
oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Apophis;925532 wrote: I wasn't trolling, just offering a factual replying to a previous poster. If I was trolling I would say something like "Mashaallah, Mogadishu is coming back" or similar banal shyt. ok but i don't want a political discussion in this thread.
-
Banaadir University Graduation and ten year anniversary Sabti, Maarso 09, 2013 (HOL) — Munasaabad lagu xusayay sannadguuradii 10-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Jaamacadda Banaadir ayaa shalay oo Jimco ahayd lagu qabtay hoteelka Safari ee magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabaddaas ay kasoo muuqdeen ku dhowaad 100 arday oo xilligan ka qelin-jebisay kuliyadaha ay ka kooban tahay Jaamacaddaas. Xafladdan oo ahayd mid si wanaagsan loosoo agaasimay ayaa waxaa ka qayb-galay mas’uuliyiin, macalimiin, qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Jaamacadda, madaxda jaamacadaha kale ee dalka mas’uuliyiinta ka howlgala isbitaallada Muqdisho. Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir, Cabdirisaaq Axmed Dalmar oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa ugu horreyn u hamabalyeeyey 86 arday oo ah dufcaddii ugu horreysay ee sanadkan ka qelin-jebisay kuliyadaha kala duwan jaamacadda, kuwaasoo isugu jiray 17 gabdhood iyo 69 wiil, isagoo sheegay inay waxbarashadooda wateen xilli aad u adag, wuxuuna u rajeeyey inay dalkooda iyo dadkooda wax ugu qabtaan aqoonta ay barteen. Dr. Dalmar ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeeddooyinka 12-sano ka hor loo aasaasay jaamaacadda Banaadir, kuwaasoo uu sheegay inay ahayd sidii loo buuxin lahaa kaalintii ay baneysay jaamacaddii ummadda ee ku burburtay colaadihii dalka ka socday 22-kii sano ee lasoo dhaafay. “Jaamacadda waxaa lagu billaabay kuliyadda caafimaadka; maantana waxay sii marayaan toddoba kulliyadood oo ka kooban laamaha kala duwan ee cilmiga, waxay kaloo leedahay dugsiga taqaqasuska caafimaadka iyo xarunta daraasaadka aqoon darsadka ah oo dhawaan aan furi doono. Ujeeddooyinka loo aasaasay jaamacadda waxaa kaloo ka mid ah inay soo saarto jiil leh aqoon guud iyo mid gaar ahaaneed,” ayuu Dr. Dalmar hadalkiisa ku daray. Guddoomiyaha jaamacada banaadir ayaa intaa ku daray in Jaamacaddaas ay ka howlgalaan shaqaale gaaraya 215, macalimiinta jaamacada ayuu xusay in 20% ay haystaan shahaadada PHD-ga, 60% ay heystaan shahaadada loo yaqaan Master, labaatanka harayna waxay howlan yihiin inay diyaariyaan shahaadaha PHD-ga. “Waxaa jaamacada laga aqoonsan yahay waddamo badan oo caalamka ka mid ah; iyadoo arday jaamacadda ka baxday ay howlo badan oo aqoonta ku saabsan ka wadaan jaamacado badan oo caalamka ku yaalla. Jaamacaddu waxay xubin ka tahay dalad ay aasaaseen sagaal jaamacadood oo Soomaali ah, taasoo la yiraahdo Somali-Run, sidoo kale waxay xubin ka tahay ururka jaamacadaha Afrika kan Carabta iyo kan Muslimka, sidoo kale iskaashi dhanka aqoonta ah ayaa waxaan la leennahay 20 jaamacadood oo ku yaalla Afrika, Yurub, Aasiya iyo Ameerika, waxayna xiriir wada-shaqeyneed la leedahay hay’ado isugu jira kuwa Qaramada Midoobay iyo qaar kale oo caalami ah,” ayuu hadalkiisa ku daray. Guddoomiyaha Jaamacada ayaa sheegay in muddadii ay jaamacaddu jirtay ay ka qalin-jebiyeen 385 arday oo isugu jira 300 oo wiil iyo 85 gabdhood; kuwaasoo ka baxay kulliyadaha kala duwan ee jaamacada, isagoo xusay in ardayda ka qelin-jebisay sannadkan ay ku jiraan 17 aqoonyahan oo markii ugu horreysay bartay cilmiga beeraha, isagoo xusay in ardayda jaamacadda ka qalin-jebisay ay leeyihiin dalad ay ku mideysan yihiin. Ugu dambeyn, guddoomiyaha Jaamacada Banaadir ayaa sheegay in xilligan ay jaamacadda dhigtaan arday gaaraysa, 1,715 isagoo xusay in 105 ka mid ah ay ku jiraan kulliyada caafimaadka; taasoo ka dhigaysa ayuu yiri kuliyada caafimaadka ee ugu weyn Soomaaliya, isagoo intaas ku daray inay qorshaha ugu jirto inay kordhiyaan tayada waxbarashada jaamacadda, isagoo mahad u jeediyay dowlada Sacuudiga iyo hay’adda caafimaadka dunida ee WHO oo uu sheegay inay jaamacadda ugu deeqeen sheybaar weyn oo caalami ah. Waxa sidoo kale munaasabaddaas ka hadlay qaar ka mid ah macallimiinta, ardayda iyo waaliddiinta ardayda wax-ka-barata jaamacadda Banaadir iyo mas’uuliyin kale, iyadoo halkaas looga mahad-celiyey qaar ka mid ah agaasimayaasha isbitaallada Muqdisho oo ardayda Jaamacada caafimadka ka caawiyay dhinaca farsamada. http://hiiraan.com/news/2013/mar/wararka_maanta9-21176.htm
-
Good job reer Somaliland
-
Fadlan Apophis don't troll in my thread. Haatu lol
-
Shop center in Km4 being constructed
-
construction of sidewalks
-
Hadaan ley dooran dagaal iyo waxaan ridaa
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Jacpheroow nice shirib innit yaa fahmaayo laakin, lol@last one. Wadani indeed. -
Somalia: Prime Minister Shirdon visits Puntland
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
saaxiibkeena Xiin aawey? sowtaan iri some days ago that the PMs next visit is puntland. -
Aamiin my friend wadani may Allah bless you too. Nabadoon Al i do not have time to troll caawa im hitting magaalada goordhow
-
Gabbal schooling Xiin
-
Nabadoon Alfoow Nabadoon Balondhii shirka maadama aad xirtay waxaynu go'aansanay inaynu soo laabano goorta aad uu diyaargaroowdid kalafadhigii danbe oo aynu ku lahanaayno aaladan somaliaonline. Imam Oba Imam jeeloow Guddomiyaha wasaarada madaallada bulshadda Goljano,Hargeysa, Caasimadda Somaliland.
-
Apophis;925291 wrote: The Gedoans are the snakes among the D-block. I do not understand why these people are ready and willing to wholly serve those who have broken them. Will dignity ever return to these people? I doubt it. funny thing is apo your folks where those some years ago according to the gedoans and was was using exactly the same argument you are using right now.
-
Apophis;925293 wrote: The weak serve the strong. This is a universal constant. +1 well put professor Apophis.