Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. Professor Ahmed Samatar speaks about his return to Mogadishu, and his vision for the future of the city and the nation which surrounds it.
  2. ^^ Nikaan cusub wuxuu doonayaa inuu Dawladda cusub boos ka helo, laakiin ilama ahan inuu tabar ama ciidan haayo..
  3. Xisbigu tira badnaa, Qeybtii Indha Cadde aaway ee hadda ka hor tiri waxaan ku biirnay Dawladda.. :confused:
  4. The new Somali President Hassan Sheikh assuming Office after the inauguration, setting up his team and working on Government priorities. There are six focus areas: supremacy of the law and good governance; economic recovery, peace-building and social reconciliation, delivering basic services, international relations and preserving the unity and the integrity of the country.
  5. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=2hieKoDFtD4#!" frameborder="0" allowfullscreen> :D:D
  6. Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta oo jimco ah xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday magaalada Khartoum. Cayaarta oo ahayd mid adag ayaa waxaa koox waliba ka go’neyd in ay urursato 3-da dhibcood ee lagu helo guusha cayaarta isla markaana ay usoo gudubto wareega labaad ee is reeb reebka cayaaraha dhalinyarada Africa, waxaana qeybtii hore ee cayaartu ay kusoo dhamaatay 0-0, inkastoo xaga weerarka ay ciyaartoyda Soomaalidu weerar badnaayeen. Macalinka xulka qaranka Maxamed Cabdulle Farayare oo ka hadlayay shir jaraa’id dhamaadkii cayaarta kaddib ayaa sheegay in markii qeybta hore dhamaatay uu sameeyay is badal weyn oo dhanka weerarka ah taasina ay keentay in Soomaaliya ay hesho gool daqiiqadii 78-aad, waxaana goolkaas u saxiixay cayaaryahan Maxamuud Cabdi Nuur oo loo yaqaano Meman . Cayaaryahankan ayaa kusoo baxay cayaarihii goballada ee 2 sanadood ka hor ka dhacay magalada Garowe. “Goolka aan xiliga dambe helnay wuxuu shiiqiyay rajadii Sudan ay lahaayeen dhanka kalana wuxuu sare u qaaday niyada wiilasheyda yar yar—Si kasta oo aan u nahay dad ka yimid dal dagaalo la dageen hadana waxaan aad ugu faraxsanahay guusha aanu gaarnay”ayuu saxaafada u sheegay macalin Maxamed Cabdulle Farayare. Sida caadiga ah cayaaraha waxaa loo dheelaa HOME iyo AWAY laakin labada xiriir ee Soomaaliya iyo Sudan ayaa ku heshiiyay in hal cayaar lagu qabto Khartuum iyadoo sababtuna tahay xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti oo ah meesha ay Soomaaliya ka dhigatay gurigeeda ku meel gaarka ah ayaan hada lahayn wax hogaan ah, taasina ay keentay in Soomaaliya ay weyso meel ay cayaar caalami ah ku martigelin karto. Si kastaba ha ahaatee soomaaliya maanta waxaaay usoo gudbtay wareega labaad ee cayaaraha dhalinyarada Africa waxaana 12-ka bisha soo socota ay la cayaari doontaa dalka Algeria lugta hore halka lugta labaadna ay ka dhici doonto magaalada Algeris 26-ka isla bisha October. “Inkastoo wali aan ku dhex jirno dhibaatooyin fara badan oo dalka ka jira hadana xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu dadaal xoogan ku bixiyay sidii kor loogu qaadi lahaa xulalka kala duwan hadii ay ahaan lahaayeen kuwa yaryar ama kuwa waaweyn, waxaana qabnaa rajo ah in kubada cagta Soomaaliya ay wax badan iska badalaan sanadaha soo socda”ayuu yiri xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab oo galabta saxaafada la hadlay. Wafdiga Soomaaliya waxaa hogaaminaya Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaanay dalka dib ugusoo laaban doonaan todobaadka inasoo aadan iyagoo Transit kusoo ah magaalada Nairobi. Radio Muqdisho
  7. ^^ Madaxweyne Hassan got 190 votes, are you saying he paid each one of them $45,000..
  8. Prof. Cabdi Samatar said: “Four of those candidates who paid handsomely for the votes ended as the top vote getters in the first round of balloting.” The four candidates he is talking about are: Madaxweyne Hassan, Sharif, Cabdiwali and Cosoble.
  9. Xaaji Xunjuf, Cid sheegi karto ma jirto inta dhimatay.. laakiin dadka ugu badan waxay dhiteen 1992 (Afar biloodki), waxaana dagaalamayay beelo walaalaha ah oo Xamar wada daga, haddana ma jirto cid xitaa sheegeyso oo waala heshiiyay waana la iska iloobay..
  10. Car waa kaas qofki sheegaa Soomaali waxa lagu dhaho "soul patch" ?
  11. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed oo adeegsanaya magac qabiil, tageerana ka helaya Odoyaasha beesha ****** ay cadaadis xoogan dul dhigeen Madaxweynaha hadda la doortey Xasan Sh. Maxamuud, iyagoo ku cadaadinaya inuu Raysal wasaraha kasoo dhigo nin aan reer Puntland ahayn. Kulan dhex maray koox Shariif Shiikh Axmed ka mid yahay iyo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Madaxweynaha loo gudbiyey talooyin beeleed, waxayna Shariif Sheikh Axmed iyo Odoyaasha beesha ******, Madaxweynaha si cad ugu sheegeen in aanuu soo magacaabin Raysal wasaare Reer Puntland ah iyo nin ka soo jeeda beelaha Puntland guud ahaanba. Wararkaan oo aan helney oo rasmi ah waxaa la sheegey in Madaxweynaha loogu hanjabey in hadduusan taladaan qaadan in ay odayaasha beelaha ****** kalsoonida kala noqonayaan Dowladda, isla markaana khalkhal siyaasadeed ay galayso xukuumadiisu. Muxuu hadalkaas iyo Taladaas ka yiri Madaxweynuhu: Sida ay sheegeyso xogta soo gaadhay shabakdan Puntlandi, Madaxweynaha cusub wuxuu qaatay taladii odayaasha beelaha ******, waxaanu kala xulusho ka dhex wadaa, ashqaas ka soo jeeda beesha *******,oo cadaawad u qaba beelaha Puntland iyo nidaamka Federalka ah Waxay hadda arintu u muuqataa in Madaxweynuhu uu ilaaway inuu madaxweyne u yahay dadka soomaliyeed ayna doorteen beelaha soomaliyeed oo dhan, lakiin nasiib xumo madaxweyne Xasan Sheekh waxuu qaaday jidkii hore loogu soo haligmay ee ahaa qabyaalada iyo ku shaqeynteeda, ka dib markuu u dhago nuglaaday talooyinka jar iska xoornimada ah ee ay soo gudbiyeen kooxaha ku qaraabta magaca beelaha ******, iyo madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif . Waxaa xusid mudan in madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud uu noqonaya madaxweynihii 5aad ee ka soo jeeda beesha ****** ee madax ka noqda dalka Somalia mudo ku siman 21 sano, Waxaa kaloo xusid mudan inuu noqonayo madxweynihii ugu horeeyay lagu doorto magaalada muqdisho oo ay ka maqan yahiin dhamaan shacabkii deganaan jiray ee ka soo jeeday beelaha somaliyeed marka laga reebo beshiisa kaliya ee ******. Waxaa weli magaalada muqdisho ka muuqda colaadii iyo burburkii ay umadda somaliyeed uga qaxday 20 sano ka hor. Waxaa wax lala yaaba ahayd in madaxweyne Xasan u qudbadiisa ugu horreysay uu si qiiro leh ugu damqaday waxyeeladii soo gaartay beelaha soomaliland waqtigii xukuumaddii Max’ed Siyad Barre, isagoo qiirada iyo niyad wanaag uu u hayo somaliland ay la gashay inuu ballan qaado in manaahijta dugsiyada waxbarashada lagu qori doono tacadigii loo gaystay dadkaas, halka nasiib darro uu madaxweynahu iloowsan yahay inuu tacsi iyo cudurdaar ka baxiyo dilkii, kufsigii, boobki iyo barakacintii beesha ****** ay u geesatay beelaha somaliyeed qaasatan beelaha ****** ee dega gobolada Puntand, Banadir iyo goboloda Jubbooyinka. Waxaa sidoo kale madaxweynaha qudbadiisa ka maqnaa inuu garowsiiyo ka bixiyo xasuuqa iyo barakicinta ay hadda Somaliland ku wado shacabka dega gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Isku soo wada duuboo waxaa muuqata in madaxweynaha iyo beeshiisu ay u ooman yihiin burbur hor leh iyo cadaawad, barnaamijkooda siyaasadeedna uu yahay oo kaliya madaxweyne hawiyaa iska leh, caasimada unukaa iska leh, hantidii dadka iyo dalka ma bixnayno, gargaarka caalamka muqdisho kaliya halagu cuno, xukunka dalkana anagaa qaybinayna, umadda somaaliyeedna waa marti iyo magan fool xun, isla markaana waxay meel iska dhigeen, iyagoo haya xilalka ugu sareeya ee qaranka inay raadiyaan midnimo iyo walaalnimo dib la isugu keeno umaddii soomaliyeed ee ay iyagu nabaddii iyo deganaasho u dideen muddo 20 sano ka badan. Inaa Lilaah, waligey ma arkin isbaaro middaan ka wayn! Qasab hanoogala dhigo Raysalwasaare haddii kale SAAN
  12. http://puntlandi.com/xog-rasmi-ah-sheikh-shariif-iyo-odoyaasha-beesha-******-oo-madaxweyne-xasan-ku-cadaadinaya-inuu-raysal-wasaare-ka-dhigo-nin-aan-reer-puntland-ahayn-2/ F.G. Link-ga ma shaqaynayo sababtoo ah magac qabiil ayaa ku dhex jiro.
  13. ^^ Yunis, according to GD i'm puntlander.. laakiin marki uu dhahay "ancestors" ayaan fahmay waxa uu ula jeedo
  14. ^^ So, haddii aan degenahay Bosaaso, Puntlander ayaan ahay miyaa? xitaa haddii aan qabiil kale ahay..
  15. to all puntlanders, su'aal daacad ah hala iiga jawaabo. Puntlader.. ma qabiil ayaa lagu noqdaa mise degaan? Su'aal daacad ah ayay iga tahay?
  16. Mooge;871193 wrote: This is what I said earlier. I was right. If you don't know the facts, don't open your mouth. You are head of state. Don't embarrass your country. it looks like Xasan was responding to tabloid stuff. Mr. WaxMaOge, si aad u weerarto ayaaba la'dahay miyaa Madaxweynaha?! Waryaa this is big deal! Jawaabta uu bixiyay Madaxweynaha waa jawaab loo baahnaa, Kenya isku dirid ayay ka shaqayneysay, waana aragtaa in Wasiirka Ongeri uu jawaab bixiyay asigoo waliba beeninaya hadal uu hore u dhahay!!!
  17. Source: Apologies, but the page you requested could not be found.
  18. Qodobka 103aad. Xukuumadda Xil-Gaarsiinta Inta u dhexaysa taariikhda doorashada guud iyo marka Raisul-Wasaare cusub la dhaarin doono, Raisul-Wasaarihii hore ee xilka hayey iyo Golihiisa Wasiirradu waxay sii haynayaan xilka, waxayna u fulinayaan waajibaadka caadiga ah ee Dawlada si xilgaarsiin ah.
  19. Macallinka;870774 wrote: " War maydka aayar, war adigu bal aamus......Wajiga mara kasaar, war wuu cabauraya, war naga aamusa ilaahay ka cabsad.....hadaa ma adaan kaa cabsan lahayn bal wuxuu ku hadlayo eega. Kaa meelkast buu qasaa....shuuut aamus." :D:D
  20. Source: http://www.nation.co.ke/News/MP+faults+Ongeri+for+careless+talk+on+Somalia+/-/1056/1509872/-/11a61pn/-/index.html