Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Maalintii Amxaaro iyo SNM ku heshiiyeen jabka Soomaaliye, Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan muujiyey geesinimo iyo wadaninimo Dhamaadkii Sanadkii 1983, waxay ahayd sanadkii ardada Soomaaliyeed ee ka soo baxday dugsiyada sare ay ugu baxeen Gurmadka dhamaan gobolada Soomaaliyeed. oo ardaddii ka soo baxday Dugsiyada sare ee koonfurta Soomaaliya loo diray waqooyiga Soomaaliya kuwii ka soo baxay waqooyiga Soomaaliyana loo diray Koonfurta Soomaaliyed. Ardaddii ka soo qalin jabisay dhamaan Dugsiyaddii sare ee koonfurta Soomaaliya sanadkii 1983, sida dugsiyada sare ee goboladda Banaadir, Shabeelaha dhexe, Shabeelaha hoose iyo Jubadda hoose oo saaran gawaarida Ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay galbinayaan madaxddii Soomaaliyeed oo uu hogaaminayey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare iyo Allah ha u naxariistee Cabdirisaq Maxamed Abokar ayaa maalintaas isugu yimid Kantaroolka waqooyiga magaalada Muqdisho ee u dhowaa warshaddii Baastada. Si ay ugu diyaar garoobaan socdaalkoodii ugu danbeeyey oo ay ku aadayeen waqooyiga Soomaaliya. Khudbado iyo waanooyin ka dib ayaa ardadddii ka soo qalin jabisay Koonfurta Soomaaliya gawaaridii ay saarnaayeen waxay u dhaqaaqeen waqooyiga Soomaaliya. Ardadan intooda badani waxay ahaayeen kuwo markii ugu horaysay dhaafi doona magaalooyinka Mahaday iyo Buurane Gawaaridii ay saarnaayeen Ardaddi gurmadka ahayd waxay xawaare ku dhaafeen gobolka Shabeelaha dhexe iyo inta badan gobolka Hiiraan. Laakiinse Markii ay marayaan gobolada Hiiraan iyo Galguduud inta u dhaxaysa sheekaddi waa is bedeshay, waxaana laga war helay in dawladdi Itoobiya ee uu hogaaminayey gacan ku dhiilihii Minigste ay doonayaan inay rusheeyaan oo duqeeyaan ardaddii socdaalka ahayd. Iyaga oo ka dhigaya inay Ciidamo yihiin Arintan markiiba waxa ficil deg deg ah ka sameeyey si u badbaadiyo caruurtii Soomaaliyeed oo la doonayey in xasuuqo taliyihii hore ee qaybta 21aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Saciid Xirsi Morgan. Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan, ayaa amaray ciidamadii Soomaaliyeed in Ardada looga leexiyo Laamiga dhinaca Bari oo la dejiyo bariga magaalada Guri Ceel geedo Guracyo ah oo ku yaalay Habeenkii ardaddii halkaas ayeey ku hoydeen, waana ku nabad galeen iyaga oo lagu ilaalinayey inata laga helayey gurmad iyo diyaarado dusha ka ilaaliya inta ay safarkooda ku jiraan.Habeenkaas dadkii roonadada ahaa ama ilaalinayey Ardada oo mid mid ula kulmayey waxa ka mid ahaa Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan . Ardaddi nabad gelyo ayeey uga soo baxeen Gobolka Galguduud, waxay xawaare ku soo dhaafeen gobolka Mudug. Markii ay halkaa soo gaareen gobolka Nugaal waxa ka hortagay oo gacmo furan ku soo dhoweeyey Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Allah ha u naxariistee Godane Cali Bile. Gudoomiye Godane ardada waxa uu geeyey meel bariga ka xigta magaalada Garoowe oo ahayd Durdur ardadu ku qubaysteen markii ugu horaysay safarkooda , markii ay soo dabaasheenna waxa la geeyey Magaaxiyo cunto loogu diyaariyry oo ku yaalay magaalada Garoowe Markii ay soo gaareen gobolka Togdheer halkaa waxa ku soo dhoweeyey Allha u naxariistee gudoomiyihii gobolka ee waqtigaas Garaad Abshir Saalax. Madaxdan ka soo jeeday beesha D-Block dhamaantood waxay gudanayeen xilkii ay u hayeen Qaranka Soomaaliyeed iyaga oo aan qabiil iyo degaan fiirinayn. Halka madaxdii SNM kuwii la joogay Itobiya ay doonayeen in caruurtan afduubtaanoo ka iibsadaan Mingiste, kuwii Hargaysa iyo Burco joogayna ay ugu yeerayeen magacyada kala ah Sankudhuudhi, Walaweyn Qirin qiir. Qirin qiir waa cudur digaaga gala oo ay ugu yeeri jireen Caruurtii ka timid koonfurta Soomaaliya oo la keenay gurmadka Hargaysa iyo Burco Nasiib xumo ardaddi markii ay gaareen waqooyiga Soomaaliya sideedii bilood oo halkaa ku maqnaayeen waxa laga ilaaninayey jabhaddi SNM oo uu hogaaminayey gacan ku dhiigle Siilaanyo. Tusaale hadanan u soo qaadano Gabayre iyo Fargeeto oo ka soo kala baxay dugsiyada Shabbele ee Jowhar iyo Baydhabo oo hadda kala ah gudoomiyaaha rugta ganacsiga Muqdisho iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, labadu waxay ku qornaayeen gobolka Togdheer degmooyinkiisa Buuhoodle iyo Oodweyne. Sideedii bilood oo halkaa joogeen waxa laga ilaalinayey in jabahaddi SNM ee beesha Isaaq ku midaysnaayeenay afduubtaan oo ka gataan dawladda Itoobiya oo generaal Morgan diiday inay dhibaateeyaan ama dilaan markii ay marayeen gobolka Galguduud Ugu danbayntii Muuse Biixi, Siilaanyo lixle, Axmed Mire, Cali guray iyo kuwii la midka ahaa oo isir nacaybka u kufsan jiray dumarka xoolaha la jooga oo dili jiray xasuuqana u gaysan jiray caruurka iyo dadka safarka ah oo aan la haybta ahayn ayaa ah danbiilayaal dagaal iyo Gacan ku dhiiglayaal ah. Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan maalintii beeshiisu ay isugu biyo shubteen jabhaddi SSDF isugu Qaranimada Soomaaliya yuu ka doortay qABIIL maalintii Amxaaro doonaysay inay ku ciil baxaan oo xasuuqaan ardaddii Soomaaliyeed wuxuu muujiyey Soomaalinimo iyo waalidnimo in maanta maangaab SNM ah uu ku sheego denbi ayuu galay isaga oo Qarankiisa difacaya waxa laga sugayaa 20,000 oo arday oo Soomaalinimada u difaacay in maanta sharfatiisa ilaaliyaan
  2. haku dambabin hafidulah morgan oo habeenkii dhan wardiga ku jira niyoow. wuxuu ka mid yahay Ahlusunna ragga ugu wadaadsan hadda, ask Sheekh Shaakir of galmudug who is leader of Ahlusunna wajamacah. we need someone who is religous but not alshabab leaning like all other undercover shabab wadaads in mogadishu who are trying ban Kiin Jama's concert as we speak.
  3. niyoow political earthquake walahi. puntlanders are on the streets everywhere in every city shocked and can't believe Morgan wants to lead. he was religious man who stayed out of politics but i guess people are tired. This is Qardho today.
  4. ifiye isku xishood niyoow. you are insulting a whole somali can niyoow. why you mad? anyways poltiical shockwave continues. LAASCAAANOOOD.
  5. niyoow Cirro spoke like the real gar'xajis we Somalis know. no fear but Allah and aways give your opinion like you are 100% correct. it is the eagle way niyoow. gobanimo is to tell the truth and be fearless. jeegaan destroyed somaliland and for generations it may not recover if it is not saved really soon.
  6. lool. morgan's candidacy is causing shockwaves in the political world. shekadani cirkay isku shareertay. lol
  7. i think the old name is not that important, it is the institution and its function that matters niyoow. if this college will help the Army defeat alshabab, let farmaajo rebuild it and make it great again.
  8. cadnaan1 niyoow cabaadka jooji. adeerka Caydiid Kismayo Morgan ba ka saaray. i think weli ciil ba ku haya niyoow. lol@hiiraale. HAG orphans ma quustaan. anyways, Morgan saved Kismayo from your uncle Caydiid until "WALAALAHA GALGADUUD" or JVA united against him. He tried to re-capture Kismayo few times but couldn't do it because he didn't have the resources Walalaha Galgaduud got from Abdiqasim who gave all somali state military resources to his family to dominate innocent Southern clans. But Karma is a bad thing. Iyagiina Abdulahi Yusuf baa edeb u yeelay after he freed the Entire South from the grip of HAG and brought back Somali government. millions of Southern clans appreciate what Puntlanders did for the South and how its great hero ended Galgaduud dominance of the South. Aaway adeeradaa Goobaale, aaway adeerkaa Seeraar, aaway adeerkaa Deylaaf, aaway all the bad boy worlords. aaway kibirkii iyo futufataadii. Warlordism was ended and the South freed Alhamdulilah. HAG boy, if i were you, i would stop badmouthing Puntland and its leaders specially good honest man Hafidulah Morgan. If Morgan wins Puntland presidency niyoow, millions in the South will rejoice with happiness. to them, he was a freedom fighter. started the initial fight and Abdulahi Yusuf ended it. Oodweyne, Morgan was so gentle, so nice the reer waqooyi nicknamed him General Mooge. Why? because reeer waqooyi understand nothing but violence and because General Gaani was there oppressing them before Morgan came, they thought the new guy was too soft. all he was doing was trying to free people and give their freedom to live a normal life. .... ask your elders and the people who lived in hargeisa the difference between Morgan and Gaani. walaahi you will be amazed. Morgan was a gentle giant until the SNM started attacking all government institution and even tried to assassinate him. you guys are chasing the wrong ghost niyoow. dadkii idin laayey waad garanaysane, orod Mr. Cheesman mag ka qaata. lol odayga Morgan was the only man who gave freedom back to the North after the the heavy-handed Gaani was replaced. gaalka dil gartiisana sii niyoow. if Morgan wins Puntland presidency, he will be welcomed with open arms in the North by real people who remember all the work he did to help the rebelling North. he is a good man and today he is a very religious man niyoow.
  9. Mooge

    Obama

    lol. man technology is becoming dangerous.
  10. I would rather take these floods than the abaar. Ilaahow u siyaada barwaqada. Somali people need good rain and barwaaqo. they have suffered enough.
  11. Gheeleh my favorite politician is looking good there niyoow. keep it up papa gheelleh. lol
  12. not good news niyoow. not a good news. we should have zero problems with other countries.
  13. those are the before pictures niyoow. you misunderstood.
  14. he should go back to beautiful Djibouti niyoow and help develop his country. why is he begging cadaans and suffering all this humiliation niyoow if he educated. Djibouti needs him niyoow there is so much going on in his own country.
  15. niyoow I agree with you. many people are thinking that he Morgan is what Puntland needs today considering the controversial jeegaan (Biixi) that leads Somaliland today. Morgan is a hardcore Somali nationalist and he loves Somalia. Puntland election is becoming very interesting niyoow.
  16. Oodweyne, calaacalka jooji niyoow. it is true Puntland is working 100% with the federal government and doesn't want Somali sovereignty to be violated, but at the same time we don't want to humiliate and destroy UAE if they are willing to play by the rules and respect Somalia. we Puntlanders don't have any deep hate for UAE. it is the UAE bosses that started undermining somali goverment and that is what people of Puntland don't want to see. you and that other HAG kid cadnaan are speaking the same way. grow up and stop the nonsense calaacal and bad mouthing puntland. you are upset because you were hoping that UAE would start bombing Bosaso or something and move all its assets to Berbera. lool. it is upto the UAE to decide if they want to stay in Puntland and if they decide to leave, Puntland will let them leave but they must follow rules. no weapons and cash loading on planes. simple. Abdiweli is close to UAE and everyone who understands his politics knows that. he spoke of the need for balance with the UAE. as much as we support the government in Mogadishu, you and I know at the end of the day, Mogadishu will never send a penny to Puntland to help train our troops so if UAE is willing to do that while following the rules of Somali Republic, we welcome them. if they want to leave, so be it. let them leave.
  17. The New Beeldaaje himself.
  18. Legendary Juriile, the Bosaso MP.