Khadafi

Nomads
  • Content Count

    602
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Khadafi

  1. Cawaale;861623 wrote: I must say It's Deja vu all over again. Little low don't you think Cawaale? , This phone conversation ( if it is authentic) does not change my opinion about this man, he's still much more educated, sophisticated then many other candidates.
  2. How come no one mentions those mooching Xawaalada, The Black NGO´s of Somalia Wallahi been seeing people that have lived on remittance money for over 20 years. Reerka/tolka waa la caawiya not to a extent that they become dependant or simpy to LAZY to work! Alpha lets begin with black NGO:s of Somalia.
  3. The Zack;860902 wrote: Khadafi, culimada aad caayeyso adey kugu soo bixi. Nothing to debate here. Faafan, loool@dhaantada Zack, Sheekh umal macsoom maha, he is not infallible. I clearlt stated his flip-flopping stances that he previously made public. Why not respond on to those point.
  4. oba hiloowlow;860887 wrote: WTF abahii horumarka ma dhiman kuye, Soomali waa uu dhamaatay walahi bilahi, Sharaftii iyo karaamadi meedaye Walleee karaamada iyo sharafta soomalida wey u dhamaatay, oba these people are paid thugs homaging pilgrimage to the xabashi Meles, xalka soomali galbeed will only come when we see a strong central somali state. Somali region is messed up, dad u duceeynayo Meles, iyo jabhad qabyaalad sheegeneyso in ey soomali u dagaaltamayaan laakin qabiilo kale dagaal la galaayo. Abtigis region 5 doesnt look so well, shacabka divided and a failed jabhad! Ilaahay ha isku keeno soomalida gobolkaas dagan. Så länge folk kämpar i klanens namn, ju mer lidande och misslyckande väntar dem.
  5. Never seen a more flip-flopping waraabe cunee. The old Sheekh and his al-tixaad group aka UWSLF were the ones who went to holy pilgrimage to the saint Meles and pleaded for peace in 2010. They pleaded mercy and got what they wanted. The The old sheikh was the one who accused Sheikh Sharifs government as apostates. Sheekha minbaarka nayroobi wuxuu ka qaylin jiray in Shareecada laga xukumin dadka Xamar joogo, He said this despite that his O-town Garissa was ruled by british-kenyan civilian penal code I guess the sheekh didnt want to bite the tail of his other saint Kibaki and Odinga yet when he the Sheekh saw how crazy his students [alshabaab] have become he then blasted them for being extremists. Zack waraabe cunaha wax legtimacy oo haysto ma jirto!Culumo waxaa luu kasaayay sharaf iyo zuhd, doolar jacayl waa arin kale;)
  6. Khadafi

    Amal Aden

    Did not know that girl was a member of the far right extreme party that Brevibik belonged to! Wallahi dad wareersan ayaa jirom Why join a racist party when your black, muslim and then Lesbian!Nin yaabain ayaa dhahay waa Yaabay!
  7. Running away from war to a land of oppotunites and then landing in jail, thats a sad story!
  8. Khadafi

    Amal Aden

    Nin-Yaaban;860551 wrote: Ok, compare this psycho killer lesbo chick with the one posted here.... 'Nuff said. lol, waxaan intee ka keenta ninyahow lol
  9. Khadafi

    Amal Aden

    Mooge;860322 wrote: "In March 2009 however, she went public and revealed her physical identity as truly being a Somali woman.[8] In another interview, in August 2011, she came out as a lesbian.[9]" acuudu bilaah. somali girl publicly saying she is lesbian. She looks like a nice decent girl but I do not really care if she is Lesbian! Waaga hore arrimahaani waxaa lagu tilmaami jiray cantra baqash! We used to have homosexualls in somalia, everyone knew the boy in the class who loved being with girls and waved his hands like women do, but no one would talk about it. Mooge arrimaha puntland aaba luu ogaaye shimee waxaan gashay;)
  10. Rape is a crime but how do you convict someone if the victim is unconcious ? Even the woman couldn't place Mr Jama at the scene because she was unconscious during the alleged encounter. ' The poor boy probably had a hellish life in a US prison.!
  11. The Zack;860081 wrote: I wlecome this attack. You sing for the Wayane that is raping your fellow citizens, you deserve in lagu dhaleeyo. Cajiib, Zack gabadha waa fanaan sooomaliyeed, instead of attacking her why dont you attack Abdi iley who yesterday cried for the death of his great father. Fanaaninta saaxib waa la ijaarta, maryan mursal sings sometimes with a big somaliland flag and other times with the blue flag of all somalis. 0
  12. MoonLight1;859284 wrote: {Then why, when the soul at death reaches the throat - And you are at that time looking on - And Our angels are nearer to him than you, but you do not see - Then why do you not, if you are not to be recompensed - Bring it (life) back, if you should be truthful? - And if the deceased was of those brought near to Allah , - Then [for him is] rest and bounty and a garden of pleasure. - And if he was of the companions of the right, - Then [the angels will say], "Peace for you; [you are] from the companions of the right." - But if he was of the deniers [who were] astray, - Then [for him is] accommodation of scalding water - And burning in Hellfire.- Indeed, this is the true certainty.} (Quran, chapter 56. ver 83-95). This should be a lesson for all that no wonder how powerful or rich, death is certain and no amount of money, sophisticated Doctors, or medicine can save you when your time is up. Ilaahow islaamnimo nagu dil. Moonlight Alle khayr ha ku siiyo, Waxaan soo xasuustay gabaygii Sheekh Cabdirxman Saylaci (alle sirtiisa ha xafido). Sheekha wuxuu yiri asagoo xertiisa la joogo "Low tadoomo dunyaa aalihia waa kaana rasoolilah[B] xayyan waa baaqiyan[/b] If the the people of this world would live for ever, Certaintly it would have been the messenger of god would live for ever in this realm Coming back to the topic, Meles the woyane is dead, but who knowes what the future will bring. Some somalis think that this is best thing that could happen, But my worries is that the amhara will take power. The last thing we need in somalia is an agressive hatefull neighbor. Meles was not good, but their are other people who are worse then him.
  13. Farole doesnt know the spoilers are going to be dotted by the UN security, Theire will be no more travels to Australia and no more qaylo!
  14. Mash Allah, it makes me happy to see muug-disho returning to its glory and a sense of peace. Nice pics oba!
  15. Maaddeey;858160 wrote: lol @ macallin dugsi maahi!, waan ogahay taas or at least I didn't think inaad macallin dugsi tahay. Sxb, waan isku soo dhacnay oo intaas aad ka sheegtay labadaas sheekh ayaan ula jeeday!, sheekha kale waa Sh. Shible, labadoodaba waa culimo miisaan weyn kuleh diinta iyo dacwah salafiyyah, lakin markey siyaasad ka hadalkeed galeen ayey ceeboobeen!. Stil I do love them all, specially Sh. Shible for his detailed explaination of masaail al diiniyah. Kulli waa culimo salafiyah qaladkooda Alle ha u dhaafo. Maadeyow hadaad macalin dusgi ahaanlahayd fikrika wahabiyyada waad ka ka soo noqon lahayd, soo ogid in culumada aad sheegtay in iyaga naftigooda ey yihiin kuwa fikroyooinka takfiirnmada ku fidiyey shacabka soomaliyeed. Sh Shibile waa ninka si cad cajaladiisu ku gaaleyo culumo islam, waxaa is weydiin mudan su'aasha yaa eh Ahlsunna wal jamaaca Yaa Ahlusunna wal jamaca ah Qaybtii 3aad { 15 Feb 2009} waxaa la daabacay Sun 15 Feb 2009 08: 02: 38 Waxaan ku guda jirnay casharkeennii taxanaha ahaa ee aan uga hadlaynay yaa hlusunna wal-jamaaca ah qaybtiisii 3aad waxaan cashrradeeennii hore kusoo qaadannay aayado qur’aanka kariimka ah, Axaadiithta Rasuulk CSWS iyo Ijmaaca Imaamyaalka Islaamka. Hadda jawaabta qaybta 3aad ee ah yaa Ah Ahlu sunna wal-Jamaaca ah waxay jawaabteedu noqonysaa cidda sida saxda ah ugu abtirsata salafu saalixa. Arrimaha lagu kala garto waxaa ka mid ah waa in qofku leeyahay meel loo raaco diintiisa, meshaasna Imamyaalka islaamku caddeeyaan inay xaq tahay oo ay tahay dariiqii toosnaa ee ahlu-sunna wal-jamaaca. Qofku markuu dariiqaas xaqa ah haysto ma qarinayo imaamyaalka iyo culammada uu ugu abtirsado diinta islaamka. Laakin haddii qofku bidci yahay oo aanu heysan imaaamyaal xaq ah oo uu ku abtirsado wuxuu ku doodayaa ereyo uu ku khaldayo dadka aan aqoonta u lahayn diinta Islaamka iyo taaariikhda Islaamka. Haddii qof kasta laga yeelayo quraan ayaan aaminsanahay oo aan la xaqiijinayn layskana hubinayn inuu si sax ah u haysto iyo in kale waxaa laga yeeli lahaa: 1 . munaafiqiintii diinta ku ganban jirtey oo ilaahay caddeeyey inay ka beensheegayaan iimaanka iyo diinkii ay sheeganayeen قال تعالي : ومن الناس من يقول آمنا بالله وباليوم الآخر وماهم بمومنين يخادعون الله والذين امنوا وماخادعون الا أنفسهم وما يشعرون dadka waxaa ka mid ah kuwa dhahya Ilahay ayaan rumaynay iyo maalinta qiyaamha mana rumayn. Ilaahay ayay dhagrayaan iyo muuminiinta, mana dhagrayaan waxaan naftooda ahayn. Ilaahay wuxuu aayadahan ku caddeeyey inaan munafaqiintan laga yeelayn iimaanka iyo muslimnimada y sheeganayaan ayna ka been shaaegayaan. 2. waxaa lQaalallaahu tacaalaa iyo qaala Rasuulllahi laga yeeli lahaa Bidcadii Quraan aqriska badmnayd sida uu nabiga noogu sheegay axaadiista saxixa ah oo ay ka mid yihiin عن أبي سعيد الخدري قال سمعت رسول الله صلي الله عليه وسلم يقول يخرج فيكم قوم تحقرون صلاتكم مع صلاتهم، وصيامكم مع صيامهم وعملكم مع عملهم يقرءون القرآن لا يجاوز حناجرهم يمرقون من الدين كما يمرق السهم من الرمية الحديث (رواه البخاري ومسلم) واللفظ للبخاري xadiithkan ay weriyeen Bukhaaari iyo Muslim wuxuu Rasuulku CSWS ku caddeeyey in dadka bidcda ihi ay ddka k salaad badanyihiin, ka soom badanyihiin, ka camal fal badanyihiin, Quraankay aqrinayaan haddana anu kalxanyaha dhaafeyn uunadiinku ug baxayo sida gamuunku uga baxo meesha lagu gano. sababta aan bidcdaas ooga aqbalayn quraanka salaadda iyo soomka iyo camal oo dhan waxay tahay ayey diinta islamku leedahay caqiidadooda oo xun iyo diinta oo ay u fairayaan si qaldn يقرؤون القران و يقو لون من قول خير البرية و لا يجا وز إ يما نهم حناجر هم يمرقون من الدين كما يمر ق السهم من الرمية Rasuulka CSWS kuma sheegin bidcada keliya in aan laga yeelayn quranka iyo axaadithta maadaama caqiddadoodu xuntahay wuxuu ku shegay in lacnaddii Ilahay ku dheceyso waayo waxay ka leexdiin dariiqii saxda ah ee diinta lagu fasiray. Sidaas waxaan ku soo ogaannay axaadiithtii saxiixa ahayd ee bukhaari iyo muslim weriyeen. Haddaba marka culammadii hore iyo xarakooyinka gadaal ka yimi la weydiinayo labadinna yaaa ahlu sunna wal-jamaca ah waxaa la weydiinayaa qoladiinnii hore mad’habka aad haysataan ee shaaficiyada mad’habka caqiiddadiinna ee ashcariya iyo dariiqadinna suufiyada soo caddeeya inay ahlu-sunna wal-jamaaca yihiin. Xarakooyinka kalena waxaa la weydiinayaa mad’habka aaad haysataan ee maxammed cabdul wahaab ee wahaabiyada soo caddeya inuu ahlu sunna wal-jamaaca yahay , labada qaybood qaybtii inkirta dariiqada iyo mad’habteeda waxaa la ogaanayaa inay baadil qarinayso oo ay bidca tahay. Annagu waxaan ka jawaaabaynaa su’’aashaas wahaabiyadana waxaaan ka sugaynaa inay ka soo jawaabaan si xaqiiqadu u caddato. ليهلك من هلك عن بينة ويحيي من حي عن بينة hadda qofka si loo ogado inuu ka soo jeedo dariiq xaq ah Mad’habta ama Dariiqada Ama Jamaacada uu sheeganayo waa inay tahay:- ★ Magac Madaraso Diineed; oo anay ahayn magac layskala baxay. ★ Waa in madarasadaas ku abtirsataa Imaam Salafu Saalix ah. ★ Waa in Imamkas Sanadkiisu tixan yahay Ilaa Rasuulka (CSWS). ★ Waa in xaqnimada Imaamkaas sugeen imaamyaalka Salafu-saalixu. Waxaa nasiib wanaag ah in culammadii hore iyo ummadda Soomaaliyeed eee aan weli la duufsan uu Ilaahay (SW) ka yeelay mid buuxisay shuruudaha kor ku qoran; tusaale haddii aan u soo qaadanno abtiriska ummadda Soomaaliyeed ee dhinaca diintu waa sidatan:- ♖ Dhanka Mah-habta: Magaca mad-habteedu waa SHAAFICIYA. Iimaamka madhabta ummadda Soomaaliyeed waa iimaam Shaafici oo xaqnimada Iimaam-nimadiisa la islku raacay xilligii Salafu-Saalixa, kana mid ahaa culumadii Salafka ee Sanadkoodu tixan yahay ilaa Rasuulka (CSWS). ♖ Dhanka Caqiiqada: Waa Ahlu-sunna Wal-jamaaca, oo Ashcariya ah. Magaca Imaamkeeda Caqiidada waa imaam Abul Xasan Al-Ash-cari, oo xaqnimada Iimaam-nimadiisa la islku raacay kana mid ahaa culumadii Salafka ee Sanadkoodu tixan yahay ilaa Rasuulka (CSWS). إن عقيدته إجتمع عليها الشافعية والمالكية والحنفيةوفضلاء الحنابلة ♖ Dhanka Tasawufka: Waa Suufiya Ahlu Dariiqa ah. Magaca Iimaamkeeda Tasawufka waa iimaam Abul Qaasim Al-Junaydi oo xaqnimada Imaam-nimadiisa la isku raacay xilligii Salafu-saalixa, kana mid ahaa culumadii Salafka ee Sanadkoodu tixan yahay ilaa Rasuulka (CSWS). Qaybahaan sare ee Abtiriska diineed ee ummadda Soomaaliyeed, aan xoogaa faallo intaas ka baahsan ka bixinno, si aan u helo faham ka ballaaran inta sare ku xusan ee aadka u kooban. inshaa’allaah Waxaan uga faaloon doonaa sida ay u kala horreeyaan. Waa socotaa …… Wabilaahi Tawfiiq
  16. Ninkaani soo maha ardaygi Umul ? This kind of takfirsim started in the 1980, when men with deep pockets came to Somalia from the deserts of Saudi Arabia. Culumadeena hore, ummada ey khayr u sheegi jireen, they woul enlighten people with the love to the prophet and God. Every jimco we would lit the fire of luubaan and sing poetry to the prophet, yaa cayniyada soo xasuusta . Then we would stand up aand turn of the lights and begin yet again untill the time of the morning prayer! but nowdays it seems that the so called clergy are heavily involved in the messy clanish politics of Somalia. Ninkaani, who bashes out and calles somalis non-muslims is not so diffirent from his father Umal , Do you guys remember when he accused the government of being infidels while he himself made peace with Meles Senawi?
  17. Sarah, of Somali descent but born in the Netherlands, was 16 when she was forced to marry her uncle in Somalia. After several attempts she managed to escape from Mogadishu last month and go back home. She now lives in hiding in a women’s shelter in the Netherlands. Saturday, August 18, 2012 Sarah’s mother was pregnant when she fled war-torn Somalia, in 1994. Growing up in a middle-sized town in the Netherlands, Sarah had a pretty carefree youth. But when she was around eight years old, the situation at home became tense. “I went to a Roman Catholic school, so I didn’t wear my hijab in class,” says Sarah, who requested not to use her real name. “But my mother felt the pressure to raise me as a proper Muslim girl. So after school I had to wear my headscarf and I was not allowed to hang out with the girls in my class. I wanted to be like my friends; I repelled the idea of being different.” The local child welfare office started to interfere when Sarah was 12. This made Sarah’s mother flee once again. She took her daughter to London and its big Somali Muslim community. “There were mosques everywhere, and every single Muslim girl wore hijabs and [other] covering clothes,” says Sarah. “I couldn’t use my friends as an excuse not to wear these clothes. Still I didn’t want to. I refused to wear a hijab. My mother made my life a living hell. She was angry and kicked me out of the house several times.” Forced marriage After finishing secondary school, home wasn’t such a bad place for Sarah anymore. “Suddenly, my mother was nice to me and very understanding. She even bought me a dress for the end of school party. And when the summer came, she told me we’d go to Somalia, to visit my sick grandmother.” Little did Sarah know that her mother bought for her only a one-way ticket to Somalia. “I thought Somalia was weird, I could not adapt. I was the strange, bad girl from Europe. As it turned out, my grandmother wasn’t really sick. My mother told me we would stay in Somalia for one year, so I could learn about my culture. And then we would go back. But that was never the plan. She had arranged my wedding.” Three days before her wedding party, Sarah learned she was about to marry her mother’s 35-year-old cousin. “Everybody had warned me, but I really thought my mother had changed. I didn’t think she was going to leave me there.” Sarah had to marry her uncle, because in her mother’s eyes he was a good man, and a rich man, too. In the wedding pictures Sarah produces a faint smile, but her heart was torn by grief. “It’s something I like to forget. It was a good wedding, to be honest. Not for me personally, but it was a sumptuous party in an expensive hotel. I was a sad bride, however. I thought this was the end. And he was my uncle - that was the worst thing. I was marrying my blood, my relative.” Repeatedly raped Sarah says that her husband was a horrible, cruel man. “He treated me like an animal. I was just his whore from Holland, that’s what his whole family called me. In our community a woman has to be deflowered within seven days after the wedding. In my case that didn’t happen - I told him I had my period. I told him that for two weeks and then he raped me. And after that he did it all the time. I didn’t feel anything. I was numb”. Sarah was not the only woman in the family. Her husband had two other wives, who are now 45 and 16 years old, respectively. He would be with a different wife every two days. “I was the only one who felt bad about it. The other ones liked it, because over there it’s not a bad thing. But I found it was disgusting and I felt very ashamed I told my friends in London to help me, to get me back. But I could never tell them why because I was too embarrassed. Until today, they don’t know I was married to that guy.” Trapped She decided to take matters in her own hands by asking help from her country of birth, the Netherlands. Along with five other Somali girls, who grew up in London, she fled to the Ethiopian capital, Addis Ababa, where she went to the Dutch embassy. “[The embassy] told me, ‘We can’t help you because you’re 17 and they’re still liable. So either we call your parents or you go back [to Somalia]’.” The British girls were first put in a hotel and then brought to London, but, Sarah says, “[at the Dutch embassy] it didn’t look as they were willing to help me. They were very offensive.” Sarah kept trying her luck at the embassy, to no result. In the meantime, her family-in-law had found out she was in Addis Ababa and brought her back to Mogadishu. At first she became depressed and developed an addiction to sleeping pills. But somehow she managed to regain hope. Sarah used the London Olympics as a target. “I thought, I have to be in Europe before the Olympics start. If I have to, I’ll walk there.” She started to look on the internet for solutions and got in touch with Shirin Musa, who-co founded the Dutch women’s rights organisation Femmes for Freedom. Musa bought Sarah a plane ticket to Amsterdam. “I went to the travel agency to validate my ticket. There, I met another Dutch-Somali girl who also wanted to escape. We agreed to meet at the airport on the day of our flight. I was nervous, I couldn’t eat. I was so sure [my relatives] knew what I was up to. It had never been that scared before.” Hunted down “The day I left I told my husband I am going to see a friend, but went to the airport instead. While the other girl and I were sitting there, a policeman approached us. He was carrying a picture, so I was 100 percent sure he was looking for me. But he looked at the girl and told her she had to go with him to the reception desk. She never came back. I think her family gave the policeman money to find her. My family didn’t know I had left, but she had been gone for two weeks, so her family knew she was about to escape.” Living in hiding Now, Sarah is living in a women’s shelter in the Netherlands. She is thinking about going to college in February next year. The only thing that matters to her now is to persevere. One day, she wants to marry another man, but that means she has to divorce her husband. “In my religion it’s not a marriage if the girl has been forced into it. I’ll have to consult sheiks and imams, but I heard there is a way. No matter what happened, it doesn’t mean that Islam is wrong.” She hopes that in the future the Netherlands will be more helpful for (towards) girls in her situation. “People hardly speak about it, which I find disappointing. I was born here, I’m proud to be Dutch, but when they sent me away at the embassy [in Ethtiopia] I felt embarrassed to be Dutch.” In the meantime, Sarah’s husband and mother have tracked her down and keep on pestering her. “He sends me nasty messages on Facebook, saying that he will ruin my life, that he’s never going to divorce me and that I’ll never find another husband. My mother contacted me as well through other people, saying that I should come back, that everything will be OK. But no, I fell for that once, I won’t do it again.” Source: Raido Netherlands Worldwide
  18. The Week has officaly ended.. and the Ciid is soon within our sight. I am right know watching the clock going minute minute. My thoughts are on my exiit from this deadfull horrible workplace...Boredom has never been my thing. Marka smile and say Jimcoo wanaagsan, the happiest day of them all.[
  19. Life is strange is it not Oba?, Ninkaani asagoo Rinkeby joogo oo socialbidrag (welfare) dhuuqayo ayaaba la ogaaye, shimee aas u baxay Somalia? Shongolow shini ha ku dishee, Alle ka baq... Stop sending children to their death.
  20. oba hiloowlow;857451 wrote: Khadafi are you banaadiri? Haye, waa lis gartayee, adna soo ma tihid ^^^^^^ odayga warsheekh ka imaaday dooda ku jiro qabo sxb.
  21. Somalia;857445 wrote: Guys, here's a historical debate on who owns it, it is very funny, watch the Reer Xamar guy win over the other guy to the point where he says SYL were all tuugo. I saw that debate, the intresting thing is oba hilowles friend did not know the diffirence between the ******hamar groups. The man debating is indeed **** but he is from those who hail from the founder the Axmadiya dariiqa Sheekh cali maye alle ha u naxariisto, They are mainly in Merka. He could easily said "war marka ku noqo;) The second thing is truly intectually degrading to see a man lashing out the founding fathers of somali republic becouse of their clanish background is sickening. I guess that the so called scholar could not stumoch the reality, mainly that before the italian colonialists arrived and destroyed the instutional demographics, Muqdisho was inhabitaded mainly by the *****clans. The clans that lived around moqdishu were nomads and were not intrested in living in muqdisho, why would they. They would come to Mogadishu and trade with banadiri people. inter-marriage was common, but then came the italian colonialists and made mogadishu the capital. Iska dhaafe kuwa agaaha muqdisho dagan, soomali oo dhan aaba magaalada soo dagtay. Midda sadaxaad, , I do not see Obas friend as enemy, on the contray. Our culture is very similiar to mine Hadaaba lisla daganyahay mala lis noolankaro? Eboowyaashaas waa laga kasaaye laakin yaa kasaaye mukalaal madow xadda imaaday
  22. Che -Guevara;857437 wrote: How could Amharas be any worse than Zenawi? Che, They want abolish ethnic federalism, annex Eritrea and send ethiopia back to its gorious history as an abbsynian black man with a golden cross sitting with white men and bullying those from lowlands:D...Zenawi and the tigrayans know that theire biggest enemy are not the somalis or oromos, its mainly from the Amharas. When somalis today are so bitterly divided the last thing we need is an injir infected amxaaro.
  23. Go Mo!, The man did it and made history. Nice to somalis suceedinga and giving some postive reputation the community. We need it In times when being "somali" is accociated with Hyeana eating and pirates:D
  24. There is something fishy about his abstence, I dont wish him dead though. As someone said earlier his death might lead to the amharas gaining power. Amxaarana waa la yaqaana nacayba ey u qabaan soomaalida.