Sign in to follow this  
OG Moti

W O M E N?

Recommended Posts

Wiilo   

Xoogsade sxb nice, qoraalkaaga waa iga qosliyay balse walaal haa waa run hadda Tom-boy ma ihi, laakiin markii kaga hadlo dhaqanka, hadalka iyo waliba kaftaka faraha badan outomatically waad garaneysaa inaan wiilal la soo koray, oo gabdhaha iyo wiilasha waxaa ii fudud inaan wiilasha la sheekeysto, gabdhaha sinaba isku makeeneyno, mana la kaftami aqaan.

 

Oh, by the way, xoogsade hadda ma jiraan wax baariyaal ah oo leenka ku jiraan, sababta ay tahay inaan aniga waxbarasho ku mashquulsanahay.

 

Looool@Qac qaac sxb thanks........ :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahahaha ,, waar gabadhii wiilo ahayd waa la helay ,, haye,,,, si fiicanaa looga warransiiyay,,,,, haye Wiilo hadda ma soo jeedaa hadii pipeline ka la soo galo :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Maya Maya Maya, and Maya.

 

Umaayaa idileysa haddii aan gooyo Iskuulka, marka aniga iyo Iskuul gooyn iskuma fiicnin walaalo.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by wiiilo:

Makiinadda Cajiinta agteeda u isitaag markey soo marto labo eray oo macaan ku dheh, isla markaana kala carara oo haddii leyskukiin arko ayadana waa qaraacis iyo guri ku celin shan maaldood...

LoooL..hahahahahha....That made me laugh.... hahaha. makiinada cajiinka dheh..

 

Am still laughin walaahi

 

Salaamaat

 

Thanks for the laugh @ Wiilo

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooool @ wiilo makiinada cajiinka amoorahaaga maa kuu istaagi jiray, talk about experience, eh. looool

 

cida cajiinka waa kala daahi jirtay haye

 

ciyaal suuq fooqal ciyaal suuq iga dheh...see u taqaano aaba iigu daran

 

looooooooooooool you even made my sisters lough

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Noooo actually u made me lought so hard dear, waxaaba iigu sii daran Cajiinka lala daahaayo, Jecliyaa sida aad u taqaan, u used to do that too huh?? :confused: :confused: IstacajAb, aniga runta lee sheegay gacalka, waa sida ay sameyn jireen loodkii naga weynaa dear............

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

what kind of question is that??????? :confused:

 

Fadlan su'aashaada quruxso dear, meesha aflagaado ma taallo ok.........and b4 u say anything else plz read the whole topic............ :mad: :mad:

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Inspired . . . waxaas iska dhaaf, sidaas ha u hadlin,, wax fiican maaha,, gabdhahana ha af lagaadaynin . .

 

Waan la hadlay sow maaha Wiilo ??? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this