Sign in to follow this  
Saalax

20 girls abducted by local police and CIA in Hargeisa

Recommended Posts

Saalax   

Hargeysa]: Ciidamo Booliis Ah Iyo Ajaanib La Socday Oo Xalay Iskuul Boodhin Ah Kala Baxay Labaatan Hablood Oo Qurbajoog Ah +[ Danbiga Lagu Haysto]

 

 

| May 2, 2017

 

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Warar ka soo baxaya qaar ka mid ah waalidiinta labaatan Hablood oo ay xalay ciidamo Booliis ahi kala baxeen iskuul kuwa la seexdo ah ayaa sheegaya in hablahoodii ay la yihiin, isla markaana ay haystaan ajaanib la socotay Ciidamadaas, sida ay ku doodeen waalidiin ka gaabsaday in magacyadooda la sheego.

 

 

Wararka Waaheen ay ka heshay Waalidiintaas ayaa sheegaya in habeen hore maqribkii hablooda lagala baxay iskuulka ay dhiganayeen oo ku yaala xaafadda Jigjiga yar, halkaas oo ay dhigtaan arday hablo ah oo ka soo laabtay Qurbaha, isla markaana lagu baro Qur’aanka iyo Axaadiista si dhaqan celin loogu sameeyo

 

Ilo wareedkan ayaa sheegaya in aan illaa hada la ogayn meel ay ku sugan yihiin hablahaasi, hase yeeshee xalay, illaa manta meelo kala duwan kolba la gaynayey, iyadoo wararka qaarkood sheegayaan in su’aalo la weydiinayo.

 

Waalidiinta iyo Xukuumadda Somaliland midkoodna war rasmi ah kamay soo saarin arrintan, hase yeeshee wararka qaarkood ayaa sheegaya in ajaaniibta la socotay Booliiska hawl-galka fuliyey ay ku doodayaan inay Hablahan ku celinayaan dalalkii ay ka yimaadeen, halka waalidka iyo xukuumaddu-na ku doodayso Hablahan inaan dalka laga saari Karin.

.

Dhacdadan oo ah tii ugu horeysay ee noocoon ah ee ka dhacda dalka, waxa la hadal hayaa sababta loo haysto inay la xidhiidho Ajaaniibta oo ku doodaysa in lagu barayey iskuulka falal argagixisnimo, hase yeeshee waalidiinta ayaa sheegaya inay ardaydoodani yihiin kuwa lagu barbaarinayo Diinta Islaamka, Dhaqanka iyo Af-ka Somaliga.

 

Dugisgan oo ay leeyihiin Qoys Qurbajoog ah waxa la sheegayaa inay ka Diiwaangashan yihiin Wasaaradda Waxbarashada iyo Diinta iyo Aw-qaafta.

 

Wargeyska Waaheen waxa uu isku dayey in uu arrintan wax ka weydiiyo saraakiil ka tirsan ciidamadda Amaanka, hase yeeshee way ka gaabsadeen.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I think this case has nothing to do with terrorism. It is rather a case of European authorities coming after their underage citizens who were abducted from Europe by their Somali parents and kept in Africa against their will. This will be a wake up call for the ignorant qurbojoog parents that their children are free agents not mere possessions to be mistreated.

The lesson to be learned here is: if you take a western citizenship, you surrender absolute control of your western born children. So basically it is your children or a passport.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Halkan Ka Daawo Deg Deg Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kulan ay wada Qaateen Waalidinta Dhalay 20 Gabdhood Oo La Xidhay iyo Laamaha Amaanka Dawlada

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Waalidiinta Somaliyeed ee qurbaha ku nooli iyagaa caruurtooda marka hore dayaca oo gaadhsiiya caruurta heer ay sameeyaan waxa aan naftooda u fiicnayn. Waalidiintu afka iyo dhaqankaba caruurta ha baraan Waxaad arkaysaa waalid caruurtiisa Ingiriisi jajaban kula hadlaya ilmahaasi luuqadiisii si fiican uma baran sidee ayay hadhaw isku fahmayaan waalidkii. Wlidiintu iyagaa caruurta jaahwareeriya oo marba dal geeya markaasay dhinac walba seegaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Waxaan sugayaa maalinta dhalinyaradaa la habaabiyey buugag qoraan oo ay soo gudbiyaan sida dulmiga laga galay. Waxa jira caruur maskixiyan wax u noqotay markii la dhaqan celiyey oo loo geeyey qaraabo rabta in lacag uun loogu soo diro oo aan dan ka lahayn ubadkaas. Waalidku haduu caruurtiisa rabo in dalkiisii ku celiyo ha raaco oo halkaa hala dego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For all intents and purposes, these girls are westerners. Their governments have legal and moral obligation to come and fetch them.

 

As for Somali parents, you can't fix a problem by dumping kids in Africa and enrolling them in dugsi. You need to invest time and energy on these kids from one day. Waxaad umalaysaa Soomaali parents wake up when the kids become teenagers.

 

They give the boys free rein hence we are stuck with gangsters and ISIS wannabes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

The Dugsi Quran must start at early stage with parietal guide or they could become extremists . Unsupervised and unguided kids will not become productive members of society. If parents do their duties with help of Allah, Somali young kids could achieve every thing.

 

teenagers with drug and other issues need a change of scenery, but parents must accompany them and work with them. Unless the teenagers complain , western governments can not take them by force without the parents permission.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

waa nasiib daro in maamulka somaliland sidaa oglaado waxayna muujiyeen dhaciifnimo

 

waxay aheed inay u sheegaan qolodan europianka inaysan wadan karin caruurta ayaga oon haysan ogolaasho waalidka caruurta dhalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems some families, who failed their parenting responsibilities, want to outsource to third world countries, thinking money will fix this.

 

One thing is not bad to go back home, with your kids, to learn your culture, religion, but to lock them up in prison, hoping they will learn something is moraly wrong, specially mar XEEDHO iyo faandhaal kala dheceen, oo yaryarki AYNA SOMALI ahayn.

 

I understand some families want to stay Qurbaha, carry on their businesses, collect CAYDH, or have other kids in school, the best formula is sacrifice the whole family move there

 

How can they break their kids and leave with strangers! there were even some killed due the torture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

said:

Girls complaining watch this girl

If this girl denounces Islam (God forbid) her parents will be responsible to a large extent. This so called "Islamic" boarding school or Guantanamo bay prison according to the testimony of the girl should not even have male staff freely mingling with teenage girls in secluded rooms. Where are the bearded peddlers of "shariah" in Somaliland? The failed parents of these kids should be castrated to save children from such miserable life.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mourad1   

Although some parents understand the trade-off, others are very unaware of the trade-off (enjoying the fruits of a western democracy and maintaining and cultivating Somali culture and diin). At the end day, these two great forces will have a profound effect on anyone who has encountered them. Therefore, I believe that these new situations need to be dealt with new creative solutions since the old solutions have shown us not to work.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this