Cowke

21 October Anniversary. 21 Gun Salute From Cowke To Jalle Siyad

Recommended Posts

Castro   

This is an appreciation for jalle siyad. My father used to work as diplomat for the somalia embassy ... God bless Siyad barre, I would give an arm and a leg for his return.

Of course you would give an arm and a leg. Who wouldn't want their sugar daddy back?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Castro!! waraa luuqii aad ku jirtay goormaad kasoo baxday?? waraa bax hada ku noqo cornerka aad joogtay hadii kale anaa kuu soo laabanaayo oo luuqii kugu celinaayo....

 

dadkaan cusub kuma yaqaanan ee dadkii kugu yaqaanay foolxumadaan la imoo saaxiib lool..

 

Hope he's enjoying that really hot corner of HELL. Uff.

neceebkaan oo kale jano maba lugu galo saaxiib, waxaa lagu yiri qofka aad necebtahay xitaa u ducee reer baadiye yahoo..lol.. qaxooti maskiin eh ayaa tahay maanta oo qaboow baa kugu dilay dhul gaalo markaas aad qofkale naar ugu bishaareyneesaa shiiiiiiiiiiiiiiiiiidh iyo uffffff...

 

anyways runta waa xalaal aa la dhahay beena waa xaaraan lol... Siyaad Bare was a great leader for the somali people and the best leader for his time in Africa. Maanta habrihii Siyaad habaari jiray duco ee la fadhiyaan iyo toobad keen caalaashaan afkii aa juuqda gabay....

 

Waraa Dowlada maanta waxee la dagaala meysaa rag rajasiin dacwo ka wato iyo waxyaalo kale aan la sheegi karin markaas ayaad wili heysataa nin ilaahey galbiyo oo wadani weyn ahaa aqas!!!

 

Jirada idin heyso iska matajiye wadhyadahee after all umada somali dhan baa dhimatay......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afar jir iskool dhigto

Af Soomaali lagu baro

Awal, awal, awal lama aqoon jirin

Kuwii noo albaal furay

Noo furay albaabada

AABAHAAN SIYAAD IYO ILAAH BAA MAHADA LEH!

 

Remembering Kacaankii, which was a period of when Somalia was in peace and prosperite state is worth honoring.

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

Originally posted by nuune:

It is better we stop creating topics about Siyaad Barre(AUN), not really usefull at all knowing how such topics will turn out!

I agree nothing good comes from it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afweyne afbakhaaare allow manaxariistihi daquutka aha he  was nothing but  abaan or a  boy  for the italian  fascist  army.   General  caynaashe general gabayre and colonel asker  we're top of the mililatary junta. And  colonel xassan kayd walanwal  we're the  top league of sandhurst English mililatary  school. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes wa ninki suratul nisa beeniyey sheikh sharcaawi and the sheikh of azhar both placed a fatwa it's pure kufr.  And the Somali culema said waxani gaalnimo fasiix ah fadaro falag nijaaseed manaqaano Lenin iyo yahuudiga marx  Karl iyo gaalo shuuci ah. Afweyne ilaahay cadaabta hakugu fogeeyo. Fii lawxin maxfuud fircowana wathamud. Kitaabka Allah ilaah ba ilaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allaha u naxariisto intii dhimatay dhamaantood.

21 oktoobar waa maalin qiimo aad u weyn ugu fadhida shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Awoowayaal ilaahay subxana wa-tacalaa ciyaal carrab la' iyo qof kalaba midna idan ka qaadan maayo cidduu janada geynayo iyo cidduu cadaabayo labadaba asagaa qafuuru raxiima.

Talo yaan idiin soo jeedin si aadnan usii lumin idinkoo carrab la' iyo arrad aduunyo iyo mid aakhiro ha isku darsanina qofkii dhinta waa dimati-laah waa laga haraa.

Marka ugu horaysa diintiina barta tafsiirkeeda iyo axkaamteeda, si sax ah, haddaad xafidaan oo aadan macnaheeda waxba ka aqoon waxaad noqonaysaan dameer malab la saaray.

Waxaad u tagtaan culumo aan snm ahayn, waa laga yaabaa inaad ka heshaan hargaysa ama burco

Waxaad waydiisaan sababta dumarka 50 looga dhigay raggana 100?

Maxay tahay xigmadda ku jirta ama ka dambaysa oo ilaahay S/W usoo dejiyay suurutu nisaa?

Naftooda ilaahay waa simay ragga iyo dumarkaba, oo haddaad gabar disho danbi nuskiis ma'adan gelin waxaad la mid tahay adoo nin dilay ama naf ku dilay xaq daro, xaq soorka diinteenana waa in la dilaa ama la qisaasaa, waliba waxaa ka dhacay hal dambi oo qura oo ah kii nafta uu gooyay kii dulumka waa u dambeeyaa xisaabtiisu.

Diyadu maku waajibtaa inuu bixiyo qofkii si ula-kac ah wax dila? Mise kuma waajibto ee waa in la qisaasaa.

Hadaba reerka gabadhu ka dhimatay hadday ku qancaan inay diyo qaataan

Ma u banaantahay inay waydiistaan mag boqol ah reerkii wax dilay shareecada islaamka ayagoo ku xisaabtamaya aqoonteeda iyo tacabkii ay kasoo mareen?

Dib-jir nolosha ka dhacay hadduu sababsado qof kale ma banaan tahay in reerkii wax dilay bixiyaan 50 maadaama uusan naftiisa iyo mid kalaba waxba ugu oollin?

Mise boqolka ilaahaybaa u xukumay oo ka hadal ma leh?

Culumada carabtu maxay fadwa ugasoo saari wayday baarlamaanka tunusia oo ansixiyay in ragga iyo dumarku isku xaquuq yihiin?

Xasuusta dadku qofka kale wanaag ku xasuusto sida siyaad bare waa qalimada ilaahay, allaha u naxariisto anigu kolay wanaagiisa iyo xumaantiisa waxaa ila badnayd wanaagiisa,hadduusan soomaalida qaar ka dillin ayagaa in badan iska dili lahaa

Waa, 21 sano oo aan marnaba xasuustayda ka baxayn intaan noolahay caruur 90kii ka dib dhashayna waan ugu sheekayn xataa haddii la madax dhaqay.

Berigaas wax dhaqaalaa ma haysan shakhsiyan, waxaan ka jeeb roonahay maanta dadka badankiisuna waa ila mid balse wali lama hayo maalmo la mida beri samaadkii

Faqiir sharaf la dhoola caddeeya waa ka fiican yahay qani aamusan.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Siyaad Barre was just as good or as bad as any other Somali politician alive today. There are countless Somali men of all clans out there who if given an opportunity to rule as Siyaad did, would not hesitate to commit crimes against humanity to preserve their power. In this day and age, there is hardly anyone who fears the Almighty or is mindful of the Day of Reckoning instead living as if there is no tomorrow, so I have learned to expect anything from anyone regardless of how much they profess their faith in Allah. Siyaad Barre is now beyond the Barzakh (partition between the live of this world and the next) and awaiting his judgment, so my advice to you guys is- think about your own records and judgement by Allah. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.