Sign in to follow this  
7_steps_2_Heaven

WOULD YOU LIKE TO MEET ME???

Recommended Posts

N.O.R.F   

^^^loool, hold it down tho,,,,, ;)

 

a mini sol sports crew knee's up

sounds good to me bruv,,,tha boyz sheesha tea an footy, cudnt be better :D

 

ps winger clear yr mailbox, looks like u been busy wit the pms lately ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaac qaac is funny but I am afraid he will be thrown out from here soon.that RUDE baby face had warned you man.

 

as for me and who would I like to meet..hmm let me think...I am not allowed to meet anybody too bad innit ;) .

 

I one time heard that somalionline is a club where members meet on certain occasions..isn't that frightening or should i say interesting. but if incase it happens may be the females but males not so sure runtiii that is scary.hadana kaaga sii darane somali males bisinka iyo acuudka smile.gif

 

Iam all joking guys but as i have stressed earlier iam not allowed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa maxa waaye meeshaan ma la iska hamaan sanaa maxa waaye hadalkaan..aalkuliistiyaal camal..lol..JIIIIIIIIIQ ee idinku wadatahy ...

I wanna see that person and this person....for what and do what?

 

waraa meeshaan waxaa ku jiraan qaar computerka u adkeesan waaye oo xataa internet disconnection ku dhaco markaste..iyo kuwo feebaro iska haayo jiro aan la aqoon iskaga taagan tahay....

 

LOL waraa I'M playing...

 

DND intaa maqnaa aa isuxuleene yaah..casumaadada maxaa ka fala...hada kahor markaa i casumaysay oo bariiska musbaar ii dhex galineysay ma hilmaantay..Labo musbaar iyo cirbada dharka lagu tolo aan ka heley..xasad yahee.. Casumaadaa jiis waaye baran barada jikadada xataa ka qaraabato cuntada ee kasoo eed sheygatay waxee dhahday qoftaan cuntadeeda biyo biyo, baaso dhalaashay aa karisaa xataa..lol..

 

waraa qac'qac kaalay qoftaan waa ka kornuurtee maxaa waaye..iska waabi nooh hadii kale ani shabaq iga taba careyso marax yahoo..

 

waraa Nuune see ku ogaatay arooska ...lol..

Yariistoo dariska eh aan ku jibiyey nooh..shutada aduunka abaa..ajaaaaja.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar kii aa soo laabtay. Waraa Garab Tuujiye. bisinka gabadha bariiskeeda musbaar iyo cirbad laga helay, oo baranbaradii ka ashahaadatay cuntadeeda mucjiso badanaa bisinka. ha is oo marin.

 

tan ninyoho iftiinkeeda dhinac iga mari nooh.

 

yariistana xooga neef sii pls.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool Qac Qaac, adiga kaalay,adoo yar maa mallaay kaa tillaabsaday, maxaa waaye jinniga aad akhrinayso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune qac'qac malaay maka tilaabsan ee hada kohor asoo yar aa mircood ku saxayey marka waxaa ku dhacay cudur la dhaho dhanaanos..hala yaabin wiilka jiro mircood aa heysee..

 

Xena adiga kaalay orodkaaga aa batay saqar suujis.com ma maqashay in qoorsagaarada aduunka lagugu dhago waaye..neefis ka lagugu yareeyo.

 

sundus qac'qac iska jir gaad gaadka uu qatar ku yahay siduu cuntada jikada ugu gaad gaatamaye..lol.. gaad uu wadaa agtaade mugoo cheese a siinin kaas waa ka helyayee.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by garab tuujiye:

DND intaa maqnaa aa isuxuleene yaah..casumaadada maxaa ka fala...hada kahor markaa i casumaysay oo bariiska musbaar ii dhex galineysay ma hilmaantay..Labo musbaar iyo cirbada dharka lagu tolo aan ka heley..xasad yahee.. Casumaadaa jiis waaye baran barada jikadada xataa ka qaraabato cuntada ee kasoo eed sheygatay waxee dhahday qoftaan cuntadeeda biyo biyo, baaso dhalaashay aa karisaa xataa..lol..

So much qadhaadh! redface.gif Miskiin, hadaad sidaa u rabtid cuntadayda, maad iska sheegtid? Laakiin horaan kuugu sheegay walaalo, yuxuushta waxba uma kariyo! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

bismillah.

 

Garab= Yuxuusta ahahha loooooooool.

 

waraa idinka maxaa idinka kalay wixii iga tilaabsaday, iyo waxa aan ku saxdayba. odoyaal yoho shaaha ilka ka tuuray. waraa faraha iga qaada, haddii kale ciidamo faraha kaliya ku dagaalamo aan soo diraa runtii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

DND yaxuush maxa waaye? baynaka cuudu bilaah ..bahal miyaa mise dafo maga ceeda..

 

waraa qac'qac yaxuush aa lagu yiri..lol..abidkaa ma maqashay?lol

 

DND jilci malagu fahminee mugdi yahee lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not Yaxuush ..it is wuxuush..Wuxuush = originated from the arabic word "waxsh"..the plural of waxsh is waxuuush..get it ppl...

 

<---Shakes His head...waa maxay sida luuqadii inooga dhuntay?...balo!!!

 

Cheers...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this