Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Tuujiye

    Somali forum

    FEVER: I can't believe you are that dull to the point were u gotta mention your hobbies and interests as if I care, that will never get you my attention, and quit trying, you ran out of things to say long time ago. xuxuxxuxuxxxx..1st the name is feebaro (khando teesto hakaa gaarsiisee)..2nd I think I have your full attention because if I didn't you wouldn't write back to me every time. you can't wait to see this post I bet..lol..muuuuuuuuuuuuuuuucaaaaaaaaa I love you too.. wareer badanaa!!!!!!
  2. Raula xagee ka dhacday yaaqee.. Oday baashe maa ciwaan kala qadateen oo hada sheekadiina qoroow wuu dhaafay oo shaqalaad bey mareesaa? ps. Yaree nin iyo naag wareer isla haayo aa la dhahay tiibisho aa ka dhalataa...Iga ganbiso ee wareerka ani lee ii daa.. wareer badanaa!!!
  3. OOOOOOOOOOOOOOOK This thread is back.. hada xoogaa aan u gudubno QOSOL IYO MAAD Sheekoyin gabal gabal ah ayaan sheegi doonaa oo qosol iyo maadba iskugu jira. 1. Nin baa waxa uu maqlay iyada oo la leeyahay masjidka jaamac ayaan kusoo tukaday, masjidka jaamac ayaa muxaadaro ka jirtaa IWM(iyo wixii la mid ah), waxa uu moodey in masjidku leeyahay nin jaamac la yiraahdo, markaasuu yiri jaamac allaha ha u naxariistee masjidkiisu qurux badanaa!! 2. Nin baa la yiri maanta maxaad suuqa ka soo iibsatay? Waxa uu yiri intuu suulka iyo murugsatadda laabay laba loor oo bariis ah, farta dhexe intuu taagay, ayuu misana laabay faryaradda iyo faadumada, markaasuu yiri, iyo labo loor oo bur ah. markaasaa la yiri maxaad far dhexaada u taagtay? markaasuu yiri; si aaney burka iyo bariiska isugu darsamin!! maxaa la bartay... 1. Masaajidka in uu leeyahay magacyo laakiin uusan qof la heyn. 2. Faryaree=pinky finger faadumo= ring finger far dhexe=middle finger murugsato=the finger next to the middle finger Suul ganbar=thump looooooool....waxaas baa lagaa dhahaa maad iyo qosol... i have more... wareer badanaa!!!!
  4. OK new people!!!!!!!!!!!!!!!! Don't bring back the past please!!!!!!!!!!!! wareer badanaa!!
  5. Tuujiye

    Update Needed!

    Ar mama Hibo aa timaaday..Meeqo qof aa eedis kasoo daa weesay maama,..Ilaaheey nijaasadooda hakaa dhoree.. Safarka aa gashay dheeraa bisinkee..somalia dhan aa kusoo fiyaateesay aan maqlay iyo aasiya..najoota bil cilmika.. Maama qofkaan wataqaan..Garab tuujiye waaye..meeshaan saa uga tagtay ani feebaro aa igu dhacay. Wax ma is badalin saa ku ogeed waaye. Ps. Hibo waa ku tuugaa bax soo buufi politics sectionka kaneeco aa ku nool.. wareer badanaa!!!
  6. Ar waa ikanaa!!!! How could I come late to this thread...Daaaaamn I'm sorry for does of you who can't read my somali.. Horta aan idiin kala saaro gabadha iyo wiilka sida ee wax u kala shukaan sadaan iyo sida ee iskugu qarxiyaan... Aan ka bilaabo gabarta: . hadey kutiraahdo "aboowe your very maskiin guy", iskaga tag taas maxaa yeelay ma MA KURABO ee kasacotaa... .hadey kutiraahdo "aboowe you are a good friend", taas waxee ka wadaa ilaahow waan kugu xamdi noqay walaalka aad iga dhigtay in uu ila dashay oo kale..ileen nin walaashiis ma geeyee.. .Hadey kutiraahdo war farah iga qaad wiil fiican ma tihidee, Waxee ka wadaa jaalay i mar marooji waan ku tuugaa.. . Hadee ku tiraahdo " aboo anigaa" adoo aanan u yeeran oo jidkaa iska socda, hala yaabin oo iska sii soco ileen waa boolee.. . Hadii ee markaste aad la hadashid ee ka sheekeyneeso school iyo fiicnaanteeda iyo reerka fiican ee ka timi, hadalkeeda ha u bixin ileen been bee wadayee.. I will come back with more markaan kasoo fikiro..lol.. Wiilasha: . "abaayo ii waran"=In aan kula seexdo aan rabaa . "Walaahi gabar fiican baad tahay"= Walaahi in aan kula seexdaan rabaa. . "gabar aad u qurux baad tahay"= in aan isku kaa qurxiyo aan raba. . "Aan isbarano"= aan isla seexano . "Gabar taan sxb taa miyaa"= Taloo ma ila seexan doontaa. Get the message? Odayaasha>>> . "walaal wiligaa gurigaga BALAQ malaga qaatay"= ma garoob baa tahay.. . "Ma caruur baad leedahay"= ma garoob baa tahay . "10,000 baa bangi iigu jirto"=naag kale aan doonayaa.. I have more but I will save.. Islaamaha (single mothers). "Eedo magacaa"= Kaalay jiqda iga saar. "Kani waa cunugeyga"= kaalay Jiqda iga saar. "Gurigeega waa xagaa ee markaad doontid iska imoow=Kaalay rafaadka iga nafi. "Wiil quruxbadan baa tahay"= way oo way aabihii baa i dhaafay.. I have more but I need to save them.. Loooooooool..hey yaa la xanaaqin yaah...Hadaa xanaaqdaana is marjiya.. Sorry for those that can't read it.. wareer badanaa!!
  7. Tuujiye

    Somali forum

    My sweety lazy did I tell I could play ball too? Basketball that is..You think A.I got game, wait till you see me play....but waxaan ka baqaa in aad iga heshid oo aad jursy geega xiratid..Aaaaaaaaaaa..go feebaro ..aaaaaaa..by the way the name is feebaro so please don't kill it nooh.. and what do you know about the jungles of Africa..lol..don't you know they have the best games their..where do you think Libaax san kataabte got his nick from..lol..cause we had a game called " car libaaxa sanka kataabo" and Libaax san kataabte was the best at it..and thats why we gave him the name..Si aad ku tabatid the nose of lion, you need some skill, speed, you have to be 100%fit and well build just in case you get in a fight with the lion.. So baby girl, Ya DONOW THE JUNGLE MAN.so BACK UUUUUUF............ Wareer badanaa!!
  8. By:OG-Girl Feebaro, or whatever your nick is Arabs don't kiss from mouth they just each other's nose but as out sider yoiu think they kiss from mouth.... Think before you open your mouth masta Soo yooooooooong buuuuuut sooooooo eeeeengariiii!!! OG..How could I let a man to kiss my nose? subxanalaah...Thats too much. I can't let a man to even get close to any were on my face. They kiss from the nose kulahaa what next? the mouth, then what..............MACBUUDKIYOO......iga tag wareer badanaa!!
  9. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa....lol.. Kuxa waxaan waxee i soo xasuusisay heestaan.. "kooweey koow labee labo sadaxee sadex Afaree afar shanee shan madiido lixee lix madiido todobee waa ku taaksahaa!!" lol..waa tar moonalee ma is tiraahde..Caadi manihin..I love my baro family man..Ilaaheey madaxiina saliid cadee haku qooyo aamiino dhaha!! wareer badanaa!!
  10. Tuujiye

    Somali forum

    Lazy girl...waz your point!!! maku fahmin waxa aad ka hadloosid...but I likethe way you spelled our name..reminds how them cheerleaders used to cheer me up when ever i score a goooooooooooooooooooooooaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalllllllll....... wareer badanaa!!
  11. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk@ suul Cowro..walaahi xasad waaye tan..Aaaaaaaaaaaaaaaaaaa.. Yaree faraha iga qaad nooh..gabadha sheeko casri ah oo jagac bagac ah oo wili ba ceesan bee sheegtay..yaa..ee iska daa nooh.. wareer badanaa!!
  12. Baravo baravo yaa xabiibtii baranbaro..Haadaa xigmatul cadiima yaaqee..!!! wareer badanaa!!
  13. Kaalay juxa adi dadka xitaa makaa soo dhaweyn kari miyaa?...Tacluugaan raqiiska ah maxaa waaye..hada gabartaan cuseebka ah xitaa waa igu dirtay..CIISE WAAL ee iqabtaa hada..lee ilaaha ilalaahu.... Juxa kaalay bax orod gariir iyo wax kale ciyaar nooh..Tacluuga wiilashaa lehee... wareer badanaa!!
  14. Taano Kumi Nus Shillin Shillin.. raali noqda cashar aan bixinaaye.meeshaan somaliga waa loogaga baahan yahay..yaa magarateen..lol...Just playing ciyaal bocor.. Mama Juxaa!!! shaqfir mataqaan xasad yahee..dhulka ilaaheey igama qaado..lol..sheeko aaba isoo xasuusisay..hada kohor aa waxaa jiray koo reer xamar ah..wuxuu tagay jabuuti, markasee is dagaali rabeen koo jabutiyan ah.waxaa lagu dhahay kii reer xamarka ahaa " wadh yee, dee cagaha dhulka nooga qaad" lol...kii reer xamar wuxuu dhahay "hadaan dhulka ka qaado xagee geenaa baalal ma igu yaalaanee"..lol.. marka adiga hada aabitee camal aa hawada i raacsiinee yaah xasad yahee..Xirsi aan kaa xirtay..shartaada iyo fooxada ilaaheey hanaga qabto.. wareer badanaa!!
  15. Besbaaso wlc abaayo macaan..wlc to SOL... Maasha allah sifiican aa u hadashay..gadaal lee ha iska badalin oo karbaash hanoo sooqaadan.. them girls watched that ruwayad QABYO when Nagruuma says "every dog has his day and to day is my day"..lol..Duqdaas haadi ma'aha.. marka walaashiis don't think our sisters hate us, is just too much love they have for us..And only a ****** men would think our sisters think of us this way 4real.. And for the guys, yes you are right we need to respect our wonderful sisters and we should start with the ones out side the net...Aaaaaaaaaaaa...I'm playing.. wareer badanaa!!!
  16. Tuujiye

    Somali forum

    Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadmiiiiiiiiiiiiin meeshaan go'aan ka gaara nooh..lol..maxaa waa nugu ilowdeen miyaa... Aniga markii hore ma ogoleen arintaan laakiin hada waxaan fahmay siyasada aa gadaal ka wadataan marka "goooheedh gooheedh" like Sangub says in qabyo..lol..gooheedh.. laakiin meelahakale Somaliga mamnuuc muu ka ahaanaa? Wareer badanaa!!
  17. "waaaaaaaaaaaa soo socdaaaaaaaaa" Kaalaya feebaro aa meelkasto ka maqlooyaa maxaa dhacay fimadool la'aan maa dhacday..Aaaaaaaaaaaaa.. waraa feebaro waa ka laad laadaan naga fuqa ee tacluuga naga daaye xaajiyo qamsiin manihinee..see waaye.. Maama Juxa..hehehehe..walaahi abuukaatiga aduunka aa tahay. OG girl oo aan meeshaan ugu jeclahay xitaa waa igu dirtay..wareer badanaa.. OG-GIRL..sis i didn't say anything bad to you!! why you hate me so much? I'm soo sweet and juicy for real. I don't hate you. I hate the carab culture but not you..lol..I tried to like the carab culture but they say to me "haadaa cabiid, waja reeratun yaa axmaq" Yaa xabiibtii cafun yaaqee..and stop the name calling because I like you too much to call you names even thue you hate me... .. A.S..lol..caadi ma tihid walaahi..lol..Igatag waa iga qoslisiisayee..ticket keega ii jar kulahaa..waa la biibaa dheh..lol.. waraa Qac' aniga fiyoore waa bixiyaa waraa taas adiga lee ka hadal diiditaankiisa..Roses..maxaa ka taqaan..laakiin dhibaatada waxaa waye gabdhahaan romantic wee jecel yihiin in loo sameeyo but 4real kama aha markee ee ku dhahaayaan.."ooow how sweet" been suujima ah iyo acting ee ka tahay..markaasee ku dhahaayaan tnx boo iyadoo afkeeda aad u khabtid jalmad qaxwo laga shubaayo..loooool...joke people..kuwiina fahmayona ii baashaala..Aaaaaaaaaaaa.. wareer badanaa!!
  18. Dhakac dhakac Dhumzulikoow Dhaleeliyoo DHUC Dheedaanshee Kidabdamoo Daashoo Bax..IyAaaaaaaaaaaaaaaaaa!! Wlc walaashiis with gacmo fur furan sidii bur sabaayad laga sameen rabo oo kale.. wlc come to SOL..I'm feebaro aka Ina baqti lagde..barasho wanaagsan.. wareer badanaa!!
  19. Qacbaro iyo Silent sista.. siting on a tree KISSING..lol.. Silent your somali has improved maasha allah.. Y'all let me know when the "zab" is coming cause i'm looking foward to it..lol..waxaas aa jaceel lagaa dhahaa... wareer badanaa!!
  20. but im still gone ask the Question that made me feel this way....nyce dont u look when u doing the deed? Ar adigaa!!!!!! loooooooooool.. you might wanna read what jaceelbaro wrote..lol..And you will understand NYCE gave..lol.. PS. walaahi you made me cry..lol saas looma galo dadka yaaqee.... wareer badanaa!!
  21. Iga tag mpls meel ma ahee..Abkee saqajaamiin oo aan ugaga soo tagay xeradii qaxootige ee (otaango) kenya aa wada joogaan.. Markaan kasoo tagaaye saan u farax sanaa lee. Hada markaan ku arkay mpls ani dhan waxaan dareemay in aan otaango joogo again..beynaka cuudu bilaah!! wareer badanaa!!
  22. but I shan't have anything to do with ilma-baro. I value my life thank you very much loooooooooooool A.S Caadi matihid yaree..Suxul suujimo aa la dhahaa waxaas. Hada raali ahoo na dheh..hadii kale meel wariiri baal baaloow uu ka guuray aa lagu geenaa runtii.. :mad: wareer badanaa!!
  23. Tuujiye

    BOREDOM

    ^^^ Somali women tell jokes? Waraa hanaga ceynin gabdhaheena... ofcourse they tell jokes wili the best ones..Not like them other (carab,cadaan) joke..Gabar cadaan ah joke hadee ii sheegto waaba iska matagi lahaa..Tu carabna waa la yaabi lahaa..waxaan ka wadaa ma fahmi la heyn..laakiin gabdhaheyna somalida joke more than us guys I think. And I realy love it..lol....makes the shukaansi much more easier...lol...Isiii sisinta.. wareer badanaa!!
  24. Tuujiye

    Somali forum

    Feebaro, say I accept, what will change? Or is it yet another empty word to you?! accept what abaayo macaan, gacaliso yaa? wareer badanaa!!
  25. OOHIN BADANAA!!!! WAREER BADANAA!! Kaalaya Anaga SOL Nomads ma nihin miyaa mar danbe..looooooooool...walaahi walaashee dawaco intaa buumo noo soo xiratay aa laad nugu kicinoosaa..lol.. Fiiri Nuune asoo aanan wax xun dhihin aa iska aadee..he said he didn't know that the girl couldn't read somali. and he has apoligized..and he doesn't like to write in english because his english writing isn't same as everyone asle and mine too..I'm actualy I'm warse. So would you all get off his back. Because what ever you guys do y'all will never get him mad trust me..lol.. See y'all getting too emotional and thinking we are emotional too but y'all don't know the half of it. Dawaco Sue marka aa ka dhigeysid maskiin, ma aragtay waxa ee soo qortay..sida ee noo jar jartay..lol..war qofta intee na maroojisay ee katabaan na surtay yaaqee..cage ee nugu xirtay anaga oo waxna ka sameyn..lol..So adiga ee kuu hiilasay daraadeed aa iskaga hiilinee markaas aa anaga waxaa nugu dhehee goobashada joojiya..lol..wax sabaxatul engariis lalakaco aa is taahishaa..lol.. Sue sis we love you..and the more you keep metioning our names "baro" which you like so much, the more we even fall for you.. ..lol.. Aaway juxa yaaqee..mama juxaa adaa meeshaa aarabiitaro ka aheed yaaqee..kalay oo alfalaaxada soo xiro ee meeshaan bandar u samee..lol.. wareer badanaa!!