-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Puntland oo wafdi Wasiiro,Xildhibaano iyo Odayaal isagu jira saartay sidii Baaritaan loogu samayn lahaa dilka Xil,Saado C,Warsame July 24, 2014 2:57 pm GMT Garowe(pp) Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame. Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indhoguran oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay socdaalkooda Muqdisho inuu salka ku hayo sidii baaritaan dhab ah loogu samayn lahaa dilka Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka mid ah Xildhibanadda Baarlamaanka DF kasoo gala Gobaladda Puntland. Indhoguran ayaa sheegay dilka Xildhibaan Saado inuu noqonayaa xildhibaankii 3-aad oo Puntland kasoo jeedana laguna dilo gudaha magalada Muqdisho iyadoo aan wax baaritaano ah lagu samayn. Ammaanka Muqdisho ayaa waayadii danbe sii xumaanayay iyadoona xildhibaanadda Baarlamaanka DF ay welwel ka muujiyeen ammaankooda maadama dilka Saado Cali loo adeegsaday hub culus.
-
niyoow it is really inhumane what these criminals have done to this woman who did nothing but good for all somalis for forty years. saado was a nationalist and a woman who rose above clan and dedicated her life to social justice. there is no doubt in my mind her killing had nothing to do with alshabab. ilaha unaxariiso Saado. aamiin.
-
(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa maanta wafdi culus dirtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka qeyb galay aaskii qaran ee loo sameeyay allaha unaxariistee xildhibaan Saado Cali Warsame oo shalay lagu dilay Muqdisho. Waftigaan oo ka ambo baxay Garowe ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.Waxayna ka kooban yihiin 17 xubnood oo isugu jira wasiiro, xidhibaano iyo Isimo.
-
Waagacusub - Laba habeen ka hor ayey Marxuumad Saado Cali Warsame ii sheegtay inay wado olole ay uga soo horjeedo Kiiska badda Somalia ee Madaxweyne Xasan sida sharci darada u saxiixay ,sida ku cad Warqad la soo gelshay Website-ka UN-ka taas oo ka dhigan qiyaano Qaran. Saado Cali Warsame oo aan aaminsanahay inaan ahay qofka kaliya ee xogta nolosheeda ka warqabay ama ay sirteeda u sheegi jirtay waxay igu tiri " Laba ayaan hubaa in la ii dili doono midna waa ka shaki qabaa”? Saado Cali markaan weydiiyay labada ay hubto in loo dili doono waxay igu tiri " Arrinta Badda iyo hees aan dhowr sano ka hor qaaday oo garteedii aan ugu dambeyn ku kala kacnay kuwii iga cabanayay oo Odayaal reerkeeyga u dacwooday. Marxuumada waxaan weydiiyay tan aad ka shaki qabtana maxay tahay ,waxayna iigu jawaabtay "Dhul aan Towfiiq ku leeyahay ayaan dacwadiisa ku jiraa,qoladaasna waa ka shaki qabaa inay waxyeelo iiga timaado. Dabagalkeeyga hordhaca waxaan ku xaqiijiyay in dilka Saado Cali Warsame wax weyn ka ogyihiin Madaxda dalka iyo Saraakiisha Ciidamadda hasse yeeshee waxaa fuliyay dilkeeda rag laga soo abaabulay Hargeysa ee beesha Muqdisho u dhashay. Ma ogi hadii uu jiro heshiis u dhaxeeya Al-Shabaab iyo dilayaasha Muqdisho kaas oo dhigaya inay sheegtaan wixii ay dilaan balse Al-Shabaab wax luga kuma laheyn dilka Saado Cali Warsame. Kooxda dishay Saado waxaa gaariga u waday nin ilaalo ka ahaan jiray Shirkad ku taal Muqdisho kaas oo ka shaqeeyay Hotel Ambassador ayaamo kooban ,sidoo kalena dilka Saado Cali waxaa loo adeegsaday qoriga loo yaqaan BKM . Al-Shabaab BKM kuma qaadato gudaha Muqdisho,sidoo kalena uma adeegsato weeraradooda sida la wada ogyahay. Halka lagu dilay Saado Cali waa xero Ciidan,kuwa dilay waxay wateen gaari nuuciisu yahay kan ay wadatay oo kale,waxay mudo badan rasaas la dabajoogeen Marxuumada laakiin nasiib daro marna Ciidanka Dowladda uma gurman. Laba saac kadib markii la dilay Saado Cali Warsame waxaan barteeyda Facebook ku qoray magacyada laba ka mida raggii dilay Saado Cali Warsame hasse yeeshee Nabadsugida Dowladda Saraakiil ka tirsan waxay iga codsadeen inaan ka saaro si aysan ragaas u baxsan. Ma hubo inay dhab tahay in gacan ku dhiigleyaasha la aqoonsaday la soo qaban doono laakiin waa aqbalay inaan jaanis siiyo. Shaki iigama jiro inaan ugu dambeyn faafin doono xog dhameestirin oo ku saabsan kuwii khaarijiyay Marxuumad Saado hasse ahaatee arrinta xanuunka badan waxay tahay in Saraakiishii ugu sareeysay Dowladda Somalia dilayaan waxgalkii Soomaaliyeed halkii looga fadhiyay inay Caasimadda Nabad ka dhigaan. Bulshada Xamar ma tashan,mana rumeeysan in amarka xasuuqa Muqdisho uu yahay mid laga soo bixiyay Hargeysa si taswiir cabsi badan looga bixiyo Caasimadda Muqdisho hasse yeeshee waxaa qofkasta oo Reer Muqdisho ah looga baahan yahay inuu isweydiiyo waxa uu dareemi lahaa hadii qof caana sida Saado Cali una dhashay Xamar lagu dilo Laascaanood ama Hargeysa? Ceebta iyo magac xumada waxaa reer Muqdisho astaan uga dhigay waa dad tira yar oo caada qaatayaala iyo Madax aan damiir Somalinimo laheyn sidaas darteed waxaa muhiima inay tashadaan. Agaasimaha cusub ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Somalia ninka loo magacaabay Mr Sanbaloolshe wuxuu kulan la yeeshay Odayaasha beesha Hawiye wuxuuna ku yiri " Hadaadan ka fiirsana waxaad faleeysaa dhiiga Odayaal iyo Xildhibaano badan Muqdisho waa qulquli doonaa” Odayaasha uu kelmadahaas foosha xun ku yiri waxaa ka mida Abdullahi Geedi Shadoor,Ugaas Abdi Dahir Cagajabeey iyo Mohamed Hassan Xaad sidaas darteed taasi miyaaney aheyn mid Maxkamad lagu saari karo? Hadii hanjaabada nuucaasa laga aamuso sow ma dhaceyso in maalin walba mid la dilo iyadoo la sii ogyahay inay Al-Shabaab sheegan doonaan. Dadka lagu dilayo Muqdisho waa qaar Nabadsugida Ethiopia dilaan,waa qaar Kooxda Amniyaatka ruuxaanta ee Damujadiid dilaan,waa qaar Al-Shabaab dilaan ,waa qaar si toosa dilkooda looga soo amro Hargeysa hadana iyadoo la ogyahay laga aamuso. Hadal iyo dhamaantii dhalinyarada laga soo diray Hargeysa iyo Burco kii ugu horeeyay Muqdisho ayuu ka soo muuqan doonaa saacado gudahood,intaan xog ku helay inshaa allaah? By Dahir Alasow
-
everyone in nairobi is really really upset by this savage murder against a woman of principle. who kills a woman for political reasons? these people have reached the lowest of the low niyoow. all she did was just speak up like a normal somali would for unity, somalinimo, and against clan hate. six reasons she was killed 1. Anti-qoslaye and corruption 2. pro-federalism 3. anti-Shabelaha hoose massacre by HAG 4. pro unity and somaliweyn 5. against clanism 6. pro puntland
-
Doctor, these people are known. they are unuka family. they street walkers, the shopkeeper, the killers all know each other. they don't even hide. it is amazing niyoow. they are unuka friends and HAG family. this was brazen murder and not even secret assassination. people could see the killers wide open. it tells you something about who is doing the killing. it is the people in the city, the locals, the local clans. there are no foriegners from other regions anymore. it is all unuka niyoow.
-
friends from Garowe are telling me all the MPs in the Puntland parliament are upset, shocked and pissed. this is really an inside job assassination. let us not sugarcoat it and call it what it is. it was a political assassination that had nothing to do with alshabab's agenda.
-
the killers want to disrupts the work of the parliament to get rid of damjadiidist HAGist qoslaye. that is what the statement is telling you.
-
AUN Garowe(pp) Xildhibaanada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa tacsi ka diray allaha u naxariistee geeridii ku timi Xildhibaan Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd baarlamaanka DFS. Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar oo la hadlay Puntlandpost ayaa sheegay isagoo wakiil ka ah xildhibaanadda Puntland waxa uu fariin tacsi ah u diray ehelkii iyo dadkii ay ka baxday Saado Cali Warsame oo ahayd Fanaanad si wayn loo yaqaan kana mid ahayd hobaladii Waabari. Waxa uus heegay Xildhbaan Siciid inay dishay koox doonaya inay cabsi galliyaan shaqadda Baarlamaanku uu dalka u hayo wuxuna sheegay inay dhimatay tobankii danbe ee Ramadaan. Saado Cali Warsame ayaa ka mid ah Xildhibaanadda dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo galay Gobaladda Puntland waxayna itii ay noolayd ka hadli jirtay sidii nabadda iyo midnimadda umadda Soomaaliyeed loosoo celin lahaa. Sidoo kale waxaa fariin tacsi ah halkan ka diraya Mamulka iyo shaqalaha warbaahinta caalamiga ah ee www.Puntlandpost.net waxayna ILLAAHAY uga baryayaaan inuu Janatul farowso ka waraabiyo. Puntlandpost.com Xafiiska Garowe
-
cadale, qoslaye is working alshabab. good thing unuka wing that are not part of alshabab are realizing this idiot has ruined our country and needs to be let go. he is incompetent, unpatriotic, alshababist, corrupt and divisive. if you get all those qualities, you are finished. do your part for the country and campaign to get rid of him. i know he is from your clan, but this guy has done more damage to your brand than any other unuka leader before him. time to let this idiot go.
-
this is the worst news I've heard in a long time. alahaunaxaristo halyeey saado cali. niyoow i am telling you, this is not alshabab. mark my words. this little spokesman guy is part of the plot. saado was the strongest supporter of federalism, the biggest friend of Puntland and a critic of qoslaye government. i am telling you, everyone in nairobi is talking about how alshabb is not behind this and this is a HAG inside job. niyoow i said before and i will say it again, qoslaye and his subclan are alshabab and are working together to destroy this nation for their own selfish game. all the MPs that are critical of q are being killed.
-
I wish niyoow. The construction companies in Somaliland are far ahead of everyone else in somalia.
-
gabiley clan is friends with eagle clan from puntland. that is historic alliance niyoow.
-
xaaji always hides during ramadan niyow. he is my favorite SNM boy but he is always misguided and wrong on everything just like cidansuldan. lol.
-
galbeedi, i think you are smart person who loves all somali people, but your likening sahal to HAG is very offensive niyoow. one clan is working hard to rebuild their lands, made peace and progress and are trying to stop incompetent HAG in mogadishu from taking all power just like siyad barre and the rest becomes rooti. while HAG is massacring innocent people in shabelaha hoose, and is destroying their own city of mogadishu by supporting alshabab terrorists. niyoow sahal is safeguarding the interest of all somalis by supporting and campaigning for federalism. without federalism we will have one dumb dictator based in mogadisho telling everyone what to do. your criticism on sahal people can be fine, but you should look deep and understand why do SAHAL people want to not return to one man rule? because they were massacred and robbed and they are suspicious of going back to the same old dictatorship where mogadishu is the only place that flourishes and the rest of the country is dead. sahal wants to give everyone the power to build their own lands and develop them so that they don't need mogadishu.
-
people are preparing for the biggest day of the year for Puntland. It is August 1, 2014 and all over the world, the party lights will be on till 6 am. Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Ameerika ayaa ku rajo wayn in la qabto xus ballaran oo lagu maamusayo dhalashada dowladda Puntland oo kowda bisha soo socota ku beegan taasoo caalamka meel kasta oo ay dadka Reer Puntland ay joogaan u dabaal degayaan. Maxamed Yuusuf Warsame Awdoon oo ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee wadankaasi ayaa maanta Radio Garowe u sheegay inay wadaan qaban qaabada xoogan oo ku aadan sidii dadka reer Puntland ee wadankaasi ay dadkooda ku sugan Puntland ula wadaagi lahaayeen farxadda iyo damashaadka dhalashadda Puntland. Awdoon waxa uu dadka reer Puntland ee aduunka iyo gudaha Puntland kula dardaarmay in lasii xoojiyo isku xirnaanta iyo wada shaqaynta dowladda kala dhaxaysa si cadowga looga guulaysto.
-
Inside Uzbekistan where you could be killed for reading the Quran.
Mooge replied to CidanSultan's topic in Politics
acudubilah. niyoow dadkan maxay ahayen? too many years of russian indoctrination and drinking vodka have turned them into despicable people. -
kismayo is falling behind niyoow. they need to start using glass. lol.
-
who owns this mall? i bet it is west Gabiley sub-clan. they are the richest in somaliland.
-
53 injured and 18 Dead Khazarian Soldiers In GaZa so far...
Mooge replied to CidanSultan's topic in Politics
#FreePalestine