AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. Maaddeey;858289 wrote: Paranoia at its best!, dhinacyada meeqa maraa iska fiirisaa? I've nothing to worried about when leaving Maghrib salah, have I? Maaddeey;858289 wrote: Ps. Adiga su'aasha kuma weydiin!. The question still stands, how can he say such things while in Nairobi?
  2. Maaddeey;858267 wrote: ^ so, his opinions may be real, haye? Well if this agent's opinions were "real", the Kenyan authorities would have taken action. How can he say such things while in Nairobi? Blease and blease dadka ha waalina.
  3. In addition to the above list, there are some 30 more Presidential hopefuls whose names no one will remember. :) I want to see a "presidential debate" held with all candidates in one room. I'm sure something memorable will come out it.
  4. Amiin@Malika and taqqaballah mink. Have good Eid everyone.
  5. Malika;857716 wrote: Jummah Mubarak - May the strength of Eeman stays in our heart this last friday of Ramadan!...amiin This Friday only? Sounds like you've plans for the coming Fridays. Amiin btw.
  6. Good news. Soon I'A, ZamZam will be in the Team IL (Indefinite Leave) then Team GB. I can see her winning medals for her new country in that funny walking sport if she's given the full backing by Team GB.
  7. Let's hope a "Puntland Oil Miracle" happens and water comes out of these cables.
  8. The prices quoted make it like an expensive delicacy. What's so special about Waraabe meat?
  9. ^ What could've happened if you went to Hiiraan yourself? If I posted the article some might take it as taking orders from you. I don't wanna take risks especially when it's Ramadan and I'm going in and out of majids more often.
  10. ^ I don't trust triple agent Che either.
  11. Maaddeey;855202 wrote: Can some one paste the article, please?. Maaddeey;855277 wrote: Now tell me, did Garaad resign or what?, did the article say his intention of the Somali politics?. You don't want to click on the link? Are you "wanted" in Hiiraan?
  12. The two athletes from Somalia represented their country very well.
  13. Six years later... Not since the Tyson days have seen the whole house stood up and shouting at the top of the voice. Just shows under right circumstances Farahs are world beaters.
  14. Carafaat;853993 wrote: How does one get 14 houses in a Socialist country. Mise 'hanti wadaag' waxa mooday 'hanti boob'. Are asking as a Hiil-Daran rep or as a genuine wax-magarato? Oba is laughing.
  15. Ganacsade Cabdi Xoosh ashkir oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa baaq u jeediyay Culumada Soomaaliyeed waxgaradka ku sugam magaalada Muqdisho, asaga oo u sheegay Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho in ay wax ka qabtaan hantiada uu leeyahay ee la haysto. Xoosh ashkir ayaa sheegay in aysan Diinta meelna uga jirin in qof xoolihiisa la Xalaalaysto, waxa uuna Culumada iyo wax garadka ugu baaqay in ay arintaas Diiniyan u sheegan dadka haysta Guryihiisa oo uu ku sheegay in ay gaarayaan ilaa 14-Gurig.* “ waxaan rabaa in aan u sheego mar kale Culumada Soomaaliyeed wax garadka ah Jooga Muqdisho, in nimanka haysta Guryahayga oo ku Dukanaya oo xoogna ku haysta , oo caruur ku dhalaya, qaarbaa waxaa laga dhigtay Bangiyo sida guriga aan daganaa ee Digfeer ku yaal, in nimanka haysta guryahayga loo sheego, diinta islaamka waxay ka qabto” ayuu yiri Ganacsade cabdi xoosh ashkir. “ Cali Xashi, Jen: Guuleed oo haysta Beertayda oo ku andacoonaya oo leh Jonkarlo oo Talyaani ah ayaa, iga gatay,kaas oo aan aniga Xataa lacag ku lahaa oo Bastrool aan ku lahaa dhacay, oo aan Jeegaga aan ku siiyay waan Haya, xataa Nairobi ayaan Maxkamad la tagay waa uu baxsaday, marka waxay la mid tahay Madaxweynaha, Raisal Wasaaraha iyo Gudoomiyaha baarlamaanka hantida ay dadka ka dhaceen oo kale ayaa hantidayda loo dhacay”ayuu markale yiri Ganacsade xoosh ashkir. “ Culumada iyo dadka islamka waxaan u soo jeedinaa in loo sheego kuwa wax ma garatada ah, hantidayda in ay soo wareejiyaan, waana xaaraan Qaadcan haloo sheego, Wax ma garatada ah ” ayuu yiri. “ waxaa jira nin kale oo safiir ka ah jabuuti, oo dhul banaan kala gadanay, hadana sheeganaya comp india oushiyan, in uu gatgay waxaan leeyahay qalabkaas cagaf cagafyada laanroobarada, iyo Hotelkii Muun Star, Bastrool istashinkii, iyo Guryihii waa waynaa, Kuwaas oo uusan gadan Karin mana gadan, marka waxaan leeyahay comp waala yaqaanaa marka qof aan hanti ka gatay ma jirto, waxaan umada Soomaaliyeed u sheegayaa in ay wali dhimantahay Burburkii, Diintana haloo aqriyo dadka hantidayda haysata, marka waxaan islahaa Maxkamad iyo Dowlad ayaa dhalanaysa”ayuu yiri. “ Kii madaxweyne laga dhigaa hadii uu hantida xadayo maxaa la samaynayaa, dastuurka la sheegayo aniga fikirka aan ka qabaa waxa uu yahay mid aan hagaagsanayn, marka sida hada ay tahay wax ka Roon hadii la keenayo, waan arkaynaa”ayuu yiri. “ Baarlamaanka la dooranayo hadii aan aqoon lagu soo dooran wa dhibaato, qabiilka aan ka soo Jeedo arintaas kalama hadlin mana kala hadli doono, qabiil waxaa ka wayn somalinimada ayaan waxayga ku raadsanayaa”ayuu markale Yiri hanacsade cabdi xoosha shkir. Sidoo kale ma jiraan wax war ah oo ka so baxay shaqsiyaadkaas uu ganacsade xoosh ashkir u jeediyay eedaynta kuna aadan in ay haystaan hanti uu sheegay in uu xamar ku lahaa. Cabdixakiin Cilmi Xasan
  16. ^ That's the sort of paranoia that made Ayan think the Mullah is after her crown jewels. Either way, I don't run the forum nor know what you're talking about.
  17. ^ Did one your other script get zapped by admin? ElPunto;853568 wrote: ^ Don't worry guys - it wasn't as if you're going to leave Canada or Sweden or some other western country and live in Somalistan right? I don't think any Mullah would try to circumcise Ayan even if she does come back. Talk about flattering one's self.
  18. Dead or not, for him not to make a audio address is a bad sign for his supporters.
  19. Alpha my friend, it wasn't meant to be (whatever the Big Day was). Get up, dust yourself and move on. Showqi, I heard Muriidi moved to Saudi Arabia. Be afraid...