Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. oba hiloowlow;894524 wrote: waraa shinbir adeerka wuu shaqeystay! :D
  2. Koonfur Galbeed Soomaaliya waa 5 gobol oo kala ah: Gedo, J/Hoose, J/Dhexe, Bay, Bakool, Sh/Hoose.. waa haddii lagu heshiiyo, waana fikrad fiican.
  3. Why Gedo belongs to Jubbooyinka and not Baydhabo? give me a reason?
  4. Maxamuud Sayid Aadan oo ah sarkaalka hawlgelinta ciidamada dawlada ee gobolka Gedo, horeyna uga tirsanaa baarlamaankii ku-meelgaarka ee Soomaaliya ayaa sheegay in saraakiisha dawlada ee gobolka Gedo iyo beelaha gobolka Gedo aysan qeyb ka noqon doonin shir maamul loogu sameynayo Jubbooyinka oo Nairobi ka socda, sida uu sheegay. Maxamuud Sayid Aadan oo u waramay idaacadda VOA ayaa sheegay in uu qabo aragti ah in marka hore gobolkada Gedo, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe laga soo yagleelo maamulo heer gobol iyo heer degmo kadibna la isugu yimaado gudaha dalka si beelaha Soomaaliyeed iyagoo siman ay uga wada tashadaan masiirka deegaanka. “Annaga shir markiisii hore Nairobi laga soo bilaabay oo Kismaayo ku dhamaanaya reer Gedo kama qeybgalayaan, mana jirto cid metesha gobolkan oo Nairobi shir u joogta” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan oo ku eedeeyay ururka Raskambooni inay gaar isu siiyeen Kismaayo. “Waxaan leenahay dadku waa walaalo hala isugu yimaado gudaha dalka oo dawlada iyo beelaha haka soo qeybgalaan” ayuu sii raaciyey. Maxamuud Sayid Aadan oo la weydiiyey sida uu u arko in IGAD iyo Kenya ay dhex dhexaadiyaan arimaha maamul u sameynta Jubbooyinka ayaa sheegay inuu isagu qabo in ciidamada Kenya ku ekaadaan arimaha amaanka oo kaliya. “Waxaan u soo jeedineynaa ciidamada Kenya iyo kuwa kale ee saaxiibada ee dalka jooga inay ku ekaadaan arimaha amaanka, haddiise ay yeeli waayaan oo siyaasad iyo maamulo ay faraha la galaan waa wax aan u roonaan doonin Soomaalida” ayuu sidoo kale sheegay Maxamuud Sayid Aadan. Hadalka Maxamuud Sayid Aadan ayaa imaanaya xilli qaar ka mid ah beelaha deegaanka Jubbooyinka ay kulan ku leeyihiin magaalada Nairobi halkaasoo uu ka socdo kulan si hordhac ah looga tashanayo qaabka maamul loogu dhisi karo labada Jubba iyo Gedo. Raxanreeb
  5. xiinfaniin;887068 wrote: These are very painful details , but when put in the larger context , president Hassan is responsible in stirring the Kismayo crisis. As I said before there were other delegates from Mogadishu who visited Kismayo with no trouble at all. The reaction you see is a direct result of president's intent to abort the initiative that is underway...hence the embarrassment ^^ Wixi Xunba Xaawaa Leh!
  6. Sometimes as a reporter, you can feel out on a limb, isolated both physically and in the way you understand a story. And so it is here in Kismayo – the hot, dry port city in southern Somalia, where the afternoon breezes whip up gritty red dust that gets into your teeth. We’re told that Kismayo is a beautiful city. I'll have to take their word for it, because it looks as though we are not going to see it. Kismayo has been an elusive story, ever since the Kenyan military successfully pushed al-Shabab out, just over a month ago. The town is the heart of the south – the economic hub that connects southern Somalia with neighbours Kenya and Ethiopia. It has a devilishly complex mix of clans with a history of conflict. An increasingly rancorous argument over who should control the port threatens to shatter the fragile peace that settled in here after al-Shabab left. On top of it, there is the charcoal – a multi-million dollar stockpile that I wrote about previously that has become the focus of a row between the Kismayo business community, neighbouring states and Mogadishu. All those problems have made the town an icon of the wider crisis facing Somalia, which is why it is so fascinating for journalists covering the country. But from the outset, access has been almost impossible. The Kenyan military, fighting in African Union helmets, have been in control of "Sector 2" – the southern portion of the country – for much of the past year. You can’t get in or out of Kismayo without their say-so. Land, sea and air routes are all theirs. That makes independent travel impossible. Believe me – we have considered everything from chartering our own aircraft to getting on a local fishing trawler to get in, and not one is likely to get us past the edge of town. So, official visits are the only option, and we have had no less than five false starts. For reasons that have never fully been explained, every time we have been invited on one, it has been cancelled. In the absence of any clear answers, it has been increasingly hard to escape the conclusion that someone is trying to hide things. So when the opportunity finally came to join a special presidential task force on a visit to Kismayo, it seemed that at last our luck had changed. Surely, a high-level delegation sent from the president himself to investigate charcoal, would be able to move through all the parts of town that we were interested in – the charcoal stockpiles, the port, the business community... What could go wrong? Plenty, it turns out. Just before the task force was due to board the aircraft along with a group of journalists, we here told the flight had been cancelled due to "security concerns" that were never fully explained. Two days later, we finally flew in, but on arrival, the sector commander anounced that Ahmed Madobe – the commander of the Ras Kamboni militia that has been working with the Kenyans to oust al-Shabab – had declined to see anyone with the group. While the Kenyans control access to town, Madobe controls its centre, so without his say-so, movement is impossible. And worse, he warned he couldn’t guarantee security if anyone left the airport compound. To the delegates, that sounded like a thinly veiled threat, and the Kenyans seemed to be more prepared to do Madobe’s bidding than the president’s. So, what is really going on in Kismayo? We still don’t know. The charcoal task force was put on a plane straight back to Mogadishu, well short of the three days they had planned to spend in the town. And the journalists are still stuck. There is no plane to take us out, and Madobe won’t let us go in. We are so close, and yet so far… Peter Greste - Aljazeera.com Source: http://blogs.aljazeera.com/blog/africa/so-close-yet-so-far-kismayo
  7. Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan - Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirrada Caalamiga ah, Maaraynta, Gargaarka Bani-aadamka, Saxaafadda, Qaramada Midoobay, Tacliinta, Awoodeynta Dumarka, iyo la-tacaalidda Saboolnimada. Saxaafadda, Tacliinta, iyo Xiriirka Caalamiga ah ku baratay jaamacado caan ah oo ku kala yaalla Dalalka Faransiiska, Suudaan, iyo Maraykanka Xilal sare ka soo qabatay safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Maraykanka Aasaastay, agaasimena ka noqotay RAAD International iyo RAAD TV. Aasaastay, noqotayna hormuudkii ugu horreeyey ee Jaamacadda Hargeysa. Mudane/Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga: Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ahaana Raysal-wasaare ku-xigeen; Guddoomiyihii hore ee Guddiga Abaaraha. Maaraynta Ganacsiga iyo Maamulka Guud ee Bulshada ku bartay Jaamacadda Strayer ee ku taalla magaalada Washinton DC ee ku taalla carriga Maraykanka Diblumaasi ka tirsanaan jirey safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Maraykanka. Ka mid ahaa ergada Soomaaliya u joogi jirtey Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York Ku-simaha Qunsulka Guud ka soo noqday sfaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kanada Khibrad aqooneed iyo mid shaqo oo ka badan 25 sano u leh maamulka iyo Maaraynta Ku hadla afafka Ingiriisiga iyo Carabiga Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. Xirfadle hawlo badan ka soo qabtay Maamulka iyo Maaraynta. Agaasime-daleed u soo noqday Hay’adda Muslimka Afrika Qayb libaax ka qaatay aas-aaska barnaamijyo aqooneed iyo kuwo hawleed oo ay leedahay Jaamacadda SIMAD Guddoomin jirey Naadiga FPEN oo ah xiriir ay leeyihiin Ururrada ku hawlan Meheradaha Waxbarashada ee Gaarka loo Leeyahay Ku hadla Afafka: Carabiga iyo Ingiriisiga Mudane/Maxmuud Xasan Suleymaan (Cawil) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta. Aqoonyahan ku takhasusay khibradna u leh maaliyadda iyo qorshaynta: Ka qalin jebiyey Jaamacadda Istareeyar Kolleej oo ku taalla Carriga Maraykanka Waddamada Sacuudiga iyo Iswiserland uga soo shaqeeyey Bankiga Islaamiga ah ee la yiraahdo Daarul Maal Al-Islaami. Soo qaatay tababbarro badan oo xirfadeed oo ku saabsan maaliyadda, maalgashiga, iyo qorshaynta Muddo ku dhaw afartan (40) sano ku soo dhex jirey mihnadda maaliyadda iyo xisaabaadka. Si wanaagsan ugu hadla luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga Mudane/Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta. Aqoonyahan khibrad u leh u-saldhigidda iyo kobcinta is-gaarsiinta iyo ganacsiga, ahna sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya Ka qalin-jebiyey Kulliyadda Saadka ee ku tiillay Volsk iyo Saratof oo ku yaalla Midawgii hore ee Soofiyeetiga. Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) uga soo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan, Usbekistaan, Kasaakhistaan, iyo dalal kale Khibrad shaqo iyo aqooneed oo ka badan 35 sano u leh mihnadda Is-gaarsiinta casriga ah iyo Saadaalinta Dhaqaalaha Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed - Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka. Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad iyo faham durugsanna u leh wax-soo saarka. Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm. Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ol-olayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga Marwo/Drs Maryan Qaasim - Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska. Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka. Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga Source: VOA Somali
  8. Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin ciidamo urur gaar ah ka tirsan oo ku sugan magaalada Kismaayo isla markaana dhamaaba ciidamada jooga halkaasi ay yihiin kuwo isugu jira AMISOM iyo dowlada oo kaliya. Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen. C/qaadir Cali Diini oo la hadlayay ciidamo badan oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa wuxuu sheegay in dhamaanba ciidamada ku sugan Kismaayo ay yihiin ciidamada dowlada sidoo kalana masuuliyiinta ay yihiin dowlada. Wuxuu sheegay inaysan jirin cid ka tirsan urur gaar ah ama ciidamo ka socda urur gaar ah oo xiligaan ku sugan Kismaayo, wuxuuna ugu baaqay warbaahintu inaysan kala saar saarin ciidamada dowlada Soomaaliya. Hadalka Wasiirka ayaa wuxuu imaanayaa xili magaalada Kismaayo haatan ay ku suganyihiin masuuliyiin iyo waliba saraakiil ka tirsan ururka Raaskambooni kuwaasi oo uu hogaamiyo Sheekh Axmed Islaam Sheekh Madoobe. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga saaray Al-Shabaab oo ku sugnaa mudo Shan sano ah, waxaana howlgalka Al-Shabaab looga saaray magaaladaasi iska kaashaday ciidamo ka tirsan dowlada AMISOM iyo kuwa Raskambooni. Source: Raxanreeb
  9. The U.S. state department secretary Hillary Clinton is arriving Somalia capital, Mogadishu on Sunday morning, Somali government sources told RBC Radio. It is the first high level visit from U.S. officials to this war-torn country for more than 25 years, the sources said. Mrs Clinton is scheduled to land at Mogadishu’s Aden Adde airport aroubd 8:30 am as she will have closed door meeting with the new Somali president Hassan Sheikh Mohamud, the prime minister Abdi Shirdon and the speaker of the parliament Mohamed Osman Jawari. The security of Mogadishu has been tightened as hundreds of police forces were deployed into the main roads that link the airport to the presidential palace of Villa Somalia, where the meeting will take place. According to government sources, several main issues including security, peace and the role of U.S. towards Somalia’s new federal system will be discussed. Also secretary Clinton will meet with senior officials of the African Union mission in Somalia [AMISOM] who have been battling against Al Shabab militants since 2007. Source
  10. *ANWAR*;882391 wrote: I AM C/Kariin Xuseen Guuleed...... Congratulations! then
  11. ^^ Jawaab kaafi ah ma ahan.. meesha waa isgoys. ee waa kee?
  12. 1- R/Wasaare Ku Xigeen, Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska: Ridwaan Xirsi Maxamed (Isxaaq/yoonis). 2- R/Wasaare Ku Xigeen, Wasiirka Maaliyadda Iyo Lacagta: Siciid C/Laahi Maxamed (Siciid Danni), (puntlander). 3- Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka: C/Kariin Xuseen Guuleed ( galmudug) 4- Wasiirka Cadaaladda, Awqaafta Iyo Arimaha Diinta: Maxamed Nuur Gacal (reer Dayniile/Ceelbuur). 5- Wasiirka Qorshaynta Iyo Xiriirka Caalamiga Ah: Jamaal Maxamed Baaroow (0.5 reer Shabeelle). 6- Wsiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta sare: Faarax Sh. C/Qaadir Muxumed (0.5 Reer Awxasan) 7- Wasiir U Dowlaha Gaashaan Dhigga: Cabdi Axamed Abtidoon (ximan iyo xeeb). 8- Wasiirka Beeraha: Aweys C/Laahi Ibraahin (Aweys Qarni) (Bay iyo Bakool). 9- Wasiir U Dowlaha Qorshayna Iyo Xiriirka Caalamiga Ah: Cumar Idiriis (Cumar Dheere). 10- Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta : Maxamed Amiin Maxamed Al Haadi ( Reer Baraawe) 11- Wasiir ku xigeenka ganacsiga Dr. Xamdi Cabdi Aar (Azania).
  13. Yaa garanaya dhismahaan halka uu ku yaalo?