Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. Duke, Khaatumo state is supported unanimously by reer Khaatumo across the subclans of reer khaatumo. And all the isimo of reer khaatumo support Khaatumo State. Hence, Faroole has no right whatsoever to mingle with selecting any MPs for reer khaatumo. I don't believe that is hard to comprehend.
  2. As much as most of you like to twist words this is not about whether Saado Cali deserves to be an MP. But, the fact that she was selected by Faroole a man who represents puntland and the interest of reer puntland. He does not represent Khaatumo nor the interest of reer Khaatumo. Arintan waa arin qalad ah waana ka xumahay in kuwa badan oo puntland sheegta in ay u dhasheen ku tageersanyihin qaladkan. Tasi waxay itusasa qabyaalada mesha ee dadka qaar ay ka gadheen. Laakin waxaad ogataan qalad ma waaro. Reer khaatumo guul weyn ayeey gadheen bilo gudahood oo horta mudan hanbalyo. Inta ka dhiman xaqoodana way helayaan yagaana doran doona cida matalasa 100%.
  3. It is not wise or islamic to make assumptions based on few photos here and there. With that being said, those of us who are abroad who are fortunate enough to have a decent life without a doubt should think about our families and extended families back home. Taasi waa waajib na saaran. (qof aad 100 u dirtay oo ku duceeyey ka waran oo maalinkasta ku duceenaya..iyo ilaahay oo arka qofka miskiinka aad wax u qabtay..100 wont do much for us but it means a lot to those back home..akhirana qofwalba in uu wax sii keedsado ayuu u baahanyahay. Maalinta qiyaame ee waxa kaliya ku anfacaya noqonayo camalkaaga saalixa ah) And to the poster if you really cared about Mo's sister and you were genuine in your statements you would have easily found his contact info and perhaps emailed him or called him up instead of putting this online. salaam
  4. Lasanod Online. Saturday, August 18, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah afarta madaxdhaqameed ee beesha Khaatumo State u fadhiya shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho, ayaa ka waramay arrimaha hadda ka taagan magaalada Muqdisho. Garaad Jaamac wuxuu kaloo waraysigan kaga warbixiyey shir ay la galeen Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somalia Mr. Mahiga iyo wadahadal toosa oo dhexmaray Garaadka iyo Mahiga.. hoos ka dhegayso waraysigii o dhan. http://horufadhi.com/codadka-horufadhi-2/ Source: Horufadhi
  5. This sad story isn't hard to believe, it is plausible. It is a good example of parents failing to raise and discipline their kids in the west, and then out of desperation tossing them back home hoping they can change their grown kids. Sadly what they failed to do for 20 years can't be solved instantly with marrying their daughters off. It simply doesn't work like that. I am glad the young girl can put that nightmare behind her and hopefully can find in her heart to forgive her mother at some point in her life.
  6. Very informative link about the Quran. http://www.quranmiracles.com/category/astronomy_physics/
  7. The Zack;857859 wrote: Waranle, The entire Sub clan of Galaydh are not in yet. There is a dispute on kuraastaas. Shariifka doesn't need to be an MP to be a president. Zack walaal Faroole ayaa khaati laga jooga oo kuraas uuna shaqo ku laheen raba in uu fara galiyo. Inshallah reer Khaatumo kuraastoodo dhan yaga xulanaya. P.S Good to see the list of the MPs
  8. Ciid wacan oo wanaagsan dhamaantiin. Ku ciida farxad, cafimaad, nabad, cisi iyo sharaf.
  9. Adeerka ma gaadhayo waligii Professor Cali Khalif, ee aduu iyo wixi kula caqli ah iskaga qarwa .. Professor iyo taxi driver horta mala is barbar dhigi kara waa suaale.
  10. Written by Geeska Aug 15, 2012 at 07:34 AM Agaasimihii Iska Casilay Maaliyadda Oo Cadeeyay Inuu Ka Mid Yahay Baarlamanka Muqdisho, Kana Hadlay Qorshaha Ay Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Tageen Hargeysa,(Qaran news)-Agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md. Jaamac Axmed Maxamuud (Jaamac Oday), oo markii uu iska casilay xilka ka degay magaalada Muqdisho, ayaa markii u horaysay cadeeyay inuu ka mid yahay xildhibaanada Somaliya ee la filayo in sida ugu dhaqsaha badan loogu dhawaaqo, kuwaas oo dooran doona Madaxweynaha Somaliya ee bedeli doona madaxweynaha dawlada ku meelgaadhka ah ee dalkaas. Mr. Jaamac Oday, oo isagoo jooga magaalada Muqdisho xalay waraysi gaar ah uu la yeeshay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu cadeeyay inuu qaatay mabda’a Somaliweyn, waxase uu ku dooday inaanu hadimo iyo dhibaato ugu maqnayn Somaliland iyo shacabkeeda, isagoo sheegay in mawqifkiisa cusubi faa’iido u soo hoyn doono Somaliland. Mr. Odey, wuxuu sheegay in markii uu iska casilay xilka agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda ay is arkeen Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, oo uu sheegay inuu ka caawiyay sidii uu ku tagi lahaa jaamacad ku taala dalka Kenya, balse uu markii dambe bedelay qorshihiisii. Waraysigaas uu Geeska Afrika, la yeeshay Jaamac Axmed Maxamuud (Odey), wuxuu u dhacay sidan: Jaamac waxa jira warar sheegaya inaad Muqdisho u joogtid ka mid noqoshada xildhibaanada cusub ee Somaliya, arimahaas maxaa ka jira? Baarlamaanka waan codsaday inaan kamid noqdana waan isku dayay, haddana wali lama soo saarin ee waanu sugaynaa. Laakiin waan rajaynayaa inaan ku soo baxo. Muqdisho iyo waayaheeda iyo dawladan cusub ee la filayo inay dhawaan ka baxdo ku meelgaadhnimada bal ka waran? Muqdisho dadka joogaa rajo badan ayay qabaan oo dib u habayn ayaa socota, waxaanay leeyahiin haddii baarlamaanka la soo doorto oo dawladana la dhiso waxay rajo ka qabaan in ku meelgaadhka laga baxo oo ay wax hagaagaan. Dadaal badan oo beesha caalamka iyo dadka Somaliyeedba ay wadaana waa uu jiraa. Dad badan ayaa saluugsan sida beelahu ay u qaysadeen xubnaha baarlamaanka, adigu aragti ahaan siday kuula muuqadaan? Kolay ilaa hadda waxa jira oo wax lagu qaybinayaa waa nidaamkii 4.5-ka la odhan jiray, ma jirto wax lagu qaybiyay Somaliland iyo Somaliya, waxaana sal u ah qaybsigan baarlamaanka kii lagu qaybsaday shirkii Imbigaati, cid walibana waxii ay halkaas kala timi ayay hadana qaadanaysaa. Adigu ma baarlamaankaas uun baad ku eekaanaysaa mise meesha hadaf ka sareeya ayaad ka leedahay? Kolay waxani marka horeba waa ay beelaysanyahiin, dad badan oo joogi jirayna waa ay jiraan, laakiin aniga hamigaygu mid baarlamaan qudhaatana ku eegna maaha, waxaanan is leeyahay fikirkan imika muuqda, waxii kale waa meesheeda’ee, hawlgalkaygu waa baarlamaanka uun. Waxaad ka mid ahayd agaasimayaasha guud ee xukuumadan madaxweyne Axmed Siilaanyo, xilkaasna adiga ayaa iska casilay. Somaliland xorriyadeeda ayay kala soo noqotay dalka Somaliya. Markaad Hargaysa joogtay miyaad aaminsanayd fikirkan Somaliweyn? Anigu imaatinka aan halkan imid, markii hore si shaqsiya ayaan ku imid, markii aan xoogaa halkan joogay ee aan wax indho indheeyay ayay igu dhalatay, waxaan isleeyahay mabda’an Somaliweyntu maaha mid Somaliland ka hor imanaaya, kolayba hadday Somalida kale hagaagto Somalilandna waxba ka xumaan maayaan, waxaanan qabaa anigu inaan xataa halkan kaga shaqayn karo danaha Somaliland oo aan sidii hore sidan kaga faa’do badan karo. Markaad sidaas leedahay miyaadan la socon Somaliya inay sheeganayso Somaliland, Somaliland-na ay tahay mid madaxbanaanideeda la soo noqday, oo ay arintaas isku hayaan labada dhinac? Marka hore dastuurka halkan yaala ee baarlamaanka lagu ansixinaayo ee dawlada lagu dhisayaa sida runta ah wax Somaliland layidhaahdo oo uu gooni u saarayaa ma jirto, ee Somaliland Somaliya ayuunbay kamid tahay, oo qofka u dhaarta inuu Somaliland u shaqeeya wax ka reebaya Somaliya ma jirto oo mabda’an uu u dhaartay ayuunbay Somaliyana kamid tahay, ta kale aniga oo Somaliweyn hadda fikirkeeda qaba oo qaatay haddana marka la rabo in Somaliland loo shaqeeyo danaheedu boqolkiiba boqol waxay ku xidhan yahiin Somaliya, waxaanay u baahan yahiin inay Somaliya ka shaqaystaan loogana shaqeeyo, markaas sida aan u dhigayaa waxay tahay sidaad u dhigayso si ka faa’ido badan oo anigu xataa haddaan maba’a Somaliweyn qaatay mar walba waxaan Somaliland halkan uga qabanaayo ayaa ka badan waxaan markii hore u qabanaayay. Ugu danbayntii waxaan ku waydiin lahaa maxaad u soo jeedninaysaa shacabka Somaliland iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo oo wakhti badan aad wadashaqaynayseen? Somaliland waa meel tacab aad iyo aad u badan iga qabta, mabda’iyana ma noqonaayo mid Somaliland wax yeelaynaaya. Waxaan jeclahay inay shaqaystaan siday horeba wax badan uga shaqaysteen, waxii Somaliya kaga xidhana aanay ka qaadin dudmo iyo cuqdade ay runtii si hufan ugala hadlaan hadday la midoobayaan iyo hadday ka go’ayaanba labaduba halkan ayay ku xidhan tahay, qof qof halkan ka yimaadana aanay wax dhib ah u arag. Laakiin waxa fiican inay iyagu mabda’ooda u shaqaystaan, oo ay danahoodana aad uga fiirsadaan sida ay kaga faa’iidi karayaan in jawi siyaasadeed la abuuro, oo ah Somaliland Sidee ayay ictiraaf dunida kaga heli kartaa, haddaanay ka helaynse maxay danteedu ku jirtaa ma sidanbay sii ahaanaysaa, markaas waxaan leeyahay waxa Somaliland Somaliya kaga xidhan waa inay aad uga fikiraan. Axmed Siilaanyo waan u mahadnaqayaa, runtiina waa nin qaaliya, oo aad ogtahay taariikhda kaalinta uu ku leeyahay, waa nin halgamaaya waa nin wax badan Somaliland ugu dul qaatay oo maantana madaxweyne ka ah, waa nin aan saaxiibnahay soona wada shaqaynay markii aan imanaayayna waanu soo balanay, waanu isoo ambo-bixiyay, waxaanan leeyahay aad iyo aad baad u mahadsantahay, waxii aad hadda nooga baahantahayna waanu kaala shaqaynaynaa adiguna umadda waxii danaheeda ah sidii aad awalba ugu taagnayd ugu taagnaw, waxii dantoodu ku jirtana ha ka ga’bane si dhaba u waajah. Markaad leedahay waanu soo balanay madaxweyne Axmed Siilaanyo, inaad ku socotay baarlamaanka Somaliya miyuu ogaa, wax xidhiidh ah se ma yeelateen intaad muqdisho joogtay? Maya taas kamaanu soo balamin, ee waxaan ku idhi jaamacad baan qabanayaa ee jaamacada iga bixi, waanu iga soo caawiyay, sidaas ayaanan ku soo balanay, waxii kale ee aad iiga baahatana waan kaala shaqaynayaa ayaan ku idhi, sidaas ayaanu isku soo macasalaamaynay, baarlamaanka Somaliyana markaas niyadayda kumuu jirin. Geeska
  11. Mr Farmaajo is a man with integrity unlike your adeer Mr.Faroole.
  12. Congrats to Khaatumo State. Khaatumo way guuleesatay horumarna way gaadhay. Halkaasna khaatumo waxay ku gadheen halgankoodii iyo midnimadooda. Umad walba maamul logu so hagaago iyo midnimo haday muujiso way gaadhasa meel wanaagsan. Waxaan leeyahay halka kasii wada. Midnimo iyo gobanimo.
  13. walaalkis;857236 wrote: As much I admire his obvious leadership , not in million years he will become president or near again . Mark my words. The leaders in Somalia the Amisom don't want the madness to stop so are the corrupt politicians and moryaanta in military uniforms. This man has something they don't want, he wants to lead his country with dignity and honesty. As long the Ratio is more like the ignorance is out numbering the knowledgable once, we will never have peace Waa runtaa walaal, that is the harsh reality. Well done to mr Farmaajo. He is showing again and yet again that he is a competent leader and what Somalia needs today.
  14. LANDER;857371 wrote: ^ A prime example of my previous point I have seen your previous posts were you blatantly supported the aggression and the invasion of your clans men to Khaatumo territories. It is an irony that you are denying the killings of innocent people by the same token supporting the unjust war. What exactly do you think your adeero the snm militia were doing in sooljoogto? were they eating icecream and vacationing? Obviously, the fact is you all know what took place and support it wholeheartedly. Oh well, people from Khaatumo don't need your sympathy or your misplaced comments. To you and your likes disappointment( Oodweyne and co) the snm militia failed in the unjust war that they initiated taasna waa mid ilaahay aan ugu mahadnaqano. Inshallah in due time Khaatumo State of Somalia will control fully their rightful lands. For your own sanity, I suggest you all drop this ideology of "ku qabso ku qadi maysid" and instead of the rule of the jungle mentality accept/respect what every maamul is entitled to. It is unfortunate that simple common sense is not common anymore. Talow umada yaa caqliga kala tagay.
  15. Professor cali khalif madaxweyne ayuu u qalma iska ilow chair of the parliment. He is overqualified for the chair of the parliment position and definitely has a high chance of getting it.
  16. Abwaan walaal reer khaatumo gurigoodi inti logu yimid ayaa dab lugu shidey. Wayeel dumar ciyaal iyo nimanba lugu laayey. Ilaahayna ha qaboojiyo but note labo umad oo is haysata mesha ma jirto ee wa umad xaqdaro luguso duulay. Ilaahayna waa caadil aqtisa dulmi kama waaro asaga baa umadisa u gargaaraya. P.S What took place in the khaatumo regions particularly buuhodle/cayn region is nothing short of genocide. And those who are implying otherwise shame on you. Ilaahay waa idin arka. If you are not going to accept the unjust war your clansmen initiated and the grusome way they murdered innocent people the least you can do is be silent. Waxa layidhi ama qofku wax macquul ah buu ku hadla ama wuu iska amusa
  17. haha@ MMA Oba haye waaan ka war sugaya lol... hadaba intaas baan kaftanka caawa ku jojinana I am gonna get some rest before I go to salatu leyl later on tonight (subhanalah it is the 27th of ramadan already). Allow caawa ka dhig leylatul qadr, noo danbi dhaafna kuligeen.
  18. LOL@ Oba ..walaal waxba kama qabo nin qabiilkaas ka dhashay haduu diin leeyahay aminsanyahayna midnimada somaliyeeed ee muqadaska ah. (hadaan yara kaftomna anba nimankas qurux saaid ah baa lugu sheegay oo aan horay u maqlay adna kor ku xustay marka waaba mr perfectkii aan radinayey lol)
  19. ilaahay waka dul qaadaya inshallah dad masaakin oo waxba galabsan weeye. Hadana kolay somaali oo dhan baa runti dhibaateysan, somalida kale baaba hada qabiil qabiil isku kala soocda. Marka wa inkartooda suu ninka video ku jira u sheegay. Oo hada somalida kale dhibti inleeg dareentay haday dhexdooda tahay iyo haday markay qurbo yimaden dareemeen in la soocay. Ilaahay somaali oo dhan dhibta haka qaado. Dalkeena oo nabad ahna ha nugu celiyo inshallah.
  20. Oba, Wow walahi I cried listening to him.Dadkaas waa loo gafay, ilaahay somalida kale ee u gaftay danbigooda ha dhaafo. Dad sidaado kale ah in la yaso waa danbi. Suu quraanka ilaahay ku sheegay "ina akramakum cinda laahi atqaakum' diinta aya la isku dhaafa qabiil la iskuma dhaafo. Ninkan run ayuu sheegay, ilaahay soomaali runta ha fahamsiiyo. ameen. P.S Abdi bille's clip was posted twice already on Sol. Nonetheless, thank you. That clip is a must see. Abdi bile is a legend and a true somali. May Allah swt protect him and his family.
  21. Lasanod Online. Tuesday, August 14, 2012 Muqdisho,(Lasanod ONline)- Guddida farsamada ee xulista baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ku dhawaaqi doonaan magacyada 150 xildhibaan oo ka mid ah kuwa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo ay sheegeen inay ka gudbeen baadhitaankii lagu sameeyey. Mas'uuliyiin ka tirsan guddida ayaa sheegay in laga yaabo in maanta magacyada xubnaha la hayo lagu dhawaaqo, waxayna xuseen in xildhibaannada dhiman oo qaar kamid ah dib loo celiyay lagu soo dhameystiro doono labada maalmood ee soo socda. Inkastoo guddidu ay hadalkan maanta sheegeen ayaa waxaa haddana weli jira muran xooggan oo u dhexeeya beelaha, kaasoo ku saabsan xubnaha xildhibaannada ah ee dib loo celiyay iyo kuwo ku andacoonaya in boosaskoodii la boobay. Xildhibaannada la hayo ayaa waxaa ku jira wasiirro iyo xildhibaanno horay uga mid ahaa baarlamaannadii dalka soo maray, waxayna guddidu sheegeen in baaritaan lagu sameeyay ay ku guuleysteen, sidoo kalena aysan wax cillad ah oo ay u hayaan. Guddida xallinta khilaafaadka ayaa iyaguna sheegay inay soo gaarayaan dacwooyin ku saabsan boosas xildhibaan oo lagu muransan yahay, iyagoo sheegay inay ku jiraan qorshihii ay ku xallin lahaayeen, inkastoo aysan sheegin xilliga ay kusoo afjari karaan xallinta khilaafaadyada taagan. Copyright © 2012 Lasanod.com
  22. Subhanalah I am at loss for words. umada dhibta haysata meelkasta ee somalia ka jogaan alle haka dul qaado waxa dhibta wadana ilaaahay haka jaro dhibta ee gaadhsiiyeen umada masaakiinta . ameen
  23. Ilaahay baa mahad leh haduu maamulka Somaliland fahmay in uu dagaal iyo dhib cid wax kaga jari karin. Dhamaan dagaanada Khaatumo state alle haka saaro, ilaahayna sharkoda dadka haka xijaabo. Ameen.