Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. xiinfaniin;867103 wrote: Neither Cosoble nor Gaas supported Hassan or Sharif Waxaa mamnuuc ah in la magac dhabo murashax kale, oo la dhaho waxaan u tanaasulay Murashaxaas Hebel ee codadkeyga waan siiyay.. Laakiin Gaas wuu sarbeebay inuusan Sharif la rabin..
  2. Uchi, what is your problem? Murashaxaaga haddii uu codad heli waayay ma qaraaree!!!
  3. oba hiloowlow;866815 wrote: Shinbir thanks that is so far the best feed Soo Dhowoow!
  4. http://www.voasomali.com/ better than Universal and Somalichannel..
  5. Aaliyyah;866318 wrote: any of the candidates who are from Mogadishu. We will see though. Or Laaascaano..
  6. Abtigiis;866321 wrote: Farmaajo's voting block are the IDPs. Breaking news. oo kaalay IDPS soomaali ma ahan miyaa? mise dadka daaraha ku jira ayay ka miisaan hooseeyaan, why some of you obsessed with IDPS..?!:confused:
  7. Walaahi waa runtaa, waa labada kaliya ee daacad ay ka tahay Waxqabadkooda..
  8. Labada dhinac waxay isku raaceen qodobadan hoos ku qoran oo kala ah: 1- In shariif Xasan Sh. Aadan taageradiisa uu ku biiriyo ololaha Shariif Sh.Axmed , xooggana laysugu geeyo sidii uu madaxweynihii hore jagada mar kale ugu soo laaban lahaa. 2- In Madaxweynaha xiligiisu dhamaadey Shariif Sh. Axmed uu uu siiyo Sh. Xasan 3 milyan oo doolar, lacagahaas oo isugu jira Xaalmarin iyo ka iibsi xildhibaanada asaga taageersan. 3- In Shariif xasan abaal marin loo siiyo awood uu kusoo xulo shaqsiga ra'salwasaraha noqonaya,kaasoo noqon doona shaqsi uu isagu saamayn badan ku leeyahay xiliyada soo socda ee uu hogaaminayo golaha wasiirada iyo howlaha xukuumadda. Waxaa kale oo Shariif Xasan uu soo xuli doonaa koox ka mid ah wasiirada soo socda sidii horey u dhacdey xiligii shirkii jibouti. 4- Shariif Xasan Sh. Aadan wuxuu noqon doonaa mar kale wasiirka Maaliyadda iyo Ra'isulwasaare ku xigeen. 5- Si looga hortago in baarlamaanku luu a yimaado la xisaabtan iyo daba gal liddi ah Shariif Xasan Sh. Aadan waa in lagu dadaalo in gudiga hantidhowrka baarlamaanku noqoda inta badan xubno u dhaw labada shariif, oo ayna iska kaashadaan in anay gudoonka gudigaas qaban shaqsiyaad ka hor imaan karta mustaqablka qorshayaasha ay maaganyihiin. 6- In ay Baarlamaanka ay ku dhex yeeshaan kutlad adag oo lagacago badan la galiyo, taas oo mar kasta difaacda, kana hor tagta hadii mooshinna ka dhan ha xukumadda iyo wasiirka maaliyadda la soo jeediyo. 7- Labada dhinac waxay isku afgarteen in lasii wado heshiisyadii dhinaca badda ee ay horey isula bilaabeen Soomaaliya iyo Kenya, arimahaasna lagu socodsiiyo, laguna bisleeyo hab ka fog saamaynta iyo ka warqabka Baarlamaanka.
  9. Hadda waxaa hadlaya Musharrax Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
  10. http://livetv.universaltv.co/ Hadda ayay bilaabatay khudbooyinkii maalinki 2-aad, toos u daawo.
  11. Markaa waa inaad Location kaaga badashaa dee, waa maxay Puntland, meel khudrad iyo muus laga helo haddiiba aad ka timid..
  12. ^^ Heh! waa Kismaayo dee meesha, ma ahan Bosaso.. waa ku sidee?
  13. Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaay manta habaar dusha uga tuureen R/wasaaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo ayagoo ku shegay in uu yahay Shaqsiga Masuulka ka ah Itaal darida la soo gudboonatay Xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sh. Cali Maxamuud Rage Cali dheere ayaa waxaa uu shegay in Xarakada Al-Shabaab ilahay ay ka baryayaan in usan ku soo celin R/wasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo. "Maalinti Farmaajo la magacaabay waxaanu ahayn awood jirta waxaan gacan ku haynay guud ahaan gobolka banaadir marka laga reebo Villa Somalia sido kale Gobolada Konfurta iyo Bartamaha Somalia gacanteena ayay ku jireen waxaa uu shaqo ka bilaabay in uu cafis u fidiyo saraakisheni iyo Ciidamadeeni waxaa uu nagu dhex yeeshay qolyo jawaasiis ah oo u basaasta waxa uu nagala dagalamay hubki sida fudud aan uga soo gadan jirnaya Askarta Dowlada, waxaa uu nagu dhisay niyadi Ciidamada Dowlada oo ayagu iskaba cararijiray markaan iska hornimaano qodobadaas iyo kuwa kale aya nagu kalifay in aanu iskaga baxno Gobolka Banadir" ayu yiri Sh.Cali Dhere. Sh Cali dheere waxaa uu yiri Itaal darida manta haysta Xarakada Al-Shabaab waxaa sababteeda laha Murtadka weyn ee Farmaajo oo asagu si hoose iyo si koreba nola dagaalamay balse waxaa iska cad in ilahay ka jaseyn doono jabka uu ugaystay Mujaahidiinta Al-Shabaab ayu yiri Sh Cali Dheere. "Inkasto Xubnaha Cusub ee Barlamanka Somalia ay ka buuxan Murtadiin badan hadana waxaa ku jira dad wali uu ku danbeeyo wanaga iyo in la ilaaliyo Awooda Islamka inta fikirkaas ficaan qabta ee manta ku jirta barlamanka cusub waaxaan ugu baqayna in aysan codkooda siin Farmaajo oo asagu dagaal noca ugu xun la galay Mujaahidiinta Al-Shabaab" ayu hadalkisa sii raciyay Sh Cali dheere. Hadalka manta ka soo yeeray Al-Shabaab ayaa waxaa uu cadeyn cad u yahay in Awoodi Xarakada Al-Shabaab ay wiqantay lamana oga in Xildhibaanada Barlamanka Somalia ay ka jawaabi doonan Codsiga uga yimid Xarakada Al-Shabaab ee ku adaan in aan Madaxweynaha Somalia lo doraan Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo. Source
  14. Jacpher;865573 wrote: Who is the guys speaking now? Cumar Salaad Cilmi.
  15. Salaad Cali Jeelle waa Shactiroole aan caadi ahayn, Jawiga Baarlamaanka dhan ayuu badalay..