Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali Politics-Maka Xaaji Banadir's Take

Recommended Posts

Typical somali bolotik deadlock scenarios! :D

loool@ Makki, the man!

 

Qunful & sakatura aa ku midobay siyaasad

buruso an wax la siinin & musmaar oo xalka sulugsan

sorry aay ku cawdeen, le anna waa ka xunnahay!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Buurfuule Banaadir AKA Maka xaaji Banaadir inama caadi ma aha walaahi... Man I love this guy!

 

"Sekunto baa tahay liita iyo seera "B" wax ismoode, Sadkaada waa kalagoos Samigaada Barwaaye ee sidaas miyaadan Ogeen?"

 

Walaahi Caadi ma aha loooooool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heesaa, majaajiliiste, jilaa, abwaan, qoraa, soosaare -- you name it, he is all and above.

 

Maki Xaaji Banaadiroow, jir waligaa oo nooloow.

 

Sadly, meel uu Maki Xaaji Banaadir ka qaxay maxaa u maleynee in wax u haray. As much as he wanted to remain deegaanka aabihiis loogu magacdaray, wuxuu u qaxay finally to Imaaraadka because of xaalka marxalan aan dhamaadka lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NNC, fiirso this and see how uu ugu qosolsiinaayo madaxweynaha Jabuuti. That was a decade ago in 2000, at shirkii Jabuuti.

 

I don't know what to call that (''saar?') wuxuu ugu magacdaray wamal xayaatul dunyaa ilaa mataacul quruur. It is wonderful. Historical narrative, too, if one can understand.

 

Another version of it:

 

Magaceena Soomaali

Mushtamaceena Islaam

Mawaadiniinta dadkeena

 

Midab oo kala sooco

Mabda' oo kala qaado

Meesha iigama muuqato

 

Midigteena kitaabka

Mahuraanka islaamka

Iyo mowqifka diinta

Baan ku mideeysanehee

 

Waxa meesha iiga muuqda

Oo masiibada keenay

Iyo macaluusha kordheeyso

Maamul iyo kursi waaye

 

Muran taa kama joogtee

Maanka hanoo taliyo

Maskaxdana ha shaqeyso

 

In Soomaali maseerto

Midnimo loo hanqaltaago

Meesha waa ku jirtaa

 

Mar haddeey madaxdeena

Madasha toos u furaan

Murunka soo afjaraan

Muujiyaan iswalaashi

Iyo mowduuc nabadeed

Maslaxo caam ah dhisaan

 

Masaakiinta caruurta

Maatida heer tabareedka

In mudnaanta la siiyo

Midnimo loogu adeego

Moxogoodana u xirtaan

Wax macaan badan waaye

 

Oon ku miirsan kareyno

Maskaxdeen ku dageysoo

Muraalkeen ku dhismaayo

 

Muuse shaah iga dhiib

Macoow haashka isii

Maaxi koostar isaar

Maanaboolyo igeey

Muxudiin alif keen

Maadeey qaam iska baar

Mursal ii macbileey xaajiyayaasha midood ood macruufo tihiin

 

Madiinaan u socdaa

Ama meel uun ku sheeg

Maska diirta cambuulo

Iyo madaalka galeey

Inaan maanta niraahno

Mehered noo noqon meyso

 

Mustaqbalaa la rabaa

Rajo muuqan kareysoo

Miraheed la cunaayo

Masaariifta caruurta

Mugdi beey ku jirtaa

Marasho, madaxsaar

Iyo minan ijaar ma awoodno

Mushaar meel laga dhiibo

 

Oo maciishadda suuqda

Maamulka qoyska

Lagu moodi karaayo

Mar horaa u dambeysay

 

Inaan meesha yuurarnoo

Maalin daa'in marqaano

Waa marduuf ama qeyb

Majin iyo qoriyaal maskaxdeen ku duqeyno

Meherad noo noqon meyso

 

Mustaqbalaa la rabaa

Rajo muuqan kareysoo

Miraheed la cunaayo

Mufumeento la'aanta

Mashaalkilka taagan

 

Macbuudoow naga mooti

Maslaxo caam ah nasii

 

Inaan maanta niraahno

Meesha waa ku jirtaa

Mindi daab an laheyn

Madax dooro ma goyso

Xataa malaay sarsaroow

Ma awoodi kareyso

Midigta & bidixdeeda

Ismagan sashadooda

Waa muhiimadda guusha

 

Mowqifkeena israaca

Midnimo iyo xasilooni

Maslaxo iyo nabad waarta

Wax kaloo na maraaya

Ineey meesha oolin

Wa iska muuqan kartaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I've seen it already, waad mahadsantahey, adeerkey aa ii fasirey si fiican. Mogadishaa rajo fiican, wamal xayaatul duniyaa ilaa mataacul qaruur.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maki, not Maka!! naag baadba ka dhigteene.

 

Great poet, Muallif, jilaa (Shaykhul Kulli waaye) Singub aa ka qayliyey smile.gif

 

Ps. MMA, reer Banaadir maaha, waa reer Sh. Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Maadeey Maki waa reer banaadir marax yahoo!! shukhulkii waxaa keentay dadka hada jiro.. iyagoo wiligood aan arkin bari ama waqooyiga oo xamar wiligood joogay bee sheeganaayan Burco oo bush ah iyo Qardho oo tuulo eh.. Hadaa dhaheysid "Maki" beeshiisa waa reer shabeelada Hoose, haa. Laakiin asaga waa reer Banaadir waraa..reer baadinimada naga dhaaf nooh!

 

 

Maka iyo Mako kala saara.. Mako waaye markuu female name noqonaayo...

 

Maka ama Maki waa isku mid..lahjada ee ku xiran tahay.. laakiin Mako waa magac gabar

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol@ your description of the great city of burco and the origin of SOL's first lady, Qardho...

 

Tuujie, mako iyo maka waa the same just like sahro and sahra or saado and saada, I don't know about maki.

 

BTW, I was really shocked when I met a guy named shukri/shugri,no really horrified, thats the name of half of my female family members, I guess it depends on what part of the country your from...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this