Deeq A.

Minister Barwaaqo faces more pressure from community groups after insulting women from Waraabe's sub-clan

Recommended Posts

Holac   

The hurtful words of the idiot caused so much pain for so many. Mr. Bihi  must fire him. Watch this proud sister get very emotional about the hurtful words of the minister.  

 

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Nin dumar caayay waa nin hooyadii caayay xaal lama waydiiyo.

Ilaahay ragga wuxuu u doortay inay ambiyo noqdaan dumarkana hooyooyinkood.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

instead of diverting , he should apologize and things move on. He should also recall this book which is  fiction , 

Buugaas aflagaada uu ka qoray Halgamaa Sayid Mohamed, Ayaa danbi ka wayn ah, iyada oo aflagaada kula kacay isagoo hoos harsan beeshiisu sida hada u badantahay, meela kale haduu joogo uuna ku dheceen.

Markaa buug maba is taahilo, buug markii horeba si caajis ah loo qoray oo feker badan la gelin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Waxa meesha la isku haysta waa gabay suuqdi ah (ciyaala suuq), qof kii lagu sheegay inu tiriyay, gole ama fagaare ayu kaga dhaartay dad badan markhaati ka ahaayeen. Kolka gabay noocaas ah oo naaqus ah, ayu Wasiirku book 2012 qoray ku so daabacay oo waliba u asteeyay ninkii ka dhaartay.

Kolka arinka meesha yaal maha gabay'ga suuqa, sabab gabayo badan oo qabiil walba lagu sheegay oo ka foolxun ayaa jira. Laakin meesha waxa la isku haysta qof magac leh inu misaan siiyo gabay daciifa.   

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mahad-sanid suldaan

Sidaad u sheegtay hadday arintu tahay waa khalad asaga ku kooban sixiddiisana uu awoodo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

 

Gooni arrintu way kaa horeysay. Nin qurbajoog ah ayaa Sheekadii reerkoodu ku haasaawi jireen ayuu tariikh ka dhigay oo buug qoray. 

Waxa uu ciwaan u dhigay, " Sayidku ma sheekh buu ahaa" wax kasta oo uu qalad galay ama ilduufay Sayidku ayaa lagu soo ururiyey. Waxase uu kala garan waayey Sayidka iyo Hablaha Hargeisa.  Hablahani waxay ka soo jeedaan dadkii hadalka ingriisku uga hadhay. 

The jeegaan as usual never fires their own stooges despite the mounting pressure from the honourable women of Hargeisa. He got caught of his garbage books masquerading as history and should have been fired weeks ago. 

Bal idinku dhegeysta Macalin Bedel iyo luuqada wanaagsan ee uu ku hadlayo.

Waa Ragaas ragga Soomalidu rabto in ay la midowda, ma ahan " Muuse Abaar" iyo kuwa naxliga iyo nacabyku buuxiyey.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Didn't Muuse Bixi himself insult his mother decades back (his mum is from south Hargeisa). Marka waxas dhaqan bay uu leyihin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Just now, Saalax said:

Didn't Muuse Bixi himself insult his mother decades back (his mum is from south Hargeisa). Marka waxas dhaqan bay uu leyihin. 

Don't just pull it from your backend, give source. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 minute ago, Suldaanka said:

Don't just pull it from your backend, give source. 

 

Everyone knows during the civil war he called his mum the M*g*n word.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Saalax said:

 

Everyone knows during the civil war he called his mum the M*g*n word.

Everyone knows that you are the last person to be taken seriously. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 minute ago, Suldaanka said:

Everyone knows that you are the last person to be taken seriously. 

 

Calm down junior Faysal Ali Waraabe.  Saalax a man from Ceel Afweyn doesn't care about what Jeegaan workers think.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Saalax said:

Calm down junior Faysal Ali Waraabe.  Saalax doesn't care about what Jeegaan workers think.

Jeegaantu maskaxdii ayay kaa wareerisay. :D

All the things I post here I can back it with a face to face meeting. Can you? My offer still stand. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.