Sign in to follow this  
galbeedi

Somalia leaders are competing to be spies of Abessinia.

Recommended Posts

gooni   

Oodweyne mowduuca qardajeexa ka daa

ducufka somaaliya daawadeeda ka hadal adoon dib noogu celin lafaa i ag yaal iyo ma hadli karo.

 

inteena badan waan isla qirsanahay in khalad dhacay weliba aragtidayda mid weyn

 

farmaajo qof kasta oo soomaaliya xaaladeeda wax un kala socda wuu garanayaa garanayaa in maalinkii la doortay uu dhoobo lugaha la galay.

 

waxaana looga baahan yahay oo kaliya inuu ku socdo meesha uusan tiinbanayn ama quusayn.

 

koonfurta waxaa ku wayn qabiil waana ku indho beeleen.

 

snm waxay u qaabilsan tahay dhanka warfaafinta iyo kala gaynta si ay dano gaara u cadawga ugu fuliyaan ayagoon ka fakarayn waxa baaqi usoo noqon doona aakhirka.

 

farmaajo hadduu yiraahdo anagaa ka dambaynay iibinta ninkaas waa dambi

 

hadduu yiraahdo waxba kama ogayna waa dambi kale,dhanna uma fiyooba

 

aamusnaanta waa halaygu dambaabo ayadaana u ajar badan.

 

barri dhawayto waxaa la laayay dad shacab ah oo ku noolaa beer ay walaalaha galguduud ku lahaayeen sh/hoose

 

waxay dawladda u sheegeen ayagoo qabiil soocan ah, madaxdoodii iyo mijahoodiiba inaan jinaasada lagu tukunayn ilaa magtooda lasoo shubayo.

 

waxaa la yaab igu noqotay dadkii lagu laayay gedo bakool baydhabo j/dhaxe

ma shimbiro dabayl kulul laysay bay ahaayeen?!

 

qabiilna uma doodin dadkaas, dawladna xaqoodii uma raadin waa nasiib daro.

 

xalka aragtidayda

gumaysiga cid sharixi karta ma jirto ilaa aad dhadhamiso,dadka qaarbaa hees lagu qayilo u haysta

 

dhadhankiisu waa kharaar dacar ka daran wuxuu keenaa,ama sameeyaa geesiyo nafti hure aakhirkana wuxuu keenaa dawlad sax ah oo kala dambaysa

 

haddiise la yiraahda dawlad iyo baarlamaan mushaarkiina dibadaa lagasoo shubayaa waa shirkad,shirkadna ninkii shaqaalhiisa qorta yaa xukuma.

 

ciid wanaagsan dhamaantiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Once it is a belly dance to Big sheikhs, and once to submit to Ethiopians.

 

I am certain Farmaajo was not involved, thought bucket stops with him, and must take full responsilties.

 

Anyway, I am surprised, how certain folks with all the trauma, and horrible stories, Somalis witnessed in last 30 years, yet Some are willing to stay in that dark, and can't see the light, Qoorta kor u qaada, SOMalis will prevail and this sad chapter of our lives will end.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

 

It is easy to answer. All the president has to say is we made mistake and those who were responsible will be brought to justice.

 

The big silence makes the whole thing suspicious. Which means the transfer was agreed among the highest level of the government.

 

Please do not insult our intelligence. You held him few days issued an Ethiopian passport and now you claiming he surrendered voluntarily and coming home.

 

Your next move will be Ethiopia will record a video tape and Mr. Qalbidhagax will claim he went home voluntarily without coercion and Somali government has nothing to do.

 

Finally the corrupt Universal TV will interview him in addis and he will repeat the same thing.

 

Dad wax magarata ah ayey inoo haystaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Please do not insult our intelligence.
You held him few days issued an Ethiopian passport and now you claiming he surrendered voluntarily and coming home.

 

Your next move will be Ethiopia will record a video tape and Mr. Qalbidhagax will claim he went home voluntarily without coercion and Somali government has nothing to do.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The big silence makes the whole thing suspicious. Which means the transfer was agreed among the highest level of the government.

 

It is becoming clear those that are advising Farmaajo have not done Communications 101. Where are the spin doctors?

 

In a situation like this, silence is like allowing opposite forces a free play, scoring without any resistance. The more they remain silent, the more they are painting themselves in a corner.

 

If Farmaajo and Co start the story from the "facilitation" angle, that will definitely be the knockout punch that the Ethiopians were waiting for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Extremely sad and dark day for SOMALIA,this is a new low.

 

The regional states has been doing for years, Puntland handed over 100s, so is SL, < at one point, SL handed over an elderly lady who at some point supported ONLF,

 

Tough times for to be ONLF, hunted by shabab and ALL other SOMALIS who serve Ethiopia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

said:

Qaranimoo dhan dadkay eersatay yaa oohin beena iska keenaya

 

waa calaamadaha munaafiqiinta

 

 

Reer Mogadishu won't fell for those crocodile tears from

secessionists anyway. They know they handed over 1000s

in the past decades. The Mogadishu elders warned against

spoilers trying to take advantage of the situation.

 

Madax Dhaqameedka Mogadishu oo Bulshada Ugu Baaqay In La

Taageero Dawladda Somaliya

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

Qaranimoo dhan dadkay eersatay yaa oohin beena iska keenaya

 

waa calaamadaha munaafiqiinta

 

Ma warkii aan soo gudbiyay ayaa cabaadka kaa keenay? Don't shoot the messenger, address the topic.

 

Hadii wax khalad ah warka ka aragtay, talk about it.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Oodweyne saxiib

erayga fqash inuu cay yahay iyo inuu amaan yahay ma'aqaan.

 

Qaar baa iigu fasiray lo'da socodkeeda waana garan waayay sababta ay cay u noqotay, aniga waa ila socod qurxoontahay,,, ka gudub muhiim ma'ahan

 

Siyaad barre alaha u naxariisto anigu ma aamaanin waa taariikhda waxa amaantay.

 

shakhsi ahaan waxba iima siin haba yaraatee,balse waxaan ku haystay wixii soomaaliyoo dhan ku haysatay oo ahayd

 

Midnimo,amni,cise iyo sharaf,

 

waxaan xasuustaa maalin lasoo qabtay ciidan amxaaraa anigoo yar waxaan goostay inaan soo arko amxaarku siduu u egyahay waxaana u haystay inay timo wajiga ku leeyihiin nassiib wanaag iima suuroobin

 

taas waxaa iigasoo bixi karta in somaaliya ahayd dal aan lagusoo degdegin iyo dad adag,waa xukuumaddii siyaad barre waxan ka hadlayo ma'ahan tii ina cigaal iyo siilaanyo.

 

Mowduuca qalbi dhagax

ma jiro nin siyaasi ah ama madax kasoo noqday somaaliya ama xataa rajo siyaasadeed ku jirto, burburkii ka dib oo si toosa iyo si dadban u oran kara ninkaas khalad baa loo dhiibay

 

shacabku waa nal waxaana shida kaabo qabiilada iyo siyaasiyiin ku sheegta una sheega in qaran uusan dhismayn haddii reerkoodu ka maqan yahay

 

qabiil walbaa gaarkiisa yuu u baxay 30 jir dawlad la'aan ku dhashay xanaanada caruurta lama gayn karo.

 

farmaajo

adeer waxaan maqlay boqortooyada ingiriiska meesha ay qashinka geeyaan wariyayaal ama saxaafadda yaa habeenkii sii seexata hadhowna fagta si ay wax un sir ah uga helaan warqda dhinac ka jeexan wax un iwm.

 

dawladda farmaajo saxaafaddii iyo dadkii yaa sidaa looga dhigay ayadoo hadafku yahay qaran reerkeenu dhisi waayay yaan cid kale dhisin

 

Snm maxaa usoo baxaya haddii soomaaliya dawlad awood leh noqoto aragtidiina?

fikradiina si saliim ah u dhiibta adinkoon dhir badan xasuuqin.

 

Suldaan

 

waa siyaasiyiinta waxaan ula jeedo oo rati ay faylaha gooyeen kortaagan,oohin beena iska keenaya

 

jabhadda

way ka nadaam fiican tahay dawlad la dhoodhoobay oo kala jihaysan.

 

Askari baa iibin kara qofkuu doono, asagoon cidna ka amar qaadan ama qabiil ku daaban,

 

Adinkaa laydinka rabaa inaad gartaan xaaladda guud ee wadankii somaliya la oran jiray ku sugan yahay,biti biti da' badana iska daaya,ragg waa dhashaa waana dhintaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Awoowe, runtii qofka u baahan inu indhaha kala furo, waa dadka adiga oo kale ah ee wali isku haya labada indhood. Runta is diidsiinaya.

 

Dad badan oo markii hore khiyaali ku noola ayaa indho kala qaad waxa ku noqotay waxa Villa Somalia ka dhacay. Oo runtii ah wax qof kasta oo indheer garad ahi iska ogaa, filaayay oo ka dheregsanaa. Laakin kuwa riyo ku noolka ah ee runta isdiidsiya ayay ka dagi wayday, in Villa Somalia laga maamulo xafiiska sirdoonka Ethiopia.

 

Wax aan ku faraxsanay anigu maha, laakin waxa haboon in runta laga hadlo oo runta la abaaro xataa hadii qadhaadhay.

 

Anigu waxaan huba in maanta Soomaali uga dhawday xal, shalay marka loo eego. Maxaa yeelay maanta qof kasta waa ogyahay waxa khiyaaliga ah iyo waxa xaqiiqadda ah. Qof danbe oo shaadh "wadani" ayaan ahay been beena oo suuq ku samaysana waa iska soo dhamaatay sheekadaasi.

 

Waar maxaa ino dana weeyan maanta hadalku.

 

Farmaajo "wadani" ayaan ahay waa ku fashilmay. Waa inu Dadka masaakinta ah ee rer Somalia runta ugu adimaa oo u sheega in "maxamiyad" ama "trusteeship" dalkaasi ku jiro. Oo anay wax Dawlad la yidha oo madax banaan meesha oolin.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this