Sign in to follow this  
Lychee

Haallow

Recommended Posts

Lychee   

Marka hore illaahay baa mahad iska leh. Marka labaad iska warama? Dhowr cisho baan idin ka maqnaa ee maxaad meesha ku haysaan? smile.gif

 

1-Tu maa kursigii ka kacday?

 

2-Ku maa dhaqan kii ku soo noqday oo surwaal kii kor u qaaday?

 

3-Tumaa kaluunkii iyo biiniskii laysku shiili jiray iska daysay oo baratay garawgii iyo qarmacdii?

 

4-Kumaa qaadkii iyo sigaarkii iska dhigay oo qaaday buugii iyo qalinkii?

 

5)Tumaa jaamacadii badeecada ka qalin jabisay oo baratay si da Qur'aanka loo akhriyo oo qaadatay xijaab?

 

HADAL IYO DHAMAAN.

WARKII OO BUUXA I SIIYA.

 

HAYGANA XISHOONINA, WAA INAGII UUN EH. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

3-Tumaa kaluunkii iyo biiniskii laysku shiili jiray iska daysay oo baratay garawgii iyo qarmacdii?

HAYGANA XISHOONINA, WAA INAGII UUN EH.

:D:D xishood warkiis ma jiro huuno smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Jaad iyo Sigaar warkoodaba daa, baryahan Xayraan baan ahoo busaarad baa i heeysa :mad: :mad:

 

Suunkiina (belt) waa tii la iga xaday habeenkii aan ku qayilayey Marfishka. Oo surwaalku wali wuu iga dhacayaa :mad: :mad:

 

Dee adigu arooskaagii waa digii qarsaday ee. Adiga iyo Xaajigu xagee baad Honeymoon ku tagteen :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Ma leedahay odey ayaa ka horreeso xageed xaajiga isla aadeen :D intaas markaa ogaatid hobseyd aan caadi aheyn baad dalaq dhihi kartaa, waana soo wardin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

waaba kaa naxeen ooh surwaalki bey kuu reebeen.

 

waxan maqlay syria saraawiil cusub kama soo dagin ayaantan. marka isjir

 

lychee waa nabad iyo kheyre bal adigu xageed kadhacday oo yaa kula tagay oo mashquul kaa dhigey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Nuune , Hobseyd inaan galo oo firimbi la igu yeeriyo (Lychee tiraahdo xaal baan kuu heeystaa) ma jecli. Bal iyadu ha inoo sheekto, wixii baryahan maqneeysiiyey.

 

Juxa loool :D , xaafadeena suunka lee waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lychee   

Juxa: I was ooride up until Nuune decided to run off with our maid and elope to Burco with her. Ever since, wax la idahdo depression aya igu dhacaay. :confused:

 

Sida kale, how are you? :D

 

Showqi, waan kuu salaamay. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Waa la faayaa, warka keen adigu?

 

Btw, Somaligaaga wa top notch, ma recent dhaqan-celis victim baad tahay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lychee   

^^Af Soomaaliga shalay baan bartay. smile.gif

 

Anyway, I’m currently suffering from insomnia/loofe, besides that waa iska all good. Adigu maxaad haysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

^ Kaligaa maaha, amba shalaan bartay.

 

Can't sleep yaah? Count my name thousand time backwards and you will fall asleep in no time, Inshallah smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

^ :D Yea I joined 04, but I recently started participating though! I don't remember saying I was single, is you smile.gif

 

So you started counting yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this