Sign in to follow this  
galbeedi

Somalia leaders are competing to be spies of Abessinia.

Recommended Posts

gooni   

inta badan qoraaladaadu waa isku mid dr.oodweyne

nuxurkiisuna waa qaranimo beesha dhexe daawo uma aha waa ku dhex lumaysaa balse burbur waa ka dhex muuqan karnaa, waana xunbo aan iftiinkeedu sii jirayn haddaadan darbi adag dhisan.

 

84/boqolkiiba arinta villa soomaaliya waa sax,wixii nasoo maray madax laguma sheegi karin xaqiiqdii

 

Dadka qaarkiis waxay rajo ka qabeen in wax un is badalaan markii farmaajo la doortay,usbuucii ugu horaysay bay mucaarad bilaabeen iyo digirtii way kari wayday,snm waxay bilowday afweynaa soo noqday ee hurdada ha laga kaco ayadoon waxba la suginba,

 

Waa iska caddahay in utinta qabiilku aysan daawo lahayn ilaa qof ilaahay u naxariistay mooyee.

 

Saxaafaddu waxay qortaa dawladda iyo shacabkaa laysku dhufanayaa si khalkhal siyaasadeed loo abuuro...kow

 

su'aasha is weydiinta leh waxaa weeye shacabku waa kee?? xagee ku noolyahay? kuwa jigjiga kismaayo iyo boosaaso maxay u mudaahaaradi waayeen.

 

Malaha waxay ula jeedaan shacabka muqdisho ku nool asagaa asli ah qalbi dhagaxna wiilashooduu sabab saday

 

dawladda haku mudaaharadeen oohin beena ha iska qalajiyeen ilaa halgamaagii lasoo celiyo.

 

ha ila yaabin saaxiib waa nadaamka qabiilaysiga iyo qaran dumiska ku dhisan ee ka jira somaaliya.

 

koonfurta markay dabka shido snm way afuuftaa fqashna ilaahay bay leedahay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Saxiib qaranimo soomaaliyeed iskama dhisanto shaqay u baahantahay iyo ugu yaraan dad daacada, oo ka badan kuwaan daacadda ahayn.

 

 

farmaajo ul sixira ma wadan adeer waxa meesha ka jirana cid walbaa way ka dharagsantahay.

 

Nimankaan reer muqdisho ku abtirsaday dawlad la'aantoodu waa lama taabtaan

 

dhaqaalo badan yaa kasoo xorooda,fawdadu waa dastuurkooda firqadiisa koowaad.

 

Dadka lama wada xumeeyo balse inta dibindaabyada ka macaashta yaa ka badan kuwa dan yartaa.

 

Ninkaan amxaarku la tagey ma'ahan kii ugu horeeyay, mana noqonayo kii ugu dambeeyay inta iska daba wareegu socdo.

 

iibku meel walba waa ka socdaa inta la ogyahay iyo intaan la ogaynba.

 

Sharcigu iridda madaxtooyada ma dhaafo 26'kii sano ee tagtayna ma dhaafin,taas cid dafiri kartaa ma jirto.

 

Raggii gaalkacyo kasoo qabtay oo haddana dhoofiyay yaa dadka ugu oohin badan wax la qaadan karana ma'ahan.

 

waa inaad ogaataa saaxiib

hubka gacanteena ku jira maantay, haddaan soomaali nahay, ama aan isku difaacno waa oohin.

 

oohintii baa laysku haystaa marka!,yaa daacada yaase daacad ahayn.

 

Snm haday qalbi dhagax u ooydo ma cid baa ka akhrisanaysa?,,,, waa maya.

 

lafahoodii bayba aqoonsi ku doonayaan oo maalin walba soo qufaan.

 

Soomaalidu waa dad muxaafida oo qabiilaysan,oo hadana is dun yaqaan.

 

boorka ama (boodhka) saxaafdda haku hafan saaxiib mar un baa runta la maali insha allah,khayrna allaha ka dhigo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this