
Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
^Maxaan ku faanay? Miyaad isoo xansatay habo?
-
@xattaa station ka hodan buu mar mar xukumaa! Nagadaa hee habaryaroow, waa siduu NG sheegay @airplane seats...
-
Oo TFG-da wax maqabsato miyaa? Yalaam yalaam!
-
^Adiga lee ha sii waalin wiilka... FUFU, sxb anaa kaa naxaayo ee dhagaha fur, indhahana wac ka sii...Waxaa soo qaadataa argalaan madaxaaga le'eg oo biyo qabow ku jiraan...Waxaa isku dartaa xabad Morphine ah iyo xabad Vicodin ah iyo gabal Tylenol 3...Deep breath qaado, halmar labada iyo barka ku daji biyaha qaboow...Daqiiqado gudahood hadeysan kaaga foofin lower/upper/mid back pain haba ila hadlin...Farxada iyo firfircoonida iyo hurdada iyo riyoda aaba kaga sii daran! Everyday should feel like this aa kaa imaaneyso... With Concern, Walaashaa Kool_Kat Cadeey Caana Madaadiso Ciil Kuguma Disho
-
^War yaa waxaasoo PM ah guurin karo? B = Marx! B talks to Marx! Marx talks to B! Wuu isla sheekeystaa!!!!!!!
-
Tuujiye, ana igu dar dadka marqaatiga ah...Juxa, NG, Oz, and now BOB...Waa sheegaa shangalalax...Haa...
-
Kuli fitna waa Allamagan! :mad: Bal arag intuu marsiiyay igaarka? Hmmmmm, ain't it funny how as soon as he cleared his name, he started a topic titled Do You Speak To Your Self ? Naga daaya hee!
-
Break dance ala Somaliland nooh, duh!
-
LOL@I speak to myself using a long distance calling card to SOmalia... Bas bas, mar hadey sheekada gaartay inaad kaligaa telephone kusheekeysato waa inaan Nuune kala hadalnaa, quraan saar iyo nus! Wait, my daughter does that, not the long distance calling card, but calls home using my cell phone markaasey is dhageysataa... :confused: Tolow iyadana ma Nuune baan kala hadlaa? Nuunka, wax waalan! Hambash-Hambash ku yeh... Horta wax kastoo wareera maxaa Gaarissa haloo cararo loo yiraahdaa @Haatu?
-
Gabar waxaan aqaan markey isla sheekeysaneyso 'abaayo' isugu wacdo... Nuune, adi naftirkaa waa naga mid tahay ee jooji denial-ka...There's the Nuune-Awliyo, Nuune-JimicsiBadne, Nuune-MultiVitimin, Nuune-Niikiyoow (my fav btw), Nuune-Inkir...Soo dhowoow yaaqe ha'is martiyeen...
-
War kuwan waa kuwa dhaqan celiska loo celiyay...Heedhe wuxu dhuudhuubanaa...
-
Put me down too...I talked to myself and have created different personalities...Just the other day, my(sociable)self was missing for days...Come to find out, she got into an argument with my(thinker)self, where my(thinker)self said some prett mean things! Sheemo dheh!!! N'way, my(peacemaker)self couldn't eat/sleep/think straight when she found out my(sociable)self was missing...While all along my(sociable)self was just resting for a weekend full of events...Bal kawarama edebdaradeeda? :mad:
-
^Isku di.r baad usoo gashay sow ma'aha? Waa iga dhab, waa xagee Xaradheere? Tuulooyinka gadaal kasoo baxay miyaa? *duck from Juxa's candhuuf
-
^Always! Ma kululi, ee su'aal leen ku weydiiyay...Hadii su'aal la'is weydiiyo ma wax baa ku jaban? Teeda kale, ama aan rabo inaan ku salaam ama yaanan rabin, niyadaa iska kaa salaanta... The cake on FB? Ma cake-ga waxaan ogahay u eg? Waa haray, laakiin waxba kama soo qaadan...Hadaad rabtose, waa laguu soo iibin huuno...
-
Qardho in Shanghai 2010 World Expo :D (eat your heart out burco)
Kool_Kat replied to SayidSomal's topic in General
Wadna istaajiska jooji! Dad dhaaxaa baa madaxa dhiig ugu furmidoonaayee... I am smiling from ear to ear! Go Boosaaso Go!!!! -
^Adi horta markaa Qardho maqasho maxaa la garirtaa? Alaa kaa dhigay, iyo ku qabatey iyo khadar alla hadee tahay, maxaa gariirka kaa keeno sheego? Nagadaa hee... **Clears Throat** Stoic, how are you dear? Bal say hellow to the Mrs., habaryar KK sends her warmest, most sincere salaam! Waad salaamantihiin kuligiin...Jimcadaan mid fiican allaha inooga dhigo...
-
OMG, waxaan soo xasuustay too Soomaaliya noo shaqeyn jirtay hees ey heesi jirtay habeenkey amiijaheeda (amichetto) arkeyso! :mad:
-
Idinkaa JB qalad u fahmay, kalmada aad u maleysaan inuu yiri sow afar xaraf ma'aha? Hade isaga kalmad shan xaraf ah buu qoray! Odayga copying and pasting haduusan sameyneyn, half the time he doesn't make sense...
-
Deleted = Juxa & Co don't knock on my door for no lemon cake! Yacni, Deleted is Faheema trying to send a message for those cake loving ladies nooh... Good day all...
-
^My kasban hates anything with a manual (he'll either try to take a short cut or rush through it) and I hate to wait for others to get things done for me...Ilaahay amarkii waxaa waan isaga fiicnahay... Juxa, bewieve it or not, I, at times, throw in my stilettos for a tool belt... I find Ikea products to be of good quality, provided it is assembled properly and not abused...
-
^Great idea...I am sure many who live outside the area would like help as well... Good luck!
-
C'mon FatB! I assembled this six-drawer chest by myself yesterday, walahi! It took me a couple of hours and a few scratchs here and there, but it is perfect... :cool:
-
Ibti, here's an e-hug hun (holds breath, just incase Ibti is smelling like dadkee la joogto ayaamahaan)... Offended? C'mon, you know I was just pulling your qimaar...I actually think you're brave and strong to come out alive out of your situation, waa hore baan aniga oil-yada iyo biyaha isku qasi lahaa...Be safe!
-
^Someone has you wrapped around her little fingers! Awwwwwww, that's so sweet GD...
-
Originally posted by nuune: PS: Why am I the starter of the last 3 or 4 pages of this troll!! Niikadaada iyo jimicsigaagaa badan... Ibti, you're turning in to a little B! *Not the word B, but the SOL member*...Torobo quuq iyo qaaq labadaan bari! Alxamdulilaah dheh, ee maradaad dhuuqso dhexda... :mad: Ps, maseer igama keenooyo intaas!