. Muqdisho (RBC) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo horey u ahaa wasiirka dastuurka ee dawlada Soomaaliya ayaa goordhow laga saaray shirka baarlamaanka kadib markii buuq iyo gacantaag uu ka dhashay baarlamaanka dhexdiisa. Buuqa ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii cod loo qaaday in baarlamaanka lagu soo daro 20 xildhibaan oo ka mid ahaa xubnihii baarlamaanka horey loogu diiday inay ka mid noqdaan arintaasoo xildhibaan Xoosh iyo koox kale ay diideen. Cod ayaa loo qaaday in 20 xildhibaan oo saaka soo galay shirka iyadoo gudoomiyuhu baarlamaanka uu ku dhawaaqay in natiijada ay noqotay;- - 98 Haa ayey ku codeeyeen - 85 Maya ayey ku codeeyeen - 9 Way ka aamuseen - Waxaan codeynin 50 xildhibaan oo joogay baarlamaanka Waxaa arinta ka dhashay buuq iyadoo la diiday natiijada hase yeeshee gudoomiyaha baarlamaanka ayaa amray in dibadda loo saaro cid kasta oo buuq keenta waxaana la saaray xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil. Xildhibaanada la fasaxay waxaa ka mid ah Maxamed Qanyare Afrax oo hadda kadib ah xildhibaan.