Sign in to follow this  
cadnaan1

tusaale wanaagsan oo sameysay somaliland

Recommended Posts

Horta marka hore hadii hal naf sidan ku badbaadi waa xal fudud,

Dan labaadse, waa kulaalsi/dugsasho dhaqan aan soconeeyn, oo aad u danbeeya, Meel kasto lagu wada noolaan karo, hadii la isku qabsado, sidana xal la moodo, waa cawaanimo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Cadnaan1,

Caqliga xoolaha mid kasii liita ayaad lasoo shirtegtay.

Nolasha Aadamuhu hadii ay zero sum game ku qotomi laheyd horumar lama gaari laheyn.

Maryooleyda aad adigu wax garadka u tahay, waxay caqli moodeen labadan mid:

1-Ku qabso qadi mayside.

2-Cadkanow ku cunay ama ku ciideeyey.

Kan hore haduu shaqeyn waayey, kan danbe waa halka ugu hooseysa garashada BiniAadamka.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

said:

adiga oo rer mudug ah wuxuu ilaahay abuuray ugu caqli xun aya dad kale wax ka sheegaayo hadaan ahaan lahaa dadka aad ka dhalatay waaba is aasi lahaa duli foqol duli

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

cadnaan

lool maxaad noo wada cayday

come down son, easy take some hot tea.

yuunis awoowe fikradda qaar waa dacar ama waa kharaar, balse qofkaad khilaafto waxaa loo sheegaa inaydaan isku si wax u arag adigoon waxba ka sheegin.

tan mowduucaan aragtidayda ilama hagaagsana in la burburiyo dhul dhaqaale lagu dhisay,xataa haddii maamulku dib u bixiyo ilaahayna ma jecla dadka maalka ku ciyaara.

magaalooyinka ugu horumarka fiican mustaqbalka waa kuwa lawada dego

beel keliya isma indho buuxiso hadday isku dhacaan dhexdooduna waa ka dhib badan tahay tan kale.

dhaqaalaha iyo tartanku wuxuu isu bedelaa xadaarad hoosta un layska caayo balse dhib dhimasho gaaro way ka gudbi aakhirka.

Burburinta dhisidda way ka dhib yar tahay balse xal waara makeento.

Gaalkacyo aqoontayda waa magaalo dhacda bartamaha mustaqbalkeeda dhaqaalana xoog badan yahay, u malayn maayo inay jirto cid ka faa'iidaysa dhib ku yimaada magagaaladaas quruxda badan.

Wiilal badan markay dhintaan, yaa meesheedii laga miisi,dagaalkooduna nus saac ma dhaafo isla markiiba way haraadayaan dadku waa ku daalay dhib aan dhamaad lahayn.

Cadnaan,

Garashada intaa gaarsiisan waa waxa maanta meesha aad taagantahay ku dhigay.

Marka halkaas kasiiwad, tusaalaha

wanaagsan, si fiicana ugu dayo oo dumi intayar ee dhowaan la dhisay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
YoniZ   

said:

cadnaan

lool maxaad noo wada cayday

come down son, easy take some hot tea.

yuunis awoowe fikradda qaar waa dacar ama waa kharaar, balse qofkaad khilaafto waxaa loo sheegaa inaydaan isku si wax u arag adigoon waxba ka sheegin.

tan mowduucaan aragtidayda ilama hagaagsana in la burburiyo dhul dhaqaale lagu dhisay,xataa haddii maamulku dib u bixiyo ilaahayna ma jecla dadka maalka ku ciyaara.

magaalooyinka ugu horumarka fiican mustaqbalka waa kuwa lawada dego

beel keliya isma indho buuxiso hadday isku dhacaan dhexdooduna waa ka dhib badan tahay tan kale.

dhaqaalaha iyo tartanku wuxuu isu bedelaa xadaarad hoosta un layska caayo balse dhib dhimasho gaaro way ka gudbi aakhirka.

Burburinta dhisidda way ka dhib yar tahay balse xal waara makeento.

Gaalkacyo aqoontayda waa magaalo dhacda bartamaha mustaqbalkeeda dhaqaalana xoog badan yahay, u malayn maayo inay jirto cid ka faa'iidaysa dhib ku yimaada magagaaladaas quruxda badan.

Wiilal badan markay dhintaan, yaa meesheedii laga miisi,dagaalkooduna nus saac ma dhaafo isla markiiba way haraadayaan dadku waa ku daalay dhib aan dhamaad lahayn.

Awoowe,

Cidna ma caayin, kaliya waxaan taabtay caqliga Maryooleyda maanta. Ninkaa wax tusaaleeyeyna waxaan cabiray tusaalihiisa mugga uu ku fadhiyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

In the end Silanyo community lost any rights to the plains

and were told to stay in the mountains and never come

down from it again.

Dumiinta tuulooyiinka Bacaha iyo Isku Kuf

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this