
Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
^^If they invade Eritaria this is what they will face
-
Saraakiisha Itoobiyaanka oo sharciyo adag u sameynaya ciidamada dowladda, iyo Jen. Gabre oo beelihii ay dagaaladu kala dhaxeeyeen ka codsaday inay keenaan… Saraakiisha hogaamineysa ciidamada Itoobiya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya gaar ahaana caasimadda ayaa sharciyo adag u sameynaya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasoo todobaadyadii ugu dambeeyey ka waday falal amni daro gudaha magaalada Muqdisho iyo suuqyada. Jeneraalka ugu sareeya ee hogaamiya ciidamada Itoobiya Jen. Gabre Dile ayaa la sheegay inuu isugu yeeray ciidamada dowladda federaalka si loogu sameeyo tirakoob guud isla markaana loogu sameeyo aqoonsiga ID Kaarka cadeynaya ka mid ahaanshaha ciidamada dowladda KMG. Jen. Gabre ayaa u sheegay ciidamadaasi in wixii ka dambeeya marka loo sameeyo Kaararka iyo Nambarada aqoonsiga ciidamada dowladda lagu qaadi doono sharci Milateri oo adag, haddii ay sameeyaan falal damebiyeedyo ay kula kacayaan shacabka, Soomaaliyeed, gaar ahaana falalka dhaca, boobka iyo dilka. Wararka ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada ee dowladda ay soo dhoweeyeen go’aanadaasi isla markaana ay bilaabeen tirakoobka ciidamada saxda ah ee dowladda, waxaana xusid mudan in saraakiishaasi ay xero ay ku ogaayeen ciidamo gaaraya 1700, ay ka soo xaadireen 400 oo ciidamo ah, taasoo ay aad ula yaabeen madaxdaasi, waxayna saraakiisha Itoobiyaanka ka dalbadeen ciidamada dowladda inay noqdaan ciidamo Qaran ayna illaaliyaan shuruucda. Sidoo kale, Jen. Gabre oo kulan la qaatay qaar ka mid ah hogaamiye dhaqameedyada beelaha ****** oo u badnaa kuwii sida aadka ah uga hor jeeday Itoobiyaanka ayaa la sheegay inay kaga wada hadleen arrimo la xiriira sidii ay diyaarin lahaayeen odayaashaasi ciidamo beeleedyo oo beel walba ay keento ciidamo gaaraya 1500, kuwaasoo lagu xareyn doono xeryaha ciidamada ee dowladda isla markaana tababar loo furi doono. Wararka ayaa sheegaya in odayaashaasi ay aqbaleen codsigaasi isla markaana ay bilaabeen inay uruuriyaan ciidamo beeleedyadooda, kuwaasoo hoostegi doona Jananka hogaamiya ciidamada Itoobiya ee Jen. Gabre, wuxuuna ka balan qaaday Gabre odayaashaasi in maleeshiyooyinkooda aysan ka amar qaadan doonin madaxda dowladda iyo saraakiisha ciidamada.
-
Wayahacusub is the SYL of our generation.
-
Waxaan maqlijiray nin sigtay manoola. Waxaan kaloo maqlijiray Ceesaantii mas iyo god madax shabelleeyaa malageediibaa galay. No idea what that means.
-
^Allamagan, Dadkaan aad meesha ku soo qortay ee Puntland Kayimi Magaalada ayay u dhasheen. Ragiinaan Geeljiraha ah (from Galguduud & Gedo)ee Maska cuno wax idiinyaale maleh ee maasha ka kuda.
-
Who will do such a thing?
-
Originally posted by Castro: quote:Originally posted by me: no man, marka cadey is city of love! You mean the city of "brotherly" love.
-
^Macquul waaye sxb. I don't trust this guy....!
-
^Aidid Junior is confused man and Maxkamadaha should stay away from him, unless of course he repents and publicly renounces all his blunders. Remember this guy is the one not long ago used to call Maxkahamdaha terrorist.
-
Originally posted by Paragon: ^^And that got him banned. MM ninkii wax kasheegaa will be gone. Careful guys....!
-
Originally posted by Abdi_Xaafid: Know tell me your dad who is in baardheere knows C/yusuf Mind I must say your dad is someone who knows cilmul Qayb When the delegation concluded that this conflict can be solved through dialogue, when Odayaasha are saying we can solve this, when Amxaaro is reluctant to wage war....Xagaybay Salaadu iska qabsanla dahay? Duqa taas uma baahana fasiraad dheeraad ah. About the militia of Afmadoow, well they were warned so hopefully they will realised if they attack Kismayo it will effect them more than say Puntland militia coz of the border that they share with reer Gedo(Geelooda ayaa is dhex daaqa, marka waad is garankartaa Geeljire layiri ina adeerkaa baa ladilay, dariskiisa ayuu kabilaabayaa…)
-
Ciidamada dowladda oo gubay ku dhowaad 200 oo Indho-shareero ah Ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga ee ku sugan isgoysyada magaalada Muqdisho gaar ahaana isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horeysay la arkayay iyagoo haweenka ka fiiqaya Xijaabka loo yaqaano Indho-shareerka, taasoo ay sheegeen inay uga gol leeyihiin sugida amniga. Ciidamada ayaa dhamaan haweenkii maanta marayay wadada dheer ee Wadnaha amar ku siinayay inay iska siibto Indho-shareerka si qasab ah, haddii kale xoog looga siibayo, iyadoo sidoo kale amar lagu siinayay inay ku rido goob ay ku uruurinayeen Xijaabkaasi. Ciidamadan ayaa galabta goob fagaare ah ku gubay ku dhowaad 200 oo Xijaabo ah, iyadoo qaar ka mid ah dadkana ay u soo daawasho tageen, mana jirto wareegto la ogyahay oo lagu mamnuucay Indho-shareerada.
-
Ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan isgoyska H/wadaag oo maanta boqolaal haween ah ku qasbay iney dhigaan indha shareerka Haween tiradoodu ay gaareyso boqalaal oo ka mid ahaa dadkii marayey wadada wadnaha ee magaaladda Muqdisho, isla markaana xirnaa xijaabka islaamka ayey maanta ku qasbeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan isgoyska H/wadaag iney dhigaan niqaabka (Indha shareer) ay wejiga ku soo xirteen, xilli ay halkaasi weli ka socdaan howlgalo ay ciidamadu ku baarayaan guryaha, deegaankaasi ku yaala iyagoo baadi goob ugu jira cidii ka dambeysay miino lagu qarxiyey shalay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo marayey wadada Aadan cadde, ayna ku dhaawacmeen ilaa 7 askari. Sida ay sheegayaan dad goob joogayaaal ah Ciidamada dowladda federaalka ayaa halkaasi soo dhigay koley weyn oo ay ugu talo galeen in haweenka xiran indha shareerka ay ku ridaan insha shareerkooda, iyagoo markaa haweenka ay arkaan iney xiran yihiin indha shareerkana amar ku siinayey iney furto oo ka dibna ay ku rido koleygaasi, waxaana amarkaasi u hogaansamay haweenkii halkaasi maray maanta, inkastoo ay jireen kuwo tiro yar oo ka madax adeygay aarintaasi oo hase ahaatee markii dambe dhigay ka dib markii ciidamadu ugu hanjabeen haddii aysan dhigin iney xoog kaga fiiqi doonaan, waxaana la arkayey koleyga lagu gurayey indha shareerka oo indha shareero aad u fara badan ay ka buuxsameen. Goobta ay ciidamada dowladdu haweenka kuwooda xiran indha shareerka kaga dhigayeen oo aheyd isgoyska H/wadaag ayaa haweenkii laga dhigay waxay kala kulmeen weji gabax dadweyne halkaasi soo dhoobtay oo daawanayey waxa halkaasi ka socda, lamana oga waxa keenay in ciidamadan ay maanta ku kacaan falkaasi, waxaana dad badan ay isweydiinayeen sababta ku qasabtay ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan isgoyska H/wadaag iney arintan ku kacaan, iyadoo uusan jirin amar lagu mamnuucayo indha shareerka ay haweenku xirtaan oo ka soo baxday mas’uuliyiinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya.
-
^You are right Paragon, that is exactly what is happening. Kismayo case is complex though, because it is not only between two groups but rather between three groups (reer Afmadoow, Gedo, Puntland) it is what I call Bermuda Triangle So when one group wins the control of the city the other two will form an alliance to exterminate the winner...It is vicious circle which will never end until these groups realize that they can peaceful co-exist together.
-
^^Just called my Dad who is in Baardhere and told me everyone wants to solve this conflict through peace and dialogue including the Ethiopians except A/Yusuf who is insisting that the people who took over Kismayo are Terrorist and the need to be crushed. He also told me that the militia from Afmadoow (who are the majority of those who gathered in BuuloGadud)and now divided after odayaasha qabiilka realized what is going on. Hadaba xaaladu way cakirantahay....! Allow sahal umuuraha.
-
Originally posted by The Duke: Kismayu is not a big deal. No one is here to eliminate reer Gedo. The situation is not so critical, nor even comparable to the 1990s because now we have a governemnt in place. ^If that is the case, why all these clan militia are mobilsed to wage a war based on revenge ? I know you will say that they are government soldiers....but everyone knows they are a clan Militia who are from (Bari and Afmadoow). Mate, there will be a war and many innocent people will die and it will have a devastating consequence which will last for many years to come(Aano qabiil). So please stop simplifying the gloom situation that is unfolding in front of our eyes and address the reality would yah?.
-
Kismaayo (07 May 07), Ciidamada dawladda dabo dhoonka ah ee Cabdullahi Yusuf ayaa lagu soo waramayaa inay isku gadaameen magaalada Kismaayo ayagoo ciidamo badan dhigay wadooyinka gala magaalada Kismaayo. Maleeshiyo beeleedka dawladda dabo dhoonka ah ee Kismaayo ku gadaaman ayaa qaar koodii ka yimid deegaanka Badhaadhe ay saldhig ka dhigteen Buulaxaaji, kuwo ka yimid Dhoobleey, Afmadow, Qooqaani iyo Xagarna waxay saldhig ka samaysteen Canjeel halka kuwii ka yimid Salagle, Bu'ale, Jilib, Mareereey, Hargaysa Yaray, Guduudeey iyo dhasheeg waamo ay ku biireen kuwii horay ugu sugnaa Buuloguduud oo u ruqaansaday Luglow. Ciidamadan weerarka ku ah Kismaayo ayaa isugu jira maleeshiyo beeleedka ****** iyo maleeshiyo beeleedkii Puntland ee dhawaan ay Kismaayo ka soo saareen maleeshiyo beeleedka Gedo oo 23 Apr uu dhexmaray dagaal aan qorshaysnayn. Maleeshiyo beeleedka ****** ee weerarka ku ah Kismaayo ayaa ah kuwii ay Luglow tabobarka ugu dhamaysay dawladda dabo dhoonka ah. The situation of Kismaayo is a grim one and will linger for decades to come if they decide to solve the current problem by War. We have different clan militia (from Puntland, Lasanood to Afmadoow) gearing together in order to eliminate reer Gedo from Kismaayo by disguising their hidden agenda in the name of government. If that happens the War will spread throughout region(Gedo, Jubada House etc). So let's see what happens the next few days...
-
The Somali Republic post-TFG era: Your opinion and thoughts
Dhubad. replied to Gordon Gekko's topic in Politics
Our country needs to be liberated first than we can discuss the topic in hand. In the meantime, we should focus on the best ways that we can liberate this country.... -
Originally posted by Munira002: Return of the Mac, by Morrison comes to mind..lol loool@Return of the Mac. What happened to him? The last time I heard of him was back 1997....Is he dead?
-
If this is true than we are doomed. First they advocated Federalism -> Ethiopian Invitation -> and Changing our Flag What next? Perhaps the next of this will be giving Ethiopia a port that they can use since their country is landlocked and their population are growing rapidly
-
Waa Caasimad Amxaardo ku dhakhlaynayso!
-
http://www.youtube.com/watch?v=EYM_lfXQYU8
-
Waa in loo qori tuuraa qoladii xukumi lahayd Kismayo. Sidaa si kawanaagsan ma arko. Ama Qoloba sanad ha xukumto.
-
Originally posted by Emperor: ^Sxb you telling me now Simbanews is owned by a Puntlander? Are you? So is this only Puntlanders are reporting the incident, and what if they report it? Simpa news is reporting differently - nothing to do with the last incident that happened in Kismayo. So I ask why Puntland websites are inciting a clan war? Miyaysan beenta ka xishoonin?