Naxar Nugaaleed

Nomads
  • Content Count

    5,348
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Naxar Nugaaleed

  1. To all, we need not determind if the ex president did or did not resettle people in certain parts of the country to assist his clan grab land (Gedo) and for political reasons (putting western Somalis in waqoye galbet). To mr. horn, perhaps the voting patterns of the Somalis of that time did follow what you are taking them to mean, clan affilition. Be that as it may,mr red sea, I fail to see what this have to do with people from puntland claiming Kismayo. If aprove of the tactics of Siad barre why then do you support the secession of the north whose soul reasoning seems to be Siad barre did this or that. this has nothing to do with kismayo but everything to do with the historic invasion of the south that continues to this day by these people from galgadud and mudugh.
  2. Pure blood: Honestly, can you [or your leaders] say that in real life, I mean to even try to debate about it in the cyber world is ridiculous as it would be in real life. You guys have claimed most of the ethnic Somali's land in the south, all your missing is galguduud iyo mudug. BRTR, I did not claim anything and I am not from anywhere near these regions to claim land for this or that people but it is obvious to all but the blind that these people from centrol Somalia have used every excuse possible, latest being religion, to occupy lands of those poor formers, from Mogadishu to kismayu and from Luug Ganaane to Barawe be they rer arladi or rer xamar. Typical you, utterly nac-nac. However, Naxar let me remind you one thing, the source of somali problem now and before is you guys. If you want to talk injustice first look at your backyards. By the way I can't wait when you guys soon claim the ownership of Baidoa and your cheering boy here soon becomes rebellious. Waanu ujoognaa...history in the making adeer! Ka dar oo dibi dhal! Nac nacle iyo fataduugleba atha ah ee, wax kale ma heysa? By they way, who the heell is this "You Guys" and what backyard?
  3. ^^ adna amxaaro an jirin baad ku waalatey.
  4. PB So all those gobals are occupied land of "reer arlaadi" -- CAJIIB. Inanaka wuba kasi darayaa. Midba midbuu heysta inu kasi daraayo. these lands are the lands of "Rer arlaadi" or were until the the resettlement plans of a cetain president and recent invasions from galgaduud and Mudugh Somalis. How solve this injustice is the salution to the porblems of our nation. So instead of repeating who owns what, why don't you talk about how to solve it.
  5. Riyaale Kaahin Oo Runta U Sheegay Beelaha Waqooyi Ee Hanjabaada Dublamaasiyadda Mooday Jul 03, 2006 By:Radiossc.net Hargaysa(Radiossc.net): Hogaamiyaha Maamulka Goboladda Waqooyi ee ka ee fadhigiisu yahay Hargeysa ayaa dhawaan runta u sheegay Beelaha Jibada iyo qiiradda aan fogeyni ku habsatay kadib, markii uu cadeeyey in aanu wax qiimo ah lahayn qori lala fakaday, isagoo u sheegay beelahaas in aanay Qudhaanjo isku jafin, uu hab siyaasadeed uga hortaagan yahay Daahir Riyaale oo la hadlayey Beelaha Burco iyo Hargaysa Dawlada ka sameystay ayaa yidhi†Gaadhi wax ka weyn baa maalin walba adduunyada ka dhaca, muxuu sheegayaa inan yar oo gaadhi la baxsaday, ma inan yar oo gaadhi [hal baabuur] la baxsaday ayaa ciidan dhan wax lagaga sheegayaa," Daahir Riyaale waxaa uu intaas ku daray in aanay ilaawin xaaladda dhanta ah ee ciidankoodu uu ku joogo jiida Adhi-cadeeye, isagoo amuurtaasi ka hadlayana waxaa uu yidhiâ€Ciidanka Siyaasad aanu dhisnay ayey halkaas ku joogaan, ha moodina in ay xoog ku joogaan, idinkuna qori yar baad Diyaarad moodeen oo ilaa Idaacadaha caalamka ka sheegteen, ma sidaas baad doonaysaan in aad Riwaayada ku matashaan oo Ictiraaf ku heshaan†Hadalka Riyaale ayaa ka danbeeyey kadib markii Madaxweyne ku xigeenka Maamulka waqooyi Axmed Yusuf Yaasiin,iyo ninka ugu sareeya Malayshiyada Riyaale ee boqol jirka ahi Gaas-macaawiye ay si qaawan oo aysan masuuliyadnimo ku jirin, Warbaahinta iskaga daba hadleen, iyagoo ka hadlaya Qori Tikniko ah oo labo askari ula soo galleen Ciidanka Daraawiishta Puntland. Hadalkan uu sii daayay Riyaale ayaa dhabar jab weyn ku ah geedi socodka hanaanka ay Beelaha Waqooyi doonayaan inay wax ku maareeyaan, iyadoo intooda badani door bidaya in duulaan mideysan lagu qaado degaanadda uusan maamulkoodu gaadhin. Radiossc.net
  6. "Gaadhi wax ka weyn baa maalin walba adduunyada ka dhaca, muxuu sheegayaa inan yar oo gaadhi la baxsaday, ma inan yar oo gaadhi [hal baabuur] la baxsaday ayaa ciidan dhan wax lagaga sheegayaa," sidaa waxa ku jawaabay Madaxweyne Rayaale, mar ay saxaafaddu wax ka weydiisay sida uu u arko baabuur tikniko ah oo askari ciidanka Qaranka ka tirsanaa dhowaan dhowaan ula baxsaday gudaha degaannada uu ka taliyo Maamul-goboleedka Puntland ee uu madaxda ka yahay General Cadde Muuse. Sida ku cad jawaabta Md. Rayaale Madaxweyne ahaan miisaanka ay arrintani ku leedahay xukuumaddiisa iyo aragtidiisa shaqsi ahaan ee ku waajahan saamaynta dhacdadan, oo ah mid loo fasiran karo macnayaal wejiyo kala duwan yeelan karta. Hase yeeshee, haddii aynu raacno hadalka Madaxweyne Rayaale, oo aanay jirin wax macno ah oo uu ku fadhiyo gaadhi tikniko ah oo ciidan jiid dagaal fadhiya lagaka baxsaday. Haddana su'aasha isweydiinta mudan ee meesha ku jirtaa waxay tahay, haddii aanay Madaxweynaha wax miisaan ah agtiisa ka lahayn baabuur ka mid ah saannaddii ciidankiisu dawladda iyo dalkaba ku ilaalinayey uu cadowgiisa u gacan-galay, waa maxay waxa kale ee uu qiimayn lahaa Madaxweyne xukuma dal cadowgiisu badan yahay? Xaggeese ayuu ka helayaa fursad uu bulshada ugaga warramo waxyaabihii uu kala soo kulmay safarro uu dalal ku tegay Inkasta oo sida ka muuqata jawaabta uu Md. Rayaale ka bixiyey arrinta gaadhiga lala baxsaday ay u muuqato mid la odhan karo Madaxweynaha waxay ka ahayd in aanu lexejeclo ka qabin saannadda ciidankiisa, haddana marka la barbar-dhigo jawaabihii ay ka bixiyeen baabuurka lala baxsaday Madaxweyne-ku-xigeenka, Axmed Yuusuf Yaasiin, oo isagu markii uu falku dhacay sii hayey xilka Madaxweynimo ee dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga, oo labaduba hanjabaad iyo digniin culus u jeediyey masuuliyiinta Maamul-goboleedka Puntland. Sida la wada ognahay farogelinaha joogtada ah ee uu Somaliland ku hayo maamulka ******teeniya, oo isagu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii ay maamulkiisa uga mid noqon lahaayeen degaanno ka mid ah bariga Somaliland. Sidaa awgeed, waxa aan shaki ku jirin in hadalka ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale in badan oo ka tirsan ciidanka Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee gobollada bari u fasiran karaan laba arrimood, kuwaas oo kala ah; in aanay Md. Rayaale wax qiimo ah la lahayn haddiiba qaar kale oo ciidanka ka tirsani isku dayaan in ay la baxsadaan hubka iyo saannadda qaranka, iyo in aanu Madaxweynuhu dareensanayn hawsha uu ciidanku dalka u hayo. Iyada oo ay jireen dad badan oo hore Md. Rayaale ugu dhaliili jiray in aanu daacad ka ahayn xal-u-helidda qaddiyadda gobollada bari. Waxa hubaal ah in hadalka Madaxweynuhu uu markhaati u noqon karo eedihii hore loogu jeedin jiray, waxaanay taasi muujinaysaa xilkasnimo-darro tii ugu sarraysay ee uu ku kaco Madaxweyne dal xukumaa. Sidaa darteed, waxa la gudboon Madaxweyne Rayaale in uu raalli-gelin ka bixiyo hadalka ka soo yeedhay iyo in uu go'aan ka adag kaga jawaabo falka gaadhigaas hadalladii Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Wasiirka Gaashaandhiggu ka bixiyeen, isaga oo tallaabadaas dhiirigelin uga dhigaya ciidamada dalkiisa iyo bulshada reer Somaliland. Isku soo wada duuboo, Md. Rayaale waxa looga fadhiyaa in uu bulshada u qeexo mowqifkiisa ku wajahan qaddiyadda gobollada bari, gaar ahaan ciidamada jiidda hore . Jamhuuriya Online Printable version
  7. idamaale: Madaxweynaha Maamul Goboleedka lamagacbaxay Soomaaliland Daahir Rayaale ayaa loo diiday inuu tago Dalka Gaambiya oo uu ka dhacay shirkii Madaxweynayaasha Qaarada Afrika iyadoo ay talaabadaasina tahay mid xaqiijineysa Mowqifka AU taasoo ah inaaney Soomaali kala Go'i karin. Posted to the Web Jul 02, 04:38 Madaxweynaha Maamul Goboleedka lamagacbaxay Soomaaliland Daahir Rayaale ayaa loo diiday inuu tago Dalka Gaambiya oo uu ka dhacay shirkii Madaxweynayaasha Qaarada Afrika iyadoo ay talaabadaasina tahay mid xaqiijineysa Mowqifka AU taasoo ah inaaney Soomaali kala Go'i karin. Warar laga helay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Hargeysa ayaa sheegaya inuu Rayaale ku fashilmay Codsi uu udirtay Midowga afrika oo uu ku doonayey inuu ku tago Gaambiya laakiin Madaxda Midwga afrika waxay sheegeen inuu Soomaaliya Metalo Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Md C/laahi Yuusuf Axmed oo shirkaasi ka qeybgalay. Warar ayaa sheegaya in rag ka tirsan maamulka Rayaale oo ka mid yahay C/laahi Maxamed Ducaale ay Tageen Caasimada Gaambiya ee Banqul iyagoo isku dayey iney Madaxda Afrika ka dhaadhiciyaan in daahir rayaale shirka la keeno taasoo sharcidaro ah. ma ha Markii ugu horeysay ee uu fashilmo qorshe uu wato Maamulgoboleedka Soomaalilad ee Waqooyiga Soomaliya balse dhawr jeer ayey tani dhacaday Waxaana jira iney jiraan shaqsiyaad shisheeye ahi iney Gacn siiyaan Maamulkaasi. Cabdilaahi hilowle Idamaale News,Muqdisho.
  8. Balaayo ku Xidhey, Moryaankan in xamar lo musaafaro aya fiican.
  9. Horn Miskiin- Wadani ha isku wacin mar dambe, yaanse lagaa maqlin wadinimo. Wadaadaduna istuunki iyo waxii dhaqan jahligaa ahaa bay istaajiyeen yaad ka karkaraysaaye, iska gadka jooji. Cajaa'ib. A little hostile, don't you think so? Mida kale, Amxaaro bey ethenkaga degtey ma istere? Axmaqnemo iyo naxaarisdora aya ka mugata dadkeenan raba inad Masaakiin la ildaran dowlad la'an, cafiimad la'an, guri la'an, waxbarasho la'an, shaqo la'an iyo rashin la'an marba raba inad ku cawartaan Amxaaro aya socota si uu gumeysigani oo si socdo. waxan kale ku odhan laha, jahligaa dabta wa gardheerayashan wadaado ismoday oo ummad muslin ah kula dex dacay jaahil ba tiheen. Amxaaro wey iska fidisatey oo dulkudi bey ka shaqeynayan ee daanta dadkeena garta. Odaygan at la daba istagtin caydana oo waxba ethan gaysana naceebkisu yuna meel xun ethenla tagen ee isku xeeshoda Hal nin naceebkisana yanu ethan ka horkanen dant dadkiina. mida kale, Yaa wakiil ethan ka degey Islam iyo wadaninemo?
  10. Horn Miskiin- Wadani ha isku wacin mar dambe, yaanse lagaa maqlin wadinimo. Wadaadaduna istuunki iyo waxii dhaqan jahligaa ahaa bay istaajiyeen yaad ka karkaraysaaye, iska gadka jooji. Cajaa'ib. A little hostile, don't you think so? Mida kale, Amxaaro bey ethenkaga degtey ma istere? Axmaqnemo iyo naxaarisdora aya ka mugata dadkeenan raba inad Masaakiin la ildaran dowlad la'an, cafiimad la'an, guri la'an, waxbarasho la'an, shaqo la'an iyo rashin la'an marba raba inad ku cawartaan Amxaaro aya socota si uu gumeysigani oo si socdo. waxan kale ku odhan laha, jahligaa dabta wa gardheerayashan wadaado ismoday oo ummad muslin ah kula dex dacay jaahil ba tiheen. Amxaaro wey iska fidisatey oo dulkudi bey ka shaqeynayan ee daanta dadkeena garta. Odaygan at la daba istagtin caydana oo waxba ethan gaysana naceebkisu yuna meel xun ethenla tagen ee isku xeeshoda Hal nin naceebkisana yanu ethan ka horkanen dant dadkiina. mida kale, Yaa wakiil ethan ka degey Islam iyo wadaninemo?
  11. Khayr Just this past week Israel did show that they hold the 'arabs' as hostages when they took three of their fighter jet planes to visit the summer home of the president/king of syria. Just to remind him, that he shouldn't help his fellow arab and muslim palestenian folk. Reality Check 101! Palestine and Syria make less 8% of the arab world. 8% does not = the arab world reality check 102!
  12. TFG is a transitional government, a type of government that tries to restore a states government and and all other state institutions.
  13. TFG is a transitional government, a type of government that tries to restore a states government and and all other state institutions.
  14. ME:the violations of Somali territories by the Ethiopian army continues War heede, dadka lagu ma cawarikaro itobiya aya so socota ee ma iska deysan itobiya so socota. Leave it to Somalis to worry about the borders of a state that does not exist. worry about the people before you worry about meaningless "borders". If could, I would have martions invade.
  15. ME:the violations of Somali territories by the Ethiopian army continues War heede, dadka lagu ma cawarikaro itobiya aya so socota ee ma iska deysan itobiya so socota. Leave it to Somalis to worry about the borders of a state that does not exist. worry about the people before you worry about meaningless "borders". If could, I would have martions invade.
  16. Ma dashan miya? After 16 years? would not our energies be better spent in supporting a national program, TFG,to restore our nation rather than what new slogans the criminals of Mogadishu come up with every few years.
  17. do you expect better appiontments from the people who appionted inda Cade and Aweys? Its no longer about who they appiont because they all the same. This policy of of trying to appease somalis and the international community with people like sharif while using hardliners like aweys to reveal the true intent of this group, a taliban takeover of Somalia, has failed to work and is clear to everyone. I now read that they have the support of al qaacida and Osama bin Shaydaan who just said they will fight America in Iraq, Somalia, Sudan and Afghanistan.
  18. funny if a little stupet. what do soccer and "standards of press freedom" have to do with each other.
  19. Oh, I'm sorry, I thought that was a braille name tag
  20. This again makes it clear how low our faith is that 300 millions muslims in the Mid-east is held hostage by 6 million Jews 300 million is the entire arab world. You think they are all being held hostage? exaggeration and oversimplification is not the way to address such complex problems.
  21. its understandable for someone in Somali to advocate for even more killing because they no nothing else, whats makes someone enjoys piece of western and middle eastern nations advocate for more death? Whatever the reason, its very sad!
  22. Duke, there is room to debate everything should, and that should be encouraged. None the less, after all the blood shed in the name of everything from clan now to religion, how can this barbaric violence be the answer. Instead of finding ways to pacify and disarm people, they now think public stabings, stonings and amputations (a level violence new to our sociaty how ever war-like we have been ) is the answer? It can not be. The way to restore our sociaty is through goodwill and justice of a more compassionate kind. What these shaikhs are doing will make our people even more callous and apathetic. Maybe we should learn from South Africa.
  23. nextel and boost mobile annoy me. There even more laud than others just to be more annoying. Theaters are trying to come up with ways to disable phones, I would my one myself if came up with a device that can do that.
  24. MMA, the president and the Prime minister is traveling so much because he has to, though I don't understand why the speakers travels abroad. Do to the lack of government for more than a decade and a half, this adminitrations has a lot work ahead to reconnect our country to the world. also, our country lack of resource forces the government to seek the assistence of the international community. Forthermore, The UNDPOS did say that they allocated a certain amount of money for this purpose. let me assure you, at our presidents age, luxury is not in traveling the world but resting at his home!