AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. Afewerki, how many times do I have to say; if the people of Somaliland want unification with Somalia I'm with them. If they don't, I'm with them. Secondly, what you claimed up there is what you always claimed, so what the change? Last but but no least, yesterday OG's were the most wadani Somali sub-clan according to you and today you have GX at the top of the chats. Let's see what tomorrow brings, insha'Allah.
  2. Jamaacada al ictisaam bil kitaab wasunnah oo madaxweyne Xasan sheekh u dirtay tahniyad iyo talooyin September 11, 2012 - Written by editor Muqdisho:-Waxaa dhowaan soo gaaray halgan.net nuqulka bayaan tahniyad iyo isugu jira talo siin oo ay Jamaacada Al-Ictisaam bil bitaabi wassunnah u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sh. Maxamuud. Bayaanka oo uu ku saxiixan yahay amiirka jamaacada Sh. Bashiir Axmed Salaad ayaa jamaacadu waxay* si qoto dheer ugu tahniyadeysay madaxweynaha cusub, waxayna ugu duceysay in Ilaahay solonsiiyo talada toosan, iyo in uu ku galladeysto holwadeenno wanwanaagsan. Intaa kadib jamaacada Altisaam waxay madaxweynaha ugu naseexeyneysaa Alle ka cabsi sir iyo calanba, iyo in uu daacad u ahaado Kitaabka Alle iyo sunnada nabiga s.c.w. iyo in danta guud ee dalka uu ka hor mariyo danaha gaarka ah. Jamaacada Al Ictisaam ayaa sidoo kale madaxweynaha ugu naseexeysay in uu u doorto xukuumadda la filayo in uu dhiso gole xukuumadeed oo lagu xulay amaano iyo karti sida ku xusan Qur’aanka kariimka ah ( إن خير من استأجرت القوي الأمين) Jamaacada Ictisaam ayaa sidoo kale madaxweynaha ugu baaqday hirgelinta mashruuca Islaamiga ah dalka iyo Islaameynta nolosha mujtamaca inuu ka dhigo kan ugu horreeya barnaamijkiisa iyo hagaajinta hey’adaha dowladda gaar ahaan hey’adda garsoorka iyo tan amniga si ay u baahdo cadaaladda oo ah aasaaska ay isku taagaan madaxnimada iyo xasilloonida. Jamaacadas Al-Ictisaam ayaa sidoo kale kula dardaarantay madaxweynaha in uu u sacyiyo sidii isku fillaansho loo gaari lahaa loogana kaaftoomi lahaa ku tiirsanaanta qeyrkeen, gaar ahaan arrimaha ammaanka, difaaca ilaalinta qaranimada iyo madaxbannaanida dalka. Jamaacada ayaa ugu dambeyntii kula dardaarantay madaxweynaha* cusub mudane Xasan Sh. Maxamuud in khilaafaatka siyaasadeed uu ku xaliyo si nabadgalyo ah iyo in uu furo albaabada wadahadalka iyo dib u heshiisiin loo dhan yahay si looga baxo dhibaatada dabada dheeraatay ee dalku ku jiro. Halkaan riix Jamaacada al ictisaam bil kitaab wasunnah oo madaxweyne Xasan sheekh u dirtay tahniyad iyo talooyin Halgan.net http://halgan.net/2012/09/11/amaacada-al-ictisaam-bil-kitaab-wasunnah-oo-madaxweyne-xasan-sheekh-u-dirtay-tahniyad-iyo-talooyin/
  3. Carafat's angry and is venting his bitterness at "Unaka" because he got duped by Geo Samatar and lost his investment in Hiil-Daran. Pirate Duke had ran out of Gaas and has chosen to target "Secessionist" to drown away the "30 votes"
  4. ^ Hey, you are the Arab axmaq and I'm supposed to be apologetic good guy. What am I supposed to do now, call Juxa a mad woman? I blame JB.
  5. Guys leave Afewerki alone. Yesterday morning he hated Abdiweli Gaas and loved him by sunset. One goodwilll gesture from Farole and our friend will be doing the Dhanto dancing.
  6. NGONGE;867785 wrote: Heh@Juxa..dee Maaddeey iyo Ayoub oo leh "Juxa this and Juxa that" ayaan arkay. p.s. "afxuntahay" does not sound nice at all. I brush my teeth twice a day and after meals sometimes. Waar Juxa didn't do anything wrong, how could she? It was JB's that started the isku dirid. Sayid Qardhawi and Maaddeey Mullah were only trying to display their usual unimpressive countryside chivalry, to no effect. PS You're an Af-xun in more ways than one.
  7. Congratulating to Xassan Sheekh Maxmoud.
  8. Someone took my Af-qallooc book, maybe another day inshallah. PS Haka jawaabin haddaad doontid, Juxa un ha igu dirin pls and pls. I have fewer friends in here than a shababi in Villa Amisom.
  9. xiinfaniin;867103 wrote: Neither Cosoble nor Gaas supported Hassan or Sharif Not true. Gaas called for change. Somalia needs change, he said.
  10. ^ A friend, whose TV it was said the masha'Allah bird that appeared on a commercial reminded him of someone. Maaddeey Mullah, what do you reply to someone that says "salaaamun Calayka"? Midda kale I was not reffering to prophets, but other gents. Please check-out Xaaji Af-qallooc's Ismaciil iyo Isxaaq poem for details..
  11. ^ Wa calayka. Ismaciil and Isxaaq (AUN them both) were brothers.
  12. Abtigiis;867034 wrote: Pretty sure Hassan will win. The MPs agreed to sing wa-shamsi on Sharif. I keep my hair because Abdiweli is finished. :) @ wa shamsi Not so fast Afewerki, this TV pundit is saying top 4 are going through and it's touch and go..
  13. Calm down ppl, top 4 are going though, according to the TV pundit.
  14. General Duke;866949 wrote: Abdiweli is out. A lot of people are out Duk..
  15. *My rough count.. Sh sharif ...... 60 Sh Maxmoud *57 Baddiyu.........24 Caddow..........26 Cosoble......... 27 Gaas..............25 Formaggio.....15 Yusuf Garaad...6 Samatar...........5 Others.............10ish I heard Omaars name once, at least he secured his own vote...
  16. 1 rough count Sharif 57 Hassan Sh Maxmoud 56 Cosoble 26 Gaas 25 Badiyo 18* Caddow 24 Formaggio 14
  17. Box 1 rough count Sharif 36 Hassan Sh Maxmoud 30 Cosoble 15 Gaas 15 Badiyo 15 Formaggio 10
  18. Sharif 30* Hassan Sh Maxmoud 23 Cosoble*12 Gaas 12 Badiyo 10
  19. Sharif 30* Hassan Sh Maxmoud 23 Cosoble*12 Gaas 12 Badiyo 10