Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Oh GOD, not Ayan Hirsi again. I'm Sick of her Stories, she is dead to me, so i'm not gonna say anything about her, i did said wat i want to say about her already......Inaga daaya waa wax dhintee taa......... Go figure:...................
  2. I guess this appllies only to UK Somalis....I'm out............. Go figure:...............
  3. Dood kale: TOPIC: Somalia: Warar badan ayaa sheegaya in Dowladda Somalia ay heshiis la gashay dowladda Ethopia, heshiiskani oo u ogolaanayo dowladda Ethopia in ay isticmaasho dekedaha Soomaalia: Aragtidayda: Runtii markii aan aqriyay qoraallo fara badan oo sheegaya arintan, aad iyo aad ayaan oga xumaaday. Waxaan dareemay that my government let me down. I was crashed, anyhow, that is just me and my feelings. Ok, haddii ay tahay aniga taladayda ama aan ahaanlahaa member of the this administration waan ka soo hor jeesanlahaa for two reasons for now: 1. Colaada ina dhexmartay Ethopia. 2. Gumaadka ay ku hayaan Dadka Soomaaliyeed. inay lala sameeyo deal of any kind. I can give you planty of reasons to why Ethopia don't deserve any deal. Soo daa doodaada. I'm sick of some of our so called Leaders. :mad: Gooosh............ Go figure:..............
  4. Sxbayaal idinka oo raali ah joojiya qoraalada aay qusayn barnaamijkan Baafinta ah. Mahad sanidiin... Go figure:........
  5. Dabshid. Waxaas oo dhan ka dib, waxaa iyana la iska indha tiri karin, in wadanka joogan aragaxiso, naxariis daran, xasuuq sameeya, sida qarnixta shaneemooyinka, Walaalkiis aad ayaad ugu mahadsantahay qoraalkiigii, kuna soo dhawow doodan wanaagsan. Haddii aan war yar kaa iraahdo qoraalkaadan kor ku qoran. Runtii ilaa iyo hadda lamahayo xaqiiqatan inay wadankii ay joogaan rag argagixiso ah, lamana oran karo ragga wadaada inay yihiin argagaxiso, haddaba, raggaan leh argagixiso ayaa joogta wadanka waxay leeyihiin ujeedo gaar ayaga u ah isla markaana damacsan inay sidaa ku qaraabtaan. Walaalkiis adigu haddii aad inoo heyso arinkan xaqiiqadeeda waad inoo sheegi kartaa. Mahad sanid. Checkmate. Aduunka xasalooni iyo xisaabtan baa heer lagu gaaraa, labadoba midna maanan muujin hadaanu nahay dad islam ah. Walaalkiis waan kuugu raacsanahay arintan ayada ah, balse runtu waxay tahay in Caalamul Islaam uusan si xasiloon oga jawaabin arintan, balse, ay oga jawaabayn si aan xasiloonayn, taa oo sababtay dhimasho iyo dhaawacyo. Waxaa nasiib darro noqotay in arintan ay Caalamul Islaam aysan isu keenin oo ay midaynin, waxay ahayd in Islaamka oo idil isu yimaadaan oo ay ka midoobaan arintan iyagoo midaysanna ay jawaab ka bixiyaan. Tuujiye, for a second, waxaan damcay inaan tirtiro qoraalkaanga maxaa yeelay ra'yina ka maadan baxsan wax quseeya arintanna maadan oran, marka sxb wax ra'yi ah ku darso ama ha inaga qasin doodan wanaagsan. Mahadsanid..... Go figure:...........
  6. Wiilo oo leh kaalay ila dood, waxaan filayaa inaanay la arag wali. Balse sabab ayaa jirta Marka hore waad mahadsantihiin, intii ka qeyb qaadata. Marka xiga wax layiraahdo aflagaado fadlan haku soo qorin, qof gooni ahna ha magacaabin balse waxii aad jeceshahay ee aad isleedahay way mudantahay in laga doodo soo siidaa. I'm sick to my stomach, and fed up with what is going on around the world, particularly Somalia, Muqdisho..... Topic-yada aan rabo inaan ka doodo ama aan helo qof aragtidayda igu qilaafsan ee doonayana inuu ka doodo si nidaamsan isla markaana dooda dhiraandhirinaya ilaa aan meel ka saarno fadlan soo dhawow. A) Topic: Somalia: Waxaa lagaga dhawaaqay urur la dagaalama argagixisada. Kow, waxaa is waydiin mudan yaa argagixiso ah, yaase la dagaalamaya. Aniga waxaan aaminsanahay inay argagixisodu ay yihiin ragga hubeysan ama loo yaqaan "Warlords" iyo dadka ugu hiiliyo isku reer ayaan nahay. Soo daa doodaada anigoo mahadsan. B) Topic: World: Cartoon-nadii la soo daabacay, Waa ayaan darro ah inay dad ku dhitaan, ha loo dhinto diinta difaaceeda ma diidani. Maxaa kaga aadan Caalamul Islaam? Inay si nabadgalyo ay oga hortagaan arintan, isla markaana la soo saaro(wuu jiraan of course)sharci ilaayiya diinta isla markaan qofkii ku xadgudbo diinta abaalkiisa la mariyo. Waad ogtihiin ninkii inkiray xasuuqiddii yahuuda loo geystay in laku xukumay sadax sano oo xarig ah. Soo daa doodaada ama aragtidaada adigoo mahadsan. Way sii soconaysaa doodan............ Go figure:.............
  7. Waxaan maqli jiray kolka aaqiro samaanka soo dhawaado waxaa la arkayaa kuwo Diintooda ku iibsada lagac ay helaa. Qanyare iyo xulufadiisa waxay mudanyihiin in ayaga qoorta laga jaro. Ayaan darrada ina heysa haddii aan nahay Soomaali raggaas sidaa maatada u leynya dad baa u difaacaya reer ahaan. Arintan runtii way ka soo uraysay Qanyara iyo kuwa ku damiirka ah, arinkanna u jeeda kale malahan balse waxay oga golleeyihiin inay ku rabsheeyaan arinmaha nabadaynta ah ee la wado maalmahaan. Ragaan aniga shaqsiyan lama yaabin maxaa yeelay waa rag cadaystay inay ummadda gaar ahaan dumarka iyo caruurta maatada ah laayaan, balse waxaan aad olayaabay ninka layiraahdo Maxamed Dheere, baac haddii uu jiro ninkaas ayaa ah. Cadaadis ayaa Ethopia iyo umada kale saareeyn isla markiiba wuxuu yiri anigu waan taageyrsanahay la dagaalanka argagixisada. How stubidh can he be. Su'aasha meesha taala waxay tahay yaa argagixiso ah, yaase ladagaalamaya? Dhacdooyinkan oo dhan waxaa dusha in laga saaro ay tahay qabiilada dusha u dhiganaya ragaan ee leh waa hogaamiyaheeyna. Soomaalina ka deynmeyso waa hogaamiyaheena ayaguna maata leyntu deynmayaan, kolka waa ha isku gubato.I'm sick of it. :mad: Go figure:............
  8. It is that time of the year huh, the most made up unofficail holiday of the year. Crab...ma jirto,,, thank Allah inaan islaam nahay oo aan aaminsanayn valentine's day. If u love somone love them all the time, dont just get them flower and a jeep card from a dollar store, but show them that u love them always...That is my 2cents of valentine's day ppl................... Go figure:..............
  9. raula waa u jeedaa aan umalaynayaa sxbkaa tuujiye waxay ka joogtaa inuu yiraahdo ga'iga siiso waa cabsooday biiq aa noqdi.............
  10. raula wallaahi waad iga qosolsiisay, maxaa dhahday? that was very creative walaahi.....
  11. Aniga waxaa ii muuqata in labadiinnaba aad baqaysaan. Haddii aad run sheegaysaan kol horre ayaad is dililahaydeyn marka inaga daaya bootada. Wareer badanaa.........
  12. well, what u know, i have a cable now, what? No show, but why? dont tell me who won. So Orgilaqe won? Hmmm, wat happened to Ismalura?...Guys u need to get over this, iam tried already, Jeg iisoo sii barkintaas kuwaan dagaalkooda ma dhawee..War adi ma imaqlaysid miyaa, kanaa juf ku bax.....bal aan u nasto kuwaan.... Go figure:............
  13. tuyuub make up loo marshay kulahaa that is soo funy walaahi. Sxb ok, ga'iga siiso haddii ay joogto okey waaye marka go'aan iska siisanaynaa... Tuyuuh huh
  14. Waa kuutalaalanay tusaalooyinkaadaan taraacaaye taladay adaalee. Tahniyaan kuu wadaa tiiraa yaqaan iigu soo taagsee somthing something.. someone please dhameytir waan iloobay heesta inteedii kale.... Go figure:............
  15. Nimanka Hamas waxay u baahan yihiin inay dhisaan dowlad ka kooban aqoonyhanno isla markaana awood iyo aqoonba u leh inay dadkeeda iyo dalkeeda wax u qabato. Wax yaabaha ugu way ee loo doortay waxaa ka mid ah inay balanqaadeeyn inay dowladihii horre ee falastiin nidaamkeedii wax ka badalayaan gaar ahaa xagga corruption-ka isla markaan ay dulka lagaheysto ay soo celinayaa. Mark howsha utaala mayara waxayna u baahantihiin ayagoon dagaalamid inay soo dhacsataan dhulkooda maamul heer sara ahna ay sameeyaan. Dagaal waxba laguma helo, balse waxay u baahanyihiin diplomaasiyad inay ku raasadaan dulkooda dadkoodana ay u horseedaan nabad iyo barwaaqo isla markaan kabaxaan gumeysiga ay ku jireey tan iyo intii sanadood ay ku dagaalamayeeyn xoriyadda. Nabad iyo Caano:.............
  16. I remember seeing him reporting life from Bagdad, that guy rocks, good for him................
  17. War heedhaha maxaa reer baro-family inoogu sheegsheegeysaan they are not here, naga daaya nooh. Anaa joogaa, tuujiyaa joogaa, P4F aan joogtaa, raula joogtaa abaa kutubaay aa joogtaa nuune kuusoow kuntuwaaroow aa joogaa, maxaa dad kale ka faleysiin yaaqayow..... "Wareer Badanaa"...
  18. So you are telling inaan noqday masaakiin huh.. Dhagayso sxb waxba ha iigu mar marsiyoon masaakiin aa noqotay haddii aad wax isku heyso, i guess i'm challenging you,, it is on sxb oday yahow garka dheer leh sidii chanese jah wareersan Go figure:...........
  19. Checkmate waan kuugu raacsanahay taa, waxay ahayd in la sameeyo banaanbax aan rabsho iyo bur bur laheyn maadaama aanu nahay ummad Islaam ah dabaddana ay diinteenna inoo sheegayso inaan nabad ku sheeganno inaan aad iyo aad oga xun nahay daabacaadaas caartuunnada.....
  20. I came across this article, and dicided to post it so people can see how and what some of us is thinkg about this whole Ethopia ruling our country indirectly thing... Is Ethiopia The De Facto Ruler Of Somalia ? Saturday, February 04, 2006 It was destiny from the Almighty Allah that created the Muslim Somalis and the Orthodox Christian Amharas-Tigrean Ethiopians as neighbours in the Horn of Africa. Since time immemorial, the Muslim Somalis and the Christian Ethiopians have been fighting devastating wars among themselves. The most deadly battles between the Somalis and the Ethiopians took place in the 15-16 centuries and 19-20 centuries. The most deadly and bloodiest battles took place in 1977-78 when the Somalis nearly succeeded to retake their stolen lands from Ethiopia but Russia and Cuba entered the war on the side of Ethiopia and forced the bright and gallant Somali soldiers to retreat in defeat. Somalia never recovered from the ****** war with Ethiopia and it precipitated the downfall of Siyad Barre's dictatorship and the country plunged into a spiral of tribal confrontations and international criminal neglect and unhelpful interventions. But the most shameful and unpatriotic acts happened when Ethiopia recruited tens of senior Somali officers, warlords and even civilian intellectuals in order to undermine Somalia's cause, stability and unity. Those note- able Somalis recruited by Ethiopia include: 1. Abdullahi Yusuf Ahmed (current president) 2. Ali Mohamed Ghedi ( current premier) 3. Gen. Omar Hagi Masale 4. Mohamed Omar ( Mohamed Dheere ) and many others who are well known. My point is: Ethiopia has been destroying Somalia by using noted Somali officials like the ones mentioned above. In the unhappy long history of Somalia and Ethiopia, it has never been reported a single Ethiopian military official or civilian who defected to Somalia acting as a traitor to his native Ethiopia as did the Somali officials. This is a shameful act on the part of those Somali individuals who obediently follow Ethiopian whims and undercut Somalia's honour and independence. The concept of tribal based regional states such as Somaliland, Puntland etc is an Ethiopian idea and this concept was followed through in the Kenyan Somali conference where Somalia was labelled as 'federal states'. Most thinking Somalis know that the concept of 'federalism' is an alien concept and it will never work in Somalia. Unashamedly, Abdullahi Yusuf Ahmed, Ali Mohamed Ghedi, Mohamed dheere etc have made a habit to go to Addis to brief prime minister Zanewi of Ethiopian on any matter concerning Somalia. The legitimate question is: Who rules Somalia ? Isn't it Meles Zanewi who calls the shots when it comes to Somalia. We also witness massive Ethiopian weapons being delivered to Abdullahi Yusuf, Somaliland, Puntland, Mohamed dheere etc so that Somalia will never establish peace, statehood and social development. There are also hundreds of Ethiopian spy agents in the towns of Hargeisa, Boosaaso, Gaalkacyo, Jowhar, Mogadishu, Baydhabo etc to sabotage stability in Somalia. In conclusion, the country of Somalia is indirectly ruled by the state of Ethiopia through proxy Somali leaders and it is high time to break the 'shackle of colonialism' by Ethiopia on Somalia. The best way to overcome the Ethiopian web of hostility and their agents against Somalia is to initiate popular uprising in Somalia culminating in the over throw of insincere, tribal and national traitor politicians who work for Ethiopia and undermine Somalia's dignity and sovereignty. The Somali people must not expect any good of those Somali politicians who bow to Ethiopia because Ethiopia is ruled by a fascist elite whose whole strategy is to make Somalia a nation of the past !! I would also call on all thinking Somalis to count on their resources and forget that foreigners would alleviate their social ills. In history, foreigners have always looted and harmed Somalia and never did anything good to Somalia. Italy, France and Britain had ruled Somali territories for over 90 years, did they build Schools, hospitals, roads, factories or other vital infrastructures for social development ?? Ethiopia and Kenya still exploit and harass the Somali masses who are under their black colonialism !! It is time to get Somalia back on course and free from the shackles of Ethiopia ! Kaarshe Majiid ( Kaligii Jabhad ) Xigasho: Hobyonet.com
  21. Wow bootatada aan ka helay checkmate.... Bishaaro aniga iyo flight 13, waraa waxaanba u maleynayaa adigaa ah flight 13, waxaan maqli jiray meel bukta iyo far aa is og. Anaa laakin kaa fiican nooh ani waxaan ahay flight 14 wax yar aan kaa dambeeyay Go figure:..........
  22. maxaa kaloo inoo heysaan kulahaa, war kuwaan howl kale ay ku jiraan nooh. where is sxkay tuujiye asigaa dhihi jiray wareer badanaa? Go figure:..............
  23. Bishaaro maxaa dad reer xamar ah inay meesha joogaan ma ogid miyaa. Maxaa jeceshahay oo laguu raadiyaa, adiga lee sheego....
  24. it seems that way at this point, but i know my friend she won't go down easily, na'mean.... Go figure:............
  25. kaalaya foorjo waa la iloobay miyaa, mise foorjada aa laga dhuumanooyaa, waraada is keena nooh hadii aad wax isku heysaan??? Go figure:.............