YoniZ

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by YoniZ

  1. JB, Any pics from the assembly lines itself rather than an outside parked car?
  2. Af kasta sanadkii waxaa ku darsama erayo, hadii ladiiwaan galiyana waa in qaamuuska lagu daro. Bac baa ku xiran.............................Waswaas ayuu qabaa Badduu rinjiyeeyaa.........................Waa shaqo la'aan Buufis baa ku dhacay.....................Dhoof buu ku waashay Kabihiisa baa buuqaya...................Waxba ma heysto/Kabahaa ku qurmay Shanta labo kadhig.........................Sheekada noo baddal
  3. Waa arin fuulxun, Inta dhimatay Allaha u naxariisto, inta dhaawacantayna Allaha u fududeeyo. Ma aha wax iska dhacay 'coincidence' in Bosaso iyo Hargeysa labadaba uu ugu danbeeyey qarax midkan oo kale ah sanadkii 2008. Qofka reer Hargeysa ah waqtigan oo kale waxa u fiican in uu feejignaanta iyo ducada Rabi badiyo si balaayada u dhinac marto. Marka wiilashan faanka reerka ku dheeraaaday, waxa u fiican in Allah ay kabaryaan in dhibta uu hareer mariyo.
  4. Kaluun, Saxiib nin uu war kabuuxo baad tahaye bal hal meel isugu gee howlkarnimada sida uu oday Guleed sheegay.
  5. Khayr;986669 wrote: When did the debate turn into who knows better about American History. Ironically enough, the Canadian girl defended American Political Party history like a true Patriot. Liberals have certain shared traits: 1. Self- righteousness 2. An intolerance for anything that does not support their liberal claims. 3. A smuggness mentality that has them holding their heads and noses high. 4. Generational wealth - This gives them access to higher education and time to do documentaries. 5. The ability to distance themselves from any problem. 6. A thinking that Liberals are the only ones that can find solutions to problems. Their solutions are always right. 7. An implicit rejection of religion and God because God's thinking is limited and theirs is unlimited. عجىب One perfect example is Race. Today's liberals are mostly of the view that racism no longer exists and especially in liberal societies. +1 Tell that someone called Mr Naxar
  6. This should have called Banadir Premier League. They day we have the real Somali Premier League (Ex Ciyaaraha Goboladda) will be a turning point for this nation. By the way, why nobody kept up the nascent Somali National Football Tournament hosted by Growe two years ago.
  7. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;985998 wrote: Haddeeba Afsoomaali ku qori karin waraaqdeeda ay isku casileyso ama jagada kaga tageyso -- awalba jagadaas ma u qalmin. Afsoomaali sida loo aqriyo iyo sida loo qoro hasoo barato marka koowaad. Dad madax Soomaaliyeed sheeganaayo haddana afaf shisheeye iskugu gudbinaayo xiriirkooda. Anshax xumaa oo maamus daranaa. MMA, you forgot to mention this letter is addressed to the entities that pay the wages of both Hassan & Yussur.
  8. Is there any prime-minister since Carta (during government term) who left quietly without a fight? Errrm, I can't think any. Said might have came the closest to depart mutely without a bang.
  9. Gheelle.T;985877 wrote: The liberal lefties' hostility towards the Muslim that I have seen is the Woman Rights and Gays issues. Here in the South, the only groups that stand with us when things get tough are the liberal college kids and Jewish groups. The pattern is repeated in UK when the going get tough. You will always get and ***** telling you if you want liberal lefties to support your cause you should adore for example, the Gay issues. Anyone who regularly watch BBC's Question Time will be familiar with that tone.
  10. Saff, one group declare their conviction in public (which get my respect in method wise), the other is more hateful but master in their deceptive trap.
  11. ^ Who said the ones associated with right are not hostile towards Muslims? The point I am making here is most of the liberals in the left (at-least the ones I have seen in UK) preach the love when it suites them and, disappear the moment you need them to take stand. I will have the former Archbishop of Canterbury Dr Rowan Williams defend Muslims above any of these spineless cowards.
  12. Naxar Nugaaleed;985862 wrote: anyone who confuses leftest and atheist, please stop there and don't give advice to other, you seem to be confused You are entitled to your opinion without dashing personal insults.
  13. Never buy the notion that, Liberals defend Muslim Women, these leftists/atheists will lung for the case as long as it gives them the pleasure of getting some sort of self esteem. As soon as they loose interest in that topic, they are as spineless as over cooked spaghetti and will start the horse trading practices and, demand you adopt some of their cursed notions into your head in return for the continuity of their services. I will always take the word/stand of a man who believe something than a man who is in constant self doubt and, believe something came from nothing. In my young days, I thought liberal newspapers (the Guardian etal) were the champions of human respect and dignity, when it comes to the suffering of injustice by Muslims. However, I came to the conclusion that, these passionate liberals perfected the role playing-game in away that you won't find out their real motives in a short period.
  14. We should commend the Honorable Lady that, she has empowered the next person to take that position/similar positions. This can rightly set a golden precedent for the future Nomad technocrats by not going with the business as usual mentality and, stay away from the toxic flood characterized as the 'Somali Way'.
  15. It is fair to say the magnitude of this political damage is much bigger than any other challenges SFG faced in its one year rule. While the sell out was, this government is the first non 'Transitional' in two decades. The above characterize it, as not in a position, or even not willing to engage any notable nation building practice. The interesting question will be: Who on earth will accept this position after that resignation?
  16. Spartacus, What the writer is focusing on is the over reliance on International NGOs and, the view that, educated Nomads working for them not doing their jobs with conviction. In my opinion, NGOs are part of the problem in demolishing the confidenceof the educated folks who bravely stayed behind in the country.
  17. -Qalinjebisku heedhe – ma qurboo la aadaa, ma dhulkoo la quuraa. -Ha dhasiigin dhulkaaga hooyo – ha dhayalsan dhibaatada haysa. -Ardayahay aqoonta ilaah kusiiyay – ka daaya iib geynta suuqa. Sida anynu wada ogsoonahay waxay dhegaheenu maqlayaan maalin walba ardaydii jaamacadaha dhammeysay iyo weliba intii aqoonta u saaxiibka ahayd oo si daran ugu qulqulaya dibadaha, iyagoo ku biiray kuwa kale oo kasoo cararay, waxbarasha la’aan, shaqo la’aan, amni iyo nabad gelyo darro. Maahan wax lala yaabo inuu qofku raadsado nolol ku haboon wixii uusoo bartay laakinse waxaa is weydiin mudan, yaa ku halleysay dalkeenii oo aynu xaaladiisa ka warqabno,ha noqoto mid waxbarasho, caafimaad iyo dhankastaba, miyeysan habooneyn inaan uga faa’iideyno wixii aynu soo baranay waddaniyiin dhab ahna noqono. Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa waddamo badan oo u sahlay ardayda soomaaliyeed inay waxbarsho siiyaan sida ; Sudan, China, Malaysia, Pakistan India, Ugandha iyo kuwa kale oo fara badan, waddamadan oo badankoodu ay weli aqbalaan astaantii qaranimo ee luntay (Basaboorka Soomaaliya). Sidaa darteed waxaa haboon inaan u shukrino wadamadaas, maxaa yeelay qofkii aan dadka u shukrin ilaah uma shukriyo. Intaa kadib waxaa lays weydiin karaa, Maxay wadamadani inoo caawiyaan oo marwalba inoo garab taagan yihiin ha ahaato dhanka waxbarashada iwm? Jawaabta waxaan filayaa qof walba wuxu u garanayaa si wacan, waana inaan dib usoo celino qaranimadii, sharaftii. Midnimadii, xooggii iyo haybaddii ummadeena soomaliyeed ee luntay iyo jawaabo kale oo maskaxdeena ka guuxaya. Hadaba aaway waajibkii qof walba kaga aadanaa wadankiisa hooyo , mise keliya wuxuu eegtay dantiisa gaar ahaaneed, wuxuna meel iska dhigay danta dalkiisa iyo dadkiisaba . Runtii waa nasiib darro weyn inaynu hadafkeena ku koobno arrimo yaryar, aynuna iska illowno hadafkii ummadeena iyo dantii guud ahaaneed, waxana sidoo kale wax laga xumaado ah inay ogaadaan wadamada aynu waxka barano waddaniyadeena inay liitado oo aad u hooseyso, waxaan ka qeyb galay xaflad ay ku qalin jebinayeen arday soomaliyeed , waxaa ka hadlay Prof ka mid ahaa barayaashii ardeydaasi, waxana khudbadiisa ka mid ahayd “ Soomaaliyey annagu wax idiinma barno inay wadamo kale aqoontiina iyo caqligiina ka faa’iideystaan ee waxaan wax idiin barnay waa inaad wadankiina dhibta iyo xaaladda murugsan ka saartaan, fadlan wadankiina ula laabta ,wixii cilmi ah ee idiin kordhay” Waxa sharaf dhac weyn ah inuu qof aan Somali ahayni inoo tilmaamo waajibaadka innaga saaran dhulkeena hooyo. Waxan shaki ku jirin in sababta ugu horreeysa ee wadankeenu dhibka iyo burburka uga bixi la’yahay tahay Jahliga iyo aqoon darrada baahsan ee ka jirta dalka. Akhristow haddii qof walba uu aqoonta la aado dalal shisheeye, dalkiisa uusan kula laaban habayaraatee miyuusan noqoneyn dhul-caasi sida qofka waalidkiisa ku caasiya uu u noqdo waalid-caasi ,dalkeenna oo naga mudan hagar la’aan inaan wax ugu qabano ayaan hadana aysan muuqan wax rajo muuqata ah oo aynu u hayno waxqabad ha joogee. Ardaydii jaamiciyiinta ahayd xagee ku danbaysay? Hadaad u fiirsato ardaydii soomaalida ahayd ee jamacadaha ka qalin-jabiyey meeshii ay ku danbeeyeen waxaad ogaanaysaa inay u qeybsameen saddex qeybood :- 1: Qeyb noqotay dhul caasi , oo aan dib u eegin ,ilaawayna waajibkii ka saarnaa wadankooda , una hanqaltaagay , meelo kale, maskaxdoodii laxaday ,cilmigii ay barteen uga faa’iideeyay dad kale iyo dhul kale, soomali walba haduu dhaho wadankii waa gubanayaa oo iima qalmo mana ku noolaan karo waa inaan ka cararaa, hadaba waxa su’aashu tahay, haddii gurigaagii dab-qabsado maxaad sameyn lahayd? Ma intaad u tafa-xaydatid oo biyo ku damisaa ama ciid iyo waxad hesho ku shubtayaa waad u saburi lahayd waadna ku dadaali lahayd inaad badbaadisid hantidaada, Mise waa ka carari lahayd, waana sida ugu fudude oo meel aadan lahayn ayaad magangelyo kadooni lahayd!. 2: Qeyb kale oo iyaga aysan u suurta galin inay maraan wadadii kuwii hore laakiin niyaddoodu aysan joogin, kuna hammiya hadiyo jeer sidii ay maruun dalka uga bixi lahaayeen ..nasiib xumo hammigoodii ugu waynaa wuxuu noqday sidee lacag badan ku heshaa sidee taajir ku noqotaa sidee hay’ad heblaayo ugu shaqaysaa ?. Ma is waydiinay hay’adaha ujoodeeyinkooda iyo muhiimadoodu waa maxay? Hay’aduhu waa gumaysi dadban , waxayna qeyb weyn ka yihiin horu-mar la’aanta bulshadeena, waa waxa dhalintii aqoonta lahayd tustay in aysan la’aanteed wax qaban Karin , waxaa haboon inaad marka hore bal miisan isa saarto oo aad is fiiriso maxaad u qalantaa inaad qabato , maxaad qaban kartaa , ka soo qaad waxaad tahay dhakhtar , somaliya markaad tagto waxaad ka shaqo bilowday hay’ad , shaqada ay kuu dirayaan waa inaa fariisato xafiis yar , maalinkii laguu baahdo ayaa kormeer kooban samey lagu leeyahay ,waxa laga yaabaa inaad tagto meel aysan ka jirin waxyaalaha daruuriga u ah caafimaadka, nafaqo la’aan, hoy iyo cunto la’aan baahsanina ka jirto in lagu yiraahdo u sameey wacyi gelin waxaadna oraneysaa “ waa inaad ku daadaashaan caafimaadka ,maxaa yeelay waa muhiim” . Wacyi gelinta qof walba wuu qaban karaa mana haboona in qof dhakhtara waxtarkiisa uu intaas ku koobnaado, waxa lagaa rabaa inaad shaqada u gudato daacad-nimo iyo hagar la’aan, una daneysid bulshadaada tabaaleysan, sidoo kale waxa muhim ah ka howl galida iyo maareynta xarumaha caafimaadka cilmigaagana wax weyn ugu qabatid dadkaaga oo dhan. 3: Qeybta saddexaad oo iyagu hagaagay oo gutay waajibkii ka saarnaa wadankooda , ka soo baxay wax walba oo laga rabay, noqday wadaniyiin , laakin sida inta eebbe u shukrida ay u yartahay ayay iyana u yaryihiin . Maxaa noo diiday inaan ku dhaqno wadankeena waxaan soo baranay ?. Inta badan dadka waxbarta waxay ku hammiyaan inay si kasta waddankooda waxa uga faa’iideeyaan, haseyeeshee waxa ka horyimaada caqabado badan oo aan la inkiri Karin oo ay ugu horreyso waxa soomalida la haray oo ah qaraabo-kiil iyo nin-jeclaysi ragaadisay gebi ahaanba horumarkii ummadeena, si kastoo ay tahayba waxa inala gudboon inaynu cirib tirno. Gabo-gabadii qoraalkeygaan, waxa waajib inagu ah, isku duubni, midnimo, wadatashi, is caawin iyo in loo guntado sidii loo abuuri lahaa, waddininimo, soomaalinimo iyo midnimo, si ay markale usoo laabato Qaranimadeenii, sideynu ognahayna “Gacmo wada jir ayay wax ku gooyaan” W/Q: Dr. C/raxmaan Aadam Ibraahim (Gambool) RBC Radio
  18. Thanks Cadale for sharing this wonderful hits. Cumar Dhuule AUN is legend in Somali music. Layga kaa qaadyoo, one of the best Somali songs ever made.
  19. Gheelle.T;984597 wrote: Beggars cannot be choosers,sxb. We should either drop that bowl down or take what ever that is thrown at our way, be it Iran aid or EU money. +1
  20. Waryaa Kheyr, قل ماشاء الله Meesha xoogaagii lahayey waa loo huray, mana aha Europe ee sidaa ula soco. Gawaaridii Mark II, ee midigta laga wadayna shaqo fiican ayaa loo yeelay. Calaamada 'P' iyo dareyskan buluuga ah mala socotaa in qolyahan gacantood go'dayga ah ee UNPOS inay masuul ka yihiin. Waa ciidan horumarsan marka lagu miisaamo xaaladda iyo duruufaha ka jira meesha uu ka shaqeeyo.
  21. Oodweyne;984367 wrote: Well, I think it's about him knowing that the west needs him - to pacify his “barbarians” - as much as he needs them to "cough up" the money for the “pacification business”. Hence, its dilemma the west entered into with their eyes open when they pick him (or at least decided to support him) so that he can be a “hired stooge” for them so that he can “wean off” his “terroristic-minded-barbarians” from their terror agenda against the west. And this is essentially akin to the manner a certain Karzai was “hired” for the sake of “civilising” the “Pashtun-of-Afghanistan”. Hence, the west does have a problem in here, in the sense that they are between the rock and the hard place. In other words, if they don't “cough-up” the money he needs to “stabilize” his “barbarians” in the south of Somalia , then the west will not see the end of terrorism from that corner; not to say nothing about the danger of those “vast empty places” of his people’s territory becoming a nasty “safe-havens” of any would-be-Jihadi looking for a place to plan and plot his lust-for-murder against the West. If on the other hand, they give to him all the money he needs, then the assumption they will have to work with it, will be that the “bulk” of it will be "trousered" by him and his clique. Hence, their hope was that (at least from the get-go) that of course the bulk of the money will be cleanly stolen in a daylight, but at least some of it may get to the needy amongst his people as well as the fact that he will not steal the funds in so brazen of a manner not to say nothing about the nonchalant way his people thought to steal such public funds . Consequently, they - the west - are embarrassed as much as of what he did as they are of knowing that at heart, he is their “devil” they need him to “civilized” his “terroristic-minded-barbarians” in Somalia . Adeer, Sidee wax kaa noqdeen? waxan aflaagdo kabadan ee bahasha kala yaree.
  22. Universal TV leading the way in prosaic fashion.
  23. Cadale;982621 wrote: Cadale, Whose house is the one blocking the pedestrian pavement? It looks someone is above the road regulations:) Thanks for the nice pics though.
  24. It is easier to say than done. There are vocational schools in structure, however, if you look closely the number of trainers, kind of educational equipment and, the qualifications of the people running these kind of schools, you will realise they are merely there for namesake only. One over looked main factor would be, if the people benefiting from these kind of education live in a society where technical side of education is valued or, at least respected?
  25. ^ Meel walba oo Soomaali joogto waxa caada kanoqotay, tuugsi wadamo iyo hay'ado shisheeyo lala hoos ordo. Hadii la ogolaaday iskulaadkii kaniisadaha, maxaa Shiica ka reebay inay ka qeybgasho safka lug-goynta tuugsadayaasha. Dhaqankaas Somalidu ka dhaxashay dowlad xumada hadii aan wax laga badalin ceeb meel looga baxsan karo waa adagtahay.