Sign in to follow this  
Aaliyyah

Gabdho Soomliyeed oo Burcad Noqday iyagoo Qaba Dharka xijaabka ah

Recommended Posts

Aaliyyah   

Waxaay aadi jireen Magaalada iyagoo xijaab qaba ujeedada aay u baxeena aay tahay inaay fuliyaan falal burcadnimo ah oo aay ku dhacayaan habraha taagta daran oo da´da ah ,marmarka qaarkoodna waxaay dhaawacyo u gaysan jireen haweenkaas iyagoo waliba dhacdadaas ku maadsanaya oo ku qoslaya.

 

Markii Maxkamadda la yimid oo xeer-ilaaliyuhu halkaas ka akhriyey 19 fal dambi oo gabdhahaas Soomaalida ah lagu soo eedeeyey, shantii gabdhood waxaay bilaabeen in aay qosol dhikh-dhikh ah qoslaan arintaas oo ka yaabisay dadkii madasha joogay.

 

Shalay ayaa qaaliyadu galeen kiiskaan oo la magacbaxay Gabdhihii burcadda ahaa ee Xaafadda Rinkeby.

 

Eedaynta loo haysto gabdhahaan waxaa kamid ah in muddo afar bilood gudaheed ah aay ku dhaceen 14 habrood oo waayeel, muddadaas oo ku beegnayd intii u dhexaysay bishii November ee sanadkii hore ilaa bishii February ee Sanadkaan.

 

Shantaan gabdhood oo burcadda ahi waxaay habraha ku dhaceen xaafadaha Tensta, Rinkeby, Sundyby iyo Hässelby oo dhammaan ka Tirsan Magaala Madaxda Sweden ee Stockholm.

 

Haweenkaas gabdhahaasi aay dhaceen qaar badan oo kamid ah waxaay ahaayeen kuwo taagdaran oo ku tukubayey kursiyada lugaha leh oo la cuskado, midda ugu wayna waxaay jirtay 87 sano.

 

Xeer-ilaaliyaha Dawladda Mr.Victor Carlberg mar uu ka hadlayey dambiga gabdhahaasi galeen wuxuu yiri:"Waxaa muhum ah in gabdhahaasi gartaan in aay sameeyeen arin argagax leh oo ah in aay boobeen waxyeelana gaarsiiyeen haween da´ahgabdhahaas da´da yar oo giddigood ku abtirsada dalka Dagaaladu halakeeyeen ee Soomaaliya,waxaana la isweeydiinkaraa.. Sideebay ku dhacday in gabdhahaasi aay dhex galaan faldambiyeedka caaynkaas " ?.

 

Wargayska Metro oo aanu maqaalkaan ka soo xiganay isagoo qormada ku sabsan gabdhahaan burcadda ah sii ambaqadaya wuxuu qoray:

 

Faadumo waxaay jirtay 16 sano oo qur ah markii aay kamid noqotay gabdhaha burcadda ah oo dhaca haweenka da´da ah xaafadaha ku yaal aagga galbeedna aay cabsida ku rideen .

 

Faadumo imminka waxaa u buuxsamay 17 sano waxaayna la deggan tahay hooyadeed waxaayna sugaysaa in maxkamad lasoo saaro.

 

Faadumo waxaay rajeeynaysaa in ciqaabtu noqoto mid fudud aayna ku dhammaysato goobaha dhaqancelinta daýarta dambiilayaasha ah loogu talogalay.

 

Xeer Ilaaliyuhu wuxuu codsanayaa in ugu yaraan Gabadhaan lagu xukumo ugu yaraan labo sano oo xarig ah:

 

Faadumo oo dambiga aay samaysay ka hadlaysa waxaay tiri:

"Diyaar baan u ahay in wixii aan gaystay abaalkeeda la imarsho, sababtoo ah aniga ayaa sameeyey dambigana galay.. hadal iyo dhamaad waxaan dareemayaa in nolosheeydii burburtay".

 

Wargayska Metro wuxuu kale oo qoray : Laga soo bilaabo dayrtii waxaay Faadumo ahayd gabar dhawrsoon sigaar ma dhuuqi jirin Khamrana ma cabbi jirin, waxbarashadana waa ku fiicnayd, waxaay ahayd gabar masjidka ku xiran, hasayeeshe dhawr bilood gudahood ayeey gabadhaasi isku beddeshay markii aay la saaxiibtay gabdho ka da´weeyn oo duufsaday.

 

Gabdhahaas Burcadda ah oo muddo dheer lagu raad joogay waxaa lasoo qabtay bishii February ee sanadkaan.

 

Faadumo oo ah gabadha ugu da´da yar shanta gabdhood oo burcadda ah waxaa loo haystaa sideed fal dambiyeed oo aay kamid yihiin boob,dhac iyo waxyeeleeyn dad.

 

Faadumo iyadoo ka shalaayeeysa bay qiratay dambiyadii aay gashay dhamaantood.

 

Goobtii Maxkamadda waxaa Faadumo ka fool ka fool looga horkeenay mid kamid ah habrihii aay isbaaraysatay waxaayna inta habsiisy ka codsatay islaantii in aay cafiso.

 

Haweenay kale oo kamid ah kuwa gabdhahaasi dhaceen oo 73 jir ah lana yiraahdo magaceeda Inga Lill kana mid ahayd haweenkii Maxkamadda yimid waxaay sheegtay in aanay lix bilood dibadda guriga uga soo bixin cabsi aay gabdhahaas ka qabto darteed.

 

Inga Lill oo ka sheekaynaysy sida gabdhahaasi u dhaceen waxaay tiri:

"15kii december ee sanadkii hore waxaan ka soo adeegtay suuqa bartamaha ee xaafadda Tensta ,markii aan xaafadaydii imid oo aan furayey albaabka wiishka ayaa waxaa isku soo ciriirshay oo wiishkii la soo koray labo gabdhood markii aay ka degtayna waxaa isugu tegay oo ku soo booday boorsadii aay sidatay ka xoogay labadii gabdhood kaddib markii aay hbartaas kala tuureen".Dhacdadaas kaddib habartii waa ka qaxday xaafaddii aay ku noolayd waxaayna u guurtay xaafad kale .

 

Aragtida Soomaalida ee gabdhaha Soomaaliyeed oo Burcadda Noqday

 

Soomaali badan ayaa aad uga xumaatay falkaas aan horay taariikhda Soomaalida iyo dunida Islaamka ahba aan usoo marin oo aay sameeyeen 5-taas gabdhood ee Soomalida ah oo ceebeeyey mujtamicii soomaliyeed oo lagu yaqiin ixtiraamka iyo naxariista dadka da´da ah:

Qaar badan oo kamid ah dadkii arintaan ka anfariiray waxaa hadalladoodii ku oo koobe.

 

Xijaabooy xal Qaado !!!!!!!!

Wiilashii Burcadda ahaa baan khati ka joognaye ma Gabdhaa Yimid:

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Gothenburg/sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaalillaah ,,, in kurta laga guro bay ahayd nacladi kortayda

 

 

Shame on our somalis ,,,,,, Waa dadkii waddanka u maqnaa ee rajada laga qabay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

I do really feel sorry for those confused girls and the young Nomad generation in Europe who has been terribally failed by their parents and community at large.

 

I dont get why we always scream "shame"! when these kind of actions occur.

 

It is just a reflection of Isbaaro back home and the negligence of the Nomad parents in Europe to their childeren.

 

I hope those girls will overcome this difficult period in their lives and be successful in the future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Originally posted by Dabshid:

Why would they laugh? Were they on drugs or something? mise duqonimo baa u geeysay?

That is exactly what troubles me deeply in that case. :mad:

 

We may ask the SOL teenage-psychologists to shun a light on, what was going through in their minds at that particular time?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I found this in Sweden's local news website, and it is related to the first article that I posted previously.

 

Jail for girl gang muggers

 

Published: 7th July 2007 06:29 CET

Online:

 

Over a period of four months six girls aged between 17 and 20 robbed fourteen elderly women in the Tensta, Rinkeby, Sundbyberg and Hässelby suburbs of Stockholm. On Friday four of the girls were jailed by Solna district court, reported Aftonbladet.

 

A 19 year old was given a two month prison sentence and further probation for robbery and falsification of documents. Three 17 year olds were sentenced to youth detention of between two years and two and a half years.

 

The other two girls were given suspended sentences.

 

During the attacks the girls hid their faces behind veils. In one incident, a 71 year old woman was pushed down a staircase after three of the girls snatched her handbag.

 

Prosecutor Viktor Carlberg said that he was largely satisfied with the verdict.

 

"It was serious and repeated crime," he told Aftonbladet

negligence of the Nomad parents in Europe

Yonis certainly you have a point. At times, some Somali parents neglect their responsibility, and parenting is an important issue which we should highlight.

No one should have kids, unless they are ready to take that responsibility, however it has a lot to do with moving abroad, many parents are holding full time jobs. Trying to meet the day’s end. In that case, parents end up spending with their kids much less time than they would have perhaps if we were back home. I am sure most if not all Somali parents are trying their best to raise their kids to the best of their ability, let’s not forget that our parents have sacrificed so much to adjust and deal with new culture, language, and way of life. So even thought they have tried their best there is never anything that is guaranteed. A parent can only try their best to parent their kids and hope that they would someday be role models.

 

Anyways, we don’t know this Somali girls circumstances. It is a possibility that their parents were neglecting them, even though I think at that age they should have been giving back to their families. Or, perhaps it was just an act of being rebellious, I noticed nowadays many teenagers think it is cool to fight or to rob. Anyhow, they are going to pay for what they have done, it was cruel and whatever reason drove them to do it is irreverent, absolutely nothing can justify their inhumane act.

 

Personally, as a Somali sister who wears hijab I am boiling with anger, they should have at least taken the hijaab off. The hijab is not just a material of cloth which u just put on your head. It has a meaning behind it. A meaning which apparently these Somali girls have no clue of. I wonder why they would wear hijaab yet rob, not just rob anyone but elderly ladies who are vulnerable? Oh I am disgusted by this very topic. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

I always hear WAAN KA XARAABAYSTAY fromthe teenagers here ,,,,,,, i think they are laughing coz they feel that way.

 

yes it is really shame that somalis destroyed their country and now want to make problems in the other hosting countries ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this