maakhiri1

1500 new cadets sign up in first week for Federal Gov

Recommended Posts

Watch  this space, Farmaajo is up to something, More recruits program launched in all over the country, Puntland,  SOOL,  Coming soon to Awdal,and Togdheer!

 

The students are sent to Mogadishu for intensive training.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

If this is what Mr Cheese and co are trying to do, then the Somaliland government would be foolish not to support and fund every rebel group and trouble maker in Somalia to create havoc and instability there. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

DEG DEG: Dowladda Farmaajo oo 4000 oo Askari ka qoranaysa duleedka magaalada Burco

Wararka Warsidaha Puntlandnews.net uu haatan ka helayo magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka bilowday deegaano hoos taga magaalada Burco qorista ciidamadii ugu badnaa abid. Deegaanada ciidamadani laga qorayo ayaa waxaa kamid ah degmada Buuhoodle ee gobolkaasi Togdheer iyo sidoo kale deegaanada ku hareeraysan, iyadoona hirgelinta qorshahani ay masuul ka yihiin shakhsiyaad kasoo jeeda deegaankaasi kuwaas oo xilal kala duwan ka haya dowladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa isku af gartay in ugu yaraan 5000 oo Askari laga qoro deegaanada Buuhoodle, kuwaas oo qayb ka noqon doona xoojinta amaanka dalka iyo sidoo kale hawlgelinta nidmaanka dowladdnimo oo sanadkani xukuumadda federaalka Soomaaliya ay wada qorshaysay in ay gaadhsiiso guud ahaanba dalka Soomaaliya. Dhanka kale warar hoose oo ay heshay Puntlandnews.net ayaa tibaaxaya in ciidamadani ay qayb ka ahaan doonaan dhismaha maamul cusub oo loo dhisi doono dhawaan deegaanada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle kaas oo ay qayb ka tahay dhismihiisa dowladda federaalka Soomaaliya, kadib markii hogaamiyaasha dhaqanka deegaanadaasi iyo madaxda dowladduba ay isla af garteen qorshaha dhismaha maamulkaasi cusub.

Hirgelinta qorshahani ayaa dhabar jab xoogan waxa uu ku yahay maamulka Somaliland, waxaana dhici karta xili walba in dagaal uu dhex maro dhinacyada Somaliland iyo ciidamadani ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Magaalada Buuhoodle ayaa kamid ah magaalooyinka inta badan ay ka jiraan siyaasadaha is diidan sidoo kalena ay ku wada loolamayaan maamuladda dalka, waxaana maamuladaasi kamid ah maamulka Somaliland oo sheegta ka ariminta magaalada Buuhoodle, waxaana dhawaan deegaankaasi gaadhay wasiirka Hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland oo dhalasho ahaan kasoo jeeda deegaankaasi walowse aanan loo muujin taageero weyn iyo astaanta maamulka uu ka socday ee Somaliland.
Puntlandnews
  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 minutes ago, Tallaabo said:

If this is what Mr Cheese and co are trying to do, then the Somaliland government would be foolish not to support and fund every rebel group and trouble maker in Somalia to create havoc and instability there. 

including Shabaab? :)

Regardless of issues, SOMALIS need to talk and discuss way forward!

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, I have heard of this, the salary is guaranteed, with ID and direct payment into cadets account. 

 

This is will be the biggest employment program the country have ever seen, and should be welcomed.

 

Youth need a new future, and  Farmaajo EEGEEYA is still alive.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
14 minutes ago, maakhiri1 said:

including Shabaab? :)

Regardless of issues, SOMALIS need to talk and discuss way forward!

I would not exclude the violent religious fanatics if they can get the job done. The Somalia political leaders should know well that it is not in their interest to start a dirty and messy war they cannot win.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
6 hours ago, Tallaabo said:

I would not exclude the violent religious fanatics if they can get the job done. The Somalia political leaders should know well that it is not in their interest to start a dirty and messy war they cannot win.  

 

 

Some already argue Somaliland has always been doing that.

 

Tallaabo, when Somaliland supporters speak like that, it only gives credence to above nonsense rumors.  Using extremist monsters like Al-shabab who blow up 500 innocent civilians at a time without any cause is not something to even bring up to settle a score with the federal government. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Holac that is Jeegaan logic.  Supporting Al shabab will make a enemy out of the Mogadishu community since

Al shabab usually attacks Mogadishu. They will cry later why is the H block community working with the D

block community to strengthen Somalia and try to play the "Irir" card but nowadays a lot of reer Mogadishu

have smartened up and don't fall for that nonsense from secessionists  anymore. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Somaliland should support the Somali bantu cause and get on the #somalibantulivematter bandwagon. Saldhig hargaysa ha looga furo si ay dhulkooda u xoreystaan. Hub ha lagu caawiyo. Somaliland should support kenya annexing juballand. They should link with kililka. Hell,  invite israel, the chosen people. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
4 hours ago, Holac said:

 

Some already argue Somaliland has always been doing that.

 

Tallaabo, when Somaliland supporters speak like that, it only gives credence to above nonsense rumors.  Using extremist monsters like Al-shabab who blow up 500 innocent civilians at a time without any cause is not something to even bring up to settle a score with the federal government. 

Somaliland has never been interested in getting involved in Koonfurian affairs but since the cheeseman chose to start a dirty fight with Somaliland, what I have suggested in my comment is a possible option for Mr Biixi and his government. I am sure they would not want to be associated with Al-shabaab because there is neither political nor security benefit gained from the massacre of innocent civilians. But Al-Shabaab would be useful only when they target political and security organs of the Koonfurian government. Many countries use these sort of nutters to further their political agenda. The Americans created the Taliban to expel the Soviet Union from Afghanistan, the Iranians support Hizbullah and others, the Saudis are experts in manufacturing terrorist outfits, Turkey, Qatar, Pakistan, the Europeans and others are all in this business. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

 

 

Yunis

 

Midho aanad lahayn maxaa kuu geeyay? Secessionist ha kaa saarto. 

 

Tukaraq Laguma turunturoon. Xaraga lagu galay lol

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Muuse Bixi can easily be assassinated and there is many Somaliland natives willing to do the job.  Be-careful what you wish for kids.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Farmajo is desperate and tolka are really responding to the call of tolaayeeey after the fiasco with the six murdered guards and the attack on the  sanators house. Puntland first answered the called by rolling out the red carpet and the celebration ended with the lost (or regain )of Tukaraq. Now that reer badhan decided to follow puntland and contribute by enlisting their yought as a token of qaaraan (donation to the d block presidency ), we'll just have to wait and see what hand somaliland will play next. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Goosaar15
      Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.
      Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa.
      Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn .
      Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah.
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 .
      Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid.
      Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah.
      Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira.
      Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo.
      Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009.
      Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) .
      Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday.
      Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen.
      Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland .
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo.
      Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa.
      Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia.
      Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria.
      Xigasho hadalsame media
      Maxamed Cabdi Jaamac
      Maxamed Dhimbiil
      FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan