Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. ^^^ loool.. wax waalan!... Hales, war kubada baro!!! lol... Ghana is the best African team... And no way England will beat Serbia if serbia makes out of the group stage war ma waalantahay? look at the teams they have to face in their group to come out markaas baad England oo naafo ah horkeyneesaa.... I picked Ghana and Germeny out of that group or Ghana and serbia lool... Spain does have a good chance to take it this year...lord I hate spain!!!! waraa African teams got much better ee repect gareeya qashin yaal yahoo ceeshka ka dhargay!!! Wareer Badanaa!!!
  2. War waxaan oo kale markaan maqlo ama aqriyo, dhiiga ayaaba igu kaca! duli ala idin bad!!! ala necbiyaa bajaqyaasheena caqliga yar!!! hah!!! Wareer Badanaa!!!
  3. Tuujiye

    PLayOffs '10

    ^^^ you in LA Niggga! Boston doing their thing as you could see Ruuuuuuuuuudy! Is the year of the old green boys again!!!.... Wareer Badanaa!!!
  4. England horta haka soo baxdo group stage with out the reffs....England qashin waaye saaxiib lool sorry.... Zu, I picked Argentina and another team but not Brazil... They might face Spain second round and I don't see them beating spain lool.. Maybe Holland!!! lol we never know... Wareer Badanaa!!!
  5. Tuujiye, what is done? The center is not built yet . It will be opened on 9/11/2011, the 10th year anniversary of 9/11. Can I ask for minimal stereotyping and labeling please i.e the Americans and Jews comments mentioned. Much appreciated waraa Seeker, the deal is done dhoorayhoo!! I don't like to post news in SOL ee mar hore aan soo dhajin lahaa.... what about the jews comments? don't you watch stand up comics and how much they bash Jews and Money? shiidh! Wareer Badanaa!!!!
  6. looooooooooool is dhawa isdhawa..bugta iska qasa!! C&H iyo NNC idinka lee ha daalina lool.. tookadiina iska suga..reer SL iyagaa feesto jecel oo mar dhaw feesteen doonaan..feestadaasna markee timaado, bax kusoo niikiya..(laakiin niikis hadii kaseenin, waa idin tuuga hana ceebenina)... Ibti, whats your problem adiga? why you here defending Ngonge? yaa kaaga wacday meeshaan? mise adiga bored aa tahay hadii eesan bajaq kale ku xag xaganeynin? looool.... iska dhaaf NNC, qoftaas anaaba ka qeeliye.. Juxaa Hobyo maxaa la dhahaa? gob geed ka baxo miyaa? anyways.... rabshada joojiya kuligiin.. Midkiin wax ka yaqaano SYL ma jiro specialy qof SL calan wato... and kuwiina kale oo sheeganaayona Historiga barta iyo halganka ee soo martay SYL... wax Al-shabaab ka daran bee dadkaas soo arkeen sida ee aniga ila tahay.. Caruurta maanta waxa Al-shabaab gacanta u galiyey waa baahida (gaajada) iyo education la'aanta.. maanta cunug Al-shabaab raaci lahaa majiro hadii eesan somalia gaajo iyo nabad la'aan ka jiri laheyn...... JB kama aheyn xumaan ee nagala taga suurihiina iyo minyaciina dabeecad xumada.... Somalia maanta waxa dhibka ku haayo dhan waa qalbi xumadaan aad idinka tusineysaan..specially gabdhihiina.. nin baa wax aadan jecleen soo qoray, meeshaa dhinac kale ka fiirin laheydeen, xagasho aa ku bilowdeen because waa nin SL ah..gabar SL ahna wee iska soo booday because nin SL ah aa la iska rifaaye shiidh fooqul shiidh!! bootada naga daaya nooh!!!! SOL rag hunters ah aa ka maqan oo bajaq yaashaan buufiska ka qaado...Ngonge oo ka dhamaatay ayaa meeshaan bistooladii biyaha la car caraayo!!! Wareer Badanaa!!!
  7. looool Seeker, is already done saaxiib!!! is old news.... yuhuud maa lacagdiideyso? masjidka sidaas uguma dhawaan doono Ground Zero..... Money Talks in New York people Money Talks! B.S walks maa la dhihi jiray.... The Mosque is not on Ground Zero so everything is cool... Their is a mosque hada ku yaala meeshaas agteeda and everything is fine...... Wareer Badanaa!!!
  8. The ****** French Canadians are starting to take action here in Canada.. I don't think they will ever win but if they do, Canada wee u dhamaatay lool... Muslimka Faransiiska jooga waa in ee iska hijroodaan! oo dhul muslim iska aadaan hadii ee rabaan in ee nolol islamic ah kunooladaan.... In this case waa Burqa iyo face covers, next it will be the long dresses lol then cabaayada iyo xijaabka looool... ilaa nuuto laga dhigo mee sugaayaan? Lily, Malika, iyo juxa..dagaalkiina dhan xagtin miyaa idinka kaalaya? ilaahey cijiyihiina mindiyaha ah ima tuso! Wareer Badanaa!!!
  9. Good! I'm glad England in wiligeed wax lugu qaban doonin.... meeshaas iyo cariirigeeda! Canada should take that spot now lool... Wareer Badanaa!!!
  10. Karl = Ngonge.... Ronaldo was the best striker I have ever seen..Hands down.. Wareer Badanaa!!!
  11. Tuujiye

    PLayOffs '10

    ^^^ Trust me if Boston comes to the finals, qashinka ayaa lugu daraa ciyaalkaan bijaamaha jaalaha wato! lool... Wareer Badanaa!!!
  12. Liverpool might loose Torres and Mascherano to chelsea lool... I din't think we need them.. I really hate Torres lool I hope that deal never happens... Karl = Ngonge! Wareer Badanaa!!!
  13. Tuujiye

    PLayOffs '10

    ^^^ Seeker, now you know why I hate LA...... When your facing LA, your also facing the refs lool... Is too much!!! Kobe won't get calls like that against Bostons and if he does, they make sure it was a real call lool... Grant Hill will come back trust me... He will end up giving it to Kobe... But I call LA in 5.... Wareer Badanaa!!!
  14. ^^^ Xagee Kale? Ottawa dad fiican ayaa jooga.. Toronto abkee wixii qab qable ahaa oo qabiil iyo qurun kasoo shiiraayo ayaa joogaan....loool.. only few ayaa fiican oo qalbi saafi leh.... Laakiin is easy walaahi..I did it in Ottawa with the students back in 2004-05.. Wareer Badanaa!!!
  15. Tuujiye

    PLayOffs '10

    ^^ I don't care what happens in the west lool... I know if Boston gets to the finals against any team in the west,they will win... LA is only Kobe..and Kobe will never put up the numbers like James put up against Boston.. know what I mean? Wareer Badanaa!!!
  16. ^^^ Thanks yarta magacyada badan!.. Siraj is the best! I love his lectures.. Wareer Badanaa!!!
  17. ^^^^ Jiiiiiiiiiiq! ee idinku tahay labadiina runtii! "magan ala magan rasuul" maa iska dhahdaan..ilaahey ha garabkiina dalaq ha dhaho..aamino dhaha! Wareer Badanaa!!!
  18. ^^^ waraa dhibka dhan waxaa waaye ciraaqi calanka! saaxiibkee JB calankaas aa lugu heystaa nooh lool! Ngonge your right laakiin..JB maskiinka waxee ka aheed in uu tusaale usoo qaato Al-shabaab as the youth of today lool laakiin asagoo firinbi wato oo calan aan blue aheen wato oo iska soo mashxarad doonte..loool.. C&H, JB saqajaan waaye ee yuusan idin waalin... he is more wadani than people I know oo somaalinimo sheegto lool... Wareer Badanaa!!!
  19. Hargeisa needs a night club for sure .......... my bones are is gelgeling and need some dancing. looooooooool Dhul iisoo qabo anaa mid wiligiis la maqlin ka dhisaayee...reer waqooyi in lacag laga dilo waaye...laakiin don't you have few of the already? lool mise marfish ayaa loo yaqaan club meeshaas? JB, Jabooty maa iska aadid labadoo habeen oo sidee tahay usoo tumatid! maskiin yahoo jiiljiilada ka laad laada! Wareer Badanaa!!!
  20. ^^ Stop "F" word! thats all.... Wareer Badanaa!!!
  21. Waraa MMA, next year mid ma ila diyaarinee? Dadka wax ka yaqaano SYL, saad u jeedaan wee sii duqoobayaan.. Dhalinyarada in historiga la baro waaye.... NNC, aniga iyo adiga fair game waaye marka.."ga" lee iga siiso ma iska dhahdidoo? bajaq dhaheyso "ha i cunin", bajaq xushmad leh waaye oo baari eh..Kool Kat oo iskoobo wadato aa kusoo parking dhigatay marka qasabatul ee igu tahay in aan fareejo kaa shito... "aboo ha i cunin" aaa?? maya maya..hadihii baari aa tahay adiga..... Dhalinyarada maanta jirta hoosha u taalo waa mid ka weyn tii SYL... Ilaahey hanoo fududeeyo.. waa easy marka aad la dagaalameysid shisheeye iyo cadow ajanabi eh..maxaa yeelay, gumeesigii waqtigaas wuxuu sabab u noqday isku duubashadii bulshada soomalida.... laakiin maanta tan anaga na sugeysa waa mid aad iyo aad u foolxun... umad sumeysan oo hope laheyn.. waxaa na sugaya dad aan educated aheyn oo ku barbaaray dagaal iyo xaqdaro, waxaa na sugaya dad diintii ka baxay iyo kuwa diintii si qalad ah u qaatay oo talada la heysta shisheeye, waxaa na sugaya dhul duruf iyo gaajo ka jirta..ext.... On May 15 2004, I was one of lucky people who was present at Daahir dhagaweyne's speech in Ottawa Canada..Ilaahoo u naxariiso..siduu u hadlayay ayuu ilmeeyay because qalbi jabka heystay ayuu dadka u sheegaye....nimankii SYL waxii ee soo tabceen maanta sida loo galay bal fiiriya.. Wareer Badanaa!!!
  22. ^^ Waraa cunug yahoo qaabka daran jooji ceyda! Wareer Badanaa!!!
  23. ^^ Rudy dhibkaas ee qabaan bajaqyaasha maanta jira ninyahoo.... Mid kaste tabeebe aa u xiran oo afcarabi ku qoran lool.. Wareer Badanaa!!!
  24. ^^^ NNC who are you? I ment to ask which script are you? Nac nac daada aaba naga badatee! seecamal? waraa qashiin yahoo horta bajaq maa tahay mise xaaji? horta adiga malugu baaray horta oo wili SOL sharci malugu siiyey? NNC bajaq yaashii waqtiga kacaanka dhashay camal ayaad maal mahaan dhib wadaa sidii gulwadihii! shiiidh waraa waabsiga naga dhaaf nooh! SYL wax aad ka taqaanid malahee.... JB, calankaan ciraaqiga ah aad wadatid rabshada uu qabo hada soo ma aragtid waraa! kuli fitna cinda geel adiga waaye...xitaa Script aa lugu soo daba dhigay lool... Wareer Badanaa!!!
  25. loool@ NNC... Dadkii hore labiskooda qof gaari karo ma jiro lool..Xitaa Aniga... JaceelBaro yaa lagu qaldamin!!! I don't know many in SOL who are Wadani like he is runtii.... What he said (showed) is true and I agree with him. Laakiin SYL waxee ahaayeen dhalinyaro highly educated ah oona waayo arag ahaa.. So iinsha allah waxaa wax laga sugayaa dhalinyarada maanta dibada joogta oo aqoon garad ah iinsha allah.... I met Daahir Dhagaweyne (ilaaho u naxariiso) who was the second last living member at that time..I did spent some time with him and enjoyed all the stories he used to share with us... He had lots of hope for somalia before his death laakiin Al-Shabaab waqtigaas ma joogin lol... Wareer Badanaa!!!