Suldaanka

President MBC says "Somalia's has declared war on Somaliland"

Recommended Posts

Barwaaqo   

Oohintani caqlilaawoow ma aha mid fulaynimo ee waa mid ah qiiro na xasuusinaysa dadkayagii ay xasuuqday qawlaysatadii haligantay! Hada waanu ka guulaysanay oo xididadaanu u siibnay xaaraan-quutayaashii iyagoo jihaadkaan bilawnay ka  dhigay wax Utaanga ku dhalanaya generation kii labaad, wax suuli Afrika ku yaal ku dhintay iyo qaar aanu hurdo u diidnay wakhtigan xaadirka ah inay magaalo madax-maamul goboloodkoodda si nabad ah u seexdaan.

Aniguba qiiro ay xusuusi ku ladhan tahay ayaan ooyey oo curadkii aabahay oo isaga oo la dagaalamaya Faqash ahaanna 25 jir u dhintay dalkiisa iyo dalkiisa gaar ahaan anigga oo walaashii ah inaan ku noolaado xoriyadda laydha macaan een maanta Burco ku dhex mushaaxayo .

Khudbadda Madaxweynuhu waxay na kulansiisay dhamaan familiga ku nool daafaha aduunka oo aanu ku xusnay mujaahidiintii ehelka dhow ahayd iyo kuwii reer Somaliland. Mar hadaanu Faqasheey idin fashilinay oo Somalidii kalana tusnay waxaad tihiin, maxaan idiinka tagnay waydinkaa Kenyati dalkiinii dhinac goosanayee!

 

  • Thanks 3

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do you feel better now that you have that weight of your chest? 😜

Barwaaqo,  we don’t have the time nor inclination to engage with your hapless and disgusting spleen in here, for we already have our hands full mitigating the wretched silliness of your fellow secessionist nitiwits such as Suldaanta and Ina Cawil Mucjiso.

 So instead I have opted to dedicate the the song the Crying Biixi has reminded me of...marka niic-da inta yaraysid ku raaxayso heesta...😎

Afkayguba ma aamusoo
Uurkaygu way olalayaa
ayaa arkoo aaminaa
indhahaygaa ooyayoo 

Yartaan awaadeed u oomanaa
axdi wadaan marnoo may oofinine
nabsi ooda baan ku albaabayaa
ayaa arkoo aaminaa
indhahaygaa ooyayoo

Yartii aynigeed u ilwaadsanayd
ereyada kal gacal tii i oran jirtee
ubaxii janada midkaan ugu jeclaa
ayaa arkoo aaminaa
indhahaygaa ooyayoo

Sida ubad aan dhalay
yartaan eegan jirey
taan aawadeed
aanfacada u nacay
waxa la yidhi armiyo
amakaag tayoo
anfariir tayoo
ambatoo luntee
ayaa arkoo aaminaa
indhahaygaa ooyayoo

************************************

I hope I have calmed your spastic senses a little. Now take your medications for the delusional disorders they were prescribed to you for and then go to bed.

You will feel the better for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Ina Faqash , oohini adigay kuu sugnaatay, aniga Halkanna ‘laba-diamond-layaal ‘ baa igu metalla uu abaanduule u yahay ninka qalinka dahabka ah ku xaragoodda ee ku gaadhsiiyey inaad cay iyo habaar miciinsato ileen af iyo adin  toonna waxba isagama Celin kartid‘e, dhulkayganna calanka tawxidka leh baan subax walba ku salaamaa.

Halkan markay maqan  yihiin baan dhaawacay ka tageen aan dhinaca kale u laadaa kkk ileen halyeeyo ayaan ogahay inay ii suuro galiyeen  arintaase ,umaba imaado inaan kula doodo ee taana ogow.

Heesta aad soo dhigtay adigay ku sharaxaysaa siyaasiyan; waxba gacanta kuuguma jiraan ee ooy bay ku leedahay!  Kula yaabi maayo oo Af-somaligii  af- Kuukuuyo ayaa  kaa badhxay;  ‘Waxaan ku badnay, Waxaan ku baray baa ka sii daran’

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barwaaqo,

The foul mouthed Timodheer, waa looma ooyaan. Little does s/he understand that there are in fact a people who remember their war heros, there are people who feel the pain and injustice done to thousands of their fella family members. But since they are looma ooyaan, these are foreign ideas to them.

But it shows the difference, that we value our dead, we remember them and we promise them that they died for a cause and their cause is still alive and well. Our war dead today are smiling in their graves, knowing that those they left behind are on track to assume that cause. 

Just imagine if there was a telephone call to Aakhiro, a call to Afwayne and to the SNM Heros. 

The SNM heros would be over-joyous upon hearing that their comrade Muse Bixi is the President of Somaliland today. 

While the ignoble Afwayne would be shocked that Mogadishu is today an occupied territory of Kenya, Ethiopia, Uganda etc... 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, Suldaanka said:

Our war dead today are smiling in their graves, knowing that those they left behind are on track to assume that cause.

I understand the message you want to convey but this erroneous statement of yours is more typical of the superstitious lot who have no faith in Allah. The dead do not follow what is going on in the world they left behind. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
6 hours ago, Suldaanka said:

Barwaaqo,

The foul mouthed Timodheer, waa looma ooyaan. Little does s/he understand that there are in fact a people who remember their war heros, there are people who feel the pain and injustice done to thousands of their fella family members. But since they are looma ooyaan, these are foreign ideas to them.

But it shows the difference, that we value our dead, we remember them and we promise them that they died for a cause and their cause is still alive and well. Our war dead today are smiling in their graves, knowing that those they left behind are on track to assume that cause. 

Just imagine if there was a telephone call to Aakhiro, a call to Afwayne and to the SNM Heros. 

The SNM heros would be over-joyous upon hearing that their comrade Muse Bixi is the President of Somaliland today. 

While the ignoble Afwayne would be shocked that Mogadishu is today an occupied territory of Kenya, Ethiopia, Uganda etc... 

"SNM as hero" and you dismissed the people who died the  Angola Somali War as their fault.  those who ones benefited the colonial favor are still looking to get so form of special treatment. 

OOHINTU ORGIGA KAWEYN. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

loool. walaahi jeegaan logic is very funny. they now say crying is actually not crying. there are two different cries. oohin iyo cabaad. loool

horta Madaxweyne ka ooyayaya wiil yaroo xamar jooga hadal ka soo yeeray waa koow. Niyoow ninkaa Biixi waa disgrace walaahi. meesha ka cayriya hadaa reer Somaliland tihiin nimanyoow. uma qalmo inuu snm hogamiyo nin ooyaya.  reerka wuu ceebeyey dumarkina markay arkeen isago oyayay iyagiina emotional noqdeen.   walahi this is the talk at somali gathering. people are shocked at biixi's behaviour. biixi could have dismissed all kheyre's talk easily instead of crying like a baby. remember when faroole was cornered few years back by shariif and the same farmaajo himself? he dismissed them all and cut off relations with them without oohin.  politics is tough and you need to have adkasyi and show grace niyoow. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Mooge said:

loool. walaahi jeegaan logic is very funny. they now say crying is actually not crying. there are two different cries. oohin iyo cabaad. loool

horta Madaxweyne ka ooyayaya wiil yaroo xamar jooga hadal ka soo yeeray waa koow. Niyoow ninkaa Biixi waa disgrace walaahi. meesha ka cayriya hadaa reer Somaliland tihiin nimanyoow. uma qalmo inuu snm hogamiyo nin ooyaya.  reerka wuu ceebeyey dumarkina markay arkeen isago oyayay iyagiina emotional noqdeen.   walahi this is the talk at somali gathering. people are shocked at biixi's behaviour. biixi could have dismissed all kheyre's talk easily instead of crying like a baby. remember when faroole was cornered few years back by shariif and the same farmaajo himself? he dismissed them all and cut off relations with them without oohin.  politics is tough and you need to have adkasyi and show grace niyoow. 

 

Mooge,

Biixi Ooyaye blames his emotional outburst yesterday on the International Women’s Day commemorations. He claims he cried to show solidarity with our Somali women folk, since that was the girlie thing to do at the time..😆

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Baarqab Qooqay
      Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay  
      Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.
      1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
      2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
      3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?
       
      intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
      Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
    • By maakhiri1
      watch this space, they are watching SSC with great interest
    • By Goosaar15
      Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.
      Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa.
      Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn .
      Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah.
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 .
      Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid.
      Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah.
      Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira.
      Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo.
      Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009.
      Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) .
      Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday.
      Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen.
      Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland .
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo.
      Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa.
      Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia.
      Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria.
      Xigasho hadalsame media
      Maxamed Cabdi Jaamac
      Maxamed Dhimbiil
      FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan