Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maqane

  1. Maaddeey;937998 wrote: But a lot of people celebrated the death of Abu Musab , I remember the day he died, all the famous front page newspapers had his mutilated body in it, a close-up one, and no body said a word about it. Depends on, dadka dabaaldagaye! Dadka qaarkood waxeey Abu Musab ( http://en.wikipedia.org/wiki/Abu_Musab_al-Zarqawi) u arkeen inuu ahaa Cadawgooda, dadkale waxuu ahaa geesigooda. Sidaas awgeed jawaabtu waa "Haa" vs "Maya"
  2. Mahadsanid Naxar for sharing. Nice to know this inspiring woman.
  3. Dad waxaa jira daacad iska ah oo aanan lasocon ama aanan ogeeyn "Internet Spam"/scamming" @ 2.25 Miskiintan sidee ugaleen baa kadaran, laakiin "luuq luuq maroow laasinkiis laamigaas yimaadaa:p"
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;937584 wrote: At 1:12: Lugahaa dhuubta Baridaa yaraata Naasahaa weynaada Symptoms of Shiishada
  5. Brute force attacks on WordPress continue as CloudFlare fends off 60m requests in 1 hour http://goo.gl/T2uia
  6. SomaliPhilosopher;936808 wrote: Ama geel ka reeb ah oo nirgaha, laga ka xaynaayo ** so how would this particular sentence translate? Geel ka reeb ah = is separated from [i.e female] camel Oo Nirgaha laga kaxeeynayo = that means baby camels are kept away [i.e from getting close to their mother].
  7. SomaliPhilosopher;936778 wrote: nirgaha wa maxa? Nirig waa jamaca Nirgaha, waxaana umaleeyn in la dhaho Canuga/ubadka Geelka midka lab (male) ka ah Halkan kasoo dajiso Qaamuuskan... it's really helpful. https://docs.google.com/file/d/0B4d8iBNy_TMVTG5XX3pYSHRrQXM/edit?usp=sharing
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;934126 wrote: Reero gabay ma'ihi, I don't fancy it. Laakiin this is one of the most well-known lines by Sayidka: Sagaal nin oo walaala ah sideena Oo sideedu isku bahtahay sidiina Midkuna bah gooni yahay sidayda Oo sideedu wax siri sidiina Midkuna sirta ku garan sidayda Haddaynu isa siri sideedaba Ma iska kala tagnaa sideenaba As it is nine brothers, like us where eight of you are full brothers And I am the only half brother amongst Alas, all of you plot against But the lone half-brother discovers it I see no reason of being together But to split Check more on here . Ingiriis translation courtesy of this site .
  9. @SomaliPhilosopher Nice Thread sxb
  10. Showqi;932028 wrote: War waxaan hees ma'aha ee gabadhu waxay rabtaa in Saar, Mingis iyo jinniyo laga tummo:D Dad aan ogahay mexeey balaayo aanan jirin isku soo dajiyeen!
  11. Haatu;930990 wrote: Since no one knows, it is dheelitirin. Next word: inherited characteristic , factor (as in mathematics) Dabeecad la is ka dhaxlo :confused:
  12. Maaddeey;931670 wrote: BBC aa sheegtay nooh!. couldn't stop laughing...
  13. teh are far from small people, laakiin waa ciyaal ladaystay oo ralationship-kooda xagga dumarka khatar galin kara mustaqbalka hadii eey "acting career"-ka ka tagaan iyagoo wali caruur ah. Shaati gaduuka waa actor dangerous ah :cool:
  14. Safferz;931204 wrote: Haha! I just looked it up in a dictionary too (not sure why I didn't do that BEFORE asking here lol), but the first definition says dooyo means attack force or war party. The second definition is caws. But yes, if you can find the lyrics for the song, or at least the bridge/chorus, that would be great. They remastered the audio but her voice is still fuzzy, so it's difficult to make out the words. SomaliPhilosopher;931209 wrote: Abbaas please do post the lyrics Here is the lyrics of "Dur Dur Band - Dooyo" ****** Lyrics-ka waxaan u qoray sidii aan u fahmay (someone else can fix it), Waxeey daldaleeysa Fanaanadan waxba kama fahmin, laakiin waxaan u maleeyn ineey kusaabsantahay wax layiraahdo Saar ama Fantasy that makes no sense ******* ---- ------ 2x Dudumada dagaayee, dadoow dudumada dagaayee Waa idiin digaaye, anigu waa idiin dagaayee 2x Durbaanda lee tumaayee, dabkaa leey soo shidaa Madiidaayi waa durbeeyaa ee, anigu daawadeeyda waaye 2x Dooyoow aa i duuree, aw daara iigu soo digaaye Chorus: Dooyoow aa ku duuree, aw daara kugu soo digaaye Dooyoow aa i duuree, duraa ii soo dabaal tagaysee Chorus: Dooyoow aa ku duuree, duraa kuu soo dabaal tagaysee 2x Haleey soo daryeeloo, dadoow haleey soo daryeeloo Dooni baan ku imidoo, anigu dooni baan ku imidoo 2x Digaag baan doonayaa ee dahabna waan doonayaa Dabayl ruux aan rabaa nahayee, Ku duulduuliyaa ogoow 4x Dooyoow aa i duuree aw daara iigu soo dagaaye Chorus: Dooyoow aa ku duuree aw daara kugu soo dagaaye Dooyoow aa i duuree duraa ii soo dabaal tagaysee Chorus: Dooyoow aa ku duuree duraa kuu soo dabaal tagaysee
  15. Safferz;931199 wrote: Fixed that for you I said my parents weren't familiar with the term, and they speak Somali just fine. So it's clearly not a word all Somalis use. haha, i was just kidding laakiin naayaa kugu ma haboona sida Soomaalida wada aamin santahay :confused: Aniga heestan waxba kama fahmin, erayga "dooyo" Qaamuus baan ka raadiyay. LOL Btw, i'll try to post the lyrics of '"Dur Dur Band - Dooyo" here for you hadii aad rabtid inaad sifiican u fahantid.
  16. Safferz;931194 wrote: Does anyone know what 'dooyo' means anyway? Reer Xamar word? I even called my parents to ask and they have no idea lol Dooyo waxaa layiraahdaa Col ilaala ah; duul ama dad waxaa kale oo la yiraahdaa "Caws" waaweyn oo dooxooyinka ka baxa oo ay xooluhu daaqaan. PS: you shoudn't be asking your parents waryaa, waa inaad soomaliga sifiican ubaratid :mad:
  17. oba hiloowlow;931173 wrote: its one of them haatu! Sandunes of Merkaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  18. Maqane

    Assad dead?

    I've no idea but still ....... https://twitter.com/search?q=%23assad%20dead&src=typd
  19. Maqane

    Somali Trees

    It's fruits are sooo Macaan
  20. Showqi;930073 wrote: Hahaha Abaas waa qolooyinkii luqada iska sameysan jiray LOL, sxb i'm just an innocent student who lost his Qaamuus and trying to start from the scratch