AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. ^ Pirate please.. Abwaan;859283 wrote: I heard Jawaari is muqayil, is that true? Who knows him? Do we want someone like that as our speaker of parliament regardless of his impressive CV? Juriille? Why not keep Xariif Xassan, Instead of choosing a man like him with degrees. Xariifka wanted to give a way a portion of the ocean, if he wins this one might sell the whole ocean on Somalia's side. Did you come straight from www . Waxa la yidhi iyo xan dot info to here? With a name, stories and views like that, you'd make a decent muqayyil yourself Mr Abwan. On the serious note, do you know better candidates? I can only think of one better than Juurile. Imam Farole. He does not chew and hates chewers, just like you.
  2. General Duke;859276 wrote: This is my the first time Dr. Juriile has ran for office. NOT the first time and has more experience you mean. He has been an MP and minister apart from other qualifications. General Duke;859276 wrote: Mr. Jawari is a fresh face and seems to be the buzz of the time even Amin Amiir is a fan of the man and he has some support within the chattering class... Jawari can't be given a speakers job because his face is easier for cartoonist Amin Amir to sketch or your local fadhi-ku-dirir joint likes him.
  3. General Duke;859270 wrote: Shib deh moonlight don't destroy Ayub's day dream.. A dream for a many Puntlanders, not mine.
  4. ^ MoonLight1;859269 wrote: so far the candidate with the best chance to win this post is Pro;Jawaari who wants the job desperately. Desperately wants the job? Apart from desperation, what else does he bring to the table. Desparation might be a good quality for piracy, but this is not piracy, Mr Moonshine.
  5. ^ War Hada Soo Dhacay: Prof: Juurile Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxanyahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Prf Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juurille oo ah Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Cub ee Somalia ayaa Shaaciyay Inuu Yahay Musharax utaagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Somalia . Prfka ayaa SBC u Xaqiijiyay Jiritaanka inuu Yahay Musharaxa Xilka Gudoomiyaha Somalia Xili Maalintii Shalay uu Kamid ahaa Xildhibaano kor u dhaafay Labaqol oo Xildhibaan oo Ladhaariyay . Xildhibaan Juurille Wuxuu Rajo wayn Kamuujiyay inuu Kuguu Laysto Xilka Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somalia oo Maalmo Kooban oo Qura Ay Naga Xigaan Doorashadiisa. “Aniga Waxaan Xilka Gudoomiya Nimo Aan Udoorat ayaa ah In Baarlamaanku uu Yahay Hay,ada Kaliyah ee Laga Dheehan Karo Sharfta Dalka Marka Waxaan Doonayaa Inaan Soo Celiyo Nidaamkii Baarlamaan Lahaan Jiray Barlamaan Kuna uu Noqdo Mid Guta Waajibaadka Loo Doortay” . Cabdirisaaq Cismaan Juurrille Waa Rugcadaa Siyaasi ah Saameyn Weenyan Kuleh Siyaasada Somalia Xilal Badana Kasoo Qabtay Dawladihii Soomaray Somalia Barisamaadkii iyo Kuwii Kumeel gaarka ahaa Ee Mudatii Bur Burka. Juurrille Waa Xildhibaan Dawlada Faderaalka Somlia Kasoo Galay Deegaanad Puntland Waana Siyaasi Magac Weyn Kuleh Dhulka uu Kasoo Jeedo . Hadii Prf Juurrile uu Ku Guulaysto Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Waxay Dhabar Jab Ku Noqonaysaa Siyaasiyiin Badan oo Beeshiisa Kasoo Jeeda Kuwaaso oo Dadaal ugu Jira Hanashada Xilka Madaxweynaha Somalia. Somalia Waxay Wax Kuqaubsatay Nidaamka 4.5 Nidaamkaas oo Xilalka ay Ku Kala Qaybsadaan Somalidu Madaxd Ugu Saraysa ee Waqitgoodii Dhamaaday ayaa Waxaa Caqabad Kunoqon Karta Siyaasiyiin Kale oo iyan Beelahooda Kasoo Jeeda oo Iyaguna Hunguriyeynaya In ay Helaan Xilka Gudoomiyaha Barlmaanka Somalia Taas oo Dhirbaaxo Kunoqon Doonta Siyaasiga Beeshiisu ay Qaadato Kurisiga Barlmaanka Sikastaba Gudoomiyaha Ku Meel Gaarka ah ee Barlamanka ayaa Maanta Ku dhawaaqay in Maalinta Bari ah Wuxii Laga Bilaabo Laqaban Doon Araajida Mushariixiinta Utaagan Gudoonka Baarlmanaaka Somalia. Source >> http://www.puntlander.com/?p=13291
  6. Saaas kaa raba. Please don't try to get this thread deleted. Read the comments bellow... http://horseedmedia.net/2012/08/21/deg-deg-prof-juurile-oo-ku-dhawaaqay-inuu-u-sharaxanyahay-gudoomiyaha-baarlamaanka-soomaaliya/
  7. Prof: Juurile “Waxaan u sharaxanahay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya” (Warbixin + Waraysi gaar ah) + UPDATE AUGUST 21, 2012 23:11**27 COMMENTS Prof: juurile wuxuu ku dhawaaqay inuu yahay Musharaxa xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof: Cabdirizaaq Cismaan XasaN ( Juurile ) oo ah Siyaasi rug cadaa ah kana soo jeeda Deegaanadda Puntland horayna xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladda Federaalka Ku meel gaarka Soomaaliya kana mid ah Xubnihii Baarlamaanka ee shalay la dhaariyey ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartami doono Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka. Waraysi uu siiyey Horseed Media wax yar ka hor wuxuu ku cadeeyey jiritaanka warar hoose oo ilaa maanta gelinkii danbe soo baxay kuwaas oo sheegayey in uu damacsanyahay inuu isu sharaxo Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka . Wuxuu si adag u difaacay go’aankiisa isagoo sheegay inuu san jirin sharci ama xeer u diidaya inuu xilkaas u tartamo wuxuuna sheegay in loo baahan yahay maanta is bedel siyaasadeed si Dalka looga saaro dhibaatada ayna ka tanaasulaan Kursiga Madaxweynaha beelihii horay u soo hayn jiray fursadna la siiyo Beelaha kale ee Soomaaliyeed. Prof: Juurile wuxuu sheegay hadii loo doorto Jagadaas Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu wax badan qaban doono uuna xooga saari doono sidii Baarlamaanku u qabsan lahaa Shaqooyinkiisa Dastuuriga ah. Wareysiga Prof.Juriile oo cod ah Waxaa na haysata cilad farsamo oo xaga Maqalka ah taas oo aan hada xalinteeda ku jirno waxan isku dayeynaa sida ugu deg dega badan in aan waraysiga idiin so gudbino. Waa Kuma Prof: Cabdirizaaq Juurile. Prof: Juurile waa 63 jir xaga da’da wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa Deeganadda Puntland gaar ahaan Gobolka Bari Waxbarashadiisii Dugsiga hoose & Dhexe wuxuu ku qaatay isla boosaaso *markaas ka dibna wuxuu aaday Magaaladda Muqdisho si uu u sii wato Waxbarashadiisi markii u dhameeyey Dugsiga sare wuxuu Deeqa Waxbarasho ka helay Dalka*Hungary halkaas oo uu ka so qaatay*( Bachlor’s degree of Chemical Engineering) waxa kale oo uu sameeyey Masters degree in Chemical Engineering &*PHD in Chemical Engineering and Pharmaceutical Technology. Dowladda Kacaanka 21 October wuxuu ka soo noqday Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibada & Iskaashiga Caalamiga ah sidoo kale wuxuu soo noqday*Gudoomiyaha Hayadda Qaranka(ENFAIS) ee u xilsaaran hirgelinta**mashaariic**gaar ah ee ay maalgelineyso Dawladda Taliyaaniga Mashaariicdaas oo ay ku jireen Dekeda Boosaaso & Wadada Maaliga ah ee isku jirta Garoowe & Boosaaso. Burburkii wuxuu xubin Baarlamaan ka soo noqday Dowladii Federaalka ee lagu soo dhisay Kenya Xukuumadii Raysal Wasaare Cali Maxamed Geedi wuxu ka soo noqday Wasiirka Qorshaynta & Xiririka Caalamiga ah halka uu Xukuumadii Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali ka soo qabtay Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta. Saaxiibadiisa Siyaasadda. mudada dheer ee uu ku soo jiray siyaasadda wuxuu ka faa’iday inuu ka samaysto saaxiibo siyaasadeed hada sida la rumaysan yahay wuxuu saaxiib dhow la yahay Madaxweynaha Maamulka Puntland & Gudoomiyaha wakhtigiisii dhamadaay ee Shiriif Xasan . Dr. Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe bishii July mar uu safar kaga soo laabtay Jabuuti wuxuu sheegay in uu safarka ku weheliyo siyaasi horay TFG uga tirsanaa hadana anaga nala aragti ah kaas oo loo fasirtay Prof. juurile oo weftiga Madaxweynaha ka mid ahaa. Hase ahaatee wuxuu si kulul u beeniyey in is sharaxaadiisa ay ku lug leeyihiin Siyaasiyiin kale . Doorashada Madaxda cusub ee Dowladda Federaalka. Waxaa la filayaa inay Dalka Soomaaliya ka qabsoomaan 26 Aug Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka & Ku xigeenadiisa markaas wixii ka danbeeyana loo diyaar garoobo sidii loo dooran lahaa Madaxweyne cusub kaas oo soo magcaabi doona Raysal Wasaare soo dhisa Golaha Xukuumadda. Doorashadan waxay kaga duwan tahay doorashooyinkii hore arrimo badan waxay ka dhacaysaa Gudaha Soomaaliya, qorsheheeda waxaa lahaa Saxiixayaasha Ro’ad map oo taageero iyo kalsooni ka haysta Beesha Caalmka, musharaxiinta isu soo sharaxday Madaxweynaha waxay kor *dhaafayaan 40, markii u horaysay waxaa la iska hortaagay Baarlamaanka cusub inay xubno ka noqdaan siyaasiyiin awood badan oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Soomaaliya qaarkoodna ka tirsanaa dagaal oogayaashii & Horjoogayaashii Midowgii Maxkamadaha, Baarlamaanka la soo xulayna wuxuu u badan yahay xubno aqoontoodu aad u sarayso dhamaan talaabooyinkaas & kuwo la mid ah waxay dhiirigelinayaan Umada Soomaaliyeed iyagoo muujinaya ifi faalo wanaagsan. Doorashadan waxaa si isku mid ah ugu sharaxan Xafiiska Madaxweynaha Madaxda DFKS ee wakhtigoodii dhamaaday kuwaas oo kala ah Madaxweynaha, Raysal Wasaaraha & Gudoomiyaha Baarlamaanka masuul kastaana wuxuu xusul duub ugu jiraa sidii uu Xafiiska ugu guulaysan lahaa ugana tuuri lahaa tareenka Siyaasada labada kale. Musharaxnimada Shiriif Xasan Sh. Aadan. Gudoomiyaha Baarlamaanka ee wakhtigiisu dhamaaday Sh. Xasan Sh. Aadan wuxuu u sharaxn yahay Jagada Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu aaminsan yahay in maanta beesha uu ka soo jeedo ee (Digil & Mirifle ) xaq u leeyihiin in looga tanaasulo jagadaas. Waa siyaasi rug cadaa ah saamayn aan qarsoonayna ku leh Siyaasada is bedbedlka badan ee Soomaaliya wuxuu wakhtigan leeyahay rajo fiican isagoo haysta inta badan codadka xubnaha beeshiisa wuxuu loolan adag kula jiraa saaxiibkiisii ay mudo dheer so wada shaqeeyeen Madaxweynaha hada wakhtigiisi dhamaaday & Raysal Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali si uu uga guulaystana wuxuu u baahan yahay ugu yaraan in Xubnaha Beeshiisa uu ku qanciyo inaysan u tartamin Gudoonka Baarlamaanka taas bedelkeedana loo daayo inay xilkaas ku tartamaan beelaha ay ka soo kala jeedaan Madaxweynaha & Raysal Wasaaruhu si meesha looga saaro rajadooda. Halkan ka akhri Warbixin Horseed Media ka diyaarisay Sh. Xasan. Aragtida Beesha Caalamka. Qaar ka mid ah Beesha Caalamku waxay taageerayaan qorshaha Shiriif Xasan waxayna qabaan in beelihii horay u soo qabtay kursiga Madaxweynaha loo baahan yahay inay maanta ka tanaasulaan taas bedelkeedana lagu tijaabiyo beelaha kale sida (Digal & Mirifle) rayi kaas la mid ah waxaa qaba siyaasiyiin & Waxgarad Soomaali ah . Is shabahaada Doorashadii 2009 ee Puntland & Doorashada Soomaaliya ee 2012. Waxaa is shabaha Doorashadii Madaxtinimada Puntland 2009 iyo Doorashada Dowladda Federaalka 2012 sidii caadada ahaan jirtay Maamulka Puntland 3 xil ee u sareeya waxaa loo kala qaadan jiray, Madaxweynaha waxaa yeelan jiray beelaha dega (Bari, Karkaar, Nugaal ama Mudug), Madaxweyne ku xigeenka waxaa qaadan jiray Beelaha Dega (Sool & Cayn) halka Gudoomiyaha Baarlamaanka ay yeelan jireen beelaha daga (Sanaag & Hayland) . Beesha degta Gobolka Sanaag waxay ka tanaasushay inay qaataan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyadoo ku qanciyey xunihii u metelayey Baarlamaanku inaysan u tartamin jagadaas taas bedelkeeda waxay u soo sharaxdeen musharax jagada Madaxweynaha kumase guulaysan isku daygaas sidaasna waxay ku lumiyeen jagadii Gudoonka Baarlamaanka. Sida muuqata doorashada hada ee Soomaaliya waxay u muuqaal eg tahay tii 2009 ee Puntland beeshii horay u qaadan jirtay Gudoonka Baarlamaanka sidii caadada ahaan jirtay hada waxay u tartamaysaa jagada Madaxweynaha inkasta oo aan la qiyaasi karin inay ku guulaysan karaan hindisahoodaas iyo in kale.
  8. Yes, Merry Eid. Let's call it quits before we start asking each other about our unstable corners and the non existent curve the universe wiki-leaks itself into.
  9. Maaddeey;859003 wrote: ^I know that, and it is why I still argue with you, unlike the 1 above you, though I think he is more religous than you. I believe the opposite, the 'dawlah' is not only the baaghiya but in line with the biggest Taaghoot, Ameeka wa xizbahum!. Are talking bout me? I think you're. Go on, call me paranoid.
  10. ^ They're quite stable, aren't they? Violent big bang, fire, smoke and then Wiki calculator.*
  11. Apophis;857650 wrote: NASA has calculated the phases of the moon for the next 2000yrs . It says the 20th too. In Vietnam it was 19th. You should start taking lecture ferenchi with a punch of milix. 2000yrs kute.
  12. And they call me paranoid... Si wada siirada axsaabta, ridwaanullah.. Later inshallah
  13. AYOUB

    Hello all

    ^ I think he's suffering from the flu you had.
  14. I took the Saudi flag and changed it when I saw Abu Salmaan with it. I will return to my fav flag when I'm in control of things I'A. And yes NGONGE said I was Africanown and never apologised. I still can't believe he believed he was debating with me when he used to argue with him.
  15. Maaddeey;858908 wrote: ^ lol!, I didn't mean to, I forgot to put the Q mark, markaan ku arkayna I knew inaad ka faa'iideysanayso!!. NG ha igu dirin waa ninka keliya ee awooda inuu fairly ula doodo khasmigiisa and I respect him for that!. You mean you don't use the exclamation mark when cheesed off? As for old man NG, well I used to rate him till he said I was agent Africaown of all ppl. Maaddeey;858908 wrote: Edit: calankii aad saan ogaa ugu cabaadday maxaa ku dhacay? Gabadh u Xiin adeer u uyahay baa shuruud iga dhigtay oo tidhi "labada calan kee baad dejin?". It was hard decision but.. zuyyina li naas xub..
  16. Saado Cali has better chances of being a PM than this Abdikarim chap.
  17. What the proper thing to say, samir bila iimaan? Oh well...
  18. Maaddeey;858827 wrote: NG, since you took Ali as an example, let me remind you inaan doorashadiisa iyo khilaafadiisaba laysku raacsaneyn, oo waxaa a soo horjeestay talxa iyo zubair oy saabiqeen iyo qaraabba (zubair) ahaayeen, saasooy tahayna dagaal buu kala hortegay, that was Ali the man Allah loved much and the time was the first century of Islam!, ma fahantay!. NGONGE my cousin, our Akhi started using exclamation instead of question marks for you as well so I suggest you back down.
  19. AYOUB

    Hello all

    Wlc back and taqabballah minna wa minkum. Amiin for the dua, even though I doubt you remembered me in it. May The Almighty accept and reward your Umrah in full, cure and bless you and the bride to be.
  20. Haatu;858515 wrote: He was simply the oldest dee. And I detest us being called reer Azania. It makes us seem foreign Well, this time the label is not meant to "alienate" you but to serve another political purpose. The poster believes if anyone brands the speaker "D-Block" clan the winning chances of the candidates from the same block running for president (like Formaggio or Cabdiweli to be specific) are reduced. Siyaasadda waa very political.
  21. MMA, any chance of a bio book of the old man? You should've taken advantage of the Sheekh's (AUN) impressive memory, integrity and great lifespan. When an old man dies, it's like a library has burned down ~ African Proverb
  22. ^ I knew what you meant, that's why I said no comment you bagaash waaxid. I've already upset our Akhi enough to go down that route.
  23. NGONGE;858326 wrote: ^^ Lets push the "paranoia" notion up a notch. Err, I heard that Maaddeey was in Nairobi too! :) No comment. If I do comment, I get labelled paranoid. If I ask questions, I get intimidating exclamation marks. All I know is; Sh. Sharif was called a lot of things when he legged it to Kenya in late 2006. These days our Akhi Maaddeey listens to fatawas from Eastleigh, or does he? Maybe you should ask him, since he does not want to talk to the paranoid.