Sign in to follow this  
Jacaylbaro

WAARYAA NUUNE

Recommended Posts

nuune   

lool@JB, war heedhe, mar hadii 45 la gaaro bday la maba dhigto, shukran anyway, waayeel mar hadii la noqdo war looma hayo da'

 

 

I blame Kool-Kat, ayadaa i qarxisey, adna waad ka warqabtey markaan wax kala xaseenayey, labadiinuba laba kadabshiir baad tihiin :D

 

 

Orange my dear af buus buus, thanks camal waxaa soo xasuustey turkaana aka istiinka camal smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ani iyo Nuune isku maalin ayaan dhalanay.

Laaliin gu'yaal badan ayaan ka wey nahay.

 

Nuune soo barbaar, Aabaday. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Happy B.day Nuune..(Magacaaba Cajiib ah sxb. Ma adigaa rabo in aad duqowdo).. :D

 

Nin geed qudhac/qurac ah hootsiisa ku dhashay aa B-day loo sheegaa.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

I blame
Kool-Kat
, ayadaa i qarxisey, adna waad ka warqabtey markaan wax kala xaseenayey, labadiinuba laba kadabshiir baad tihiin
:D

I beg your pardon sir? WHAT? :mad: redface.gif :mad: I have no knowledge of what you speak of, iskiyuus me...

 

 

Farancab, dhalasho wacan oo wanaagsan eedo...Sanadyo badan oo caafimaad, cibaado suuban, iyo caruur qeylo badan baan kugu duceeyey... :D

 

 

NUUNKA, habi baarisdhay hee odayga...Waa lagu ogyahay inaa bambino tahay oo oday oday iska doodoontid...Ilaahay da' odaynimo caafimaad iyo cimridheeri iyo cibaado suuban hakugu gaarsiiyo adna...

 

Ciao

 

 

PS, kalaab makuu kaxeynaa weekenka? icon_razz.gif Mise baakoor iyo wheelchair fadaase? icon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa meeshan dad iska waalaaya jooga..Bday my foot aa ini dhahay :D Shimee la bartay baartisday iyo sheekadaan?

 

Nuuno yaa lagaa waalin nin yahow ee ka seexo sheekadaan.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Gheelle.T:

Maxaa meeshan dad iska waalaaya jooga..Bday my foot aa ini dhahay
:D
Shimee la bartay baartisday iyo sheekadaan?

 

Nuuno yaa lagaa waalin nin yahow ee ka seexo sheekadaan..
:D

Adi minaa taada la'ogeyn haku qaraariin ciyaal biidkaan yaah... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK, teyda maba la haayo, laakiin forum iska naadiska iyo xayeesiiska aa i dhibooya.. :D Haye adi isbitaal Martina aa ku dhalatay miyaa? ;)icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this