malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Soon the table will turn around those that are sent to mandheera prison will be sending Silaanyo to prison .
  2. Xaaji Xunjuf;927361 wrote: I , it doesnt add up i swear i saw him 7 days ago saying something else. What are you going to do arrest him again
  3. Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay in Al-shabaab lagu jabiyay Dagaalkii Tooska ahaa ee ay dowladda kula jireen Sabti, Maarso 16, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-shabaab laga adkaaday, isagoo xusay inaysan awood u lahayn maanta inay dagaalamaan, balse ay kusoo urureen oo keliya inay fuliyaan dilal qorsheysan iyo weerarro argagaxiso. Xasan Sheekh ayaa hadalkan u sheegay wargeys kasoo baxa dalka Uganda oo lagu magacaabo New Vision, xilli ay ku booqdeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya, isagoo hadalkiisa ku daray in dowladdu ay guuleysatay. “Al-shabaab waa la jabiyay awood ahaan, waxay hadda kusoo urureen inay fuliyaan weerarro argagaxiso iyo dilal qorsheysan, taasi waxay caddeyn u tahay inay ka daaleen dagaalkii tooska ahaa,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay sannadihii 2007 illaa 2010 oo dalka ay xukumaysay dowladdii KMG ahayd waxay ahayd meel ay kusoo dhacdo rasaasta ay Al-shabaab soo riddo, balse hadda waa meel nabadgalyo ay ka jirto. “Hadda ma haystaan meel ay ka helaan dhaqaale ay ku dagaalaman, waayo magaalooyinkii ay lacagaha ka heli jireen oo dhan waa laga qabsaday,” ayuu madaxweyne Xasan hadalkiisa ku daray. Tan iyo sannadkii hore Al-shabaab waxaa laga qabsaday deegaanno badan oo ay ka talin jirtay, kuwaasoo ay ka mid yihiin Baydhabo, Kismaayo iyo degmda Baladweyne, waxaana halkaas ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo kuwo ka socda dalka Itoobiya oo aan ka mid ahayn AMISOM. “Muddo dhow kaddib waxaa la arki doonaan iyadoo Al-shabaab aysan ka talin deegaan ka tirsan Soomaaliya oo dhan,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in ciidamada dowladda oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ay horay u socon doonaan. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu soo dhaweeyay dalalka Afrikaanka ah ku taageeray ciidamada, isagoo sheegay inay shacabka Soomaaliyeed u hureen naf iyo maal badan si ay u difaacaan dowladda iyo shacabk Soomaalida. “Waxa ugu qaalisan ee qofka bani’aadamka ah uu ugu deeqi karo qofka kale waa noloshiisa. Sidaa daraadeed dalalka noosoo gurmaday oo Uganda ay ka mid tahay waxay noogu deeqeen naftooda,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Ciidmada Uganda waxay ka mid ahaayeen ciidamadii ugu horreeyay ee dalka soo gaara, waxayna yimaadeen sannadkii 2007; xillligaas oo Muqdisho ay ku sugnaayeen ciidammadii Itoobiya, kuwaasoo dagaal kula jiray maxkamadihii Islaamka oo ugu dambeyn hoggaamiyahoodii uu noqday madaxweynaha dowladdii KMG ahayd. Ugu dambeyn, madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ugu baaqay beesha caalamka inay sii waddo taageerada ay siiso Soomaalyia inta ay ka noqonayso dal si saani ah cagihiisa ugu istaaga. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. Technically we are not war are we ....we should end all hostility until talks end
  5. can the Mogadishu admin open up diplomate office in Hargesa and vice versa . to avoid this type of irresponsible action
  6. The North korea of Somalia what there is a face recognition software ,,,,,, what about other officials kenya etc
  7. Was he visiting or Transit. Taking diplomats off plans sounds terrorist action, are two side at war is the hostage taking necessary.
  8. didn't TFG led by president sh. Sharif signed deal that allows people to move freely between somaliland and Mogadishu
  9. Days Are numberd for Somalidiid . Somalia is awake
  10. Gheelle.T;927040 wrote: Xiinow, Abo, XX, and Co are forgetting these guys (Kamboni) paid their lives and limbs defeating AS in their strong hold, and XX and co are talking about strength and numbers when the proof is out there. Waryaa dee where were these government soldiers markii AS dhagta la hayay. Ciyaarta masaajidka ka daaya ee dani socotay wax kale la imaada. their is FG in the country , Jabahad cannot form state regardless if they fight for it or not. ala sunna wall jama jus handed their regions to the FG they too fought for centrel somalia. This Government is not going fulfill every sub clan or clan request for States they dominate. it is ridiculous meaning of a Federal States
  11. this is the problem we are having with Federalism , every sub clan desires State caajib
  12. Xaaji xunuf relax xamar is not in competition with Hargesa, with one year of stability xamar made tremendous progress..soon inshallah with united somalia will be knocking gates of Hargesa.. time to get rid off separatist leaders and lets share this beautiful land its enough for all us.soon dawlad will be controlling land and sea ,European and the Americans plus the muslim world are opening embassy in the capital. Somaliland citizens are going to be depending on Mogadishu
  13. Apophis slow down sxb my faction is dawladnimo , what are you so upset ab out, The Pm is not pleasing HAG or Sahal. This dawlad is aiming to unite the country and finding sustainable peace in somalia. Ciyaalka kaacanka at their best
  14. Mooge I believe dawladnimo and so far pm saacid is leading us towards it. His not apeasing no faction he is also trying united the country in all aspects the arm forces and financial . Pm saacid surprised many people no one new he had it in him.Pm saacid is focusing on dawladnimo
  15. Jubbaland is unconstitutional it has to follow all of the laws covering federal state formation. Farole was told and accepted it.
  16. Ummaddu waxay doonaysaa in la dar-dar-galiyo hirgalinta nidaamka federaaliga ah, Iyadoo dastuurka lagu salaynayo. Waxayna soo dhaweeyeen cunno-qabatayntii la qaaday ee muddada dheer saarnayd Soomaaliya, iyagoo arka baahida loo qabo dhismaha ciidan qaran oo tayo leh,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha.
  17. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in socdaalkiisii uu kusoo dhamaaday guul iyo is-afgarad dhan walba ah. Isagoo hadalkiisa raaciyay inay shacbiga iyo maamulladuba muujiyeen taageerada weyn ee ay u hayaan dawladda iyo sida ay diyaarka ugu yihiin in iskaashi buuxa oo dhan walba ah la yeesho.
  18. Talaado, Maarso 12, 2013 (HOL) — Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo maanta soo gaba-gabeeyay kormeer saddex maalmood qaatay oo uu kusoo maray maamul-goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ku tilmaamay socdaalkiisa guul dhanka arrimaha gudaha iyo amniga laga gaaray. “Safarka aanu kusoo kala bixinay gobollada dalka qaarkood iyo guulihii is-afgaradka lahaa ee aanu ka gaarnay waxay muujinayaan in shacabka Soomaaliyeed iyo madaxdooduba ay si buuxda ugu heellan yihiin sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Mudane Saacid ayaa socdaaladiisa gobollada ku tilmaamay kuwo muujinaya sida dawladdu diyaar ugu tahay inay shacabkeeda dhegeysato lana socoto xaaladahooda nololeed iyo dhaqan-dhaqaale. “Dawladda Soomaaliya waxaa ka go’an inay dadkeeda dhegeysato, isla markaana ay u kuurgasho dhibaatooyinka haysta, rabitaankoodana ku shaqayso, xalkana halkaas ka raadiso,” ayuu hadalkiisa raaciyay, isagoo intaas ku daray inay qorshaha ugu jirto in booqashooyinkan lasii wado oo dowladdu booqato dhammaan gobollada Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in socdaalkiisii uu kusoo dhamaaday guul iyo is-afgarad dhan walba ah. Isagoo hadalkiisa raaciyay inay shacbiga iyo maamulladuba muujiyeen taageerada weyn ee ay u hayaan dawladda iyo sida ay diyaarka ugu yihiin in iskaashi buuxa oo dhan walba ah la yeesho. “Ummaddu waxay doonaysaa in la dar-dar-galiyo hirgalinta nidaamka federaaliga ah, Iyadoo dastuurka lagu salaynayo. Waxayna soo dhaweeyeen cunno-qabatayntii la qaaday ee muddada dheer saarnayd Soomaaliya, iyagoo arka baahida loo qabo dhismaha ciidan qaran oo tayo leh,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha. Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu kaloo sheegay inuu jiro wal-wal laga qabo qiimo dhaca ku yimid doollarka iyo in dawladdu ka hawlgalayso sidii loo heli lahaa Shillin Somaali cusub. isagoo intaa ku daray in shacabku dalbadeen hab-canshuureed midaysan; ayna dawladdu dajisay sharciga jaangooyada cashuuraha dalka oo dhawaan lagu wado inuu dhaqan-galo. “Wax badan baan uga qabanay saddex bilood balanqaadyadii dawladda, waxaana ballan-qaadaynaa inaan labo jibaari doonno dadaalka aan ugu jirno nabadda iyo horumarinta dalka,” ayuu yiri hadalkiisa kusoo gabagabeeyya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Socdaalka ra’iisul wasaaraha uu ku tagay Puntland iyo Galmudug ayaa wuxuu qayb ka yahay socdaallo uu dhawaanahan ku marayay gobollada dalka qaarkood, isagoo heshiisyo la galay Ahlusunna iyo Puntland. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  19. Soon inshalla we will see blue flag flying in hargesa. Silaanyo needs to wake up and think out of the qabil mentality.Silaanyo is one of the vetern politician he should use that to turn things around join union camp. No one will support a single tribe to form separate country.
  20. Somalia is slowly getting back from failed state. I hope Pm saacid historicall toure will united country. Xaaji get ready to wellcome him in hargesa.
  21. great job by the Puntland admin and the people . This type of relationship we need to see between States and FG. I am hoping for agreement something like Puntland Forces To Be Integrated into FG Forces also mybe Dowladdu waxay la wareegeysaa maamulada degmooyinka gobolada d Puntland gacanta ku heyso, kuwaas oo si toos ah u hoos imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay xaquuqdoodii u helaan.