Jiiroow Bakaal

Nomads
  • Content Count

    347
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jiiroow Bakaal

  1. General Duke of 2006/2007 was more activ than the one in 2012
  2. Ethiopia waa cadoow markey joogaan KILINKA SHANAAD laankin Ethiopia waa walaalaheen markey soo dhaafaan xad beenaadka oo adeerkeey GANDHI bey Kismaayo u xoreynayaan Wuxu caqligiis waa intaas
  3. [quote=Somalina;769203. Ha ila sheekeysan uunbaa ku iri.. WCSWW. You wished, laakin habraha Amxaarta u niikiya lama sheekeysto iyagoo kale Addis baan ku soo arkey
  4. Meeshu waa public ama akhri ama ha akhrin no one cares,meeshana sheeko uma so galo laakin habarti cantarbaqash meesha la timaada jawaab baa la siin PS. General Duke baan ognahay meeshey AMhaar uga tageen
  5. Umul iyo Shibille waxey la aamusnaayeeen inka badan toban sano HADIIS baan ku heysana sheekh TAKAR bal taloow yee kale is leeyihiin fara ka heynaa oo ay la sugayaan inta laga dhaliilayo illeyn waa baniaadam iyaguba. waxaan jeclaan lahaa in culimada intaan waxii ka dambeeya si kale u wada hadlaan oo ay jojiyaan wararka ey media isu marinayaan
  6. Ethiopian ayaan aqaan markey kaa BOGATO baad arki doontaa mid kale oo DIFAACAYA qiilna u yeelaya soo gelitaankooda dambe (BOGATO:- oo aan halkan oga jeedo kugu dangaarto mucaaradna kugu furto isla gobolkaas) si kale ha u qaaadan gabar
  7. Somalina;769136 wrote: muruqna waa la soo ijaartey . . General Duke of 2012
  8. [quote=Che -Guevara;769160 Do you seriously think Azania in the Jubbas, Horn's boy from Gedo, and Ahlu Sunnah will answer to the TFG once they captured those with the considerable help with of Ethiopians and Kenyans? Waa hadda koow iyo hogaamiye kooxeed Dabageed iyo Hiiraan Dooxa state (baladweyne will be divided east and west9 Gedo boys vs Azanians fighting who will control Jubbas Guriceel team who wanna bring back good old days of CIRFO DHUXULOOW SERAAR INDHACADE and already are at war with GEDO NORTHER ALLIANCE Bay and Bakool with RRA old guard aka Qalinle Saransoor Habsade etc etc etc waxaa intaas ka daran TFG ******* in Mogadishu who calls TFG soldiers to Ethiopian and Kenyan invasions. HA IS RAACDO DIIDAYE HA IS RAAMSATEE DAA
  9. Is bedelka cusub eee Masar saameyn weyn buu ku yeelan doono siyssadooda arimaha dibedda taa waa hubaal laakin ictiraaf for Khat state i dont think so
  10. Goblontooy adunyooy maxey galaba heer joogtey In jareertii Bugandesta ajeyd ay ku baryaan MOGADISHU iney ku shiri karaan http://www.hiiraan.com/news/2011/Dec/wararka_maanta28-16353.htm
  11. Baxthi ku saabsan Jawaabti laga sugayey SHEEKH TAKAR http://somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/214-xadiisyadii-lagu-haystay-sheekh-xasan-takar-tolow-ma-kuwanaa http://somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/224-baxthi-cilmiyeysan-oo-lagu-tasiiliyey-mid-ka-mid-ah-axaadiithtii-ay-sheegeen-sheikh-umal-sheikh-shible-iyo-bashiir-shiil-in-uu-samaystay-sh-xasan-maxamud-takar-baxthi-carabi-ah
  12. Xaaji C. Waraabe Somali degta Somaliya maaha Zeylac waxaa leh Awdal state ee kuwaan waa Jabuutiyaan uu Ismaaciil BUUR siyaasada tuuladii Carta ka soo gashay
  13. Casoowe markii horeba Somali ma uusan ahayn oo waa Jabuutiyaan hadii shirka CARTA aheyn asaga iyo tolkiisaba siyaasada Somalia laguma arkeyn waxa hada soo diraayana waa la yaqaan waa Ismaaciil BUUR
  14. Dur Dur GREATEST SOMALI MUSICIANS PERFORMING LADANEEY BUT I LIKE THIS VERSION OF MARTA GETACHEW TOO
  15. Ethiopia Kenya Uganda Djabouti Sierra Leone Somalia waa musqul quruntey
  16. How Burundi ended up in Somalia is just one example. Bujumbura sends its young men to battle because doing so has allowed the country to build, equip, and train a stronger army – and to do it on someone else’s tab. The United States is training the country’s army; the African Union (with European support) pays soldiers’ salaries while they are in theater. Those savings, plus compensation for troops and equipment, mean that Burundi earns about $45 million annually from its participation – and to boot, the country’s fractured military is finally faced with the most uniting force of all: a common enemy, one that isn’t at home in Burundi. “[Participating in AMISOM] has helped us to create a strong national force – and a professional one,” explains Sylvestre Ntibantunganya, a former head of state and now a senator in Burundi who advocated for sending troops to Somalia. http://www.csmonitor.com/layout/set/print/content/view/print/441092
  17. Faroole Gool cajiib ah ayuu ka dhaliyey reer Mogadishu laakin ma mareesaa waaye. Reer Bay iyo Bakool oo 4.5 ku helay 60 kursi fikrdey ahaan ay ku badan tahay ma ogalaan doonaan in ay laba gobol bes ka soo galaan Reer Galmudug Ximan iyo Xeeb Somaliya 18 ka gobol hal gobol ay keligood degaan ma jirto ma mareysaa iyagana? ONLFta koonfur Iyo Reer Gedo taloow yaa Jubbooyinka ka soo galayaa taasna waa xurguf hor leh? 2012 IYO DAGAALKI GOBOLAYSIGA BY: JIIROOW AW BAKAAL
  18. Waxaanu sugnaa waa sheekh Takar iyo jawaabtiisa
  19. Sheekh Umul oo soo rogaal celiyey http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=Pc8fNchtUuI" frameborder="0" allowfullscreen>
  20. Horta SSC shacabkeeda waxey u baahan yihiin iney isa saxaan wada tashtaan midoobaan ka dib ayey labada deris ama ku tashan karaan ama ka tashan karaan waa iga intaas maanta
  21. No problem After ICTIRAAF SNM will file for divorce, LAAKIN hadii la bedelo before ICTIRAAF SNM gambled and lost waxaaba ka sii daran BANTU meel uu ka baxay BILIS ma geli kartaa?
  22. PIS killed the Dr in Bosaaso wey ka faaideysteen khudbadii sheekha ee Beydhabo warbixin faahfaahsan dilkii Boosaaso ee sheekha Shiikh Xassaan Xuseen Aadam (Abu Salmaan) Xafidahullaah ayaa ka hadlay Dilkii arxandarada ahaa ee loo geystay Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Raximahullaah oo Asbuucii tagay lagu dilay magaalada Boosaaso. Shiikh Xassaan ayaa marka hore Allaah uga baryey Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan in uu u naxariisto Janadiina ka waraabiyo gacantii dishayna uu Allaah Muujiyo oo soo daahiriyo. Shiikh Abu Salmaan ayaa intaas ka dib sheegay in la garanayo cidii ka dambaysay dilka Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan waxana uu Shiikh Xassaan yiri "Aniga hadda xogta isoo gaaraysa, Sheekh Axmed wadaado ma aysan dilin, arin faamili boo loo dilay, saddex nin baa dishay, hadana waxay ku sugan yihiin Gobolka Galgaduud bay u gudbeen, Galmudug bay u gudbeen Puntland-na ma joogaan, Sababka loo dilay howl faamili in ay ahayd baa aniga isoo gaaraysa, niman ay Culimo kala xukumeen oo Haweenay isku hayey oo loo kala xukumay ayaa ,,, shiikhana ku tuhmay in uu ka eexday oo qaraabo u eexday, Nimankaas in ay dileen ayaa isoo gaaraysa, nimankaasna ay hadda u gudbeen Galmudug, Beesha Tanade Daaroood qayb ka mid ahna ay qadiyadaas og yihiin waxa loo qarinayana ma aanan fahmin, Howl wadaad Shuqul ku leeyahay ma ahan, waxaa isoo gaaraysa ninka Shiikha dilay ee Gacantiisa leh, in ay ilma adeer ruma yihiin PIS-ta ninka u weyn ee ina Khaliif la yiraahdo" Shiikh Xassaan ayaa dhanka kale si kulul ugu hadlay koox wadaado ah oo danahooda u gaarka ah uga faa'idaysanaya dilkii Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan kuwaas oo dusha ka saaray Dilka Shiikha Xarakada Al Shabaab iyo Culimadii ku shirtay magaalada Baydhabo Shiikh Xassaan ayaa wadaadadaas u sheegay in ay Allaah ka baqaan, waxana uu shiikhu ku baaqay inta la xaqiijinayo oo laga ogaanayo cidda dishay Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan in aan cidna la saarin dhiiga Shiikha. Shiikh Abu Salmaan ayaa sheegay in Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ALLAAH ha u naxariistee uu ahaa nin qiimo badan oo dadka wax taray, xertisii iyo ardaydiisiina ay maanta qaar ka mid ah Wilaayaadka Islaamiga ah ay Mas'uuliyiin ka yihiin, waxana uu sheegay Shiikh Xassaan in Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan aan lagu aqoon in uu taageero Gaalada sidoo kalena uusan Mujaahidiinta waxba ka sheegi jirin, uuna ahaa nin degan oo aqoon u lahaa dhanka Ciidamada.
  23. Sheekh Umul ma habooneyn inuu difaaco Sheekh Bashiir AF JOOGO LOOMA ADEEGO hadduu taageersanyahay AMISOM iyo Sheriif af gaduud