-
Content Count
2,128 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
14
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Duufaan
-
This is a small peace of. bread. It should be rewarded for best service providers each other years. The real big one is telecomucation. Farmaajo is scared to touch it and Khayre is part of it. But it is. the heart of insucurity and the source of anarchism. These people were using the country code and Arab satellites free because somalia is member of Arab union. Now with the electronic cash money, It is becoming even bigger. They do mot even try to reform. It.
-
At least they arrested some people this time but they have to face the justice. Mohad Salad will ask their release no time.
-
A man-made problem 14 innocent people were killed and many more were wounded. For anyone involved it is the cost of doing business. and maintaining the status quo.
-
DF oo caawa xabsi dhigtay saraakiil lagu tuhmayo ku lug lahaanshaha weerarkii Otto Otto Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in caawa Xabsi la dhigay Saraakiil ka tirsan Hay’adaha amaanka dowlada Somalia. Saraakiisha caawa xabsiga la dhigay oo tirro ahaan lagu sheegay 14 Sarkaal ayaa lagu tuhunsan yahay inay kaalin weyn ka qaaten weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Otto Otto oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo tan amniga. Saraakiisha la xiray ayaa la xaqiijiyay inay taliyayaal ka ahaayeen Koontoroolada laga soo galay Xaruntii la weeraray iyo waddooyinka ay soo mareen gaadiidka loo adeegsaday ismiidaaminta. Saraakiisha caawa u hoyday Xabsiga ayaa maamuli jiray Isgoosyo ay kamid yihiin Dabka iyo tan ka timaada degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir,waxa ayna isugu jiraan Boolis iyo Nabadsugid. Waxaa ku jira Saraakiisha la xiray kuwo maamuli jiray barahakoontarool ee Isgooska Bakaaraha kuwaa oo la sheegay in lagala sii dardaarmay gaadiidka ismiidaamiyay. Saraakiisha xiran qaarkood ayaa lagu helay cadeymo kadib markii la dhageystay Teleefanada ay sida gaarka ah u isticmaalayeen. Sidoo kale, Amaraka lagu xiray Saraakiisha ayaa waxaa bixiyay Wasiirka Amniga Qaranka Ducaalle oo tan iyo markii uu dhacay Qaraxa hayay baaritaan. Geesta kale, Xariga Saraakiisha ayaa imaanaya 24 Saacadood kadib weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee shalay lagu qaaday Xarumaha Wasaaradda Amniga iyo Gudaha oo ku taalla Otta Otta ee Magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
I remember Samatar complaining when Ali Khallif was chosen as PM. He was saying it should go to Burco people. Now he saying Tukaraq belong to them. Very weird person indeed who says weird things. He sometimes go against the somali community on Minneasota. He is another overrated social study professor.
-
His mother is from Burco clan. He always assosioted with Hargeysa people and felt same grievness toward D-blocks and southerners. He went to Moqdisho two times and came back empty. He is fishing empty plate.
-
Mahad Salad was too quick to respond. The interior minister and family members did not go to walk today. He wants that the security forces(ciidanka xasilinta moqdisho) gone. http://www.dayniiile.com/xildhibaan-mahad-salaad-oo-dhaliilay-laamaha-amniga-kana-tacsiyeey-qaraxii-maanta/.
-
https://www.caasimada.net/xog-maxaa-ka-jira-in-al-shabaabkii-ka-dhex-dagaalamay-oto-oto-ay-baxsadeen/ I remember the last time they were found one of the army officers home after killing many people in a hotel. Unless you solve the mystery and dismantle the network you are going to have innocent people killed.
-
Xaaji. You and your community are better of Modidho. What if Biixi attacks your small neighborhood in Hargeysa. You can not run to. Abdi Illey tretory. SL was going down for while. The fundamental principles that Somaliland is based is wrong. I stated many times before that Somaliland is not survivable politically and economically. Not only Somaliland but all other maamul goboleed has same fate. There must be transformation for better administrsted administration. Biixi did mistakes. He continue wath Siilaanyo was doing. He does not have any money to bribe tribes. Moqdisho government is doing very well and getting the attention themselves. It is not getting better the Sool conflict will be expensive for him in very way. Ceel Afweyn conflict has potential to sppread. But I do not think Biixi will replaced. Biixi has strong base in Berbera and Hargeysa corridor. He may refeshal his cabinet, give some important positions for the unhappy tribes but that all he can short time Cigaal gave up the whole eastern regions. He can do same and relax in Hargeysa. That could be a good option for him.
-
Sheekadaadu waa waraabihii iyo laxdii indhaha la ayd. Umalayn maayo inay adiga talo kaa qaadanayaan. Qofka muslimka ah, waxaa lafaray inuu wacdiga kabilaabo qoyskiisa. The baajuun in this case are good hands. They are very lucky dealing some desant people. No one took their property. It is all about empty place who ever is right. Not everybody is lucky. Banaadiri people. People of marka and Baraawe, Jareerweyn. They already took your advice.
-
I agree, there were some wrong doing. It was set up, properiated by same people that now cries with crocodile tires. But you shouldn't expect Farmaajo and Khayre to apologize publicly because that is what these people looking for. A sign of weakness to use next election if Farmaajo runs. It is all about to ruin and damage the new team repetition and gain some political capital for now and later. C/shakur and company will have hard time to convince good people what ever tactics they use. They can always pay people. A new and different opposition is needed rather bringing back the old corrupt group. Than, I do not really mind their critisem about the current government. Somalia is still too mess, too big for Qalbi Dhagax saga, now when he is free. Giving Somaliland, a special status and path to recognition was far more dangerous. The primisters were from Puntland. The whole thing was hidden by the public. We should thank minister Jamaal and others in this current government. The government of the country was not even protecting it is sevorionity and compromising the basic principle of the nation's existsance. This criticism of Qalbi Dhagax is not valid now by many people who are wearing fake colors
-
Qalbi dhagax is now the only political card for the defeated group of last election and the anarchist. No more UAE and Qatar. No more running to neighboring countries. All the mafia and separatist are desperate. I really impress Farmaajo and Khayre. Afterall they have shown smartness and quickleaner. They put place the old crupt groups in way that no one was expecting. Now they are going circles.
-
You need to explain more. Majority of people, you showed us, are locals with same dialect, except the one asking questions. Are you saying they live different part of kismaanyo district but now they are moving to baajuun land.
-
Ma magaca cusub bay diideen. Dadkay ka hadllayaan waa dad deegaanka ah. Ugaas Siraaj from buuhoodle kulahaa.
-
If he workes with ONLF and others, they have a better chance to negotiate better deal and he can retire with some dignity
-
40% is much bigger share what I had in mind. In other news he was talking about a Tigrey person who controls contracts for some area in the region which he had no idea. Is Abdi Illey changing his mind, getting close to ONLF and others?
-
Qoondo intee la’eg ayuu deegaanka Soomaalida Itoobiya ka helayaa shidaalka? 03/07/2018 0 Waxaa markii ugu horeysay deegaanka Soomaalida Itoobiya laga soo saaray shidaal ceyriin kadib muddo sanooyin ah oo lagu hayay. Ceelashan oo daboolka laga feeday 28-dii June, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo wasiirka macdanta ee dowladda fedaraalka Itoobiya. Warbaahinta dowladda Itoobiya ee lagu magacaabo Fana ayaa mar sii horreysay ka soo xigatay Rai’sul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed in shacabka dalkiisa uu uga hambalyaynayo islamarkana maalintii la soo saari doono 450 barmiil oo shidaal ah. Shidaalka goobtaasi ceegaaga ee ay heshay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ee lagu magacaabo Poly-GCL ayaa waxaa lagu qiyaasay 6 ilaa 8 Trillion Cubic Feet. Haddaba dad badan waxa ay isweeydiinayaan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay ka heli doonaan shidaalka. Waxaa su’aashaas ka jawaabay madaxweynaha deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo dadweyne kula hadlayay magaalada Qabri Dahare, isaga oo sheegay in muddo boqol sano laga sheekeyn jiray kaydka shidaalka ee dhulka Soomaalida, balse maanta la xaqiijiyay himiladdii. “Su’aasha ay ka hadlayaan ee ay aad noo weeydiinayaan, waa imisa ayaan leenaya, wixiiba inaga ayaa lehe, imisa aan leenahay waa maxay?” ayuu yiri madaxweynaha oo intaas ku daray “Sharci waxaa jira federaalka oo dhigaya in shidaal haddii uu soo boxo, ama xitaa kheyraad kale in deegaanka uu leeyahay boqolkiiba 40%, federaalkuna wuxuu leeyahay 60%, midda federaalka lafteeda ayaan wax ku leenahay” . Sida uu qabo Ibraahim Sheekh Muxumed, {Ibraahim Dheere}, oo ahaa guddoomiyaha jabhaddii WSLF ee Itoobiya la dagaalami jirtay, in madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu ka qeybgalay daahfurka ceelasha shidaalka ay ka dhigantahay isbadal wanaagsan, balse waxa uu intaas ku daray “waxaasa jira caqabado, waxaana ka mid ah ka talogalin la’aanta dadka arramaha kheyraadka, suurtogalna ma ahan in dadka aanan la talogalinin”. Sheekh Ibraahim Dheere ayaa dhanka kale yiri “waa in la xaddidaa qoondo la’isla ogyahay , sidoo kale dadka deegaanka waa in laga shaqo galiyaa mashruuca, hadda waa ku yaryihiin”. Waxa uu xusay in shidaalka uu la iman karo caqabado xagga deegaanka, taasna ay tahay in laga taxadaro. Balse cid kasta kuma faraxsana sida hawsha u socoto, afhayeen u hadlay jabhadda ONLF ayaa sheegay in ay ka hortagayaan in kheyraadkii iyo hantidii dadka lasoo saaro iyada oo aanan dadkii lahaa laga talogalinin, sida uu hadalka u dhigay, kana hortagi doonaan wax kasta oo ay ku qaadataba.
-
I wonder, where Mahad Salad kids will play. Moqdisho was use to call the world largest village before even Siyad Bare government collapsed. Late 70s, the government started to construct a new city plan. Even that plan was just focused on jid cadayaal. There were no many open spaces for the public. Now all the remaining open public spaces were taken and rebuild by looters. The space between digfeer and tarabuun is gone. most schools, the university, military bases. Nothing left and still the new family of looters are willing to defend every peace of land they looted either public or private. What government should do?
-
Xildhibaan mahad Salaad Soomaaliya xiligii kacaameynta waa kasoo gudubtay ee ha usoo jiidinina dib udhac iyo dowlad la’aan dadkiina iyo dalkiina! Jul 3, 2018 - Waxaan maanta aqriyay wareegto uu soo saaray Duqa Mogadishu Eng Yariisow oo uu ku sheegayo in dib loogala noqday, isla markaana la baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka ah ee magaalada Mogadishu. Lkn waxaa isweydiin mudan maxay ku kala duwanyihiin heshiisyada iyo wareegtooyinka la laalay ee ay saxiixeen Tarsan, Mungaab iyo Yusuf Jimcaale iyo kuwii Hassan Abshir ku bixiyay dhulalkii iyo Jardiinooyinkii Mogadishu ee daaraha dhaadheer ay ka dhisteen dad ay qaraabo ahaayeen xiligii Mohamed Siyaad Bare, daarahaas oo ka tilmaaman magaalada Mogadishu ilaa maantada aan joogno?! Ujeedu hadii ay tahay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa dowlad aniga igama horeyn. Ama run ay tahay hadal heynta maalmahaan ka jirtay magaalada Mogadishu ee ah in uu jiro qorshe lagu baabi’inayo hantida qabaa’ilada reer Mogadishu qaarkood. Taasi micnaheedu waxay tahay dulmigii iyo takoorkii dadka lagu hayay ee burburiyay dowladnimadii Soomaaliya oo mar kale la rabo dalka in dib loogu celiyo! Lkn waxaan rabaa inaan idiin sheego inshaa’allaah waad ku gungoobi doontaan sidii kuwii idinka horeeyayba ay ugu gungoobeen ee ha usoo jiidinina dib udhac iyo dowlad la’aan dadkiina iyo dalkiina. Mahadsanidiin. Hon. Mahad Salad
-
Xog Qorsoon: Xildhibaanada Iskugu Jiro Barlmaanka Iyo Aqalka Sare Oo U Doodaya Dhul Dhawaan ay Dowlada Hoose Burburisay Jul 3, 2018 - Ila wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa inoo sheegay in Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ay u ololeenayaa Dhulki Dhawaan laga dumiyey Dhismayaashi Shraci darada ahaa ee laga dhisay dhulka oo ahaa dhul dan Guud ah waxana milkiiliyada dhulkaa iska laheyd Kooxdii kubada cagta LL.PP.Jeenyo. Sida uu sheegay mid ka mid ah dadka aan kaso warinay xogtaan wuxu leeyahay Xildhibanaada waxay gaarayaan ilaa 30 Xildhibaan waxayna u doodayaan Dhulki ay dumiyeen dowlada hoose waxayna si toos ah ula xiriireyn Waziirka Howlaha Guud ayagoo ka dhiidhinayo Dhulkaas in uu yahay dhul dad leeyahay. Duhurnimada maanta ayee waxay si wadajir ah ugu tageen waziirka xildhibanada ayaa waxay iskugu jiraan Sanataro iyo golaha shacabka waxaana la sheegaya in uu hormuud u yahay Santar Cabdi Qaydiid, dhulka ayaa horey loo dumiyey lama oga sababta keentay in xildhibaano 30 gaarayo ay u doodaan dhul dowlada leedahay islamarkasne Go’aan ka gaartay. Inkastoo la ogyahay Dowlada Soomaaliya in ay ukala qeybsan tahay Barlamaan iyo Xukuumad iyo Garsoorka hase ahate mar hadii ay Xildhibaanadii U doodayaan Dadka iska dhisanaya Dhulka dowlada ayagoo ka duulaayo Qabiil xildhinadaaa waxay ku kacayaan masuq maasuq iyo nin jecleesi waxayna Dowlada Soomaaliya ku tahay dhabar jab xoogan. Sharciga waxa uu qabaa in Dowlada hoose iyo Waziirka Howlaha Guud ayagoo Marsiinaayo Maxakamade sare wixi dhul dowlad ee heystaan shacabka inkastoo shaqada laga rabay dowlada hoose ay gudatay hadane waxaa taagan Xildhibaano isku baheestay qabyaalad iyo Sadbursi qabiil wali lama oga in waziir howlaha Guud ka ogaaladay cabashada ay ka wadaan dhulka kooxdi Jeenyo halka La sheegayo Waziirka in uu ka biyo diidan yahay Xildibanada. Sikaataba ha ahaate Xildhibanada oo dhameestiran magacyadooda wa idin so gudbin doona waxaana sharaf xumo ah in dowlada ka shaqeen weeday xildhibaano dano gaar ah iyo mid qabiil huwan waxaana la ogyahay in Caqabadaha ugu badan dowlada ay uga timaado Ganacsatada ku xiran Xildhibanada iyo Kuwo Calooshood u shaqeestayaal ah.
-
Cigaal started handing ONLF members and their supporters to Malazawi. Putland did the same and finally Galmudug. followed. Than Iley came and. started killing every tribe in border. It was time to pay back. He did not miss one single tribe from Awdal to Bay. The border was closed and both Boosaaso and Berbera lost business. They were competing to sell their soul yo the devil. Infact everybody was benefiting the ONLlF strugle but they sold ONLF and paid the price. Galmudug was the last one sold ONLF. Is there a lesson learned here? I do not think so.
-
I agree with galbeedi Somalis has the largest reagon but it. is basically unpopulated. For many years people were immigrating to the rest of somalia. In Godey regeon, in the farming area they welcome any somali with free farming land. The. good thing is Oromo wants strong and powerful local states. But I do not know if they get it. They also want to have rights to their natural resources. ONLF has shown strong discipline. They are willing to negotiate but not desperate for deal. Iley is also losing support with change happened. They can not ignore ONLF, they have the means to distrubt. It came too soon..
-
The Oromo spy are not that good now. It will take them for many years. He must working with boys too. Otherwise spying somalis will not be a crime.
-
I agree with Maakhiri. The misunderstanding is more cultural. He is talking to different people to different language. He wants to win this what ever it takes. He understand. what in stake, for him a 27 yeras dream. He is also understand that he is vurnable. He is probably signaling going back to their old position with under table agreement as he use to deal with faroole and Cade But the stakes are high for Puntland and that option is unlikely at least for now. It takes extra ordinary sacrified for Putland to deal with somaliland and that is what he. is counting. That is what he is talking about.