Waranle_Warrior

Nomads
  • Content Count

    978
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Waranle_Warrior

  1. xiinfaniin;952621 wrote: The president is preoccupied with Kismayo , Mogadishu is not a priority anymore You are right Xiin, the President's head thinks upside down, its called misplaced priority. On other hand look at the other about the progress Jubbaland administration has made thus far in its few days existence, newly unified well organised well dressed Jubbaland police has taken Kismayo city's security responsibility while he, Hassan Culusow, is being shelled in Villa Somalia.
  2. This is great move. The new admin and Ahmed Madoobe has taken the right steps in setting up a new unified Jubbaland police force as a first priority to ensure the security of the city. The next step will be equipping and preparing a unified Jubbaland Daraawiish forces that take on the daunting task of freeing the rest of the state from Alshabaab.
  3. Kismaayo oo Saaka Lagu Arkayay Ciidamo Police ah oo Direys Cusub gashan Gedoweb Online mogadishu on Monday, May 20 @ 01:53:41 EDT Wararka (News) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Magaala Madaxda Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka magaaladaas lagu arkay Ciidamo Boliis ah oo gashan Direys Cusub oo ay ku qoran tahay Boliska Jubba land. Ciidamadan oo gashan Uniform isku mid ah ayaa socod ku marayay Waddooyinka waa weyn ee magaalada kismaayo kuwaasoo qayb ka ahaa sugidda ammaanka Kismaayo. Ciidamadan Boliiska oo si aad ah u hubaysan ayaa la sheegayaa in ay ka tirsan maamulka jubba Land ee uu Hoggaamiyo Axmed Madoobe kuwaasoo lagu arkayo magaalada kismaayo waddooyinkeeda waa weyn. Dadka ayaa daawanaya Ciidamadan iyagoona horey u arag Ciidan Gashan Direyskan oo kale kuwaasoo ku faraxsan in ay arkaan Ciidan Boliis ah oo ammaanka sugaya isla markaana direys qura wata. Dhinaca kale Shiikh Cabdiraxmaan Xudeyfa oo Maamulkii Xarakada Shabaab u qaabilsanaa Maamulka magaalada Kismaayo ayaa Xukuumadda kiinya ku eedeeyay in faraha ay kula jirto arrimaha Magaalada kismaayo. Xudeyfa ayaa uga digay Xukuumadda Kiinya in ay faraha kala baxdo arrimaha Soomaaliya gaar ahaana arrimaha Jubbooyinka oo uu sheegay in ay ka shaqaynayso sidii halkaa dagaalo uga dhici lahaayeen. gedoweb Online gedowebonline@hotmail.com Isha:Kismayo24
  4. Madaafiicda Hoobiyaasha ayaa habeenkii xalay lagu weeraray Villa Somalia | on May 20, 2013 3 Comments hoobiyaalXalay (Isniin) saqdii dhexe ayaa laga maqley dhawaaqa gantaalada Hoobiyaasha magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsadey xarunta ay degan yihiin madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Ilamaa iyo iyo 7 hoobiye oo aan lahayn jiheeye ayaa ku soo dhacay meelo ku dhaw Villa Somalia oo uu markaas ku sugnaa Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud. Hoobiyaasha ayaa ku dhacay qaybo ka mid ah degmada Wardhiigley oo ay ku taalo Villa Somalia, Lamaha Amniga ee Dowladda ayaan ka hadlin hoobiyaasha xalay lagu soo tuurey qaybo ka mid ah xaafadda Wardhiigley iyo in ay geysteen wax khasaaro ah. Marar badan ayaa sidaan oo kale weerar Hoobiyaal ah loogu qaadey madaxtooyada Villa Somalia inkasta oo mararkaas aanu ku sugneyn madaxweynuhu, waxaana ku dhintey dad deegaankoodu ku dhawaa Madaxtooyada. Dhawaqa Hoobiyaasha ee habeenimadiin xalay laga maqlaayey dhamaan xaafadaha ku dhaw Madaxtooyada ayaa imanaya, xili Saraakiisha Dowladdu ku dhawaaqeen in amniga Muqdisho sugan yahay oo la isku halayn kado. Dhanjka kale isla maanta waxaa lagu xirey Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir dhalinyaro faro badan kuwaas oo lala xiriirinaayo weerarkii xalay lagu qaadey Villa Somalia. Horseed Media Muqdisho, Somaliya
  5. Hassan Qoslaaye is being shelled and bombed by Alshabaab, not only in Mogadishu, but in his Villa Somalia yet he talks about Kismayo in every other sentence he utters.
  6. Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlayay hugunka madaafiicda oo ahaa kuwo ku soo daadanayay nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada. Wararka ayaa sheegaya in xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley oo ay ku taal Madaxtooyada ay ku dhaceen madaafiicda, oo gaarayay ilaa todobo madfac. Lama soo sheegin ilaa iyo hada hadii qasaare ay geysteen, hase ahaatee madaafiicda ayaa haa kuwo ku soo dhacay nawaaxiga Madaxtooyada, halka qaarkoodna ay gudbeen. Madaafiicdan ayaa soo dhacay xalay saqdii dhexe wixii ka dambeeyay 12-dii habeenimo, iyadoo aan la ogeyn halka laga soo riday madaafiicda. Muqdisho ayaa mudooyinkan laga maqlin madaafiicda hoobiyeyaasha, iyadoo dhamaadki sanadki hore dhowr jeer madaafiic lagu soo tuuray Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho oo sababtay dhimasho iyo dhaawac Hase ahaatee weerarada hoobiyeyaasha ee lagu soo garaacay Madaxtooyada ayaa ku soo beegmeysa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ku sugnaa, iyadoo labadii jeer ee u dambeeyay ee madaxtooyada lagu soo weeraray Madaafiicda aanay dalka ku sugneyn. Laamaha ammaanka dowladda ayaa wali ka hadlin madaafiicdan xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsn magaalada Muqdisho. www.jowhar.com jowharcom@gmail.com
  7. ^Yes but that was last week when Barre declared himself President few hours after Ahmed Madoobe was elected and the people of the city thought that Barre had militia on his side and conflict may start, however that has not been the case and the people were strongly reassured.
  8. This news is a week late, however I didn't know President Ahmed Madoobe speaks English.
  9. xabad;952361 wrote: but that should never be an excuse for their land, resources and peoples to be plundered. esp land, I was not saying that but rather my point was, if we are not benefiting from this massive strategic land and putting it to better use why deny the land to be used productively or is it the case of 'Matashade looma taliye'. Chimera, Yes brother, I as well as everybody on this board knows you as the 'dreamer'
  10. ^Somalis we talk a lot brother, you do have great passion and ideas but little do you do, all of us have something beautiful to say even the Halimo and Farah in the fadhi kudirir corners make exceptional comments and draw gigantic projects at times but little is done - actions, actions, actions matter a great deal.
  11. HAHAHA looolz this is funny attempt wallee, Shabelle are too desperate. Little do they know that the delegates from IGAD are Somalis and others who know Somalia and the wider Somali issues very well. They also have clear and in depth knowledge and understanding of the clans in Jubbaland. They have maps of the settlements from as far back as 2/3 centuries ago to the latest changes during the past decades of the civil war. Have a list of the real elders of the region and have already shown a favorable result for the Jubbaland administration. No matter what the naysayers do, the truth will always win.
  12. What is the point of keeping the land and saying 'DHULKEENA' 'Anaga/Reerkeena baa dega dhulkaan' if you are not utilizing the land and are dying out of hunger. We should give it away and at least get some money for it or get ready learn how to plough and cultivate the land.
  13. Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Warbixiyey Kulankii IGAD Gedoweb Online Admin on Sunday, May 19 @ 04:39:26 EDT Wararka (News) Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Saxaafadda kala hadlay wafdigii IGAD oo beryahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka yaa arimo badan ka hadlay C/laahi Sheekh Ismaciil Fartag ayaa sheegay Waftigii IGAD inay kusoo dhaweeyeen kismaayo Masuuliyiinta ugu saraysa Maamulka Jubbaland oo hor boodayay madaxwaynaha Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo sidoo kale ku xigeenkisa, Guddiyadii ka dhisnaa Kismaayo, waxaana uu xusay inay u sheegeen Ujaadka ay kismaayo u yimaadeen inay tahay sidii ay dadka u waraysan lahaayeen isla markaana ay xogta dhabta ah ee deegaanka u helli lahaayeen. “Waxay naga codsadeen inay la kulmaan Saxiixayaashii Shirkaan soo bilaabay, sidoo kale waxaa ay sheegeen inay la kulmayaan gudigii dib u dhiska Jubbaland ee shirka gacanta ku hayay, waxa kale oo la kulmaynaa bey yiraahdee Salaadiinta dhaqanka ee sadexdaan gobol ka timid”a yuu yiri Fartaag oo Saxaafadda kula hadlay garoonka Kismaayo. Wuxuu xusay dhinacooda kaliya inay u sahlayaan sidii ay ula kulmi lahayeen qaybaha bulshada, Maadaama sida uu sheegay ay yihiin Maamulka Jubbaland ee dhawaan la doortay. Sidoo kale waxyaabaha ay ka wada hadleen ayuu xusay General Fartaag inay kamid tahay sidii Mad madowga soo kala dhex galay dowladda iyo Maamulka meesha looga saari alahaa, isla markaana xirir wanaagsan oo wada shaqayn iyo isaham ku dhisan loo keeni lahaa, RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO AMA KU DHAGAYSO MOBILE Gedoweb Online gedowebonline@hotmail.com
  14. waxay la kulmeen Isimadii Rasmiga ahaa ee deegaanka kuwasoo hoosta ka xariiqey rabitaankooda iyo mowqifkooda.
  15. Wararkii ugu dabeeyey Kismaayo, Wafdigii IGAD oo Magaalada lagusoo wareejiyey kuna lugeeyey Kismaayo 19 May, 2013– Pi– Waxaa wali Magaalada Kismaayo ku sugan wafdigii xaqiiqa raadiska ee IGAD kuwasoo maanta soo gabagabeynaya Socdaalkooda, waxay ka dib ku laabanayaan Adis ababa. Wafdiga IGAD waxay indhohooda ku arkeen Xaalada Magaalada iyo rabitaanka shacabka iyo waliba in wararka Villa Somalia yaal ineysan waxba ka jirin. Wafdiga IGAD waxaa maanta lagusoo wareejiyey oo ay lug ku mareen Magaalada gudeheeda. waxay la kulmeen Isimadii Rasmiga ahaa ee deegaanka kuwasoo hoosta ka xariiqey rabitaankooda iyo mowqifkooda. Xaalada Kismaayo ayaa aad u degan amaankuna wuxuu marayaa meel wanaagsan, Iyadoo Dowlada Jubaland durba bilowdey howlohooda Dowladnimo oo ay ugu horeyso gacan ku dhigida amaanka iyo inaan askari aan ka tirsaneyn Ciidanka Dowlada uusan qori ku dhex wadan karin Magaalada. Dhinaca kale shacabka magaalada Kismaayo ayaa aad ugu faraxsan jwaga Dowladnimo ee ay heleen.
  16. This is one heavy load of a return to SOL Abtigis and I enjoyed reading your long multi-angled thread. It sure has all the ingredients to explode. Let's see how the Oodwayne, Mintid and Gabal's of this world, who funnily have become or been on the same side, tackle it. Even your sane secessionist friend, Wadani was spotted jumping up and down in euphoria screaming 'Barre waa geesi geesi dhalay' during Barre Hiiraale's self-deceleration of Jubbaland Presidency. Indeed its funny brave politicking as you put it, because the very same Wadani passionately hates and curses the old Barre but embraces and praises the new Barre. A perfect fitting of the Amen of the devil, oh yes indeed, we must doubt the Amen of Wadani regarding Barre Hiiraale. Besides, good to see you back!
  17. HAG's Culusow's main reason not to attend, partake and lead the conference in Kismayo was reduced to that old Somali excuse: LOOMA DHAMO, that's what he told IGAD but fact finding mission now finds otherwise. IGAD waxa ay Kismaayo ugu timid ugaasyadii beelaha dowladdu sheegtey in ay mashruuca ka maqanyihiin, kuwaasi oo af buuxa ku sheegey in ay la dhacsanyihiin Jubbaland iyo hogaanka loo doortey, maalkooda iyo handidoodana ku bixinayaan sidii ay u dhaqangali lahayd. Wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in waftiga IGAD uu ku qancay waxyaabihii uu maqlay, aysanna jirin sabab muhiim ah oo uu arkay in loo joojiyo ama loo hor istaago maamulkani.
  18. Waftigii IGAD oo ku qancay Jubbaland Published: May 19, 2013 Kn: Wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in waftigii xaqiiqo raadinta IGAD ee Kismaayo tagay ay si weyn ugu qanceen mashruuca Jubbaland, gaar ahaan sida loogu mideysanyahay. Mid ka mid ah doodihii dowladda Soomaaliya ay u sheegtey waftiga waxaa ka mid ahaa in maamulka aysan u dhanayn beelaha Soomaaliyeed, waxayna dowladda tirisay beelaha ka maqan barnaamijka. Hase yeeshee IGAD waxa ay Kismaayo ugu timid ugaasyadii beelaha dowladdu sheegtey in ay mashruuca ka maqanyihiin, kuwaasi oo af buuxa ku sheegey in ay la dhacsanyihiin Jubbaland iyo hogaanka loo doortey, maalkooda iyo handidoodana ku bixinayaan sidii ay u dhaqangali lahayd. Wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in waftiga IGAD uu ku qancay waxyaabihii uu maqlay, aysanna jirin sabab muhiim ah oo uu arkay in loo joojiyo ama loo hor istaago maamulkani. Waxyaabaha waqtiga xaqiiqo raadinta uu maqlay waxaa ka mid ah in haddii maamulkani meesha laga saaro in nabada iyo xasiloodina Kismaayo ay faraha ka baxayso, halisna u galayso in ay kusoo laabtaan kooxihii Shabaabka, xogtani waxaa waftiga u sheegey ciidamada AMISOM ee halkaasi ku sugan. KismaayoNews.com
  19. ^Yep, Xaaji Xeyraanow, the day has passed and today is 19 so what next? Lets look forward to the next 18 May for more spectral displays. Hope the show will be even better next year.
  20. The MPs should have the freedom to exercise their rights but this is Muuqdisho, what do you expect? Halkaas ayaa lagu leeyahay waa magalo madax oo Somali ha iskugu tagto. Also I disagree with the MPs on removing the Prime minister. Saacid has done nothing wrong but only his hands are tight. Saacid needs to wake up before its too late, free himself from being Culusow's hostage, reshuffle the cabinet and throw out all the Dam-jadiid ministers and appoint ministers to gain the support of the most of the dissident MPs and majority of the parliament. Saacid must act instead of staying idle waiting and expecting the Somali PMs to be silenced and subjugated by Culusow and his HAG militia in Xamar.
  21. Can someone celebrate with the Somali flag?
  22. Indeed God bless Kenya for their longstanding support and hospitality of the Somali people.
  23. lool @ Siyaasiyiin caan ah oo lasheegay kkkk. Oo yaa sheegayna? malistar miyaa sheegay and who's the source ???? Mayee Siyaasiyiaan caan oo lasheegay inee Qasaayaan Jubbaland, and no there is no D in the list 1. Axmed Diiriye 2. Culusow 3. Abdiqasim 4.M0oryaan Indhacade 5. Xaad 6. Abdi Kariin Guleed The list is long, shall I continue waryaa ?
  24. Xaaji Xunjuf;950993 wrote: But guys this is a joke, kalsoonidanu kala laabayna if they do that what will change nothing really its not like they were cooperating before. Wa naag qawan oo kale ,oo leh walahi maradaan dhiganaya makes no sense. ^Of course Madoowe was cooperating before and the difference had only a constitutional angle but now waxaa imaanaysa maba aqoonsanin. Kalsoonida ayaan kala noqonaynaa waa kawayntahay waxyaalo kale ayaa la isku hayaa waxaa imaanaysa dowlada iyo culusow wax noo jira maba ahan Jubbaland waxaa katalisa dowlada shacabku ay soo doorteen. Kadib markaa waxaa imaanaysa in la isdaayo ileen la ismaba wada aqoonsanee ama inay international community soo dhaxgasho si beelaha daga Jubooyinka loogu qanciyo inay dowlada aqbalaan ama meesha uu kabaxo Culusow hadii ay tahay in lamideeyo Somalia.