Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. Foreign Affairs Minister Sam Ongeri was “careless and reckless” when he accused Somalia’s former President Sheikh Sharrif of being behind last week’s attempted assassination of his successor Hassan Sheikh Mahmoud, an MP has said. Speaking to the Nation on phone from Brussels, Belgium, nominated MP Mohammed Affey --who was with Prof Ongeri and other Kenyan dignitaries during the attempt in Mogadishu’s Aljazeera Palace Hotel—said the accusations against the former President "were likely to destabilize" the new government. “Al Shabaab have already claimed responsibility. We all know this was the work of criminals, but when he says the former President was involved, only because of his presence at the hotel shortly after the attack, I think that is irresponsible and careless,” said Mr Affey. “It is a serious coup to diplomacy,” Mr Affey added. The MP said Sheikh Sharrif, who had “managed the transition very well” was “concerned about the attack” and that’s why he showed up at the hotel. He added that such remarks ought to be backed up with fool-proof evidence. “(Sheikh Sharrif) came to comfort us when he heard that there had been an attack at the hotel in which we were meeting the new President. It was very kind of him, and some of us, really appreciate that gesture. Would he have done that if he was involved? The minister should speak more carefully on issues of Somalia,” said Mr Affey. Mr Affey, who is the chairman of Parliament’s Committee on Equal Opportunity, and who’s worked in Somalia before, said the aspersions cast on the character of former Somalia’s President were bound to backfire on Kenya. “Yes, Prof Ongeri showed extreme courage, but the manner in which he’s accused the former President is uncalled for, and does not help our diplomacy,” Mr Affey said. “It is such remarks that will undermine the peace process in Somalia.” The MP noted that Prof Ongeri, who could be privy to classified security information given the stature of his ministerial docket, should have handled the matter more “carefully”, rather than publicly accuse Sheikh Sharrif. “Diplomats, and the minister should know, do not speak that way. Mogadishu is a very unsafe city, and the minister should know that,” said Mr Affey. When he made the remarks on Sunday to his Nyaribari Masaba constituents in his Omoyo rural home in Borabu District, the minister said the fact that Sheikh Sharrif had asked for Kenya’s help before the elections –an advance which was rejected. “Before the elections, Mr Sharrif had talked with me for one and half hours, requesting that Kenya support him capture the presidency. But I told him that Kenya did not want to support any candidate as it wanted a free and fair elections in order to restore peace among Somali people which they had missed for the last 22 years,” Prof Ongeri said. The minister said he was surprised when he saw the former President Sharif at Aljazeera Palace Hotel soon after the incident occurred and who appeared unshaken by what had happened. “Although Al-Shabaab has accepted responsibility of the incident, I don’t know whether it was by coincidence that Sharrif came to the scene soon event as we held our breath waiting in the room for a bomb to be detonated,” Prof Ongeri said.
  2. Xaaji, bal saadaal ka bixi.. maxaa ugu danbeyn imaan kara? malaga yaabaa labada dhinac iney sameeyaan tanaasul aad u weyn?
  3. How many times ayaa la dilay Wasiiro, Xildhibaano iyo dad kale? ma is weydiisay Qabiilka ay kasoo jeedaan? bax oo Xamar tag, ka dib ayaa indhaha kuu kala furmayaan..
  4. ^^ Ookiyaalaha iska siib, mid expired ah ayaa wadataa! yaa Cabdiwali target gareeyay? ma shabaab ayaa kala jecel Cabdiwali iyo Shariif?
  5. Source: http://www.nation.co.ke/News/Ongeri+reveals+intrigues+behind+Somalias+assassination+plot/-/1056/1509316/-/item/0/-/1bmsq9z/-/index.html
  6. Foreign Affairs Minister Sam Ongeri has for the first time revealed the power struggles in Somalia that led to last week's attempted assassination of President-elect Hassan Sheikh Mahmud. The Minister over the weekend recounted how an attempt by former President Sheikh Sharif to solicit Kenya's support for re-election failed and which may have prompted the assassination attempt. The Islamist militant group Al-Shabaab has since claimed responsibility for the attack. “Before the elections, Mr Sharif had talked with me for one and half hours, requesting that Kenya support him capture the presidency. But I told him that Kenya did not want to support any candidate as it wanted a free and fair elections in order to restore peace among Somali people which they had missed for the last 22 years,” Prof Ongeri said. The minister said he was surprised when he saw the former President Sharif at Aljazeera Palace Hotel soon after the incident occurred and who appeared unshaken by what had happened. “Although Al-Shabaab has accepted responsibility of the incident, I don’t know whether it was by coincident that Sharif came to the scene soon event as we held our breath waiting in the room for a bomb to be detonated,” Prof Ongeri said. The Minister was accompanied with MPs Adan Keynan, Fred Kapondi, Mohamed Affey, Hussein Ali, his personal assistant Jackson Nyagaka and bodyguard a Mr Njagi. “I believe that God delayed our arrival in Mogadishu for our own safety. There was no meaningful security details in the early hours of the day when we were expected to arrive in the Somali capital since there was peace and calm,” Prof Ongeri recounted. When he arrived with his delegation at 1pm, three hours late, he narrated, they attempted to use ordinary vehicles due to the assurance of calm. But Kenya's envoy to Somali Mr Wafula Wamunyinyi and General Karanja cautioned them against the move. He added: “I prayed and I remained calm for I knew God will not allow us perish as we were out for a good course.” The worst came when one of attackers was shot and the explosives he carried detonated, spraying his flesh and blood to the windows where their meeting was going on. The Minister said the four attackers had powerful explosives, one created a big depression at the entrance of the hotel's compound after detonation. “But we thank God that explosives of one of the attackers who was shot near the entrance of the hotel did not go off as it could have brought down the whole building,” Prof Ongeri added. He was addressing his Nyaribari Masaba constituents in his Omoyo rural home in Borabu District on Sunday.
  7. Horjoogayaashii Kooxda Shabaab oo Gabi Ahaanba Faarujisay Kismaayo Horjoogayaashii Kooxda Shabaab oo mudo ku dhow 4 sano ka arrimineysay magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose ayaa intii badneyd faarujisay magaalada kadib markii ay culeys xooggan kala kulmeen Ciidamada huwnata ah ee magaalada ku soo wajahan. Dagaallo xooggan oo lagu wiiqay awooda Shabaab ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay si isdaba joog ah uga jiray hareeraha magaalada Kismaayo taasoo Shabaab ku qasbay inay magaalada faarujiyaan. Wararka gudaha maagalada aan ka heleyno ayaa ku soo waramaya in horjoogayaashii kooxda Shabaab iyo Maleeshiyaadkoodii ay isaga baxeen magaalada, waxaana ay u jiheyteen dhanka degmada Jilib ee gobbolka Jubbada Dhexe. Waxaa haawanaya xarunta degmada, Saldhiga, iyo sidoo kale guriga gobbolka oo ay Shabaabku buuxi jireen. Kooxda Shabaab ayaa gacan ku heynta magaalada Kismaayo waxaa ay la wareegeen bishii Aguast ee sanadkii 2008 golkaasoo ay kala wareegeen Maleeshiyo beeleed uu hogaaminayay Barre Aadan Shire Hiraale. Keydmedia kala soco wararka xaqiiqda ah ee magaalada Kismaayo Keydmedia Online -Xafiiska,Kismaayo
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870407 wrote: Let us down aah? Taa saaka hiraabtii aan arkaaye ceeb weyn igu ahayd. Especially if you watched from the beginning. Salaad subax u soo kacay, so iska fiiri isiri. Maxaa arkaa? Kursi weyn iyo miisas lasoo wado, lasii waday oo meesha la saaraayo in front of dignitaries. Laba kursi waa weyn ayaa yaalay meesha mid sadexaad lagu daray, for guddoomiyaha baarlamaanka. Maxaa markii hore loogu fikiri waaye taas. Maxaa kale arkay? Nin sidii in uu shaneemo joogo camal biyaha cad baakad weyn ku qorantahay Caafi caagaga biyaha madaxda meesha fadhiso hal hal u siinaayo. Meesha shaneemooyinkii Xamar ku yaalay miyaa mise istaadiyum? Dadka kuleel wada dilay, xildhibanaada iyo kuwa kale meesha fadhiyo inay soo buuxiyaan ma ahayn suu kuleelka u kala yaraado. Ama qaboojiyaal badan maala geeyo, gaar ahaan maadaama kuleelkaas la wada ogaa oo maalinta doorashada dhaceysay saas u kululeed. Maxaa kale arkay? Haa, kuwii ciyaarta Kabeebeey oo waqti dhameys meesha ku haaye. Nimanka xataa shaatiyo nadiif ah oo cusub maa loo waaye. Kuwa finaanado wasaqdooda ka yaabeysid wato meesha ka bood boodaaye. Maxaa kale ii muuqday? Dad madaxda hortooda had iyo jeer hor soc socdo oo midba darbiga kale ka imaanaayo meel uu u socdo iyo wax uu socdo garaneynin. Madaxweynihii iyo madaxdii kale dhexdooda ayee hor hor socdaan oo stageka ayeeba saaranyihiin ku soc socdaan. Inay soo wareegsadaan ma rabaan. Maxaa kale la arkaaye? Wadaadkii loogu tala galay in uu aayad Quraan ah ku furo oo shaqadiisa intaas kaliya ahayd uu qudbaad dheer iska galay, mahadcelin loo joogin bilaabay. Mahadcelintiisa markee mareyso madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle jooji la yiri oo ka deg la yiri meesha. Maxaa kale arkay? Ciidanka qalabka sida mid ka mid ah calankeena wuxuuba iska suray miiskii dheeraa ee ahayd meeshii laga qudbeynaaye. A wise man ayaa ka saaray meesha maadaama calanka qarin doono dadka qudbeyn doono. Ka soco oo maxaa kale sii arkay? C/weli markuu qudbadiisa bilaabay, Ingiriis waalan laga daba waday oo qofka turjumaayana la arkeynin, asagiina qof loo sheegin u ekaa, markuu iscelin waaye ugu dambeyntii yiri anigaa hadhoow micneyn doono ee hala joojiyo in la iga daba hadlo. I don't know inuu qudbadiisa turjumi doono because waa iska damiye markee halkaas mareyso. All this happened the first half hour aan daawaday. Waxaasoo dhan waxaa kasii darnaa dhamaadkii Xafladda, markii la dhahay waxaa baxaayo Madaxda martida ah, ayaa hal mar waxaa istaagay wixi xildhibaan iyo Soomaali kale oo meesha joogay oo hal mar iridda wada aaday, Madaxdi martida ahayd waxaa kasoo haray indho-taag iyo la yaab.. Markii uu Madaxweyne Xasan bilaabay khudbadiisa wuxuu u mahad celinayay madaxdii kasoo qeyb gashay, asigoo wata khudbadiisa ayaa gadaal looga soo qeyliyay, 3 qof codkooda aan maqlaayay oo dhahayso waxaa hilmaamtay ergayga Jaamacatul Carab ka socdo in aa magaciisa sheegto.. Khudbadii dhan ayay ka qaseen.
  9. Maaddeey;870449 wrote: Shimbir, Shabelle.net haddey been u bareerto ma soo guurinee adna?. Markii hore ayaad qaldataye mar kale ha ceeboobin ma garatid?, mise ceeb waa laba afmaroojis?. Ok Maadeey, Shabelle been bey sheegeen, ka waran Jowhar.com: Magaalada Kismaayo ayaa ka jirta xaalad dagaal iyo cabsi soo wajahday dadka ku nool, iyadoo la sheegayo in saraakiishii u sareysa Al-Shabaab ay isaga baxeen, kuwaasoo badankood aaday dhinaca deegaanada Jasiiradaha ku yaal. Radio Muqdisho: Dhinaca kale ilo wareedyo lagu kalsoonaaqnkaro oo aynu ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malleeshiyaadka Shabaab iyo horjoogayaashoodiiba ay isaga baxeen magaalada Kismaayo kadib markii ay u caddaatay ineysan u jilib dhigi karin awoodda ciidamada XDS oo magaaladaasi kaga soo wajahan konfurta iyo galbeedka. Horjoogayaasha ayaa lagu soo waramayaa in ay Kismaayo uga baxeen dhanka Waqooji si gabbaab uga dhigtaan dhulka Keymaha ah, halka kuwo kalena ay usoo dhaqaaqeen dhanka Jilib, waloow warar kale oo aan la xaqiijinin ay sheegayaan in horjoogayaashu ay u jidaaleen dhanka degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud. Maaddeey;870449 wrote: Kismaayo marey noqotoba waa la qabsanaa, lakin tan afka ah naga daaya. ^^ oo haddiiba aad ogtahay in la qabsanayo, maxaa inoogu diideysaa inaan si advance ah usii sheegano!
  10. Maaddeey;870148 wrote: Shimbir, markaan ma naga hubtaa?. Thread-kaagii hore oo isla magaac lahaa ma ka istaaqfuralaysataya? Shabelle Radio ayaa soo tabiyay warkaan, marka aniga la iima qabsan karo hadii uu beenoowo!
  11. Xaaji, your Hadhwanaag news portal also reporting..
  12. Dee Shabaab leyma tuso, Kenyan ku iskuma dhajin karaan magaalada, Ciidamo Soomaaliyeed ayaana la socda..
  13. What a Day!!! inauguration of our new President iyo Qabsashada Kismaayo!
  14. Kismaayo oo gacan ku heynteeda muddooyinkii dambe ay isku haysteen Ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Al Shabaab oo Maamulayay Magaaladaasi, dadkuna ay muujinayeen cabsi ayaa xalay illaa saakay waxaa la arkayay Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo isaga baxayay Magaaladaasi. Dadka deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in saacadihii u dambeeyay la arkaay Gaadiid kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin Al Shabaab iyo Gaawaari kale oo sida la sheegay ay kireysteen Al Shabaab oo Magaaladaasi ka daabulayay Ciidamada Al Shabaab, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn halka ay beegsadeen Ciidamadaasi ayaa haddana wararku waxa ay sheegayaan inay abaareen Deegaan lagu magacaabo Ambareeso oo ka tirsan Jubbada hoose. Wararka ayaa waxa ay leeyihiin in sidoo kale Magaalada Kismaayo xilligaani ay tahay mid haawanaysa, dadkanu ay ku dhur sugayaan cidda la wareegi doonta gacan ku haynta Kismaayo. Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay gabi ahaamba fasaxeen Maxaabiis ku xir xirneyd Xabsiyo ku yaalla gudaha Kismaayo, taasina xaalka Magaalada ay kasii dhigtay mid kacsan. Dhinaca kale Wararka laga helayo deegaanka Birta dheer oo ka tirsan Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhacayaan Madaafiic ay is weedaarsanayaan Ciidamada Dowladda, Kenya iyo Ciidamo tiro yar oo ka tirsan Al Shabaab. Hase ahaatee ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Al Shabaab oo ku aaddan arrinkaani inkastoo dadka deegaanka ay xaqiijiyeen in Magaalada inta badan ay baneeyeen Xarakada Al Shabaab. Shabelle Media Network
  15. ^^ Tallaabo waa qaldantahay, sxb Isbaaro looma dhigan karo Dawladda cusub, awood ayaa loo isticmaalyaa Faroole hadduu damco inuu Isbaaro u dhigto Dawladnimada, reer Puntland ayaana ka tuuraya daaqadda.. Faroole yuusan kula noqon wax kale.
  16. Carafaat;870075 wrote: Any youtube clibs of the event? http://www.youtube.com/user/somalichannel?feature=CAQQwRs%3D
  17. Caano_Geel;870060 wrote: ^^ Give me a link bro, not that univ one... halkaan ka daawan karaa fadlan? Bro, u need to download UTV Player using either Internet Explorer or Mozilla Fox.. http://livetv.universaltv.co/
  18. HADDA: waxaa hadlaya Madaxwaynaha Jabuuti.. oo ah masuul kaliya ee loo qaaday astaanta Calanka, wuxuuna shacab iyo marshxarad ka helay dhamaan martida isugu timid meesha. "Somalia is our big brother, our shoulder and protection. And Djibouti and its resources has & will be there for Somalia!" Djibouti's President Ismail Omar Guelleh singing along with Somalia national anthem. LOL