Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. Mahadsanid Oba, sida aad noogu soo aruurisay wararka dagaalada ee Ciidamada Qaranka ay ku qaadeen dhiigyacabka Alshabaab.
  2. May Allah bless the late mother Tenzile Erdogan and give great patience to our beloved brother Prime Minister of Turkey Erdogan who has been working day and night to solve our country's chronicle obstacles and problems.. Aamiin.. Aamiin.
  3. ^wonder why now? do you have problem with that?? anytime help is needed.
  4. reer SOL cid aan aniga aheyn oo Malay language taqaan miyaa jirta?!
  5. Jacaylbaro;748477 wrote: Ma cid aan jeclayn baa jirta ........ wey jiraan dad aan jeclayn Midnimada iyo Wadajirka Umadda Soomaaliyeed, qaar badanna waad ka heleysaa SOL.. (ma rabo inaan magac dhabo)..
  6. Che -Guevara;748460 wrote: Is he an actual professor-Somalis and their titles. He both attended and later taught at Lafoole University, in that regard he maybe titled professor.
  7. Dhagayso waraysiga Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Wareysi-Uu-Radio-Muqdisho-Siiyey-Abwaan-Hadraawi.mp3 Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Pr Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo dhowaan magaalada Muqdisho yimid islamarkaana hogaaminayey Wafdi ka socday walaalaha Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu uga waramay Safarkiisii Muqdisho iyo sida uu arko xaaladda Dalka. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo wareysigan siiyey Radio Muqdisho kadib markii uu dib ugu laabtay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa ugu horeyn waxaa uu wareysigiisa ku bilaabay Sallaan uu u diray shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan isagoo Allena uga baryey in uu dhibaatada ka saaro. “Hadii aan ka hadlo dareenkeyga ku aadan imaanshihii aan dhowaan Muqdisho Imid runtii magaalada Muqdisho waa magaallo xusuus weyn ugu leh qiimo badanna aan uhayo waxaanna dadka reer Muqdisho uga mahad celinayaa sidii qadarinta iyo qiimaha badneyd ee ay iisoo dhoweeyeen”ayuu yiri Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi. Abwaanka oo wax laga weydiiyey sida uu waqtigan u arko xaaladda Dalka ka jirta ayuu tilmaamay in dhibaatada ka jirta dalka gaar ahaan caasimadda Muqdisho iyo gobollada ku dhow waa mid aan indhaheyga ku arkay qof walba oo uu ku jiro damiir Soomaalinimana uu ka damqanayo waxaase uu ugu baaqay shacbiga Soomaaliyeed inay sii wadaan gurmadka ay isku sameynayaan. Mar sidoo kale Abwaan Hadraawi wax laga weydiiyey marxaladda uu imanka marayo Fanka Dalka gaar ahaan Fanaaniinta waqtigan ku sugan Caasimadda ayuu tilmaamay in magaalada Muqdisho uu kula kulmay Fanaaniin badan oo Fanka Soomaaliyeed magac ku leh kuwaasi oo xitaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde taasina ay dareenkiisa si gaar ah u saameysay. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo gebo gebadii Wareysiga ka jawaabayey su’aal ku aadaneyd sida uu arko go’aanka ay walaalaha Waqooyi Galbeed ku doonayaan inay gooni ka noqdaan Soomaaliya inteeda kale ayuu tilmaamay in waxa uu dunida ugu jecelyahay ay tahay Soomaali oo mid ah balse loo baahan yahay waxyaabaha dhexdooda ka jira in xal laga gaaro. Xigasho: radiomuqdisho.net
  8. Hargeysa and other cities in the north are for all Somalis.. waxba tari meyso in sharci ay sameeyaan maamul ka taliya qeyb ka mid ah Soomaaliweyn, ugu danbeyn soomaaliya soomaalibaa leh!
  9. Malaysian TV Journalist Killed in Somali Capital MOGADISHU, Somalia -- A Malaysian TV station says one of its journalists has been shot dead in the Somali capital. A statement on Bernama's website says 41-year-old Noramfaizul Mohd Nor was killed Friday in Mogadishu as he accompanied the aid agency Putera 1Malasyai Club on a humanitarian mission. A Somali official says the man was shot as he was traveling in a car near a busy junction known as Kilometer Four. The official asked not to be named because he was not authorized to speak to the press. The circumstances of the shooting were unclear. Aid agencies and journalists have been flooding into the capital to respond to war-ravaged Somalia's widespread famine. Read more: http://www.foxnews.com/world/2011/09/02/malaysian-tv-journalist-killed-in-somali-capital.
  10. Bernama TV cameraman Noramfaizul Mohd Nor, 41, who was in Somalia with the Putera 1Malaysia Club for the Humanitarian aid mission, was killed in Mogadishu Friday night. According to Khairulanuar Yahaya, a Bernama TV journalist, Noramfaizul who was with members of the electronic media on a truck and heading to the city's commercial centre to send visuals that were earlier recorded, was hit by a bullet fired at an army truck by rebels. The bullet had pierced through his lungs. The incident happened at 10.30pm Malaysia time and Noramfaizul passed away at 11.07pm (Malaysian time) which is five hours ahead of Mogadishu, while receiving medical attention. Khairulanuar said shots were fired at a government army truck that was accompanying the media vehicle and a stray bullet hit Noramfaizul who was seated by the door. The humanitarian mission to Somalia arrived in Mogadishu on Aug 28 and expected to return on Sept 8. TV3 cameramen Aziz Reza Mazlan, who was also shot at, escaped with light injuries. Source: http://thestar.com.my/news/story.asp?file=/2011/9/2/nation/20110902234855&sec=nation
  11. :confused: gaalka cad xitaa bahasha waad ku shubteen..loool ina adeerayaalow hanaga go'ina, kalama maarannee!
  12. good Advice from Nouman Ali.. but gabadha yeeleysa Aroos gaagaabey ah halkey ka imaanee?!! Allow noo sahal. Thanks Aaliya.
  13. These shops didn't open today because Alshabab left Mogadishu... who said they opened because Alshabab left?!! just Xamar oo nabad noqotay for the first time since 2006 kuna soo beegantay Ciidul fidriga.. that's why all these Xamarian are happy!. ... glad i'm one of them!
  14. Somalina gabar gabar dhashay! meel baad saartay kuwi kula doodayay... Tanzanian President asigana protocol-ka ayuu jebiyay ayay soo wadaaan...:confused: Akhiyaarta : plz source soo raaci marki aad rabto inaad sheeko naga gadid sida Somalina.
  15. mar uu u waramayey idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan i doubt it.. raadiyahaa waxaa leh Alshabab, Prof. kana waxayba u yaqaanaan Murtad, marka uma malaynayo in uu wareesigaasi jiro...
  16. Welcome our Brother Mr. Erdogan. I do feel cabsi Wallaahi.. waxmagaratadaan Alshabab iney nagu ceebeeyaan meesha.. iney meelaha madaafiic ka tuuraan. Maasha Allaah soo dhawoow Mudane, Allaah ha noo nabadeeyo magaalo madaxdeena.. Aaamiiinn
  17. Maasha Allaah... waa bilaw wanaagsan.. Xamar Cadey oo nabad ah oo madaxda adduunka oo dhan ay mid mid u imaaneyso ayaa soo dhaw.. Ismaaciil Cumar Geelle na waa walaalkeena ugu horreeya list-ka dheer ee madaxda na soo booqan doonta.. insha Allaah
  18. War Deg Deg ah:Saacadaha Soo Socda oo la filayo in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga uu ka soo dego Magaalada Muqdisho Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan. Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira. Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan. Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira. Xigasho: http://www.allbanaadir.com/news.php?readmore=845
  19. War Deg Deg ah:Saacadaha Soo Socda oo la filayo in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga uu ka soo dego Magaalada Muqdisho Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan. Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira. Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan. Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira. Xigasho: http://www.allbanaadir.com/news.php?readmore=845
  20. War Deg Deg ah: Saacadaha Soo Socda oo la filayo in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga uu ka soo dego Magaalada Muqdisho Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan. Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan. Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira. Maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho iska soo daba degayay diyaarado ay ku raran yihiin gargaar ka imaanayay dalka Turkiga, iyadoo beri la filayo in Markab xambaarsan gargaar oo ka imaanaya Turkiga uu ku soo xeran doono dekadda Muqdisho. Xigasho : http://www.allbanaadir.com/news.php?readmore=845