Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Tuujiye this tuujiye that...Listen people waxaa la yidhi ama layiri ..taa ka heshid qaado...wiligaa runta sheeg... Spadez..listen here male or female what eva u are. I don`t hate woman infact I love women..and I want my oldest child to be a girl..and I don`t like young girls if they are older than 18 is fine right..lol..hey i`m 22 soon to be 23 so I aint going down any younger..thats the lowest I go..but I don`t like amature woman even if she old..I don`t like girls that watch silly cartoons like sailor-moon and ish.. I love woman..specialy somali women... so dr.phil could kiss my A$$ because he aint shiiidh..I need advice from people in here man..people like Nuune,maskiin macruuf,OG-MOTI, sheekh nur..in uu i habaaro aanba ka baqaa kaas..walashee CK, walaashee kale Hibo... lucky kaalay adi meel kaste ee tan igu qabsato ma igu qabsanee adigana....habaar anaa dhameeye isug aan ku habaaree...balaayo ku aragtay aan kuu jawaabaa... luckiyee khandho fildar qaad qaaxo teestee furuq faralaab dibile kujiir dawadada lawaa QABRIGA QAL QALOOC UGAL AAAAmiiiiino dheh... jawahir bax afsomali soo baro..reer baadiyo waaxid..lol..you missing out alot.. Og-girl..I love u baby mAc isii nooh..xasad yahee.. anigoo ah ina baqti lagde oona ku magac dheer ina fadhi kudirir..oona kusii magac dheer..``naa idaa``..waxaan idin leeyahay ha idiin qaraarato..
  2. Listen here miss clueless aka OG-girl...I am tired of you and you other soilor partner sailor-mars aka lucky always teaming up on this guy QQ...listen sailor moon, somali`s in canada live on places that we know and we never said all somali carabs..we said most of it and it is true..let other canadians in here tell me is not true maybe I will listen to them but you two!!I don`t think soo. I`m defending my boy QQ yes because u guys are always baking each other in every were..na`mean.. any ways me personaly I don``t give crap about how a somali acts but aslong as he stays black I`m cool with them...I cant stand a somali white wanna be..ceeb.. ani ways ha idiin macaanaato..anigoo ah ina baqti lagde oona kumagac dheer madax wargale, oona kusii magac dheer..``abaayo soo noqo``.. Qunit rep saying peace out....
  3. man....Half of the people here I don't know.. I see y'all new but we needed some new people here in SOL that could come up with nice topics man.. Rudy U still looking..playa playa I like older, younger,single mothers,single mother to be, and ext...I don't care about age.. As long as she is good to go.. they say having any car (old or new) is better than having no car at all..lol.. All the older girls should get a younger guy and all the younger girls should get an older guy..u know Y...because if you are an older sister you donèt need some brains from a man, all you need is pleasure. and if you are A young chick you need some help in life because you know what pleasure means..right...thats the truth people..yep!!! any ways waa anigoo ah garab tuujiye oona kumagac dheer ina baqti lagde oona kusii magac dheer abaayo isug..lol..reping the Q unit..u know who we are.... peace
  4. gonge waraa gabarta ha dharbaaxin.. ku isistaag khaniin teestee suxulee labo jilib sii darbee baalasha katif xag xago diraca kadaf inta kale ku reeb aniga ii keen anaa inta kale kadafaayee bacdina tuujinaayee hurgufayee war wareejinaayee sidii shukumaankii waraayee dheecaankana ka dhameesanaayee... tan kale Gedo labaxdayna.waxaan ku dhihi lahaa, geedo ushid hawada marsii majin jaad ah u laab ee marqaansii suuqa geeso ee baashaalsii. aniga kabacdi igu soo wareeji anaa inta ku hartay ka miiraaye.. lol... OG-moti...gabarta in aa shukaan satid maa meeshaan u faratay waraa waakaa shakiyee..dr.phil wax malugu shukaansado waraa..gabarta saa ugu wacdineysid, adeer ee ku dhahee runtii..lol..jiiiq haku ahaato.. Geedo I see your new..soon to be a nomad..wlc.. this is tuujiye oo kumagac dheer ina baqti lagde oona kusii magac dheer " xagee martay bajaqda "..lol.. have fun y'all.........
  5. Ani carab waa necbahay..kuligood waa gaal jeceel except mujaahid yasha buraha jiifta.. Somalida xaga dagan oo carab nimada ku faantana ,,Su'aal? sharci ma qabtaan? wadan aa joogtaan..Carab sida ee uga faanto somalida fiiri, hadaa ku dhalatid wadanka xitaa sharci kuma siinaayaan..carab waan necbahay ha igu sheegina yaaqee ayaga iyo Hindi ba..Gaal jeceel ayaga bee ku dhamatay.. But somalida carabta ku dhalatay ani kuma heesto in ee noqdeen weternized, but why cadaan cadaan,, dhar kudhagan iyo carab la socodka iyo gabdho cadaan laga daba ordaayo iyo, afsoomali laga faanaayo iyo..aloo yaa karbasha oo dhagax laq siiya....At least dress and act like the black man that we are and be western not cadaan cadaan. waraa DARMAN adiga waa kula yaabay walaahi, mar aa gabar u naageysid, mar aa mukulaal dishid, mar aa game aan la aqoonin umada u bilaawday, mar sadex xadith oo caato ah soo tuurtid, mar bajaq gabasaar ka daftid yaabka yaabkiis..waraa adi OG-moti bas aa ku af fahmaayo..waxaan maqlay magacaaga ugu danbeeyo waxaa la dhahaa.."help" run miyaa...darman last name Help.. QQ sifiican aa u gashay D.A...alaabtaas waxaa la dhahaa "uuuuuus"..lol.... waraa nagu kala wada sidii shirka somalida ee kenya... jaaw
  6. Tuujiye

    Apologies

    waraa checkmate..lol..libaax reer aaqiraad maa riyo kuugu yimi lool...I'm sorry aa lagaa keenayee.. Maxaa waaye kolkooliska meeshaan lagu haayo.. kynda please let others give advise but not you. the first day you came here, I was the person you attacked..aloo yaa ku qanjaruufta..markaas baa wiilka u cago jugleyneysaa.. lucky adi wili booto caato ah ayaa heystaa.maradaada aaba iska celin la'dahay ya wax ka qaadee..lol.. waraa libaax sankataabte, rageedi walaahi..maskiinkaan hindiga eh aa halmar ku hamaan satay yaah..lol.. OG-girl sweety if these people only knew you..lol..Me and you both know each other But the middle east diserves some peace man. checkmate waraa you didn't apologyz to me why? Hey I think every one should apologyz to me man..4real..dammmmmn right..All I wanted was to do little tuujis up in here man. But y'all had to be hardcore man..shiiiiiidh!!!! I need some apology right NOW!!! waa war cad...anigoo ah ina baqti lagde oo kusii magac dheer "maxaa iga galay".. meeshiina kawata
  7. Waraa checkmate ani waa diiday nooh..yaa saacadaan gabasaaro iyo daruuc iyo gor goro lagu tuur tuuraa.xataa rajasiin nooh. wixii ka imaado meeshaas adi maa ka mas'uul ahaaneysid waraa. Waa itaqanaa ani sidii wadaad beer xeerleh arkay cama aan u bururaa nooh. Ck magaca cusub aan ka baqay nooh... OG-moti awoowe meel cidlo ah aa ku busowdayee..lee waraa anaa tigit kuu soo diraayo kasoo tag meeshaas.aargoostao iyo malay aa ku beer go'dee...
  8. ma-man wlc hadalka gabdhahaan ha u bixin meshaan su'aasha aa rabtid soo tuur..dadka ee feeraha kaga dhacdo na raali noqda dheh, kuwa maskaxda ku qabtona ka wardoon.. hadaan kaaga jawaabo su'aasha in somali if you don't mine, aniga horta ma dhihi laheen gabdhaha UK oo dhan ayaa isku wada mid ah. Laakiin dhibkaan dhibka aad sheegeysid ma fahmin maxaa yeelay ugu horeentii waxaa weydiisay, I want to know why all women in UK always talk about their boyfriends. I saw alot of them saying that, "our family didn't like him". su'aashadan waxaan u arakay in aadan ka helin gabdhaha ka hadla wiilasha ee la socdaan laakiin aadan wax ka qabin in ee la socdaan wiil. And then you said What the hell is that kind of family. If your'e family knows you have a boyfriend, and is happy with that, that ain't your'e family, they are your'e enimies. xagaas waxaan u arkaa in aadan wax ka qabin gabarta la socota wiilka. Maxaa yeelay waad la talineysaa sxb. Ugu danbeentii waxaad hadalkaaga ku qatimtay sidaan. Can anybody tell me why the families in UK support their children to have boyfriends and girlfriends. And are they muslims or what?????? xagana waxaan ka arkaa in aad ka soo horjeedid botfriend iyo girlfriendka la sheego..lol.. marka sxb waxaa fiican inta aadan dadka su'aal weydiin inaad adiga is weydiisid first.Maxaa yeelay adigaaba kasoo horjeedin sida aan u arko. I'm not in UK i'm in Canada and we have the same problems here in Canada if not worse. Waxa keena waxaan oo kalena waa diintii oo dadka ku yaraatay. Waalidiinta hada jooga, kuma eesan adkeen diinta marka ee ayaga yarayeen oo sifiican maba eesan u aqoon. Hada marka ee yeesheen caruur oo caruurtiina ku koreen dhul gaalo, diinta aad iyo aad bee ugu adkaataa caruurta hadii eesan ka imaan family diinta ku dhagan. My friend wadankaan aan joogo, a girl having a boyfrined is not looked at so bad because everything alse is worse. We have girls drinking smoking up, stripping, and on the streets selling their body. Marka iinsha alaah wadan keena ayaan ku noqon doonaa waxaan oo kalena kama hadli doono.. wlc my friend I'm Tuujiye aka Garab tuujiye..oo ku magac dheer ina baqti lagde oo kusii magac dheer " maxaa iga galay"..lol
  9. waraa jiri doonee wiishka lee hayeeree waraa jiri dooneee........ OG-moti meeshaan waa kuleesatay kaabo. CK..maxaa dhahday gabar kaste xaq waxee u leedahay in ee creditka faraxa ka xo qoto yaah...lol bajaq hadii ani lacag iga xoqeeso anigana meelkale aan ka xoqaaa..........ajaaaaaaaaaaaaaaaaja...warkaa waxaa la dhahaa.."iga cabso"..looool...war cad waaye..ha u fikiran uu kusii magac dheeryahay...lol.. checkmate..is daji admaama laf ruugtay wili...
  10. Tuujiye

    vasectomy!

    Waraa checkmate odayga maxaa u qaban weysay yaaqee..lee..waraa nin aan dhaleyn habaar waaye nin dhalaayo oo rabina inkaar waaye.. Ani waa itiqaan kaabo..qabiil dhan aan dhalaa..magaca aan u bixinaayona waxaa la dhahaa "maxaa iga galay" nice name ma'ahoo.. shuqul gaaleegkaan oo labo cunug la dhalaayo ka bacdina lacag tooda loo aruurinaayo ani isfiilito ee igu ridaa.. naag hadii rabin ilmo waa la fahmi karaa, laakiin nin oo dhaloo rabin walaa aragna walaa maqalna xataa walaa urinaa yaaqee.. Barwaaqo usheeg jiil jiiladaan yaaqee... Ina baqti lagdi iyo qoomkiisa oo layiraahdo.."maxaa iga galay"..abaaaba.....
  11. I see some one needs little attention in SOL.lol. Khayr before I go on bro, first of all, I don’t think being a “Qaxooti” is a bad thing yes I Came to Canada as a refugee but now I’m Canadian Citizen Alxamdulilaah.. I know you used the quote to gain some attention here in SOL but I don’t know if you are smart enough to know that some people might not think is funny. Me personally, I don’t care. You could call me what ever you like but when I attack you back, please don’t act like an angel and look for help from others. Bro you have made us a group more like bunch of hooligans which I don’t mine but my good friends that I met here in SOL don’t like the Idea of being a group of friends that get pointed out. Lucky I’m sorry sis for posting something like this on your thread but I just wanted to enlighten my friend kheyr here. Khary I’m a Qaxooti!!! Been to libooyo Kenya, and otaango ..lol..and I had the most fun of my life walaahi..and I know does of you who been their know what I’m talking about. Lol…made me waayo arag. And probly what me and the people you mentioned share is that..being a Qaxooti bro..And that’s why we became close right away.. Nuune, Q’Q, checkmate, CK, and the rest, please shake the hatter of your shoulders and move on with your life and your stay here in SOL… P.S..khayr I love the name you gave us.. HAve fun y'all lucky Love you sorey..
  12. Tuujiye

    A Crackhead!!

    aduunyo gadoon, Maantaan waxaan gaarnay in aan ku faanno daroogo! wax lagu faano ayaa jire ee shaqo yeesha. by the way Darman, do you smoke shiisha with you know what.. ? waa anigoo idin leh..Iga hanti ah..
  13. maxaa waaye hate kaan oo meel aan gaareynin..waraada ama naca ama jeclaada..wax dhex dhaxaad la dho ma jiro.. me I hate the their government specialy the prime pnister..That guy suplies all the warlords in somalia 1, he doesn't want peace in somalia 2, and he know that if somalia becomes a government today, the first thing they will do is get their land back.
  14. waraada ani waa la ii diiday..why? I'm only 23 and came to canada when I was 9..I should know how good my somali is!!!! but then I don't think in aan u baahanahay ma is dhahdeen yaa.. war anigoo ina baqti lagde ah oo ina she she ah oo ina xabad darbi baa u baahan in uu qaato imtixaan xun oo loogu talagalay caruurta meeshaan ku dhashay..yaa..anigo qaxooti soo maray meel layiraahdo.libooye somalia, otaango lool..masii wadaa..raga ila yaqaano "gibirimaanyo"..lol.. waraa qac'qac, checkmate iyo nuune ku darsada nooh..lol..Ck..lol.. nugu kala wadaa imtixaanka aduunka aan somalinimo kuso marne midkaan hadii nalaga qaado waaba ceeb...lol.. waa anigoo idinleh..iga hanti ah..
  15. waraa Moti maxkamad maa ka shaqeyn jirtay waraa waa kaa shakiyee..lol.. Lucky mar aa suurooneysay aa wax soo qortay yaah..ilin aaba naga keentay. it made me call my friend lol.. waraa OG-moti yaa waaye dadkaan aa lucky sanka ka galinoosid. iyada mee hadlaan.. Ck adiga iska qosol lee sidii cunug la dheel dheelsiinaayo... best wax la dhaho majiraan...my best friend is part of my body y'all figure it out what it is.. jaaw
  16. waraa OG-moti idhaha aa ka radiy kaabo...yarta dukaanka ku noqo ee dhagaxee yahuudkaas...
  17. raula loooooooool..shabaq aa tuuratay yaah looooooooool...that was funny..
  18. waraa QQ aabaha magaalada aa tahay yaah..lol..37 bisinka cunugaaga aa kujiro meeshaan aan maqlay run miyaa... lol..nuune 1983 ilaahada 14 uu jiraa yaah..lol.. checkmate waraa dhuxule aa aheed 1983 u sheeg nooh caruurtaan..lol... waraada were is my 1980-81 crew at.................. bambina you know in canada everything is posible..lol.. OG your 6'3..?????????? please don't wear high heal shoes..ama guyga aa la socotid kabo taako leh u xir.. ck adigaba 1983 aa sheegatee..lol.. muufo tiinaar aa gadi jirtay 1983 q'qaacna lama daanyo uu ka shaqeen jiray..lol. maamo try-me meeshaan is yareeska caan uu ka yahay ma is dahday.lol. 4real i'm 19 but in canada I'm 23.. Waa ina baqti lagde oo idinleh. iga hanti ah
  19. Bambina this is a realy good topic sis...you should be active in our community..start with SSA at Ottawa U sis... In this summer their will be many events here in ottawa and toronto.. 60% of the youth in jail are somalians and most of them are in their for something very small.. about the fathers being away has something big to do with it... very good topic sis..look for an event coming up in ottawa..and is talking about the point that you are making here sis... I will talk more about this but i wanna see what others has to say first.. bambina nice topic sis..good thinking..
  20. canadian age =22 Real age =17 thanks..
  21. FALETIIN IS SOLD LOL..LOL..LOL.. BAABUUR DAREEROW MA RAA'OW, DIYAARO MEEL MASEEGAASEE, ANI BADAAL KIDIBALADAASEE... Scuba diving YARTA SEE WAAYE. MACSHARO AMA CANJEERO..?
  22. AJAAAAJA....CALOOLEEY MINDHICIR LAGU QABEEYEY...IGA DAA YAA QEE...DHAREER AA IGA DA'OOYO.... WARAA CHECKMATE ASBAX YAHOO CALOOLEE HADII CUNID WILIGAA MA DOQOOWEYSID.BAJAQ KU WAREERINEYSONA MAJIRTO..ANI XAALADA AAN U JIRO WAA OGTAHAY CALOOLEEY HADII ISKU BEERGOOY WAA BARWAAQEYSAN LAHAA..MAAMA HIBO ILEEY MADAXA KAHUU MACSAREEYO JEEBKAAGANA FAJAQ HAKA DHIGO.. DALAC BILAASH IYO CALOOLEEYY..AAAAAAAAA..HADAAN RAADSANAA..JAAW JAAWW...
  23. Tuujiye

    Some advice!

    LOL TRY-ME..ADMAA LAGULA TALINAA MAANTA ADUUNYO GADOON WAAYE RUNTII.LOL.. SHEEKADAAN GABDHHA INTA JOOGO MAA U BILAABEE..LOL.. CK..LOL..MIINSHAAR AA GAREESKA KUUGU QARSAN YAAH..LOL..ILAAHOOW ADIGA HANOO XIIRIN..MEEQO CISMAAN HURGUFOOSAA SIDII SHUKUMAAN KIIS..KATABAAN MAKUU DHIBAA AA WARTIDEE..LOL.. TRY-MEE EEY CUNSII MARAXAAS..WUUBA ISKA SHIFEE..MUXUU KUUGU SHEEGAA IN UU HEESTO UNFINISHED BUSSINES KULAHAA ..WUU ISKA QARSANLAHAA ADIGINA GEES UU KUGU WADA LAHAA..LOL..KAAS ADVICE ANI HA IGA SOO RAADSHO IGU XIR YAAQEE.. CK..NAAG WAXAA LA DHAHAY, KUN NIN BEE SHIRISAA HAL BEE KALA BAXDAA..MAKE SURE DHEX IN AADAAN KU DHIIQOON..HADII KALE..MURAAYADA QAB SHALALAX..LOL..MARKA ANAGA WAXAAN WADNAA LAGABARTAA LAGA BADSHAA LAAKIIN MARAXAAN UNFINISHED BUSSINES KULAHAA..LOL.. TRY-MEE I KNOW IN AADAN ADVICE U BAAHNEEN..WHAT SHOULD YOU DO? SHABAQ DHIGO.DADKA DHAN SHABAQ AA U YAALEE JAAW Y'ALL
  24. BAS BAS BAS BAS IGA DHAHA NOOH..BAAHI AABA I QABATEE.. MAAMA HIBO HASHOO SU'AAL NOOH? MININKAA MALAY MASOO MOODI KARAA?? JAWAABTA II SOO DADAJI YAA MUSLIMIIN.. TII GABER AHEED OO CANADA JOOGTAY CUNTO KARIS WAA KA DHAMAADEEN. WIILASHA INTA KUWA GUURSADAY IYO KUWA WILI QARAABANOOYAANBA, MAQAYADAHA AAN ISKU ARANAA..XAAFADA WAXAA LAGA KARIYAA CUNTO CUSBO LAGA ILOOWAY, SALIID LAGU FAJAQIYE, HILIB CEERIN LAGU FIRDHIYE, XATAA DOORO NOOL AA KA HALEE MARMARKA QAARKOOD.. KAALMO ADAA NOOGU HAROOSAY. MEN LOVE WOMEN THAT COULD COOK BEEN MA'AHA... ALXAMDULILAAH I COULD COOK.. WARAA NUUNE SCHOOL ENGARIIS MAA AADAA MAXAA WAAYE BARYAAHN LUQADOODAA AA KULEETIGA KU WADATAYEE.. MASKIIN MACRUUF CANBUULO GALEE MAXEE KA KASAAYAAN DADKAAN YAAQEE..SAREEN KISTOO U DHIG HIG MACAANKIISA IYO SOOR SPECIALY MIDII KENYA "UGALI" ABAABA.. LAKIIN KAABO ADI QOFTAADA MEEL AA CANBUULO KU CUNTEEN AA SEEXATEEN, DAGAALKIIN MAD FACYO AA KA DHACAAYE YAAH.." DHUUUUUUUSO".LOL..IGA WAD.. MAAMA HIBO KIRISH OO MARISH..SAAS MAA LOO QORAYE WAA HIL MAAMAY.."CALOOLEE" SEE U KARISAA? LOL.. JAAW HEE
  25. BAMBINA SAME HERE..GOING BACK HOME FOR THE SUMMER!!!!! CAN'T WAIT.. WARAA HARUUN KAGANBISO NOOH GABARTAAN WAQTI KOOLKOOLIS LEE MAROSAA. JIID JIID WILI MAGAARIN TUUG TUUGOOWNA WEE DHAAFTAY..LOL...JOKE.. KAABA WERE HAVE YOU BEEN MAN? WARAA CHECKMATE BAMBINA WEE KAA YARTAHAY AMEE KUGU SUUXDAA!!LOOOOOL..BAMBINA !!I'M JOKING!! WARAA I'M GONNA MISS O-TOWN..PEACE