Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/27/2024 in all areas

  1. 1 point
    Ilaahay ba og cida ka dambeysa dilka iyo sidey ragan kale u dhinteen aun. Laakinse waxa muqataa ina lasii buun buuniyo arinta iyo iney sida dan ahaan cid faido ugu jirto oo arinta ‘political scoring’ ugu isticmaliyaan. Marka sadex qodob ku dar: 1. Ina umada looga dhigo Dowlada Somalia iney dagaal ku heyso oo cadoow ku tahay, sidey u tageeraan xukumada Somaliland oo sida awood ku yeelato ee kusii joogi karto. Waa kaartooyinka Laga isticmalo Ethiopia, oo TPLF isticmaashay oo Eritrea dagaal la gashay sidey kusii joogtay meesha. Xukumadan SL baryahanba wexe raadinisaY ‘enemy’ umada ku jeediyaan ‘dagaal’. Kii GX ba cadoow ah wuu fashilmay, kii SSC Khatuma wu fashilmay, Kadibna waa tii la isku dayay iney beelaha Bariga dagaal ka dhex biloobmo. iminkana wa Somaliya. 2. Is dhex galka iyo isku socodka umada ee xanibaan oo la Kala baqdo, oo la isku talaabin, oo qolo kasto Xero lagu so xidho. Wexe taasna biloween markii dadka Koonfur Galbeed biloween ina ee ka saaran Las Canood, ileyn umad kala seesan ayaa masxakda Laga sii heysan karaa. Waana waxa ka jira Ethiopia maanta, oo umadii la isku jeediyay sidey ugu so jeedsan hogaanka. 3. Umada la galiyo ‘victim mentality’, ileyn dagaladii hore jiilka cusub waxba Kama Oga oo ma laha fikir iney yihiin dad la target gareeyay ama cabsi kaqaba iney tagi kareyn ama dagi kareyn Somalia ama dhul kale. Waa siyasadaha ka jira Ethiopia ee xukumadu ku daneystaan Kala faquuqidada dadka.
  2. 1 point
    Ethiopia is build on strong principles their state institutions have not collapsed for decades if not centuries the monastry kept it in tact the gallas and Amhara a like will fight each other but do not wish for a total state collapse to happens as it happend in Somalia there is barbarism and all of that in Ethiopia but they have a sense of unity or a sense of love for their country , which doesnt exist in Somalia . in Ethiopia the ethnic groups are at each others throat but they cherish the state they valued it , in Somalia they cherish their clan religion sect or what ever , but they dont value the state that is the difference really
  3. 1 point
  4. 1 point
    I highly doubt this is true, no way, they are extremely weak and not capable to launch another, it will be suicide
  5. 1 point
    No, they have not, I think you might be unfamiliar with the back story. They have sacrificed, and lost everything, more than any other group, both in human capital and wherewithal for the SNM struggle, and are now paying a hefty price. What is left of their elite are scattered all over, I think I have seen more of their elite in Xamar than in any city in SL. Sadly instead of their inheriting fruits of their labour post the collapse of government, HA, who had been conspiring with the Kacaan till the last days, never fired a bullet in their sodding lives have assumed power, and instead of receving "raggii kaadida u soo cabay" with grace, they slaughtered them to oblivion. That bastard ina Cigaal & his patsies HJ. That is what you are seeing now. The likes of Oodweyne would never admit to that in public, for they are true nomads, very proud people. But XX would never acknowledge that in a million years boring the neighbourhood to death about nonexistent nonsense. With their being the largest clan, I think more than the rest put together, spread from Bari to Galbeed, yet are now a minority in every city they once were the majority from Hargeysa to Berbera to Burco, and even Ceerigaabo. I think Oodweyne is the only place left now, and it is isolated. Go figure!
  6. 1 point
    From what I could gather in reading the Amhara speaker's posts, Abiy made a point of Ethiopia's sacrifice for Somalia and others, and somehow that entitled them to be on the Red Sea. This is similar things to things he said in the past.
  7. 1 point
    Defence and Security are also taking a good shape. Hoggaamiyaha SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa xalay Talis iyo Hoggaanno cusub u magacaabay Ciidanka Daraawiishta SSC. Taliyaha guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo ayaa loo magacaabay S/guuto Saleebaan Barre Geesood halka Taliye ku xigeenka loo magacaabay G/sare Cabdifitaax Maxamed Aadan. G/sare Maxamed Saleebaan Caabbi ayaa loo magacaabay Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo halka G/sare Cabdirashiid Axmed Nuur loo magacaabay Hoggaanka Taakulaynta Ciidanka. G/sare Bacayees Aadan Nuur ayaa loo magacaabay Hoggaanka Ciidanka Daraawiishta SSC halka G/sare Baaruud Muuse Maxamed loo magacaabay Hoggaanka Maamulka iyo Maaliyadda Ciidanka SSC-khaatumo. Hoggaamiye Firdhiye oo Talis iyo Hoggaanno cusub u magacaabay Ciidamada SSC – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Hoggaamiyaha SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa xalay Talis iyo Hoggaanno...
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up