Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. http://www.realtaleex.com/2012/08/12/daawo-muuqaalka-deegaanka-sool-joogto-oo-ay-saaka-faaruqiyeen-ciidamada-maamulka-somaliland/ August 12, 2012 Deegaanka Sool Joogto ayaa saaka waxaa faaruqiyey Ciidamada Maamulka Somaliland oo iyagu in muddaaba halkaasi ku sugnaa isla markaasna fadhiisimo ku yeeshay Deegaankaasi, Hadaba mar aanu u kuurgalnay xaalada Deegaanka Sool Joogto ayaa waxaanu ku aragnay muuqaalo kala duwan oo indhahayaga si aada usoo jiitay, muuqaalkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo.
  2. I love this Surah as well. May Allah swt make us among the foremost, they will be the nearest to him. Subahanalah only few of the later generations will make it to that group. Wa iyyaki Malika.
  3. Writing a book isn't one of my aspirations. But, we all have different goals passions and I pray Allah swt helps us in our struggle and dedication to realize them. As for writing on a typewriter being romantic lol hmm never thought of that - from there you can see you were born to write. As they say do what you love and you won't work a day in your life.
  4. mashallah umada reer khaatumo naxariis ayeey muhiyeen, maanta oo ay tahay bil barakaysan. Ilaahayna waka abaal marinaya taasa baa shaki ku jirin. Umada somaliland ku abtirsata ee ku waalatay dhul ee laheen ilaahay haka dhigo tan arin ay ku qudrad qataan oo guryahooda ku ekadaan. Ameen yaa rab.
  5. 5, don't give up. Nothing in life comes easy. With determination you will get there ilaahay haduu idmo. Best of luck.
  6. Chimera;856244 wrote: I wonder whether Khalaf's disappearance means he has become a best-selling millionaire author. 5 years have passed, how many millions of words did we type? how many millions of words did we type? that's a good question walee 5 years is enough time to realize one's dreams. Hopefully he materialized his dream.
  7. ^indeed, he is a legend iyo nus. Allow daa. Here's a bit about him, http://en.wikipedia.org/wiki/Abdi_Bile
  8. Aaliyyah

    Would you?

    Getting a divorce is halaal - clearly Allah swt doesn't want to force two people who cant stand each other to be together. But, the fact remains that nowadays in the Somali community the divorce rate is alarmingly high. Perhaps, people should learn what marriage is all about before they get married. I would probably blame the media especially all those Hollywood movies where everything is so nice and dandy. That people seem to be looking for that superficial world and can't seem to handle the slightest differences or hardships. I sort of think that our generation is spoiled. Maturity and accountability are lacking. I don't mean to generalize. I am sure there are exceptions but this seems to be the norm as of late.
  9. Abwaan walaal saad ogtahay xildhibanada wax war oo cusub oo kusoo kordhay inaysan jirin so stay tuned for that. Tan labaad, Maanta reer Khaatumo way midowbeen. Taas ayaan shaki ku jirin. Isim reer Khaatumo oo tageersan maanta Faroole ma jiro waka suldan Sicidna tageera buuxda siiyay mamulkisa Khaatumo State of Somalia. Marka Farole shekadiisuba way iskaso xidhmi. It is just a matter of time edited: waxaan raba oo kale in aan ku daro in reer khaatumo ee Faroole gogol u dhigteen oo odayassha dhaqanka ee somaliyeed oo dhan ay u dacwoodeen. Maantana waxay la fadhiyaan odayaasha Muqadisho.
  10. Jaaliyadaha Qurbajoogta K*** H*** Oo Baaq Taageero ah U Diray Suldaan Saciid- http://www.lasanod.com/details.php?num=7897
  11. Aaliyyah

    Would you?

    Kool_Kat;855765 wrote: Early 20's and no kids AND WIDOWED! War iga leexo dheh, there are a lot of fish in the sea, sida loola dabaasho habarto...And here I thought you were talking about a guy in his 40's or 50's with six young kids (oldest being 10 and youngest only a few months old)...Even then naag tolka ah aan baadiya uga dalbi lahaa... I doubt any man/woman in his/her early 20's would want to marry his/her recently deseased's friend...Subxaanalaah! Such person should take time to mourn the loss of their spouse and not think about re-marrying any time soon...Bisinka... lol@ naag tolka ah aan baadiya uga dalbi laha. Similar story happened in the states in fact. But, she wasn't reer baadiya simply tolka of the guy who got widowed. After a while she got fed up with taking care of kids that wasn't hers. She called him as he was at work one day, he was a truck driver. She was like "war kaalay caruurtaada so doono or I will lock them in the house". He was in another city and he literally freaked out who wouldnt and told her bal wait for me till i get back. Botton line it is not easy taking care of kids that aint yours. As for the question, I don't think I would have in either scenario. Like Koolkat said too many fish in the sea, AND there is something creepy and unsettling about marrying the husband of a dead friend.
  12. You know what they say pictures speak 1000 words, these pics warm my heart. Mashallah, Farmaajo definitely has a strong support in Mugadishu. Good luck Mr Farmaajo on the coming presidential election ilaahay haku garab galo. Macalinka you are right that our elections are never 100% fair, the international governments are always mingling and deciding the outcome. But, then again as somalis the blame rests on our shoulders. We have to get our sh** together, then slowly we can free ourselves from the shackles put on us by the west and those they work with.
  13. "Go'aankii Dadku Qaatay Ee Khaatumo Kaalintii Aan ku Lahaa Waan Buuxinaya" Suldan Saciid- (Video)- Lasanod Online. Wednesday, August 08, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay gudaha Magaalada Buuhoodle, Suldaan Siciid Cismaan Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay in uu si buuxda u taageersan yahay Maamul Goboleedka Khaatumo State. Suldaanka ayaa maanta hoosta ka xariiqay inuusan baal mari karin rabitaanka shacabka ee Khaatumo State, isagoo doorkiisana ka qaadan doona Gollaha Dhaqanka ee Maamul Goboleedka Khaatumo State. Daawo Video Copyright © 2012 Lasanod.com
  14. Apophis;855387 wrote: Many things shouldn't be the way they are, but they are the way they are; a sad fact. Vanity is a virtue in this world. There is a fine line between vanity and virtue. Believe me thou, everyone cares about looks to an extent. Lets just not over do it (there is nothing unattractive about a bald guy if he is tall, well-built etc etc (haha here im being vain somewhat by pointing out my preferences too).
  15. http://horufadhi.com/2012/08/07/dag-dag-dr-abdulkareem-hassan-jaamac-oo-muqdisho-soogaadhay-isla-markaan-shir-albaabadu-u-xidhan-yihiin-la-leh-golyaasha-khaatumo-ee-muqdisho-jooga/ Dag dag : Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac oo Muqdisho soogaadhay isla markaan shir Albaabadu u xidhan yihiin la leh, Golyaasha Khaatumo ee Muqdisho jooga. Waxaa saacado yar ka hor soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya Dr: Abdulkareem HAssan Jaamac oo ah wasiirkii hore ee warfaafinta Boostaha iyo isgaadhsiinta, isla markaana ah xubin ka mid ah odayaasha golaha fulinta ee Khaatumo ee loo yaqaano G11. Dr: Abdulkareem ayaa markuu soo gaadhay magaalada Muqdisho wuxuu markiiba asagoon nasan u gudbey hoyga ay Muqdisho ka degan yihiin odayaasha dhaqanka *********** , kuwaasoo ay ku soo biireenx ubnaha Golaha madaxtooyada iyo G11 kaga sugan magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa sida Shabakada Horufadhi loo sheegay ahaa wadatashi iyo sidii looga hortegi lahaa mu’aamarada uu wado maamulka Faroole oo kaashanaya Abdiweli Gaas iyo weliba Canaasiir kale oo uu laaluush ku siiyey in ay uga hiiliyan ***********. Dr: Abdulkareem ayaa ah shakhsiga keliya ee ila hada si weyn uga diriraya duulaanka siyaasadeed ee Faroole ku hayo shacabka Khaatumo , asagoo markaasi iska caabin buuxda ka galay shirkii Nairobi, halkaasoo ay Faroole isku dhaafsadeen hadalo kulkul shirka dhexdiisa kaasoo dhalay inuu markii danbe shirkaba ka baxo Dr:Abdulkareem. Halkan ka dhagayso waraysigii Dr:Abdulkareem ee uu ku beeniyey waxa faroole malmaluuqday. http://www.voasomali.com/audio/Audio/195246.html Waxaana haatan la is weydiinayaa talaabada taas xigta ee ay si wadajir ah u wada qaadayaan dhamaan golayaasha Khaatumo State, ayadoo sidoo kalena shacabka Khaatumo ay aad u naawilayaan in liiska xildhibaanada ee sideeda xubnood ee la qoray loo gudbiyo gudiyada ku shaqada leh ee Proptocol-ka. Horufadhi.com Horufadhi.com@gmail.com
  16. 4. Who is always txting but when you accidentally look at her inbox, it has zero message LOL@ Zero messages. That one is classic.
  17. LOL you two. It is Ramadan, so calm down.
  18. She is an amazing girl. Zamzamey Noolow
  19. Apophis;855231 wrote: People should do whatever makes them happy (provided it's legal). People can do whatever they want at the end of the day. No one is holding them on a leash. But, do your research and you will know most people who go to surgeries for trivial things like enhancing beauty, become even more dissatisfied with their looks after the surgery. One's looks should never be their source of happiness. Cafimaadka qofku haysto haduu happy ku noqon wayey asaga cirka roob ku og.
  20. Apophis;855044 wrote: Women have been superficially enhancing themselves since the dawn of time yet men should embrace and accept what they don't like about their bodies? Neither men nor woman should go thru surgeries to enhance their outer appearance. Like I pointed out surgeries are risky business. One should say "alhamdulilah" for being healthy, and just get on with life. Calafkooda ma segayaan.
  21. Taleexi;855012 wrote: Maakhir deserves to shape its destiny. Walaal they will, it is just a matter of time. Reer Awdal, reer Khaatumo, iyo reer Makhirba haday u mintidaan way u madax bananayaan mamuladooda. Saqajanimada iyo xadgudubku hada Faroole iyo silaanyo ay wadaana waa laga soconaya. Umado haday hawsheeda u tashato the sky is the limit cid walba oo isku dayda in ay ka hor yimadaan way ka guleysanayaan madaama umadu xaqeeda uun u socoto o ay u dadalaso . Marka dadaalka yaana la yareen.
  22. Alle ha u naxaristo. Sabar iyo imaana haka siiyo eheladiisa.