Sign in to follow this  
Saalax

Christian church opened in Hargeisa under the watch of Silanyo

Recommended Posts

Saalax   

Priest says many converted. Just a couple of months

ago around 20 youths were arrested in Jigjigayar for

converting to christianity.

 

 

War xaasaasi Ah kiniisad lagu fidiyo diinta kiristaanka

oo Hargisa laga furay iyo wadaadka fidinaya oo

sheegay in dad badan soo galeen.

 

http://karinnews.com/articles/7639/War-Xaasaasi-Ah-Kiniisad-Lagu-Fidiyo-Diinta-Kiristaanka-Oo-Hargeysa-Laga-Furay-Iyo-Wadaadka-Fidinaya-Oo-Sheegay-In-Dad-Badan-Soo-Galeen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

shameful act walahi. westerners and other christians in the country have the right to have a church they can pray, but when they try to convert our people, it is disgusting niyoow. these missionaries are taking advantage of the poor and vulnerable youths to spread their religion and cause strive and civil war in our lands. siilaanyo is the worst persident somaliland ever had.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And what is wrong with opening church, seriously, We do open mosques, in other places, and enjoy freedom of religion? don't we? Somalis never been so bigoted, and ignorant as these days, all through brainwashing and Saudisation, though very minority, we used to have Somalis with other religions, and been very tolerant, which is universal and Islamic teaching. To each his own. as long as they are adults, they can choose to practise whatever they want, who are you to judge?

 

Lakum diinakum Waliyadiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Maakhiri The problem is not that. It is the fact missionaries are

actively seeking to convert Somaliland youth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Aayadaas shaqo kuma leh kaniisad la dhisayo iyo mid la duminayo.

 

lakum diinukum waliyadiin inaad muslinka ku dabakhdo ma haboona awoowe gacaliye,waxay kusoo degtay gaal aan weerar ku ahayn diintaada,dalkaaga iyo dadkaaga inaad wax u gaysato,gaalkaasna aduunka hadda ma joogo ama waa ku yaryahay.

 

waxa kaloo la yaab leh aqoonyahan reer galbeed la nool oon ogayn in maskaxdiisii la dhaqay, hadana u haysta, dadkii intii hartay inuu sucuudigu maskax dhaqay!

 

war dadku waa faqiir aan ku dhoofiyo bay qaarkood ku gaaleeyeen,bisad raabayda bay naga dhigeen haddaan duur joogteena iska ahaan lahayn waa noolaan lahayn diinteenana waa ilaashan lahayn.

 

faqrigu waa cadow waana laga baxaa haddii dadka iimaankooda loo ilaaliyo ama ayagu ilaashadaan una samraan qadarta.

 

gaalo fasax iyo dalxiis ku joogta loo dhisi maayo kaniisadda ee waxa loo dhisayo waa ciyaalka iyo inta daciifkaa,waana arintii sayidku allaha u naxariistee ka dagaalamay, markuu berbera kasoo degay qarnigii hore horraantiisii, balse markaan aqoonyahan badan oo wax soo bareen bay wataan,mana qabo snm inay diin difaacayso.ilaahow dadka noo badbaadi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

wax taariikha oo qurqurino manoo haysaa oo ka ahayn jeelkii mandheeraan jabinay mujaahidiintiina weli waa nool yihiin.

 

suldaan arintaan dambe ka waran iyo kaniisaddan cusub,ictiraafkii ma wuxuu kusoo ururay bal marka hore in kaniisad la dhiso?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

oodweyne waa ku salaamay markii nal la shido laguma arko markii dab la shido unbaa lagu arkaa!

 

xaqiiqda markaan kuu sheego dawladdii hore waxba kuma haysan ii gaara,dadkaan ula mid ahaa dabaqada dhexe yaan kusoo koray soomaalidoo dhan waxay u taqanaa beri samaadkii,dhul iyo dadba xor baan ahayn markii lagu daro tuuladaad ku dhalatay ee oodweyne

 

 

tan raaciyadda soomaalidu way isku khasbantahay waayo dhul iyo dad isku diin, af, dhaqan,iyo midab ah haddaad raacdo ceeb ma'ahan waxaa ka liita aragtidayda qofkii ku qanca jamhuuriyad isku reera haddana sii kala jifaysan,aqoonsina doonaysa!

 

tan ina cabdille xasan waa taariikh baal dahaba ku qoran rabar ama goome laguma tirtiri karo,hana xaqirin taariikh aan cidina kaa xigin.

 

18kii may dhadhan ma leh aduunkuna waa kugu qosli haddaad tiraahdo walaakay iyo dawladaydii wax isoo bartay baan xoriyad ka qaatay,taariikh wax lagu aqoonsan karo ma'ahan walaalo ama la ag dhigi karo sayidkii dalka iyo diinta soo difaacay.

 

tan ugu dambaysa waa tan ugu qiimo badan qoraalkaaga

 

culimadaad sheegtay allaha xafido soomaaliyoo dhan bay qiimo ugu fadhiyaan ma'ahan culumo u gaara snm.

 

tan kaniisadda waxaad sheegtay in loogu tala galay gaalada caddaanka ah oo hargaysa ku nool, maxaa kuwa madow loogu dhisi waayay oo weliba kula dariskaa? mise kan cad keliyaa wax aqoonsada?

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this