Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. oba hiloowlow;880715 wrote: shinbir im just showing love in a tough way..
  2. Abwaan;880714 wrote: Shinbir....I can't talk to somebody twice.D: Shinbir, Cabuulo iyo kii kale. Magacyo badanaa:D ^ aniga iyo Canbuulo isku qofkii miyaad mooday? maya dee.. Canbuulo waa reer Jowhar anigana waxaan dagaa Xararyaale..
  3. Abwaan, no need to ask him just read this thread.. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67766-Mogadishu-Journalist-beheaded..shocking?p=874670#post874670
  4. Oba cunsuri ma ahan, laakiin waxaa badan taraarixiisa.. aniga waxaan ka quustay maalinki uu dhahay: oba hiloowlow;874654 wrote: the only solution is to eliminate the tribes who live in dayniile,Suuqa xoolaha and most of huriwaa who mostly are nabad-diid and not contributing something positive at all to our country..
  5. President Hassan Sheik Muhammud of Somalia, Paul Kagame of Rwanda, South Sudan's leader Salva Kiir and Kenya's Mwai Kibaki are already in the country to join Ugandans for tomorrow's golden jubilee celebrations. Other Presidents expected in Uganda include Egypt's Mohhamed Morsi and Ethiopian Prime Minister Haille Mariam Dessaleg
  6. Why? Wan-laweyn ma ceeb baa? Dhuuso-Mareeb maa la qariyo ama Isku-shuban kuwaas ayaaba ka ceeb badane..
  7. Xaaji Xunjuf, magaalada magaceeda inoo sheeg! waa maxay magacaan qarsoon..
  8. Somalia appears to be on a mission to attain total peace. Re-construction is underway and thousands of Somalis in the diaspora are returning by road, air and sea. Despite the occasional gunfire in the capital Mogadishu, the people are showing a lot or resilience and determination to rebuild their country.
  9. For the first time in 20 years, the Somali Police Academy in Mogadishu has started accepting female students. Dozens of young Somali females want to join. They regard joining the police as patriotic, saying that Somali women are capable of achieving peace and security in the country.
  10. Let us hope that the new PM Saacid will bring the change and the hope that were so missing in the Somali political arena..
  11. Taariikh nololeedkiisa Cabdiqaadir Faarax Shirdoon wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor oo dhinaca dhaqaalaha ah. Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay. Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule. Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam. Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuul-daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum). Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada. Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Munaasabadda lagu magacaabay raysul wasaaraha cusub oo ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob-joog ahxildhibaanno, mas’uuliyiin iyo suxufiyiin badan.
  12. Taariikh nololeedkiisa Cabdiqaadir Faarax Shirdoon wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor oo dhinaca dhaqaalaha ah. Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay. Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule. Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam. Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuul-daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum). Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada. Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Munaasabadda lagu magacaabay raysul wasaaraha cusub oo ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob-joog ahxildhibaanno, mas’uuliyiin iyo suxufiyiin badan.
  13. Taariikh nololeedkiisa Cabdiqaadir Faarax Shirdoon wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor oo dhinaca dhaqaalaha ah. Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay. Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule. Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam. Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuul-daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum). Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada. Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Munaasabadda lagu magacaabay raysul wasaaraha cusub oo ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob-joog ahxildhibaanno, mas’uuliyiin iyo suxufiyiin badan.
  14. Somalia;877444 wrote: I congratulate him, I have said in many thread that people who oppose him now are spoilers! We must all support him! Mr. Somalia = wise man.
  15. Salahudin;877206 wrote: Bird...don't call me alien...I am a proud nomad bro. no Problem bro..
  16. General Duke;877194 wrote: ^^^ In my post there is a picture of the man & his wife who is he power behind the throne.. is his wife appointing him she is MP just like Jinni Boqor used to be.. nothing more..
  17. Salahudin;877180 wrote: Bird.. I have already posted this news. Okey.. and I confirmed it.. coz your'e alien. General Duke;877184 wrote: This news does not have any supporting evidence like my one.. and I provided a picture.. you didn't..