Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maqane

  1. Yes, Macalinka, i've it in .PDF i also made it buug aad caadi u aqrisankartid camal sidii Flipbook-ga , for easy reading! Hadii aad rabtid (.exe) executable file-kana iisoo sheeg si aan kuugu soodiro asigoo compressed ah.
  2. Salamu calykum, i think i can recognize the voice of the reciter but i forgot his name. Could you please tell me the name of the "qari"? Btw, "Surat al jin" is removed for copyright reason!
  3. Assalaamu calaykum Waan daawaday videowgan hada ka hor, walaalkan aad buu u shactira badanhay Masha'Allah, May Allah protect him :-) PS: I couldn't stop laughing at :http://goo.gl/YNoIK till 0:35:48 and http://goo.gl/YLG38 till 0:58:15 " frameborder="0" allowfullscreen>
  4. Salaamu calaykum macalinka Sorry for the late reply. I really couldn't find buugta aad rabtid, marka walaal waxaan u maleeynayaa indaad dadkale weeydiin kartid Btw, i came accross this helpful book http://goo.gl/ItNWu, hadii aad rabtid ii soo sheeg sidii aan kuugu soo diro!
  5. Salaam Macalinka, Ilaa hada wax jawaaba maanan helin walaal, waxaan kuweeydiin lahaa. Buugaata aad dooneeydid soo ma aha kuwa aad u rabtid beginnerska ( dummies)?
  6. * Lecture-kan Soomaali baan ku turjumi doonaa (qoraal ahaan) insha'Allah Hordhac Malcom X (El-Hajj Malik El-Shabazz)
  7. Walaal, forumkan http://www.proprofs.com/forums/index.php?showforum=86baan iska register gareeyey, warbixi iga sug (insha'Allah). You can also join and ask there, but if you don't want to, then anigaa weeydiin
  8. Thanks @nuune waa very helpful list Qeeybta koowaad ''Magacyada Jirrooyinka'' waan daalay si aan u raadinayey, even waxaan isticmaalay Seach engine ka Could you post a link to Part 1 ''Magacyada Jirrooyinka''? Btw: Cagaariye (Cagaarshoowga) - jaundice mala soo sheegey? Hada ka hor buu igu dhacay, dad waalan baa Musmaar 10-dieci (diyeeshe) igala daalay!
  9. Saan hadii eey kusii socdaan (wada shaqeeyaan). Dhulka dib buu usoo cagaaran doonaa! Insha'allah,
  10. English - Soomaali We love you ramadan Waan ku jecelnahay ramadaan We miss you Ramadan Waan kuu xiisnay ramadaan We love you Ramadan Waan ku jecelnahay ramadaan We miss you Ramadaan Waan kuu xiisnay ramadaan Ramadan is the month of mercy Ramdaanka waa bil naxariis Ramadan is the month of fasting Ramdaanka waa bisha soonka (lasoomo) Ramadan is the month of giving Ramdaanka waa bisha wax la baxsado (la sadaqeeysto, ilaaheey dartiis/awgiis) And helping those in need (waana bisha) lacaawiyo kuwa u baahan caawimaadka (masaakiinta) Ramadan is the month of the Quran Ramadaanka waa bisha Qur'aanka The month in which it first came down Waa bisha uu (Quraan'ka) soo dagay To prophet MUHAMMAD in year 610 Kuna soo dagay Nabi Muxammad (s.c.w) sanadii 610 ka A GUIDE for all Mankind RAmdaaaaaaaaan (qur'aankana) Wuxuu hanuun u yahay dadka oo dhan. Ramdaan For fasting Waa (bil) la Soomo For giving RAmdaaaaaaaaan Waa (bil) wax la sadaqeeysto For praying Waa (bil) latukadaa (salaada tarawiixda, i.w.l) Be patient Dulqaad lahoow (inta lagu guda jiro bishan) RAmdaaaaaaaaan Forgiving Waa (bil) la iscafiyo And feeding Waana (bil) la quudiyo (miskiinka iyo waxii lamid ah) RAmdaaaaaaaaan WE LOVE YOU.. O RAMDAN Waanu ku jecelnahay... Ramdaan oow Ramadan is the month of patience Ramdaanka waa bisha dulqaadka (loo dulqaato waxii ku dhiba, xanaaq ama carro owgeed) Ramadan is the month of sacrifice Ramadaan waa bisha wax lagoowraco Ramadan is the month of praying Ramdaan waa bil la tukado In the mosque for Taraweeh (laguna tukado) Masjidka Salaada taraawiixda Ramadan is such a fruitful month Ramadaan waa bil mira kabuuxa (dhadhan leh) For gaining lots of Hasanat (waa bil) Ajir (xasanaat lasiyaadsado) leh The Devils are chained and Jahannam is locked For all of Ramadan (bisha ramadanka waa bil) Laxiro shayaadiinta, (naarta) jahanama'na albaabadaa loo laabaa (bisha) Ramdaanka oo dhan We don't eat food -NO! (bisha ramadaan) Cunta macunno We don't lose our Temper -NO! Mana daalno (bisha ramdaan) - Maya We don't drink anything -NO! Waxna macabno (biyo, i.w.l)- Maya We don't sleep all day -NO! Maalintii oo dhan na ma hurudno (majiifanno) - Maya We read Quran -Yes! √ Quraan'ka baan aqrinaa - HAA We pray alot -YES! √ Salaad badan baan tukannaa- HAA We help the Poor -YES! √ Waxaannu caawinnaa (kaalmeeynaa) Miskiinka (faqriga) Increase our Faith -YES! √ Ramadaan Iimaan keena kor baan uqaadnaa (siyaadinaa) Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan We love you ramadan Waan ku jecelnahay ramadaan We miss you Ramadan Waan kuu xiisnay ramdaan We love you ramadan Waan ku jecelnahay ramadaan We miss you Ramadan Waan kuu xiisnay ramdaan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadaaaan
  11. Waxaan aad iyo u jeclahay had iyo jeer in aan lecture yada Eglish-ka ah aan u turjumo Soomaaliga (voice over). laakiin waqti awgeed iyo tageero la'aan xagga luqadda Soomaaliga ah Btw, A very great and informative lecture indeed . May Allah reward the Sheikh. Ameen
  12. You're welcome walaal. Course material-ka diyaarka ah oo aad dooneeydid oo diyaarka ah, malaga heli kara miyaa Kenya? Website yada gado ganacsi kumalah miyaa kenya, mase ma garaneeydid? Course material-ka waan kula raadin lahaa, laakiin ''Details'' faahfaahsan kama hayo Walaal
  13. Masjid-ka dhismihiisu waa beautiful walaal. Masha'Allah. Xaaji Xunjuf;825268 wrote: Magaalada Hargeysa.
  14. Salaam Macalinka, Wadankee baad ku nooshahay? Are you familiar with amazon.com? Check the links below A+ http://goo.gl/63Koq N+ http://goo.gl/HZaen MCSA http://goo.gl/HzjW8 MCSE http://goo.gl/T1OiK CCNA http://goo.gl/gZexQ PS: aniga ITga baan dhigtaa, halkan (NL) system koodu waaka duwanyahay baan umaleeyn wadamada kale. Sabata oo ah buugag gaar ah oo aan dhigano oo nuucaasoo kale ah majiraan.
  15. Coofle;837685 wrote: Sheekhaw, It was only for humor,Jill out we are all here to have a good time, We all know what the verse means...Remember we are all muslims here, I recall the famous saying of a man near Diridhaba when asked "Soomaalidu waa intee" he replied " aado soomaalidu waa intii muslim ah" ..... "Aayadaha Eebe Cazza wa Jalla Waxa ka mid ah, Abuurista Cirka iyo dhulka iyo kala duwanaanshaha midabyadiina iyo luqadihiin, taasina waxa ugu sugaan aayaat dadkii wax garanaya" Asslaamu caleeykum, Waan kufahmay walaal , laakiin waxaan u maleeyey in eey dhab kaa tahay. Sabata oo ah dad baa run u maleeya in luqada English-ka eey gaaladu leedahay. Sabata oo ah Qur'aanka micnihiisa uma fasira luqada carabigana Aqris ahaan beey ubarteen oo kaliya. Mida kale, hadda ka hor baan maqlay in ''Alshabaata'' eey mamnuuceen luqada English-ka in lagu barto School lada, inta eey xukunka heeysteen. taasina Islamic nimo ma ahan! Marka walaal waa inaanu si wadajir ah uga hortagnaa ''Blind following" oo aan ''critic'' people ahaanaa when it comes to our Deen to avoid evil & Jaahilnimo (sida tan ku habsatay most of Ummah nations). Barakallahu fiik for your kind reaction walaal, Cabbaas
  16. Coofle;834512 wrote: " Luqatul kufaar laa tadkhulu qalba mu'min" Assalaamu calaykum walaal Ma ii sheegi kartaa waxaad u lajeedo Luqadda gaalada? Assalkoodu halkee beey ka imaadeen luqadaha kaladuwan ee caalamka looga hadlo (iyadoo la eegayo xagga islaamiga ah, oo aanan la eegeeyn xagga Evolution-ka ah? Ma ii fasiri kartaa aayadan hoos ku qoran? وَمِنْ آيَاتِهِ خَلْقُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَاخْتِلَافُ أَلْسِنَتِكُمْ وَأَلْوَانِكُمْ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّلْعَالِمِينَ {30:22}
  17. Helpful information/tips to Getting Started in IT http://www.mcmcse.com/articles/27_tips.shtml
  18. Nur;92796 wrote: Spreading of clan hatred is not allowed to be posted on this site, All Somalis are of a single wider family and their collective survival and happiness greatly depends on attaining peace through justice provided Only by their common faith, ISLAM. Because hate will never create security for any clan, and insecurity will never lead to prosperity for the whole of Somali People. Only Islam guarantees Universal Peace, which is the rock solid belief of Moderators of this page. May Allah Bless and guide us all to a path that is straight, amen. Nur Moderator 2007 SOL eNuri Unconventional Dawa Service We Illuminate Minds, To Eliminate Ignorance. كن كالنخيل عن الأحقاد مرتفعاً .... بالطُوب يرمى فيلقي أطيب الثمر Clan is what led Most of Somalis astray from the path of this beautiful religion (Islam) and caused them to fight eachother since i was born. I now grown up by the mercy of Allah and i understood that Islam is far away from what they (the so called Muslim Wadaad Qaba-ilists among Somalis) ascribe ( i.e saying that ''Surah 49 verse 13 allows Qaba ilism) . Wallahi this is what i've always heard when i was in Mogadishu, from those who call themselfs "Educated" I say "Auzu billahi mina shaytani rajiim'' and may Allah guide all the Qaba-ilists to the right path and set their affairs right. Ameen Ameen to your du'a brother Nur Wa alaikom salam warahmatollahi wabarakatoh :-)
  19. Nur;87149 wrote: I take my turban off to salute you from my pulpit here at the Somaliaonline Forums, wishing you further success, inshAllah my advice shall follow of how to handle the peace, as its more elussive than handling war. May Allah bless the uprising for peace May Allah protect the weak and defenseless civilians against power hungry warlords and their supporters. Nur http://audio.islamwe b.net/audio/listenbo x.php?audi oid=144394&type=ram Note: Latest Chatham House Report: http://www.chathamho use.org.uk/publicati ons/papers /view/-/id/458/ http://hrw.org/repor ts/2008/ethiopia0608 / Assalamo alaikom warahmatollahi wabarakatoh brother Nur Ameen to your du'as, May Allah fulfil your beautiful wishes - Ameen. And i wish you all the Khair in your life and hereafter. insha'Allah.
  20. First time of my life discovering the Constitution of Somalia. It's not that hard to understand though
  21. Che -Guevara;819334 wrote: Oh God no 76:1 Has there not been over man a period of time, when he was nothing to be mentioned? 76:2 Verily, We have created man from Nutfah drops of mixed semen (discharge of man and woman), in order to try him, so We made him hearer, seer. 76:3 Verily, We showed him the way, whether he be grateful or ungrateful. 76:4 Verily, We have prepared for the disbelievers iron chains, iron collars, and a blazing Fire. http://quran.com/76
  22. Video duration: 3min & 28sec From the documentary: The Strangers http://www.youtube.com/watch?v=WVSXOt41sWY -The bannig of the Hijab in the Public Schools of some countries in the West -The Difinations and Perceptions -The actual law, and it's scope -Social background and implications