malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Wararka laga helaayo xarunta madaxtooyada ee magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu soconayo kulan u dhaxeeya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo xildhibaan Sharif xasan Sheekh Aadan kaas oo arrimo xasaasi ah ay kaga hadlayaan. Labadan Sharif Ayaa waxaa kulanka ku wehliya Mustaf Dhuxuloow iyo nin kale oo aan la shaacin magaciisa waxaana uu yahay mid albaabada u xeran oo aan cidina loo ogolaan. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in labadan Sharif ay ka hadlaayan sidii ay isaga kaashan lahaayeen loolanka madaxtinimada dalka oo uu musharax haatan yahay sharif sheikh axmed maadama shariif xasan uu ku waayay tartankaas habka somalida ay wax u qeybsatay ee 4.5 oo mid kamid ah jagooyinka sare dowladda ay Beesha Digil iyo Mirifle qaadatay guddoomiyaha barlamanka. Kulankan dhexmaraya Sharif Sheekh Axmed iyo Sharif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay kadib kulan Imaaradka Carabta Shariif Xasan todobaadkaan uu kula soo yeeshay siyaasiyiin xiriir dhow la leh Labada Shariif kuwaas oo xaliyay qilaafkii ka dhex taagnaa Sharif Xasan Sheekh Aadan iyo Shariif Sheekh Axmed.
  2. Toban ka mid ah musharaxiinta buuxiyey shuruudaha ee u taagan xilka madaxweynaha Somalia ayaa khudbado ka hor jeedinaya fadhi gaar ah oo ay isugu iman doonaan baarlamanka Somalia maanta oo Jimce ah.
  3. interview is nothing but Politics , basically sharif is telling them what they want to hear.
  4. Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia soo gaaray Ra’iisul wasarihii hore ee Somalia Prof,Cali Maxamed Geeddi isagoo sheegay inuu u sharaxan yahay xilka madaxweynaha Somalia. Prof.Cali Maxamed Geeddi oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay inuu yahay Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Somalia. “Haddii leey doorto Madaxweynaha Somalia waxaa balan qaadayaa inaan ka shaqeyn doonno nabad galyada iyo Xasilinta dalka ayuu yiri Prof.Cali Geeddi. Sidoo kale wuxu sheegay Cali Geeddi in uu yahay siyaasi caan ah oo xildhibaanada ay yaqaanaan isla markaasna marka uu soo bandhigo waxqabadkiisa uu aaminsan yahay inay u dooran doonaan madaxweyne. Prof.Cali Maxamed Geeddi ayaa intii u dhaxaysay 2004 ilaa 2007 ahaa Ra’iisul Wasaarihii dowladda kmg Somalia oo uu Madaxweynaha ka ahaa Marxuum C/laahi Yuusuf,waxaana xilka uu iska casilay 29-kii October 2007 kadib khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxweynihii xilligaas Col.C/laahi Yuusuf.
  5. 77 votes, Galayr had about 5, Sakiin 30 and Sharif Ahmed 42 come on duke Sharif Ahmed camp voted for Jawari ,
  6. Galeydh my reclaim pm position he surprised us 2000 , it aint over yet for rer khaatuum
  7. ninyoow is deji. loool. abdiweli doesn't need a red carpet or IPD rented crowds. he is humble, and is not desperate for attention ninyooow wax fahan. it is how he goes ninyoow. his style is more substantive. These officials are IPD rent crowd .......Get a grip
  8. Farmajo is working hard in the capital , I respect hardworking man , the man is made man . If he does win the election is because of his hardwork not his clan support or shaddydeals ….. Unlike abdiwalli who is being pushed by farola not because of his Criteria. I hear, Farmajo also worked deal with Cadow and sharif sakiin . Murashaxiintan oo ku mideysan isbahaysi ay ugu magacdareen - Bah-wadaagta Qaran ee isbedel-doonka ah - ayaa waxay u doorteen inuu doorashada madaxnimo ee dalka uga qaybgalo Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah xubnaha u tagaan ka qaybgalka doorashada madaxnimo ee dalka oo dhacaysa toddobaadka soo socda. The Underdogs are making noise ……………………… MY Allah continue the blessing amiin , 22 years of civil war and famine is enough for Somalia .
  9. is called volunteer , Showing respect support in this crucial election , no Pay-offs , Good Times in Capital
  10. dhaweyay guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Taliyeyaasha ciidamada XDS iyo Booliska iyo in ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka. Waa sheekadii Farmaajo. Paying people to come and welcome him at the airport. Shariif is for sure learning the trics.
  11. 22 years they never got to celebrate or admire head state. Let them party and enjoy this fruit of peace, this man has brought . Plus is election time God bless sheikh Sharif Ahmed ………………… Win or loose You will always be remembered as a Somali hero
  12. Other than security personal (safety reasons) what state resource are being used. The Civil society in Mogadishu organized president welcome .
  13. Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayadoo kumanaan dadweyne ah ay maanta isu soo bax ay ku taageerayaan madaxweynaha ay ka dhigeen magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu uga soo qeyb galay aaska R/wasaarihii hore ee dalkaasi Meles Sanaawi. Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Taliyeyaasha ciidamada XDS iyo Booliska iyo in ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka. Dadweyne ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir iyo ardayda dugsiyada ayaa isugu soo baxay inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada, ayagoo sita calanka dalka, hal ku dhigyo ay ku taageerayaan in madaxweynuhu uu mar labaad dalka hoggaamiyo iyo sawirrada madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay madaxtooyada ayaa sheegay in uu la kulmay R/wasaaraha Dalka Ethiopia Xeyle Maryam oo ay isku raaceen in xiriirka labada dowladood uu sii socdo, ayadoo la adkeynayo iskaashiga lagu nabadeeyo geeska Afrika. “Waxaan is aragnay R/wasaaraha KMG ah markii horena ahaa R/wasaare ku xigeenka Ethiopia, waxan ka wada hadalnay marxaladda kala guurka ah ee ay galayaan iyo marxaladda kala guurka ah ee Soomaaliya halka ay mareyso, waxaana isla garanay in siyaasaddii hore ee lagu socday la sii xoojiyo” ayuu yiri madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale madaxweynaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in si guul ah ay ku dhammaato doorashada madaxweynaha dalka, si dalka waddanku uu u helo dowlad rasmi ah oo ka saarta dhibaatada muddada dheer ka jirtay, soona celisa sumcaddii daalka iyo dadka Soomaaliyeed.
  14. Great day in the capital , president showing he is the man , great support from Generals and the Speaker of the Parliament and etc …………………………………….. Everybody came out ………………. Happy times
  15. You can tell President sharif ahmed and President Siilaanyo Don’t really care and cant Waite to leave . We need picture of Faroll and abdiwali …..Rumours is mr Finger had to be removed from the ceremony due emotional and crying ……..lol
  16. Amir Sharif lost brothers and relative fighting this guys , I hate politics This is sad , its politics , very disappointed at President for attending this .
  17. There can be two reasons why you dislike President sheikh sharif , 1 . Your shababa supporter 2. Clan reasons ( tolka for president seat) I don’t see any other reasons , Sheikh sharif Ahmed had succeed were previous administration failed point-blank. Tan iyo intii ay isbedellada nabadeed ka dhaceen magaalada Muqdisho islamarkaana caasimadda laga xoreeyey Maleeshiyada kooxda Al-Qaeda waxaa sii kordhayey goobaha waxbarasho ee Muqdisho laga hirgelinayo kuwaasi oo ay Jaamacadaha ugu horeeyaan. Thank you Mr President for getting are education back in track , learning in safe environment . With good leadership and blessing of Allah nothing is impossible , Shiekh Sharif Ahmed has proved that . These are what counts, schools reopening , kids are getting their education , Business booming
  18. Somalia you might not , but oday is accusing him of murder and etc. The man you are trying to present to us as the Messiah is anything but!. He is corrupt, stole Millions, is responsible for the deaths of thousands of our citizens, assasinated hundreds, “Vision” was bring back security and stability mainly to south Somalia , how much was that accomplished ? 2. set up government and parliament in Somalia ., greatest achievement Clan Elder’s across Somalia came to gather and signed drafted constitution in the capital without incident , Nothing happens overnight, sharif Ahmed in conclusion has done great job within three years. Nothing but success and joy for the average citizen in Somalia. We Somalis owe him next term and lifetime respect and honor .
  19. Question ? Is somalia in better condition today with Sheisharif Ahmed then years ago ? Then y hate This is man that you are accusing of Thief and Murder etc Abdulahi yusuf Funerel RIP Most knowledge of you should lead the prayer. "
  20. A surprise trip from Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni to Somalia has made him the first head of state to visit the war-torn country in almost 20 years, according to the African Union Mission for Somalia. Museveni met with dozens of Ugandan peacekeepers, including ordinary soldiers and top commanders, immediately after arriving at the main southern Halane base in Mogadishu on Sunday afternoon, a statement from the mission said. "We should be happy that our country is taking the lead in helping solve the Somalia problem," Museveni told his troops, who were thrilled at the sight of their leader and welcomed him with songs and dance, said the statement. Progress you see today started years before your abdiwalli
  21. " frameborder="0" allowfullscreen> Sheikh Sharif Ahmed visit Turkey 2009 , that let to the Turkey investing in Somalia