
Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
waxaa xaflada balaadhan oo lagu soo dhaweynayo halyaga somaliyeed ee cabdi biile cabdi oo ka dhacda magaalada london hadaba daawasho wacan video
-
Madaxweyne indhosheel haku so dhowaada hawsha culus uu u qaaday reer Khaatumo. Waxaan leeyahay noqo kii dadkisa anfaca oo hawshiisa kasoo baxa. Madaxweyne Ahmed Karashna wuu ku mahadsanyahay hawsha adag u so qabtay iyo in uu sidi awalba la isku ogaa uu xilka 6 bilood kadib iska wareejiyo, Taasa waa guul reer Khaatumo so hoydeen mashallah. Kala danbeen iyo xushmad iyo in fuliyo qodobadii la isku ogaa ayaa guul lugu gaara. KHAATUMO HA DHEELIYIN GUUL KHAATUMO STATE OF SOMALIA
-
This is unfortunate incident. The scariest part being the killer was an educated man doing his PHD and not a man who had a trouble with the law.
-
^ If you read my comments I am not defending anyone, I already said abdiwali and farmaajo both need to bring about more than statements denying the allegation. But, my question to you is why you are not talking about Farole and Abdiwali? but rushing to make comments about Farmaajo? if that isn't being clannish I dont know what it is..
-
haye kaad tageersantahay ilaa hada ma diiday magaciisa in aad sheegtid? iska sheeg dee saan bal u eegno in uu nin ka wanagsan yahay inta kale ee isa soo sharaxday?. aana eego bal inaad la timid caqli kale oo ka duwan isku reer baa nahay
-
You don't have to like the guy, but, if you want call him a liar and cheat least you could do is stand on solid ground with a clear proof. Well said.
-
^ ameen ilaahay caqliga ha isiyaadiyo. Laakin adba dan baad leedahay uma malenayo in aad ka duwantahay kuwan madaxa iskula jira so adiga dhinacaga adba farmaajo ka magayey lol.. candidateka adigu support gareesid waa kee? waa suaale? gartay kuwan lugu mudacay shekadan kuma jiree?
-
Lol@ Naxar. That is embarrassing. Wax hubso horta
-
Moge, Farmaajo bay kaga dhagtay ma istidhi. If you are unaware Faroole is also one of the men who is accused. One question I have is why suddenly all these men are being accused and lets note that all these men want to run for Somali presidency and the elections are around the corner?There is something fishy about this. This is more than money, perhaps the international government want none of these men to be the next Somali President. Suaashu waa yaa kursiga lo wada talow? ileen hadaan somaali nahay waan ognahay siyasadu inay gacanta nogu jirine.
-
this is not about Farmaajo stealing the money personally, it's where it went! It went to Abdiwali lol ( don't get a heart attack now I am only messing). It is really sad that our leaders are being accused of corruption. Waa dhib walee Althou they are not the first to be accused of corruption, many government officials are always being accused of corruption. So, they need to be transparent with where the money went.
-
Abdiweli was accused of the same thing, but he came forward, and has said his transactions are recorded with the accounting firm PricewaterhouseCoopers and that the proof is available, why won't Farmaajo do the same? Like I said earlier, Abdiwali has to bring the proof. A statement that the proof is available is not enough. That article I posted above states that both Abdiwali and Farmaajo made a statement denying the allegations. Although I am not aware the details of their statements. They have to prove their statements with evidence.
-
^ yeah walaal. It seems they are all accused. Allow sahal. Abdiweli doesn't have to prove jack, he has stated that the money went missing during Farmaajo's administration and he is 100% right. You sound like ilma yar lool@ does not have to prove a jack. He is a PM he has to, he is not above the law. They have to all bring strong evidence that they are innocent. A statement of denying the allegation does not cut it.
-
war jira cakaaru imaan ayaa Somaali ku maahmaahda.
-
Macalinka, I came across this article. Read it Mahiga: Eedeynta Loo Jeediyey Madaxda DKMG Beenin Kaliya Kuma Filnaan Doonto ee Cadeyn Waa Inay Keenaan Nairobi (RBC) Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Danjire Augustine Mahiga ayaa maanta sheegay in madaxda DKMG ah looga baahan yahay inay iska soo cadeeyaan eedeymaha loo jeediyey ee ku jiray warbixintii ay soo saareen kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobay ee loo yaqaano Monitoring Group. Akhri warbixinta “Kuma filnaan doonto loo kaliya inay iska beeniyaan ee waa inay keenaan cadeymo xoog leh oo ay isku difaaci karaan” ayuu yiri danjire Mahiga oo la hadlay idaacadda BBC maanta. Wuxuu sheegay inuu arkasy eedeymaha ku jira warbixinta ka kooban 198 bog ee ay faafiyeen kooxda Monitoring Group oo ah koox madax bannaan oo Qaramada Midoobay u qaabilsan raadraaca xadgudubyada cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea. Eedeynta Madaxweynaha Mahiga oo la weydiiyey in warbixinta guddiga ay ku jirto eedeyn xoogan oo ka dhan ah madaxweyne Shariif taasoo tilmaameysa in madaxweynuhu xiriir la leeyahay hogaamiyaal burcad badeed ah qaarkoodna uu siiyey baasaboorada diblomaasiga. “Waa arin welwel leh, waxaana madaxweynaha laga rabaa inuu iska difaaco oo daliil cadna uu ku dhiso difaaciisa, haddii kale waxay noqoneysaa in Golaha Amaanka loo gudbiyo” ayuu yiri Danjire Mahiga. Waqtiga eedeynta iyo doorashada Danjire Mahiga wuxuu sheegay in isaga laftiisa uu ka welwelay eedeymaha culus ee ka dhanka ah madaxda DKMG Soomaaliya kuwaasoo lagu soo beegay waqtigan doorashada ay soo dhowdahay isla markaana madaxda laftooda ay hadda sharaxan yihiin. “Waa taas mida anaga lafteena walwalka nagu beertay, laakiin waxaa jira dad kale oo isa soo sharaxi doona” ayuu yiri Augustine Mahiga. Hadalka ergeyga Qaramada Midoobay ayaa soo baxay iyadoo masuuliyiinta ugu sareysa dawlada KMG Soomaaliya ay dhex dabaalanayaan eedeymo harqiyey xafiisyadooda taasoo ka dambeysay warbixin fadeexad ah oo ay siidaayeen kooxda Monitoring Group oo shaaca ka qaaday kiisas musuq iyo wax isdabamarin ah oo ka dhacay xafiisyada ugu sareeya ee dawlada. Illaa hadda waxaa eedeymaha ka jawaabay iskana beeniyey raysul wasaarihii Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, & raysul wasaare C/weli Gaas oo ku jira ragga la eedeeyay, halka madaxweyne Shariif, Shariif Xasan, iyo C/raxmaan Faroole aysan weli ka jawaabin eedeymaha loo jeediyey. Dhanka kale Maalinta Khamiista ee berito oo ku beegan 19-ka July ayaa lagu wadaa in warbixinta eedeynta ah ee ka dhanka ah madaxda DKMG Soomaaliya la hordhigo Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay si ay go’aan uga gaaraan aakhirka bishan July.
-
I dont believe I have ever nightmares, usually my dreams are about my aspirations.And, then I would wake up and realize the fact that I am not there yet then I would cry a river lol..no i dont cry I am kidding. Anyways, read Koran before you sleep. Hopefully you guys will be fine.
-
Somalia;851858 wrote: War faan badanaa dadkaan, the security is mixed in with the crowd, the kids etc, they are specially trained by MI6, there you have it. LOL..you are probably right about the security guards being mixed in the crowd. But, even if it was the case where he walked around his city without bodyguards ma cid ba magaladooda ku haysata. Yaga baa khaati iyo alle laga jooga.
-
Abwaan, when people make mistakes, they would get more danbi sharing the details of their mistake. So let it go
-
I wonder if adeerkiin Siilanyo can go without bodyguards to buuhodle where he and his thug militia are killing innocent people.
-
Oba, good that you learned from your mistake. Blue, yeah hun no one is perfect. But, we should strive to better ourselves.
-
lol@ my neighbor pays for my internet. We always have to respect our parents. They sacrificed so much for us. Ilaahow u naxariso side ay nogu so daleen oo noso tarbiyadeeyeen yagana markay wayeel noqdaan naxariis taada sii akhirona jana ka waraabi.
-
Honesty is the best policy ayaa horay lo yidhi lol..Next time you two don't lie. Just be straight forward.
-
wax club adaya yagaba awalba khyr leheen. They deserve each other
-
MoonLight1;851627 wrote: If Faroole is smart he should appoint him the VP. Gen Abdisamad should go as he can't even bring his own tuulo (taleex) under Puntland. Moonlight, xaglatoosiyo is no different than the current VP of puntland. Neither men will add an inch of khaatumo state to Puntland.