Sign in to follow this  
Suldaanka

Farmaajo oo jahwareer siyaasaddeed, military, dhaqaale & xidhiidh Bulsho

Recommended Posts

I have zero problem with Saalax being anti Siilaanyo or anti Somaliland. Kaam yaa anti Somaliland ah?

 

I expect him to lift his game from the ground to a level that is healthy that we can debate on.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

May be Jamal Osman can write a full page explaining his opposition to current Somali leaders, however, the twitter bomb he is throwing is perfected by Trump and leads to real chaos. I think it is Jamal who is out of control. One or two mistakes will not undermine the current Somali government as long as they continue to build the Somali army and police and fight corruption.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Jamaal waxaa u fiican inuu buuxiyo booskii halgaamu ka baxay si calani ah inta shir jiraa'id qabto waana nin adag oo kasoo bixi kara hawshaa sidaan filayo.

 

balse caadifad raqiis ah iyo wariye madax bannaan baan ahay waa shaqo fudud gabdhaha ha u daayo wakhti adag baa lagu jiraa.

 

Odweyne

saaxiib taariikhda haddii la been abuuri karo mar hore, yaa laydin aqoonsan lahaa.

 

Adeerkaa cigaal allaha u naxariisto khudbadihiisii ugu dambeeyay dhagayso

wuxuu si cad u sheegay inuu marti ku ahaa koonfur walgiisba.

 

Guurtidii iyo garcastii meesha fadhidayna waa u sacabiyeen, waxayna go'aansadeen in Airport loogu magac daro.

 

Aduunkana lama sheegin dad wadankoodii ay u dhasheen marti ku noqda snm ka hor nin marti ah wuxuu ka gaysan karo soomaaliya waa yartahay.

 

Meeshu waa afrika ciduna saxan buuxa miiska kuu saari mayso awoowayaasheen geel jir bay ahaayeen,geel caato ah bayna nooga dhinteen intii kasoo hartayna abaar baa laysay.

 

ingiriiskaan aad ku dayanayso iska daa oo waaqiciga wadanka soomaaliyoo dhan yaal hor istaag saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

said:

balse caadifad raqiis ah iyo wariye madax bannaan baan ahay waa shaqo fudud gabdhaha ha u daayo wakhti adag baa lagu jiraa.

 

Gooni is sexist. loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this