Sign in to follow this  
OG Moti

W O M E N?

Recommended Posts

Wiilo   

"Makiinada cajiinka" dadka badan bay ka qoslisay marka walaalkiis haddii ay adigna kaa qoslisay Qeyr weeye................Sheekadaas waa dheertahay wareyna u baahan tahay inloo fariisto oo Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni loo cuno..... :D

 

 

Go figure...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by wiilo

Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni loo cuno

LoooooooL yaa daacuun dameeraad ku ridee wadaayeey,hadii aan gaxwo xaraar iyo maankaal la isku cuneenin ani warkaas maku jiri mugooow hadaba waan kii sheegay :D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Looooool@Checkmate

 

Sxb Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni la'aantood dad bey dhibaato u tahay dear, haddii aad ogeyn adiga.

 

Besides, maxaaba ka fiican labadaa, waa adigoo lagu siiyay Xalwo-Saabuuni iyo Buskut......ymmmmy

yaa heli kara sxb... :D:D:D:D

 

Go figure..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kaalay meeshaan shaqo culus aa ka socoto yaah..

cajiin shiidoo iyo,yaanyo kuus kuusoow iyo, qaxwo lagu cewynaa iyo,qamiir luuq ku suujis iyo,afaaro aan cabirneen oo qiyaastooda yartahay aa meesha ka shidan...s*****ina ilaaheey hanaga shiisho. Sharta qamiir suujiskana hanooga daliigo...

 

Wiilo waxaa a dhahay cajiin markii laguu diro jidadka aa ku leexan jirtay, markaas aa bugle la ciyaari jirtay qac qaac iyo nuune oo kabo qaanjeerleh wataan..waxaas runmiyaa..meesha cajiinka lagu shiido irideyda ee kugu sugi jireen ayago shaatiyaal galuusyada ka dhamadeen see "galuus" ugu ciyarayeen..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Woooooooow . . . Bun iyo Canbuulaaa ,,, Iga daa ha i xasuusin . . .

 

Laakiin aniga waxaan la yaabanahay waxa dadkaan ay Cajiinka ugu qoslayaaan :D

 

Hadda wixii ka dambeeya gabdhaha guriga ila jooga waan ka ilaalinayaa inay cajiin raadiyaan ,,,, sheekaaba soo baxdaye,, yaah,,, show waa khatarba .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

inspired- marax fooqal marax foori ganjeelo

 

wiilo waa runtaa sheekadaas waxaa mutacallimiin ku ahaay loodkii naga hooreeyay. markii ey hooyadood ku dhahaan hooyo cajiinka aan caawa soo shiidaa asxaan ee reerka u qabanaayeen mee ka tahay aad u maleenee? maa tacriful cubeed, cindahaa muraad! marki ey la soo daahaan cajiinka wexey marmarsiyo ka dhiganaayeen ma taqaanaa? hooyo makiinadi aa jabtay....markaas ey habarta xanaaq daraadeed gabadhi iyo cajiinkiba darbiga rinji uuga dhigi jirtay

 

wiilooy walaaleey macaaneey si hadaad u fiirisit makiinada cajiinka romancekii uu gu dambeeyay waayeede....kuwaan hada joogaan mexey jaceyl la dhigaayo ka yaqaanan. "meet me in that restaurant at 8" what the heck is that....jaceylbo uma aqaano wiilki kiyoo kula taagan makiinada cajiinka oo walaalkaa kugu arkay oo wiilki lagaa bursanin oo adna laguu dhiibin bahal dhangalaaso eh loool

 

shidhis all the exciting things we are missing out me n u sis....yaa soomaliya nagu celiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

alla dadkaaan shukaansi xumada xagay ka keeneen . . . . . ninkii jiray wuxuu yiri "imisaan meel lagu jabay jiqillo weynaa" ....... ma jacaylbaa mar hadii lagu eryanaaayo ,,, iga dhaaf ha i xasuusine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dear, brother who posted this. Sorry you have girl problems. But posting some weird study that shows that women are the ones at fault wont help you. Ever take a minute and think that maybe it was just you. Sorry to sound abit mean but its the truth . And it might have just been that one girl your talking about. But its lame to say that its cuz she a women. And we need 2 educate tham . So that there are less unhappy couples. BULLSHIT! What made you think that women are uneducated. We are smater then most men. Maybe you should look for different types of girls or change your act.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sweet sister...wlc wlc wlc..

Finally gabar Reer Ottawa Canada ah..

My home town..wlc wlc wlc yaaqee..

 

With open hands hugs and kisses oo dhareer la socdaan..lol..

 

I'm garab tuujiye aka Dumar yaqaan...lol..

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haya Aqyaarta Exam Caata ah baa igu dhaganaa, marka hadda aan koobkeyga Shaaxa soo qaatay haya warka soo daaya. U guys seem to be saying a lot about "Makiinadda Cajiinka" Marka hore Jalaqsan dear waa runta Makiinadda Cajiinka aaba laga soo gaaray "Romance".

 

 

Garab dear, walaahi inta aan "Bugle" cayaaray masheegi karo, waraa hadda waxaan gaaray heer aan socan waayo, Waraa hadii la sue gareykaro waa sue garey la'haa (Buglaha) :D .................

 

 

I'm sure dad badan oo soo maray

romansiga "Makiinadda Cajiinka" iyo "Tabal Caareysiga" dirac iyo kabaha markii Shukaansi la'aadaayo. Allow, yaa idin weydiiya kulligiin waad soo wada marteen arintaa balse ma jiro Qof qiranaayo, oo kulligiin waxaad wada dhalateen 1982. Markii horre Gabdhaha kaliya baa sheegan jiray in ay yaryihiin balse, hadda waxaaba arkeesaa wiilasha badankood. Anywayzzzzzzz Qeyr weeye dhalinyaro...................

 

Garab Tuujiye "Bugle" kulahaa waraa adiga waxaaba isoo xusuusisay markii aan "Dacas" la'aanta banooniga cayaarijiray............hahahahah :D

 

YEs dear Jalaqsan, aniga iyo adiga wax badan baan miss out gareynay marka waxaa sue gareyneynaa dadkii dagaalka ka dhaliyay Soomaaliya (KAFTAN) (no need to attact anyone here)...........Anwayz dear I'm sure many of us are missing out a lot.

 

Waraada what I missed a lot is.... "Dabagaabkii Garankii, ama (Sasamaanikodii), iyo banoonigii" hadda Hoowl gab aa ahay when it comes to Banooni ciyaarid, high schoolka aan roonaa oo waan cayaari jiray balse hadda waqtiba majiro.........

ESL ka aaba Dagaal lagula jiraa, kaas aaba dhibkuugu filan :D:D:D:D hahahah.......

 

Go figure................

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye haye,,,, gadaal gadaalaa loo noqonaa sow maaha,,, dabagaabkii iyo .....

 

Iga dhaaf waanba jiriricoodaye,,,,,imisaan inta aan gabar yar hadal ku dhahay Oyday ,,,, oon ka cararay intaan la igu soo bixin :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this